Casharkii 106 aad (Waaritaanka iyo Falsafada Materialism)

Waa bogga Shiikh Cabdulqaadir Kishki casharaddiisa lagu baafiyo si ay ummadda Soomaliyeed uga faaideystaan cilmigiisa.

Пікірлер: 13

  • @dadirmohmud3432
    @dadirmohmud3432 Жыл бұрын

    Jazaka allah khayran.

  • @abdikadirsahil2098
    @abdikadirsahil20983 жыл бұрын

    Nabad iyo naxariis Rabbi Mawlaaya Kishki.

  • @charmarkemohamed8039
    @charmarkemohamed80393 жыл бұрын

    Sheekh kishki ilaahayow cimrigaaga dheeree walaahi cilmi dhamaystiran ayaa lagaa faaidayaa. Mulxidiinta badanee soo islaamaya qarnjga 21aadna qaybtaada waad gudatay. Ilaahay haku barakeeyo sheekh aad u dhisan dhinac akhlaaqeed iyo aqooneed ayaad tahay mashalaahu baarakalaah sheekh.❤❤❤❤❤

  • @gr1285
    @gr12853 жыл бұрын

    Maashaalah shiikheyga kishki allah kubarakeeyo

  • @bashirali
    @bashirali3 жыл бұрын

    Sh cabdulqadir kishki ajar iyo xasanaad aan lasookoobi karin ilaahey hakaaga abaalmariyo ilaajeyna ha idin barakeeyo xaaskaaga iyo caruurtaada iyo caqligaaga iyo cilmigaaga Ala hakuu xafido aduun iyo aaqiraba aamiin lkn sh cabdulqadir waxaan rabi lahaa maantay codsi hadeysuutagal tahay waxaan rabi lahaa aniga iyo kuwo kalaba in aad noo dhameystirtid xadkii RAJMIGA oo aad tiri qeyb ayan kahadlay qeyb ayaana iiharsan marka inad qeybtaa nasoo gaarsiiso aad ayaan ugu baahsan nahay iyo xadadki kale ee aad kahadashay hadey waxkugu dhimanyihiin saan u arkana kuwaas Ayaa muhiimada 1aad noo ah lkn aqayaarta kan faaiideysato casharada falaasifada ma ahan inaan kahor joogsaneyno waan ku ixtiraameynaa lkn anagana nasoofiiri shiiq cabdulqadirow xataa xadgudubka dumarka Loo geystay ilaa qeybta 8 aad ayaan maraynaa hadey wax kuugu harsanyihiin ilaajey aduun iyo aaqiraba ala haku liibaano adiga iyo xaaskaaga iyo ubadkaagaba aamiin. Asc

  • @farahosmaan961
    @farahosmaan9613 жыл бұрын

    Masha allaah alle hakubarakeeyo

  • @abubakarsheekh3754
    @abubakarsheekh37543 жыл бұрын

    Jiisakalaah Qeer

  • @Saadozi
    @Saadozi3 жыл бұрын

    ما شاء الله بابا ❤️❤️❤️

  • @samogoobtv5174
    @samogoobtv51743 жыл бұрын

    Asc sheikh kishi waxan u bahanahy kitabada naxwaha isobilow qeyr Allaha haku siiyo

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi41163 жыл бұрын

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❣️❣️❣️

  • @axmeddaahir600
    @axmeddaahir6003 жыл бұрын

    ♥️♥️♥️

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi41163 жыл бұрын

    ❤️