camerada qarson :; abtigaa oo ree galkacyod ah camerada qarson maka dubtay 😡

Пікірлер: 54

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Жыл бұрын

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋😥☝️😢

  • @mohamedmowlid7239

    @mohamedmowlid7239

    Жыл бұрын

    Welcome back again legend hore usoco legend liicaato

  • @user-vl6qv9nt2c
    @user-vl6qv9nt2c Жыл бұрын

    Niyoho reer mudug ha ceebeen saan uma jilicsana

  • @JowharFilms
    @JowharFilms Жыл бұрын

    Kaftan aad baan ugu helay ❤❤

  • @naciimomahdi
    @naciimomahdi Жыл бұрын

    Waan kancalool xumaaday wlhi kulehee meelaan rag isaga dhiciyo majoogee raga iga celi 😢si caaqnimo ah by kusameeyeen wiilka

  • @deeqoiftinhappy2048
    @deeqoiftinhappy2048 Жыл бұрын

    😢😢lii waxas bank lama dhaho wiilka weeba dileen maciil bee uqaween😡😡

  • @alkheyr4
    @alkheyr4 Жыл бұрын

    اللهم صلي علي محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @abdimohamedsiad9294
    @abdimohamedsiad9294 Жыл бұрын

    Horumar wacan allow sahal amuuraha (arkaa milkiile)

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Жыл бұрын

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @missjiliin

    @missjiliin

    Жыл бұрын

    Xagee lagu bartaaa🥺wan ubahanay blz

  • @abshiromohamed3430
    @abshiromohamed3430 Жыл бұрын

    Sas xaq ma ahaan waxaan prank ma ahaan ciyarta wilka kadaya cil ayaan dawaan waye miskin waye wilka 😢😢😢😢

  • @sharmaakeabshir9008
    @sharmaakeabshir9008 Жыл бұрын

    Caadi ayuu udilay wllhi waay hagarayen❤

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed Жыл бұрын

    Jiko ba’do ayii ka dhigeeyn wlh 😂😂😂😂

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 Жыл бұрын

    Walahi waa maskiin,Aniga hadii aan ahaan laha Nafta ayaan agdhigi lahaa

  • @mariaabdla4063
    @mariaabdla4063 Жыл бұрын

    keep going bro lii cato❤

  • @nimcoxuseen8308
    @nimcoxuseen8308 Жыл бұрын

    Yaa iga horeeya caawo ❤

  • @greenboss2896
    @greenboss2896 Жыл бұрын

    qofka ugu horeeya

  • @Missgalmudug121
    @Missgalmudug121 Жыл бұрын

    Abwaan nuur waxdhan udhaarsanaa in barangi lugu sameeyo fulaynimadii oo qof ah😂😂😂

  • @vampthevamplii
    @vampthevamplii Жыл бұрын

    Liicato like waa kusari jirey Larkin wilka sharaftisa kuciyartey like masarin 😡😡😡

  • @marshoofficial9913
    @marshoofficial9913 Жыл бұрын

    Muqaal fashilmay 😂😂😂 prank aa ruwaayada qeybta 2 aad sodaaya

  • @FarhiyoMohamed750
    @FarhiyoMohamed750 Жыл бұрын

    Hhhh

  • @nuuriyecalikadiye7646
    @nuuriyecalikadiye7646 Жыл бұрын

    Wxn branki maaha liicaato ee waa xaniyo taabat kulahaa tolkeygaa wacanaa

  • @kadarali6226
    @kadarali6226 Жыл бұрын

    Anaga ayay camarada qarsoon nooga dhigayaan Waa wax la isku ogaa walee waayo computer ka qof ayaa kor fadhiya hhhhhh

  • @shamsobadalahmed2930
    @shamsobadalahmed2930 Жыл бұрын

    War wiilka waaba disheene😢

  • @Abdisalan22
    @Abdisalan22 Жыл бұрын

    Iqabqabta xoogwayna kkk

  • @husseinmohamed7378
    @husseinmohamed7378 Жыл бұрын

    Qofka afaaarad ooo meeesha computerka aktiiisa fadhiyo cagtiisa ayaaa LA arkaaa 😂😂eee directorka miyaaa 😂😂😂 FASHIL MIDAKALE NIN REER MUDUG WALEE JILJILEECAAS MAYAQANO EEE KAN CIYAAAL CAAANO BOOORO WAAYE 😂😂😂

  • @apdirizak___ak6545
    @apdirizak___ak6545 Жыл бұрын

    😂😂😂 kulahaa nagdambo gurigeeda tagimaa ar licaataa ninka balan iyo dhaar uu galay wllhi nagaha awal guryahooda xaanagaynayo bananka imaw lee dheh talyow hadda kadip😂

  • @abdalla.jama.2896
    @abdalla.jama.2896 Жыл бұрын

    Lii out of a man says can I have your sister auntie Just can I better eat tonight then

  • @calinuur5482
    @calinuur5482 Жыл бұрын

    Beenta ugu weyneyd 😂😂

  • @user-jv3kx1bv8d
    @user-jv3kx1bv8d Жыл бұрын

    Kan reer galkacyo maahan

  • @aaminaibraahim1294
    @aaminaibraahim1294 Жыл бұрын

    حسبي الله ونعم الوكيل 😢

  • @deeqoolol4351
    @deeqoolol4351 Жыл бұрын

    😢 waa qalad sàn lii cato

  • @GALOOL.
    @GALOOL. Жыл бұрын

    War Kan Reer Mudug Maaha Kulaha Ninkaa iga Qabo sxbow Nin Reer Muduga Walaahi Wajiguu Kugu Dhufan Kahaa 😂😂

  • @AbdimalikMowlid-hu6xl
    @AbdimalikMowlid-hu6xl Жыл бұрын

    Wahan prank lusku ogyahay waye nakada ciyarta😂😂😂😂

  • @sundusabdikadir8766
    @sundusabdikadir8766 Жыл бұрын

    Wllh waa isla og tihiin nin rak ah sidaas yelaa ma jirto xitaa dumarka aana ogoleyne naka xishooda licaatow

  • @axyaaanaaji3063
    @axyaaanaaji3063 Жыл бұрын

    Zxp hadaa dhimanysid dhareerka lays katiraa intaad is dhibaysid adoo dagaalamaa dhaanta

  • @CaaishoHaaji-yk6ob
    @CaaishoHaaji-yk6ob Жыл бұрын

    Filim laisla ogyahay pay noshegayaaan

  • @mohammedmukhtaar2895
    @mohammedmukhtaar2895 Жыл бұрын

    Way isla ogaayeen wlhi ninku caadibu u qoslaya day 🤣

  • @apdaleOmar-cz3yk
    @apdaleOmar-cz3yk Жыл бұрын

    Galkacio adoontii hawiyekintir

  • @MaxamedIbrahim4669
    @MaxamedIbrahim4669 Жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @istaahilkhadar2245
    @istaahilkhadar2245 Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂

  • @shukriyaabdi9880
    @shukriyaabdi9880 Жыл бұрын

    Been daay😂😂😂

  • @Missgalmudug121
    @Missgalmudug121 Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @juwashkali124
    @juwashkali124 Жыл бұрын

    Waxan beentooda day ninka xiniinyihii yaa kala baxay bisinkee waxani fuleynimo kabadan

  • @Cadeyboolo686
    @Cadeyboolo686 Жыл бұрын

    Bal bentaas daya waxan prank miya misse rawayad😂😂

  • @abdallaaden7903
    @abdallaaden7903 Жыл бұрын

    Arxirowga xaad karabtaan

  • @amooreyareoffical3110
    @amooreyareoffical3110 Жыл бұрын

    Kan Prank Hadu Yahay Allow Maxaad Ifartaa qof Damiir La'aan ah Miyaa Qofka Sidaan Loo Galayo wlhi Aniga Hadi Prank Nuucaan ah La Igu sameeyo Qof ayaa Ku Dhiman Lahaa Ugu Yaraan Nacalaa shaydaan Ku yaal Ano Videogan Daawanayo ayaan Xanaqay 😡

  • @ugaasliverpoolahmed7326
    @ugaasliverpoolahmed7326 Жыл бұрын

    Been daay hee prank xaal qaado 😅😂lugtas qofka halkas fadhiyo Iyo camirda aan u Jedno Iyo prank

  • @mohamedsalad6299
    @mohamedsalad6299 Жыл бұрын

    Prank somali yaala aaminin

  • @cumarcaska4914
    @cumarcaska4914 Жыл бұрын

    What the fuck 🥺🥺🥺🥺

  • @cabdullahiibnumoha8056
    @cabdullahiibnumoha8056 Жыл бұрын

    Wxaan iney bahdil Yihiin wxaan kadareemay wxad Vedio qoral Uga soo dhigtay Koley ani Rer galgacyood maahi Lkn Tan waa Gef Aad kagelyso Reer galgacyo Wayo reer galgacyo waa dad Ad adag Dicif nimana Laguma yaqaan

  • @RamdaDhipley-jl4rv
    @RamdaDhipley-jl4rv Жыл бұрын

    War qofka waa disheeyn nacala idinku taale

  • @abdalla.jama.2896
    @abdalla.jama.2896 Жыл бұрын

    Lii Subscribe your saucer

  • @11naa44
    @11naa44 Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂

Келесі