Casharkii 207, Tafsiirka Qaaf 1 ilaa 45 Sh. Cumar Faaruuq (AUN)

Dib u Habayn tafsiirkii Quraanka Sh Cumar Faaruuq (Yarxamullah)
Casharkii 207, Tafsiirka Qaaf 1 ilaa 45 Sh. Cumar Faaruuq (AUN)
Tafsiirkan Sh Cumar Faaruuq wuxuu ku duubay Sacuudiga 1988 sida la filayo, Fadlan noo soo ducee, Subscribe us and share the FADLI

Пікірлер: 99

  • @hooyomaamo3146
    @hooyomaamo31465 жыл бұрын

    Alaaah yar xamo tafsiirka sheekh iyo macaanidiisa aaad ayaaa ujec lahay jano far dowso yaarab🙌🏽

  • @alisaidiidka4904
    @alisaidiidka49044 жыл бұрын

    Allah ku naxariisto sh.cumar faruuq walhi Allah dartiis ku jclhy ❤❤

  • @mohamedhassan-ye5xd
    @mohamedhassan-ye5xd3 жыл бұрын

    Wallal allaha ajir iyo xasanad haka siyo Saad Nola wadagtay qeyrka sheqana Jano fardowso allaha ugu bishareyo

  • @SalahBarre

    @SalahBarre

    3 жыл бұрын

    Jazakallah khayr

  • @mukhtaarbadalabdi9239

    @mukhtaarbadalabdi9239

    2 ай бұрын

    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @hooyomcnewankujclhay1019
    @hooyomcnewankujclhay10194 жыл бұрын

    Nin walbo wuxu beerto ayuu goystaa. Mn sha allah rbbi hakuu naxarsto

  • @abukids2176
    @abukids21762 жыл бұрын

    محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم خاتم الانبياء والمرسلين سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين.♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @user-fc2ib8jj9u
    @user-fc2ib8jj9u3 ай бұрын

    Allah haunaxriisto sheikh umar faruq ❤

  • @aminafarah1457
    @aminafarah14575 жыл бұрын

    alaah yaa raxma raaximiin sheikh cumar faaruuq ilaahey waxaan kaa baryeynaa janatul fardowsa aclaa in lagu soo dhaweeyo inshaa alaah waan kaa faa'iideysanay miisaanka xasanaadka alaah ha kuu saaro inshaa laah

  • @abdirizakmohamoud9932
    @abdirizakmohamoud99325 жыл бұрын

    Sheekheena jannatul fardowsa allaha ku geeyo from garowe

  • @SalahBarre

    @SalahBarre

    5 жыл бұрын

    Aamiin jazakallah

  • @ifrahaden3782
    @ifrahaden37822 ай бұрын

    Yaa rabi janatul fardowsa gee sheikh cumar faruuq amiin yaa allah ❤😢

  • @mohamedfaarax4863
    @mohamedfaarax48635 жыл бұрын

    Alaah haunaxariisto sheekh cumar faaruuq

  • @user-xj5ui3wm2u
    @user-xj5ui3wm2u2 ай бұрын

    Ilaahoow ha unaxariiso shiekh Omar Faruq Wax badan baa ka faaidney tafsiirka quraanka kariimka.

  • @nuurdiinsiciid6098
    @nuurdiinsiciid60984 жыл бұрын

    Mash Allah ilahow dinta nafahan sii iyo kudhaqankeda

  • @mukhtaarbadalabdi9239
    @mukhtaarbadalabdi92392 ай бұрын

    Alle Qabriga ha unnuuriyo Aamiin

  • @Sara-ed7ol
    @Sara-ed7ol Жыл бұрын

    جزاك الله خيرا جزاء اخونا سالح بري الله ارحمه و اسكنه فسيح جناتك امين يا رب العالمين🤲🏾

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed74893 жыл бұрын

    Ilaahayow kuwa bad baado naga yeel.aamiin

  • @SalahBarre

    @SalahBarre

    3 жыл бұрын

    Aamiin Allahayow

  • @abdiyarebashiir1797
    @abdiyarebashiir17975 жыл бұрын

    RAXIIMU_LAAH Sheikh Cumar Faruuq

  • @aaminomuuse4032

    @aaminomuuse4032

    5 жыл бұрын

    Allaha. Unaxariisto

  • @maxedisaaq8514
    @maxedisaaq85142 жыл бұрын

    Ilaahey ha u naxariisto

  • @zikuumoha3249
    @zikuumoha32495 жыл бұрын

    Alla ya raxma shikh cumar faruuq

  • @safiabare27
    @safiabare274 жыл бұрын

    May peace be upon him(cumar faruq)

  • @SalahBarre

    @SalahBarre

    4 жыл бұрын

    Aamiin

  • @safiabare27

    @safiabare27

    4 жыл бұрын

    @@SalahBarre ameen

  • @mohamedkediye8134

    @mohamedkediye8134

    3 жыл бұрын

    Aamin yaa RABBI

  • @Void-69420

    @Void-69420

    8 ай бұрын

    aamiin

  • @sadiomohamed8035
    @sadiomohamed8035 Жыл бұрын

    Ilaahay hooygaga ha ka dhigo الفردوس الاعلى آمين يارب

  • @duale9813
    @duale981311 күн бұрын

    Alaha u naxariisto sheekha

  • @mohamedkediye8134
    @mohamedkediye81343 жыл бұрын

    Mansha ALLAH

  • @XaawoSheekhxasan
    @XaawoSheekhxasan2 ай бұрын

    Usooduceeya sh cumar faaruuuuuuuuuuuq

  • @abdullemahdi4504
    @abdullemahdi45045 ай бұрын

    Illhahay ha u naxariisto AAMIIN AAMIIN AAMIIN Yaaaarabi

  • @heartheart9688
    @heartheart96882 жыл бұрын

    Maa Shaa Allaah

  • @kilasyare1278
    @kilasyare1278 Жыл бұрын

    Ilaahay haunaxariisto sheeq cumar faaruuq

  • @sadegalayax4254
    @sadegalayax42544 ай бұрын

    Allaha unaxariisto sh cumar.. Mon/18/2024....

  • @saidbare5850
    @saidbare58503 жыл бұрын

    Ilahayo sheekha janadafardowso kushaf farom dertu

  • @Masago2025
    @Masago20253 жыл бұрын

    SH O Faruq raximalah waa sheikh cajiib ah

  • @abdullahiosman4901
    @abdullahiosman49015 ай бұрын

    Illahey hawnaxaristo ❤

  • @user-kv5bw1rb5n
    @user-kv5bw1rb5n3 ай бұрын

    Masha allh shiiq cod faseexa leh weeye si feecn wax kuu fahansiinya Allh ha u naxariisto

  • @abdulrahmanmohammedabdrhmn1588
    @abdulrahmanmohammedabdrhmn15884 жыл бұрын

    اللهم ارزقنا ة الفقه في الدين

  • @SalahBarre

    @SalahBarre

    4 жыл бұрын

    ABDULRAHMAN MOHAMMED abdrhmn mhmed aamiin

  • @finleyrayan4525

    @finleyrayan4525

    2 жыл бұрын

    I guess Im randomly asking but does anybody know of a way to log back into an instagram account..? I was stupid lost the password. I appreciate any help you can offer me!

  • @MrFarah-zt3fj
    @MrFarah-zt3fj5 жыл бұрын

    Maasha'Allah. Allaha u naxariisto sheikh Cumar. Af-Somali si fiican loo fahmi karo ayuu ku aqriyey. إن لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى.

  • @gassawweerar7186

    @gassawweerar7186

    3 жыл бұрын

    All PP . . Plz zp

  • @abujuwayriyamuumind1479

    @abujuwayriyamuumind1479

    2 жыл бұрын

    @@gassawweerar7186 po lol0vpup ppp on y

  • @basrabilan12gmail
    @basrabilan12gmail2 жыл бұрын

    Masha alllah waxa jir dhinte anagu dhex nool sheekh cumar Al faaruuq raxmaanku ha u naxariisto qabrigana ha u nuuro

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq24022 жыл бұрын

    Allaha u naxariisto

  • @MohamedIbrahim-lc5rb
    @MohamedIbrahim-lc5rb Жыл бұрын

    Ilaahey ha u naxriisto

  • @mohahassan1303
    @mohahassan13035 жыл бұрын

    Ilahay Janadisa ha ka warabiyo

  • @SalahBarre

    @SalahBarre

    5 жыл бұрын

    Aaamiin jazakallah

  • @cibaaduraxman8431
    @cibaaduraxman84314 жыл бұрын

    Raximahu llaahu raxmatan waaasicah

  • @hoyomcnmtv4507
    @hoyomcnmtv45075 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @mohahassan1303
    @mohahassan13035 жыл бұрын

    Manshalaha

  • @Sara-ed7ol
    @Sara-ed7ol7 ай бұрын

    6 billod ka dib naqtiin ayaan ugu soo noqdey Alxamdulilaah. Jazaaka Laah kheyran Jazaa Sheekheena Raxiimu LAAHU CALEEYHI. Jazaaka Laah kheyran jazaa walaal Salah Barre😊

  • @Sheekha.Idiris11
    @Sheekha.Idiris112 жыл бұрын

    salaahu caleyhi wasalim

  • @husseinabdi5959
    @husseinabdi59593 жыл бұрын

    Masha allah

  • @shankarsharaaf3156
    @shankarsharaaf3156 Жыл бұрын

    Tabarakaalah❤

  • @Gloriouslyupright324
    @Gloriouslyupright324 Жыл бұрын

    Ilaahay ha u Naxariisto sheekh Faaruuq

  • @abbdalehinamohamed9189
    @abbdalehinamohamed9189 Жыл бұрын

    Allah hakuu naxasiisto awgayow

  • @luulibrahim5039
    @luulibrahim5039 Жыл бұрын

    Illaahay hakugu shafeeco oo Qabriga hakugu nuuro Aamiin Yaa Allaah 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @duale9813
    @duale981311 күн бұрын

    Salalaahu calayhi wasalam

  • @zuhrahindi1558
    @zuhrahindi1558 Жыл бұрын

    Ya allah janatul fardowsa kawraabi

  • @abdiqaadirmahamed202
    @abdiqaadirmahamed2022 жыл бұрын

    Allaha u naxariisto sheikh cumar faaruuq

  • @rooblegeedi2617
    @rooblegeedi26172 жыл бұрын

    رحمه الله

  • @XaawoSheekhxasan
    @XaawoSheekhxasan2 ай бұрын

    Alaha unaxriisto

  • @SaidFarah-q5y
    @SaidFarah-q5y9 күн бұрын

    Alle ya Rahma

  • @engmohamudibrahim4402
    @engmohamudibrahim4402 Жыл бұрын

    Alow unaxariiso Shiekh Umal Faruuq ❤❤

  • @abdilahieid584
    @abdilahieid584 Жыл бұрын

    Naxariis janno allaah ku siiyo sheekhana

  • @Void-69420
    @Void-694208 ай бұрын

    maashalah sheeikh :)

  • @hananihanani7576
    @hananihanani75762 жыл бұрын

    اللهم ارحم رحمة واسعة واسكنه فسيح جناته يارب العالمين اللهم آمين

  • @rodacisman5635

    @rodacisman5635

    Жыл бұрын

    Q

  • @AdarHirsi-ul3lw

    @AdarHirsi-ul3lw

    Жыл бұрын

    ​@@rodacisman5635 🎉😢😅😅 I'm

  • @hudaabdulihman1304
    @hudaabdulihman13042 жыл бұрын

    Illaahow janadii Fardosa aheyd ka waraabi gurigiisana kayeel

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran Жыл бұрын

    Alow u naxariiso Ilahayow khaatumada noo wanaaji

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale123 ай бұрын

    Dad kii sidaas u hagaajiyeey tafsiirka ilaahay wax khayr hawgu badalo

  • @abukids2176
    @abukids21762 жыл бұрын

    الشيخ عمر فاروق رحمه الله تعالى.

  • @officialnurein3597
    @officialnurein3597 Жыл бұрын

    May Allah bless all of us

  • @mohamedfaarax4863
    @mohamedfaarax48635 жыл бұрын

    Sheekh cumar faaruuq tafsiiri ogaa

  • @muqtaarhirabe4103
    @muqtaarhirabe4103 Жыл бұрын

    Masha allh

  • @heartheart9688
    @heartheart96882 жыл бұрын

    Mashallah

  • @Gorgeous118
    @Gorgeous118 Жыл бұрын

    اللهم ارحمه رحمة واسعة واسكنه فسيح جناتك يارب العالمين

  • @abdulrahmanmohammedabdrhmn1588
    @abdulrahmanmohammedabdrhmn15884 жыл бұрын

    يالها من بلاغه اللهم إر

  • @abdulrahmanmohammedabdrhmn1588

    @abdulrahmanmohammedabdrhmn1588

    4 жыл бұрын

    اللهم اغفر له وارحمه واسكنه الفردوس الأعلى مع الصديقين و الشهداء و الصالحين و

  • @AnabAnab-uw5vo
    @AnabAnab-uw5vo11 ай бұрын

    ❤️❤️❤️❤️

  • @heartheart9688
    @heartheart96882 жыл бұрын

    Ilahaw qalbigeena ku xir xaqa

  • @zamzamsiman5828
    @zamzamsiman5828 Жыл бұрын

    Alle haunaxriiso sh cumar adigan alle haka abaalmariyo

  • @AbdullahiAbdirizack

    @AbdullahiAbdirizack

    Жыл бұрын

    AMIIN

  • @Basill.ff90
    @Basill.ff903 ай бұрын

    رحمك ربي وجعلك في جناته الفردوس الأعلى من الجنة

  • @sahracali8898
    @sahracali88982 жыл бұрын

    Mumd woman batata sidi cilmigiisa oo kale mid wax a face ale hakadhigo

  • @sacaadaproduction9066
    @sacaadaproduction90662 ай бұрын

    Qabriga allha u nuuriyo Naxariistii janno allha siiyo

  • @fitahkassim
    @fitahkassim4 жыл бұрын

    الله ير حمه

  • @zakirtabilal2477
    @zakirtabilal2477 Жыл бұрын

    😂🎉

  • @AbdullahiAbdirizack
    @AbdullahiAbdirizack Жыл бұрын

    Allaha unaxaristo sheeqa

  • @XaawoSheekhxasan
    @XaawoSheekhxasan2 ай бұрын

    Tyjrjiecifirieiehgv5g3eifvtgrjejdjdjxjhvjifieeiffgyhjdhtjeeirjh6ythfejeo5j6jbgjdeji3rhgtbrgtj4owdbvy6v4ipwbgn5djjxjfhgjthtrjjffjjffjhddjtbtgjdkdbd g yhriwhdvvygyv5gh3jex. Fjieidg446hydxduueidjdhffjhdvgjfjddjfvrjfjfjfjrjrjtjrjftjtjrirjdjejwjejryjtyttjfide9rfyhhfry❤❤❤❤❤❤😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉😅😅😅😅😮😮😮😢😢😊😊🎉🎉🎉🎉😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mukhtaarbadalabdi9239
    @mukhtaarbadalabdi92392 ай бұрын

    Alle Qabriga ha unnuuriyo Aamiin

  • @heartheart9867
    @heartheart98672 жыл бұрын

    Mashallah

  • @rayanabdullahi1241
    @rayanabdullahi12412 жыл бұрын

    اللهم اغفر له ورحمه وجعله من اهل الفردوس الاعلى يارب