No video

Casharka 1aad | Al-Faatixa 1 - 7 | Sheekh Abuukar Xasan Maalin | Tafsiirka Quraanka Kariimka |

Casharkii 1aad ee Tafsiirka Quraanka Kariimka ah ee uu inoo Aqrinayo Dr/Shiikh Abuukar Xasan Maalin Ajar iyo Xasanaad aanan lasoo koobi karin ilaahey haka siiyo Anagana Allaha naga dhigo kuwii ku camal fala, Fadlan 𝐒𝐔𝐁𝐒𝐂𝐑𝐈𝐁𝐄 iyo 𝐋𝐈𝐊𝐄 saar siina 𝐒𝐇𝐀𝐑𝐄 Garee insha Allah.
🔴 Casharada oo isku xig xiga halkaan ayaad ka heleysaa insha Allah : • Tafsiirka Quraanka She...
🔴 SUBSCRIBE GAREE : / tafsiirtv
🔴 LIKE GAREE FACEBOOK PAGE-KEENA : / tafsiirtv
🔴 FOLLOW GAREE TWITTER-KEENA : / tafsiirtv
#TafsiirTV
Sheekh Abuukar Xasan Maalin
sh abuukar xasan maalin
shiikh abuukar xasan maalin
abuukar xasan maalin
abuukar xasan maalin tafsiir
dr abuukar xasan maalin tafsiir
dr sheikh abuukar xasan maalin
sh abuukar xasan maalin

Пікірлер: 177

  • @TafsiirTV
    @TafsiirTV4 жыл бұрын

    Hadii aad ka faa'iideysatay Ducada haka baqeylin Sheekh Abuukar in ilaahey Ugu Kordhiyo Miisaanka Xasanaadkiisa Dambigiisana ku dhaafo, Fadlan 𝐒𝐔𝐁𝐒𝐂𝐑𝐈𝐁𝐄 iyo 𝐋𝐈𝐊𝐄 saar siina 𝐒𝐇𝐀𝐑𝐄 Garee insha Allah.

  • @11raage

    @11raage

    3 жыл бұрын

    raage

  • @hodanabshir1135

    @hodanabshir1135

    3 жыл бұрын

    Mashalaah

  • @ayanaliahmed6904

    @ayanaliahmed6904

    3 жыл бұрын

    Ilahow malinta qiyamo miisankiisa ugu kordhi

  • @abdalladacad8436

    @abdalladacad8436

    3 жыл бұрын

    Sidan ugu Soo biiray Tafsiir TV wax badan ban Ka faiday cilmi badan Oo Iiga maqna ban Ka helay aad bad ugu mahadsan tihin dhaman mamulka iyo shaqalaha Tafsiir ilah ha idin Ka ajar siiyo dhamantiina dhaman culumada aad Soo galisan allah ha xafido dhaman Dadka Ku xeran Tafsiir TV ee Ka faidestay ilah hanooga dhigo tafsiirka quran Mid Ka aan barano kana faideyso allahuma aamin yaa allah Mar 2aad iyo Mar 3aad wad mahadsan tihin dhaman walalayaal

  • @TafsiirTV

    @TafsiirTV

    3 жыл бұрын

    @@abdalladacad8436 Jazaakallah akhii aad ayaan ugu farxsanahay inaad wax ka faa'iidey, insha Allah waan sii wadi doonaa inta ilaahey nooga idmaayo noo soo ducee in ilaahey noo fududeeyo, adigana ilaahey hakuugu naxariisto dhageysiga cilmiga hana kaaga dhigo sababkii aad janada ku gali lahayd.

  • @FaadumoMuhammedIsmaeal
    @FaadumoMuhammedIsmaeal3 ай бұрын

    Ilahayow shekh abubakar cimri cheer iyo cafimaad

  • @sharmaakeshariif374
    @sharmaakeshariif3742 ай бұрын

    Masha Allah ☝️ shiikha jazahu lahu khayra ❤🤲🤲🤲 Cidkasto fafisa ama baratana alaha u fudaydiyo 🤲🤲🤲

  • @user-bq5ku8kt4w

    @user-bq5ku8kt4w

    Ай бұрын

    Amiin

  • @dr.salaadofficial1488
    @dr.salaadofficial14884 жыл бұрын

    ma.a Alle ha barakeeyo shiiq Abuukar xasan qeyr bdan Allah ha siiyo iyo danbi dhaaf bdan

  • @albaqdaadiyare471
    @albaqdaadiyare4714 ай бұрын

    Shekh ilaahey hanoo xafido cimrigana ha udheereeyo, faniga xadiiska qaabkaas usoo jagaajiya Allaha idiin barakeeyee.

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 Жыл бұрын

    sheekh abuukar xasan macalim ilaahay khayr hakugu abaalmariyo cilmi iyo cisi sharaf hakuu siyaadiyo cimri dheer iyo caafimaad qab ku noolaw

  • @xusencusman7219
    @xusencusman72192 күн бұрын

    ❤❤❤❤Allah ku sharfo sheikh wax badan ayaan kafahmay tafsiirka faatixa

  • @jamaacatulkheyr5567
    @jamaacatulkheyr55674 жыл бұрын

    Masha Allah aad baad u mahadsan thy. ilaahay ajar aan lasoo kobi karin ha ku siiyo adiga iyo sheekhaba.

  • @TafsiirTV

    @TafsiirTV

    4 жыл бұрын

    aamiin adigana ilaahey Dambigaaga ha dhaafo iyo kan waalidkaaba akhii

  • @calafdoon734
    @calafdoon7344 жыл бұрын

    masha ALLAH qeer farabadan alle hasiiyo shiiqa idinkana sido.kala

  • @TafsiirTV

    @TafsiirTV

    4 жыл бұрын

    aamiin akhii sii share garee insha Allah

  • @mogashali2123
    @mogashali2123 Жыл бұрын

    Jazakallah sheikha alle ajar haka siiyo dadki kaso shaqeyay muqalkan oo soo diyariyay ayagana kheyr alle siiyo😭🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @asmajibriil3121
    @asmajibriil31216 ай бұрын

    Alle ha ku siiyo ajaar badan shekhayga ❤️

  • @mohamed_salatt....3463
    @mohamed_salatt....3463 Жыл бұрын

    Sheekheyga shiikiisii shiikhiisiyow danbigaaga allahayska dhaafo Aamiin yaa rabbi

  • @abshiro8188

    @abshiro8188

    Жыл бұрын

    aamiin

  • @maymuunmahamedhalane3311
    @maymuunmahamedhalane33112 жыл бұрын

    جعل في ميزان حسناتك يا شيخنا . طول لنا الله عمرك مع عبادة رب العالمين

  • @mr.c8297
    @mr.c829721 күн бұрын

    Allaha idin xifdiyo intii kadambeysay in muuqaalkan lasameeyo ❤

  • @abdirahmanguuresuul1073
    @abdirahmanguuresuul10733 ай бұрын

    Allaha xafido shiikheena❤

  • @caashoxasan2727
    @caashoxasan2727 Жыл бұрын

    اسأل الله تعالى أن يجعل ثواب القرءان كله في ميزان حسناتك شيخنا العلامة المحدث الكبير الفقيه المفسر الدكتور ابوبكر حسن مالن، كما نرجوا من الرحيم تعالى أن يبارك أصحاب النشر في دنياهم وأخراهم وان يجمعنا جميعا بدار كرامته إنه على مايشاء قدير وبالإجابة جدير وصلى الله وسلم وبارك على سيدنا محمد وآله وصحبه أجمعين،،،

  • @wiilbadiyo5189
    @wiilbadiyo5189 Жыл бұрын

    Alle habarakeeyo sh abuukar xasan maalin miisaanka xasanaadka Alle hausaaro ajarkiisa anagana Alle hanagu anfoco qofkii noso gudbiyeyna Alle ha xifdiyo

  • @abdurrahmanelmi5472
    @abdurrahmanelmi54722 жыл бұрын

    Maansha Allaah Sh.Dr. Abuukar Xasan Maalin Allaah Danbigiisa iyo kii waalidkiis Alle ha dhaafo Janadana Maqaamkiisa Alla haka dhigo.

  • @DhoombeYare-bv8fc
    @DhoombeYare-bv8fc7 ай бұрын

    جزاك الله خيرا جزيلا وغفر الله لك يا شيخنا

  • @mohamedziyad8279
    @mohamedziyad827911 ай бұрын

    Alaha barakeya sheekha

  • @user-pj6wx4xs1g
    @user-pj6wx4xs1g7 ай бұрын

    JazakaAllah kheyr Sheekhaygi

  • @rodaabdi3450
    @rodaabdi34503 жыл бұрын

    Jazaaka Allah khairan shekh Abukar Macalin 💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚🌚

  • @nuurbishaarmohamedwadani260
    @nuurbishaarmohamedwadani26011 ай бұрын

    Jazakallah shiiq abukar xasan maalin dambigaga iyo dambiga walidkaa allaha dhaafo allaha dhaafo ❤️🤲🤲

  • @Ralia777
    @Ralia7775 ай бұрын

    Qeyr badan eebe haku siiyo shiiq, waxaad tahay shiiqa keliya ee aan tafsiirka quraanka afsoomaliga ka dhageysta uguna cilmi badan intaan shuyuqda soomalida haatan ka arkey,rabbi hakaa abaal mariyo

  • @fowsiyoabdullahi521
    @fowsiyoabdullahi5214 жыл бұрын

    Maasha Allah tabarakalah ilaahay haku xiftiyo shiikhanow

  • @fowsiyoabdullahi521

    @fowsiyoabdullahi521

    4 жыл бұрын

    Maasha Allah

  • @TafsiirTV

    @TafsiirTV

    4 жыл бұрын

    Sii share garee ukhtii jazaakallah

  • @AyuubHagarey143
    @AyuubHagarey1434 жыл бұрын

    M.a shiiq ilhy gurigaga aqiro janatul fardowso ka dhig

  • @TafsiirTV

    @TafsiirTV

    4 жыл бұрын

    AAMIIN ADNA DAMBIGAAGA ALLAHA DHAAFO

  • @hdchannel9805
    @hdchannel9805 Жыл бұрын

    M.a allow nagu anfac sheikha cilmigiisa🎉

  • @faadumodalmar7290
    @faadumodalmar72904 жыл бұрын

    maasha alaah rabi ha noo dhawro culimada

  • @TafsiirTV

    @TafsiirTV

    4 жыл бұрын

    aamiin

  • @abdisalaanahmed7874
    @abdisalaanahmed78744 жыл бұрын

    Masha Allah Sxb waad mahadsantahay

  • @darwiishabdi9822

    @darwiishabdi9822

    4 жыл бұрын

    Maasha Allah

  • @TafsiirTV

    @TafsiirTV

    4 жыл бұрын

    Jazaakallah sii share garee si dad badan uga faa'iideystaan

  • @TafsiirTV

    @TafsiirTV

    4 жыл бұрын

    Sii share garee jazaakallah

  • @abdisalaanahmed7874

    @abdisalaanahmed7874

    4 жыл бұрын

    Maalintii hal cashar ka Dhig Maadaama uu daqiiqado soconayo

  • @TafsiirTV

    @TafsiirTV

    4 жыл бұрын

    @@abdisalaanahmed7874 insha Allah Wuxuu noqon doonaa Maalinkii Hal Cashar

  • @halimaugasibrahim3914
    @halimaugasibrahim39142 жыл бұрын

    Ilaahow wadathatosan nugahanuuni nabigeena muxamad salalahu aleihi wasalim macisa nagayell allahu aminn

  • @shushumalin3110
    @shushumalin31104 жыл бұрын

    Mashallh ilaahey ha ku xafido shiikh abuukar Hasan mallin

  • @TafsiirTV

    @TafsiirTV

    4 жыл бұрын

    Aamiin ilaahow xifdi sheekheena

  • @faadumodalmar7290
    @faadumodalmar72904 жыл бұрын

    maasha alaah rabi ha noo fafido culimada arana ha idinka siiyo intiina ka khayb qaadatay oo noo fududeeyay in aan ka helno halkan si fudud

  • @TafsiirTV

    @TafsiirTV

    4 жыл бұрын

    Jazaakallah sii share garee insha Allah

  • @user-fs5dw2ft7m
    @user-fs5dw2ft7m7 ай бұрын

    Masha Allaah ❤❤❤❤

  • @user-zi9sg1gj2s
    @user-zi9sg1gj2s7 ай бұрын

    Ilaahey hanoo xafido shekh abukar

  • @ikranmohamed9306
    @ikranmohamed93063 жыл бұрын

    Mashaallh, Jazaakallah Kheyr wlky& shiekha Allh nagu hanuuniyo wadada toosan Dambigena io wan waalidken Allh dhaafo aamin🤲🤲

  • @abdullahihalane6473
    @abdullahihalane647311 ай бұрын

    Jazakumullah Sheekha iyo dadka nooga faa'ideeyay oo soo galiyay.

  • @AncamAbdiweli
    @AncamAbdiweli3 ай бұрын

    M...shaallh allaha nagu afaco

  • @user-ow1mu9gf9b
    @user-ow1mu9gf9b4 ай бұрын

    Ilahay ha xifdiyo sheikha ajar iyo xasanaad buuxa ilahay haku jaseeyo

  • @aliahmedmohamed4
    @aliahmedmohamed44 жыл бұрын

    maanshaa allah sh abuukar baarakallahu fidunyaa wal, aakhirah

  • @TafsiirTV

    @TafsiirTV

    4 жыл бұрын

    Sii share garee insha Allah

  • @abdulahilabux4355
    @abdulahilabux43552 жыл бұрын

    Masha allah ilahayow ajir kasii shiikh abukar xassan malin

  • @sawdodaahir6320
    @sawdodaahir63202 жыл бұрын

    Mash allah sheikh allah ha noo deesto dambigiisa iyo dambiga walidkiisa nah allah ha dhaafo

  • @seynababf140
    @seynababf1403 жыл бұрын

    Allaha kaa amaalmariyo ilaaheynah cimrigaada hanoodheereeyo aamiin yaa allaah sh abukar xasan malin

  • @najmasheekhmuxiyadiin5569
    @najmasheekhmuxiyadiin55692 жыл бұрын

    m.a nur cala nur ilahey hano xifdiyo shikhena Dr shekh abubakar xasan malin

  • @AncamAbdiweli
    @AncamAbdiweli3 ай бұрын

    M...shaallh❤😊

  • @abdirahmanisse765
    @abdirahmanisse76510 ай бұрын

    Allaha xafido shiikheena allaha barakeeyo cafimaadkisa iyo cimrigisa

  • @user-lj3rv5dt8s
    @user-lj3rv5dt8s5 ай бұрын

    Dr, Sheekh Abuubakar Xasan maalin Xafudullaah

  • @XaawoShiine-y6z
    @XaawoShiine-y6zАй бұрын

    Mash allah❤❤❤

  • @sheekhabenmaxamuud2736
    @sheekhabenmaxamuud2736 Жыл бұрын

    Ilahay ha ku barakeeyo sh. Abukar

  • @FartuunAhmed-fy8xy
    @FartuunAhmed-fy8xy Жыл бұрын

    Maasha alaah ❤

  • @abdulahilabux4355
    @abdulahilabux43552 жыл бұрын

    Ilhy haka abaal mariyo

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 Жыл бұрын

    Jazaaka’llh

  • @ismaciilcade5486
    @ismaciilcade5486 Жыл бұрын

    Allaha xafido Sheik Adduun iyo Aakhiro

  • @fardowomohamed8176
    @fardowomohamed8176 Жыл бұрын

    Masha allah sheekheena kheyr aan dhamanin allaha siiyo

  • @ibrahimabdi4176
    @ibrahimabdi41769 ай бұрын

    Aqiro iyo aduunba allha no barakeeýo sheikhna❤

  • @MohamedZiyad-go6nx
    @MohamedZiyad-go6nx8 ай бұрын

    Jazahu laah

  • @nuurtomacalin6672
    @nuurtomacalin66723 жыл бұрын

    jazakallaaahu qeyral jazaaa allaha naku anfaco anagane

  • @fardowsoaxmed5327
    @fardowsoaxmed5327 Жыл бұрын

    ilahow cimri dher iyo ciwado suban iyo cafimad tama inosii

  • @cirre_gamer59
    @cirre_gamer592 жыл бұрын

    Ilaahy aaqiro xisaab la,aan hakugaliyo 🙏

  • @user-zi9sg1gj2s
    @user-zi9sg1gj2s7 ай бұрын

    Mash allaha

  • @MustafcumarMaal
    @MustafcumarMaal4 ай бұрын

    Allah haka abaaliyo shiiqa

  • @haredkulow107
    @haredkulow1079 ай бұрын

    Allah ka abaal mariyo janatul fardowsal aclaa sheikh abubakar

  • @a.rahmanmohamed2922
    @a.rahmanmohamed29225 ай бұрын

    MashaAllah ❤

  • @maryanali2786
    @maryanali27864 жыл бұрын

    Masha allh ilaahey ajarbadan hasiiyo

  • @TafsiirTV

    @TafsiirTV

    4 жыл бұрын

    aamiin sii share garee insha Allah

  • @ubaxfanka5186
    @ubaxfanka51864 жыл бұрын

    Masha Allah Allaha ku xifdiyo sheekh

  • @abdullahihassan5039
    @abdullahihassan50394 жыл бұрын

    Sheikh xafidu hullah

  • @TafsiirTV

    @TafsiirTV

    4 жыл бұрын

    ILAAHEY HANOO XIFDIYO SHEEKHEENA

  • @sacdiyojubad2955
    @sacdiyojubad29553 жыл бұрын

    Maasha'llh

  • @daauudduraancabdulaahi6698
    @daauudduraancabdulaahi66983 жыл бұрын

    M,a shiiqa allaha habarakeeyo cimrigiisana ilaahay hanooodheereeyo

  • @sahroahmed5665
    @sahroahmed56652 жыл бұрын

    Jazakalaahu kheyra yaa sheikh

  • @user-zi9sg1gj2s
    @user-zi9sg1gj2s7 ай бұрын

    😢masha allaha

  • @user-zi9sg1gj2s
    @user-zi9sg1gj2s7 ай бұрын

    Ilaahey habara keyyo

  • @hassandeco2326
    @hassandeco2326 Жыл бұрын

    Jazaakallah yaa sheykhanaaaa

  • @11raage
    @11raage3 жыл бұрын

    Allaha barakeyo sheikha

  • @nuurtomacalin6672
    @nuurtomacalin66723 жыл бұрын

    masha allah allha idin wada xifdiyo

  • @ruunqaali5165
    @ruunqaali51653 жыл бұрын

    allaah barakeeyo sheekh abukar

  • @abdulahilabux4355
    @abdulahilabux43552 жыл бұрын

    Ilahy haka amaal mariyo

  • @hodmanshiiq7085
    @hodmanshiiq70854 жыл бұрын

    Jizakuma allh

  • @TafsiirTV

    @TafsiirTV

    4 жыл бұрын

    Hodan sii share garre insha Allah

  • @hodmanshiiq7085
    @hodmanshiiq70854 жыл бұрын

    Masha allh

  • @qaliibrahim8357
    @qaliibrahim83572 жыл бұрын

    جزاك الله خير يا شيخنا

  • @naftiinaxisaabakahorintaaa2624
    @naftiinaxisaabakahorintaaa26243 жыл бұрын

    Mashaa allah ilaahow nooxafid culumada

  • @axmedcabdi3579
    @axmedcabdi35792 жыл бұрын

    Scw

  • @abdiwaliabdullahi6221
    @abdiwaliabdullahi62215 ай бұрын

    TAFSIIR TV SOODHAMEYSTIRA TAFSIIRKA SHEIKH ABUUKAR HASSAN MAALIN

  • @TafsiirTV

    @TafsiirTV

    4 ай бұрын

    Walaal waa dhameytiran yahay halkaan ka hubi kzread.info/head/PL_vqavW_egWTMh_64E3UI6zjrNjRvAP56&si=GN5gPFcGVYKh2x-w

  • @fatxisocial6558
    @fatxisocial65582 жыл бұрын

    Jasakalah sheikh Mhdsanid

  • @jamaalmuqtaar3614
    @jamaalmuqtaar36142 жыл бұрын

    Allah has naxristo aduun iyo aqiro

  • @hidayocabdi6359
    @hidayocabdi63593 жыл бұрын

    Masha allha allah xafido shiqena

  • @nurinhojr7244
    @nurinhojr7244 Жыл бұрын

    Masha allah aad bad u mahadsanthy wll adi shikhaba

  • @faaymohamed5174
    @faaymohamed51743 жыл бұрын

    Masha allah jasaaka allah qeyr

  • @cabdifitaxmaxamaddeeq9738
    @cabdifitaxmaxamaddeeq97382 жыл бұрын

    allh hakuxafido

  • @farduuscilmi7723
    @farduuscilmi77234 жыл бұрын

    jazakallah shiikh

  • @TafsiirTV

    @TafsiirTV

    4 жыл бұрын

    sii share garee insha Allah

  • @ifraahsaciid6425
    @ifraahsaciid64253 жыл бұрын

    Masha Alaah Alle qayr hasiiyo

  • @farxiyomaxaad7142
    @farxiyomaxaad71423 жыл бұрын

    Masha allaah

  • @fadumobashir1042
    @fadumobashir10422 жыл бұрын

    M.a shiiq ilaahow dambigisa ku dhaaf darajadiiasana kor ugo qaad cimrigiisa noo barakeey

  • @xamdamoalim3858
    @xamdamoalim38583 жыл бұрын

    jazaakalh yaa shekh

  • @user-uh6tn2uk1u
    @user-uh6tn2uk1u6 ай бұрын

    Yaa allah god bless you 🙏 ❤️

  • @shamsoahmed628
    @shamsoahmed6283 жыл бұрын

    Masha allaah alloow kuxifdi

  • @abdullahihassan5039
    @abdullahihassan50394 жыл бұрын

    Masha allah

  • @TafsiirTV

    @TafsiirTV

    4 жыл бұрын

    SII SHARE GAREE INSHA ALLAH

  • @MariaGorod
    @MariaGorod6 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-fs5dw2ft7m
    @user-fs5dw2ft7m7 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @farduuscilmi7723
    @farduuscilmi77234 жыл бұрын

    جزاك الله شيخ

  • @sacdiyaxassan7024
    @sacdiyaxassan70244 жыл бұрын

    Wllyal nagu caawiya inaad inoo dhameydaan 114 dhan shukran

  • @TafsiirTV

    @TafsiirTV

    4 жыл бұрын

    insha Allah wuu dhameystirmi doonaa La soco insha allah

  • @MohamedMacalin-gi5id
    @MohamedMacalin-gi5id9 ай бұрын

    Mashallah ❤