CARADI AL SHABAB #1-MAXAMED CABDULAAHI XAAJI

#SOMALIA #HANOOLAATO #MOGADISHU
Hanoolaato Media is a key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions.
Please subscribe, like and follow us from social media / hanoolaatotv
/ hanoolaatotv
/ hanoolaatotv

Пікірлер: 39

  • @dhad9548
    @dhad95483 жыл бұрын

    Allahu akkbar waxan xasuusta xiligaas Ina marka qof reeka ka mid ah baxo dardarmi jiray oo aan ku tashan jirnay inuusan so laaban ama so laabto qaasantan anigu xoog ban u yaray marka walalahay baxan anaga dhan calool xumo ooyinta iyo calolo xumada aan so maranay ilaahay baa og manata daadba ilaaway taas Waxa kale oo aana ilaawi karin maydaadki daadki dulmiga loo dilay oo maydkoodi wax badan banaanka yiilay markaas waxa madaax ahay abdullahi yuusuf waxan is waydiiyaa Ilaahay waa cadaalad ee madaaxda somaliyeed maalinta qiyaama maxay Allah swt ugu jawabay marka la waydiiyo masuuliyadii ay dayacan daadki ey ku takri falen ilaahay waxan waydiisnaaya inuu Somali colaad ku so celin inta hartayna ka saaro waxa ugu daran waa qabyalada ilaahay xaqa ha na faawajiyo allahuma aamiiin yaa Allah

  • @thorntonheath.croydon.3431
    @thorntonheath.croydon.34313 жыл бұрын

    ALLAHA. Naga qabto sheeydaamada shabaab aamiin yaarabi Muslim xalaall ah Maahin WALLAAHI

  • @mohamedomar9726
    @mohamedomar97263 жыл бұрын

    Shabaab sheydaan naarta Allah idinku fogeeyo

  • @burak5741
    @burak57413 жыл бұрын

    Ninka asoo hadlaaya ayaad hadalka ku jareysa 10 daqiiqo ina ka dhigta rabtay 10:04 uu noqday videoga maxa ka faiday marka. Qofka markuu hadlayo warka laguma kala jaro waxas waa ceyb mida kale dadka marke sheykeysanayan wajigoda waa inu is arkaa

  • @zakariyemohamedabdi7544

    @zakariyemohamedabdi7544

    2 жыл бұрын

    War Nagatag doqon yahow hdlka mxa ugu xireysa Qofka

  • @bbcone1325
    @bbcone13253 жыл бұрын

    Asc wlky video qabyada naga ilaali madaama ka mid ahay dadka kugu xiran waa iga codsi video naga daa part 1 iyo part 2 plz video dhameeysan nowsow gali wlky thnks

  • @qureaashadnan8756
    @qureaashadnan87562 жыл бұрын

    Hore u soco

  • @cabdiwalidaacad2880
    @cabdiwalidaacad28803 жыл бұрын

    Waan dhageysan jiray wariye maxamed c.llaahi xaaji

  • @libanfarah9459
    @libanfarah94593 жыл бұрын

    Thank you ayaanle for the valuable information

  • @HafsaKhalif-si6nu

    @HafsaKhalif-si6nu

    3 жыл бұрын

    😓😓😓😓😓❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💕💕💕💕💕❤💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @moussamomed3890
    @moussamomed389011 ай бұрын

    Hambalyo

  • @Missmile2
    @Missmile23 жыл бұрын

    Warkan wax wareesanaayo wareer badanaa waa kan hadalkaku kala jaraayo wax yar ka dib ba walaalow waqti sii qofka aad wareesanesid hadii kale waxba hana hor imaanin

  • @allicare6483
    @allicare64832 жыл бұрын

    Alle ha naga qabto sheeydaamada. Waa cadawga Soomalida.

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse14073 жыл бұрын

    Ayaanlaheyga caashaqa❤💯

  • @yuusufmohamed9640

    @yuusufmohamed9640

    3 жыл бұрын

    Shacnideydii caashaqa💋

  • @saadaqguure758
    @saadaqguure7582 жыл бұрын

    Mahad sanid wariye ayaanle thanks alot

  • @burak5741
    @burak57413 жыл бұрын

    Hadalka markuu dhamesto ayad gunaanad sameyn karta inta aad rabto 10 daqiiqo ayad video ga ku so dhigaysa lkn ina qofka hadalka ku kala jarto waa kibir waa jaahilnimo waa ceyb. Marke u yaraato rali ahow hadalka ayan ka kala jaray aya la yiraah qofka

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan49433 жыл бұрын

    Armuu ka mid yahay arsenal aamin ha aamini baa ka fiican sorry waa waaqica jira 😅😅😅

  • @ifraxqurux8934
    @ifraxqurux89343 жыл бұрын

    😭😭😭😭🇸🇴

  • @HassanAli-fh1tj
    @HassanAli-fh1tj3 жыл бұрын

    Please igu caawi sidii aan u heli tel.ka Mohamed Sheikh Abdi NFD ee dhown aad wareysatay dekedda. U sheeg ninka raba waa Hassan Mohammed ok la shaqayn jirey.

  • @dinixbaashi9143

    @dinixbaashi9143

    3 жыл бұрын

    Zxp ayaanle laxiriir markas kadib kudheh telkisa isiih lkn halkaan waa puplic

  • @hadew1418
    @hadew14183 жыл бұрын

    Yaahuu kuwaan qabiil lee haya iyo Abdulahi Yusuf waa idin horeeyey madaxtooyada kursiga somali u dhig somali abaal ma leh.

  • @kaphizoothmani1117

    @kaphizoothmani1117

    3 жыл бұрын

    Why rer putland ugu muqan la dahay Cabdullahi yusuf dadkii uu layay Lkn ay mar walba ugu celceliyaan madaxtoyada ayu kursi dhigay 😭😭😭 dhiiga daatay caruurta agoonpwday matada qaxday ma waxa uga muhiimsan rer puntlannd kursiga madaxtoyada la dhigay waxan u leyahay rer pumtuland ma jirto qof kale oo somali ah oo hadalkaas dhaha cabdullahi yusuf allha u naxariisto maanta wa marxum Lkn rer muqdisho abal uma galin wuu xasuuuuqay taariikhdaana qori doonta

  • @mustaqbalabdiweli

    @mustaqbalabdiweli

    3 жыл бұрын

    @@kaphizoothmani1117 waanu ka xunahay sis. Reer puntland hada nahay marna kama raali nihin.

  • @saidmohamed6488

    @saidmohamed6488

    3 жыл бұрын

    @@kaphizoothmani1117 abayo qaxan qaax baa kahoreyey😂

  • @hadew1418

    @hadew1418

    3 жыл бұрын

    @@saidmohamed6488 waa run taa qaxas qax ayaa ka horeeyay.

  • @hadew1418

    @hadew1418

    3 жыл бұрын

    @@kaphizoothmani1117 walalo jisaariin ayaan tihin gunimo ayuu idinka xoreeyay marka reer PUNTLAND afkaaga qurmoon ka leexi qurumadyahay.reer PUNTLAND markay wadankooda dhisteen ayay idin xoreeyen gunyahay.

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan49433 жыл бұрын

    Wariye axmed xasan cawke wadaniga dhabtaa allow u naxariiso reer kasa balbalare arsenal oo macalin ah waan arag nay wariye arsenal ah iyo macalin arsenal ah madaxwayne arsenal ah ayaa noo dhiman 😂😂😂😂

  • @sharmakeali1132
    @sharmakeali11323 жыл бұрын

    Waraysigii ugu xamaa ayaa ka qadaay weriyahan wuxuuna ahaa shaqsi xogogaal ah oo wax badan oo war ah hayey warka ama sheekadiisana aad ayaa uga jar jartay fadlan hada kadib bal intaadan soo gelin adigu is daawo

  • @libanfarah9459
    @libanfarah94593 жыл бұрын

    Sidaas kuwad ayaanlow

  • @0000SYL
    @0000SYL2 жыл бұрын

    Kan maxaa ka qaldan sxb, si sharaf darro ah buu u dhaqmaa. Maxaa u diidday inuu videoga un uu ka jaro intuu wiilka boqol jeer hadalka ka joojinaayo. Cajiib

  • @kismayo30
    @kismayo303 жыл бұрын

    Shabaab

  • @saynabjamac5193
    @saynabjamac51933 жыл бұрын

    Dhibaatada.alshabaab.dadka.ku.hayaan.waxaa.masuulka.ah dawlada.

  • @mohamedmohamud4744
    @mohamedmohamud47443 жыл бұрын

    Koohaxa wax iskacaabinta mahuu ulajeedaa

  • @burak5741
    @burak57413 жыл бұрын

    Editing sida loo sameyo ma taqanid miya Mise qof editing ku sameyo shaqaleysiiso sidan War loma tabiye