CABDULLAHI MAXAMED NUUR: WAREYSI BUUXA SHIRQOONKI SHAQADA

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 1 300

  • @fnw8688
    @fnw86882 жыл бұрын

    Ayaanle iyo Hanoolaato Ada aya uu mahadsan tahiin wareyso xiiso leeh aya so gudbisan keep going Hanoolaato wax tahin mesha kaliye ee buulshada Somalia 🇸🇴 sii dhacada ah ugu shaqeyso Abdullahi xaqada wa heeleysa insha allah kuwa sas ku galay lagama harii doono

  • @fatwaguud
    @fatwaguud2 жыл бұрын

    Shukran Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a. Aan kala faaideysano. Waxaan diyaariyaa barnaaamijtaaan oo kale Mhdsanid.

  • @najibyare4606

    @najibyare4606

    2 жыл бұрын

    Ok

  • @hiranstate9407
    @hiranstate94072 жыл бұрын

    Wareysigaan waxaan u bixiyey kii qarniga.mahadsanid Ayaanle mar hadii aad hal qeyb inoogu soo koobtay. Qofkii bilaaw iyo dhamaad horey 4ta qeyb u soo daawaday oo kaliya ayaa dareemi kara danbiyada waa weyn ee dalka iyo dadka Soomaaliyeed laga galay. Well done mar kale Ayaanle.

  • @Lovespyninjas

    @Lovespyninjas

    2 жыл бұрын

    No

  • @AbdulAhmed-gx2rh

    @AbdulAhmed-gx2rh

    2 жыл бұрын

    Hiran State waxaa laga yaabaa oo dhici karta inaad isku shaqo tihiin aqyaarta waraysigaa kasoo muuqatay. Waa arin iska cad in cashar loo soo meeriyay oo uu naftiisa ku furnayo oo uusan meelna uga leexankarin uu aqrinayo. Waxaan kaloon ka xumahay ninkaa waraysiga bixinaya waxaa ka muuqata jirdil iyo bahdil loo gaystay hadalka ayaaba dhibaya si xun ayaa loo garaacay farana way ka hayaan. Sirdoon Laba canle ah waxaa u dambaysa inuu si xun u dhinto aduun iyo aaqiraba. ''DOUBLE AGENT''.

  • @umalkhymohamed7492

    @umalkhymohamed7492

    2 жыл бұрын

    Halke laga heelaya linkiska noo sootuur walaal

  • @mandeeqali8808

    @mandeeqali8808

    2 жыл бұрын

    😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹

  • @fuadhaji1132

    @fuadhaji1132

    10 ай бұрын

    Ma wareysibaa waa sheeko haddii uu wareysi uu yahay muu suaal waydiiyo

  • @jaamachussein6101
    @jaamachussein6101 Жыл бұрын

    Qaabka daganaanta Leh ee uu wax walba usharxaaYo iyo Kalsoonida Hadalkiiza waxa ee ii cadeeYsaY inuu Wax dhab ah oojiro uuka hadlaaYlo 💪🏼 Raga odhan aqliga uma wada dhalan ❤

  • @somaliacommedy8444
    @somaliacommedy84442 жыл бұрын

    Wlh dowlda wan tageri jiry balse marka muqalkan firsady wan badly fikirkyga😢

  • @26.salman88

    @26.salman88

    2 жыл бұрын

    Nin masul eeh oo dacad eeh waligaa ma aragtee😂😂

  • @NawalHarbi-zi5uc

    @NawalHarbi-zi5uc

    2 ай бұрын

    sidoo kale walhi ileen waxaan is dhihijiray arsinaal maxee dadka uleysaa ileen waxaan dowlada ladhahaayo dadkee sidaan ula dhaqmaan kawaran subxanallah

  • @aidrusmohmed6801
    @aidrusmohmed68012 жыл бұрын

    ولا تحسبن الله غافلا عما يعمل الظالمون انما يؤخرهم ليوم تشخص فيه الأبصار

  • @user-lb5jz1rf7m

    @user-lb5jz1rf7m

    Жыл бұрын

    Wlhi sax wye malin wa leysku soo istaajin dona

  • @hooyomasar3978

    @hooyomasar3978

    11 ай бұрын

    0p

  • @hooyomasar3978

    @hooyomasar3978

    11 ай бұрын

  • @hooyomasar3978

    @hooyomasar3978

    11 ай бұрын

    ​😊😊99

  • @nasraosman7686
    @nasraosman76862 жыл бұрын

    Subxanallah systemki dowladanimada shabaab uu gacanta u galay ilaahoow naga soo gaar😢😢😢

  • @abdidr-od9ek

    @abdidr-od9ek

    4 ай бұрын

    Madaxda waqtigas jogtay alshabab ayey ahaayen

  • @mruun3542
    @mruun35422 жыл бұрын

    Subxaana Allaah Allaah ha ku xafido Nasriyoow Somali way ku yar yihiin Rag caqli u saaxiib ah sidaada oo kale ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Mattip_micheal

    @Mattip_micheal

    Жыл бұрын

    Meesha caqli mayaalo waxa lagu sameyay galiya bu kahadlaya

  • @alimhod3350

    @alimhod3350

    Жыл бұрын

    😢​@@suleimanmohamed1359 ٠ز٢ةم±😊

  • @dhiiranaanmedia9867
    @dhiiranaanmedia98672 жыл бұрын

    Mahadsanid hanoolaato Wilka Allah cafiyo

  • @hothnarbiyo7257
    @hothnarbiyo7257 Жыл бұрын

    ولا تحسبن الله غافلًا عما يعمل الظالمون انما يؤخرهم ليوم تشخص فيه الابصار😭🥹

  • @saidmohamedsaid5678

    @saidmohamedsaid5678

    Жыл бұрын

    Ooo

  • @saidmohamedsaid5678

    @saidmohamedsaid5678

    Жыл бұрын

    9o

  • @FAAD21
    @FAAD212 жыл бұрын

    Dhiibistii qalbi dhagax dilkii Eng yarisow iyo midkii ikran tahlil shacabka tuhun badan oo madaxoda ka guuxaye aya jiray lkn iminka wax walba wee iska cadahay in team mavio meesha joogaan amuuraha allaha sahlo

  • @princess-zh3ut
    @princess-zh3ut2 жыл бұрын

    لْيَوْمَ نَخْتِمُ عَلَىٰ أَفْوَاهِهِمْ وَتُكَلِّمُنَا أَيْدِيهِمْ وَتَشْهَدُ أَرْجُلُهُم بِمَا كَانُوا يَكْسِبُونَ Maalinkas ma ilowdeen madaxdeenow subxaanallah ilaahayow adoomada hoostada lagu dulminaayo waad aragtaa ☝🏻😭😭😭

  • @user-lb5jz1rf7m

    @user-lb5jz1rf7m

    Жыл бұрын

    I.a waa lagaari doona malintas wana laisku so istaajin doona

  • @princess-zh3ut

    @princess-zh3ut

    Жыл бұрын

    @@user-lb5jz1rf7m nacam walahi

  • @sarasalah9094
    @sarasalah90942 жыл бұрын

    Illahow cafimad dhimarka iyo dhuxa galo kusii Illahow amiin

  • @FJ-ls2jy
    @FJ-ls2jy2 жыл бұрын

    Allaha kucaafiyo,Wallaakeen Nasri. Walllee dadbaa faraha dhiig kula Jira. Balse Taariikhdaa Qori. Thanks Ayaanle. Dhibanayaasha dhan waxaan ka codsanayaa iney sida (Nasri) OÖ kale Xaqiiqda soo gudbiyaan.thanks

  • @kusalirasulkarasulka-ir3vf
    @kusalirasulkarasulka-ir3vf Жыл бұрын

    Haddi aanad indheer garad ahayn warbaahintu dulamanaha way nacsiinaysa daalimkana way ku jeclaysiinaysa Yaa ka filayey Fahad sidan Allaw Somali u sahal ❤

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed82842 жыл бұрын

    Tan Waa sirtii allaha kashifay C/lahi nasri Allah ku caafiyo walal somaliya marxalad xun ayay ku jirtaa oo qayaano iyo dulmi ah allah hanoo furo nasri gargaar ah

  • @Worldhistory864
    @Worldhistory864 Жыл бұрын

    Wareysigi ugu murugta badna waligey dhageysto 3 hours hal mar ma dhafi subxanallah ilahey cadalada dhabta haye ilahow adunka ku tus iyago akhiro gaadhin ciqaabkoda raga sida ka yeelay wiilka dhalinyarada shaqo doonka ahaa 😢😢

  • @maankaherochannel7803
    @maankaherochannel78032 жыл бұрын

    The true life in Somalia 🇸🇴 Xitaa dowladnimada waan nacay xaladan in ay dhalinyaradena galaan

  • @africantv540
    @africantv5402 жыл бұрын

    Allaha kucaafiyo sxb waxa tahay dadka ee somalia ubahantahy

  • @mohamedabdi5181
    @mohamedabdi51812 жыл бұрын

    wlhi sheekadaan film waa hal halga samee interesting waaye Hollywood ka iipsada qisadaan💯💯

  • @mo9204

    @mo9204

    2 жыл бұрын

    Great movie

  • @drabdirahmancilmi7147
    @drabdirahmancilmi71472 жыл бұрын

    15 may 2022 waxaa dhalatay dowlad cusub waana lakuu aari doonaa insha allh wllkey 😭

  • @fartunhaaji

    @fartunhaaji

    2 жыл бұрын

    Kalmada "Aarid,, ma wanaagsana, Cadaalad helid.

  • @luqmanadanali87

    @luqmanadanali87

    Жыл бұрын

    Kkkkk kuwii hore kuwa kadaran ayaba hada yimid yahuu😂😂

  • @ahmedkulowabdi821

    @ahmedkulowabdi821

    6 ай бұрын

    Damuljadiid looters?

  • @mohamudissak1889

    @mohamudissak1889

    4 ай бұрын

    @@ahmedkulowabdi821ayaka laqatey sxb

  • @abdirahmanliiban

    @abdirahmanliiban

    2 ай бұрын

    Hadda Wax isbadal ah ma haysa Aanka aheyn Boob iyo Dhac

  • @zaziyanolokozoyitzoyit7048
    @zaziyanolokozoyitzoyit70482 жыл бұрын

    Wan ka xumahay wll dibka ku garay malin ayaa jirto ilaahey uu dadka xisabin dona marka dalka nawat allah ka digo amin

  • @deqaaxmed3720
    @deqaaxmed37202 жыл бұрын

    Subxanallah wa arin xanuun badan allaha kucafiyo walal

  • @ifkaladan1268
    @ifkaladan12682 жыл бұрын

    Allow xaqa nagu dil anaga & inti islaam ahba Allowna naga ilaali kuwa xad gudubta & dulmiga samaynaya Anagana hanaga dhigin kuwa dadka kuxad gudba Oona dulmiya Allow oowladeena samankan shartiisa ka illaali & inti islaam ahba walle waa uun lays waydiinaa qofkasta wuxuu kusameeyo aduunyadan iska gaaban Allow aakhiradeena & aduunkenaba noo hagaaji towbada & towxiidkana nagu dil Aamiin Yaa Rabi

  • @mustaqbalabdiweli
    @mustaqbalabdiweli2 жыл бұрын

    Wiilkaan nasiib buu lahaa. Wiil yar oo aan cidna ugargaarin. Gabar family NISS shaqo ka heshay Allhamdulilah waan udiidney hade markey aragtay this intervju walahi way naxday.

  • @Dhigow

    @Dhigow

    2 жыл бұрын

    Hayska dhaafto please yar iyo weyn waa sidan walashy ka shaqen jirtay waana la xoogi rabay wali waxay ka timit Canada 🇨🇦 abaayo wyna ku dhAlaty xamar ayeey shaqo ka heshy mid klena 🇬🇧 uk ayeey ka timit shabaab ayaa u dhaartay I iyada side loo dabo socday weey kasoo carartay marki ula jeedada hadalkayga waxaa weeye inay u naxda nafteda ay iska joojiso waa maahadd san thy

  • @luqmanadanali87

    @luqmanadanali87

    Жыл бұрын

    @@Dhigow canada iyo uk dad ka imaday ayaa xmr shaqo uimaday mya no sheegi rabta micnha

  • @cabdikahinshugricali3989

    @cabdikahinshugricali3989

    Жыл бұрын

    Abaayo sidii ikraan tahliil cml umba la yeeli lahaa Allah haku bad baadiyo wlshaaa

  • @mustaqbalabdiweli

    @mustaqbalabdiweli

    Жыл бұрын

    @@luqmanadanali87 Dalkii shaqo waa loo raadsada cadaan baana ka shaqeeya. Lakiin amnigii baa balayo dhacday. Sxbtay odaygeeda Walalkisa oo yar oo sweden wax ku bartay baa hada Bosaso ku shaqeya 3000 oo dollar IT iyo waliba dhacdhac badan . Waala ilaaliya sidii madaxdii bu unoolyahay wuxuu yiri walalkey Western usoo laabanmahayo. Meesha aniga ku dhalan gaarney waxyaala malaha . Dhulkaagii maha

  • @fadumofarah6963
    @fadumofarah69632 жыл бұрын

    Ayaanle waa geesi guuleyso walaalkey,🇸🇴✅🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdikafimohamud
    @abdikafimohamud2 жыл бұрын

    Cabdullaahiyow Sxp alle Haku caafiyo 💔😢 Markastana xasuuso aayaddaan ٱلۡيَوۡمَ نَخۡتِمُ عَلَىٰٓ أَفۡوَٰهِهِمۡ وَتُكَلِّمُنَآ أَيۡدِيهِمۡ وَتَشۡهَدُ أَرۡجُلُهُم بِمَا كَانُواْ يَكۡسِبُونَ Waxaa imaan doonta Maalin Afka ay Maanta ku inkiraayaan Alle dabooli doono, ee Gacmahooda Laga Hadashiin doono, Lugahooduna ku marqaati furi doonaan waxay kasban jireen. Dadow Dhimo adaa war heli doonee 😫😪

  • @wiilkariyada1554

    @wiilkariyada1554

    2 жыл бұрын

    Sax waye wll

  • @fardushurre1668

    @fardushurre1668

    2 жыл бұрын

    Allaahu akbar walee inaad xaqiiq sheegtay walalkayow 😥😥💔

  • @rashiidaadan3121

    @rashiidaadan3121

    2 жыл бұрын

    Haa wll

  • @qadarabdullahi5165

    @qadarabdullahi5165

    2 жыл бұрын

    صدق الله العظيم وبلغ رسوله نبي الكريم

  • @shugrimohamed1287

    @shugrimohamed1287

    2 жыл бұрын

    XAqiiq wll

  • @abdihassan4785
    @abdihassan47852 жыл бұрын

    Cajiib!!! Bani'aadam,Bani'aadam sidaas ma u dulmi karaa.walee waxbaan aragnay.4ta qaybood waan dhagaystay dhamaan yaab unbaa iga soo hadhay.Soomaaliya dawlad kama jirto dulmi ayaa buux dhaafiyay.Ayaanlow rabbi garabkaada ha'noqdo.waan kuu ducaynaa markasta.

  • @cabduweliorange5066
    @cabduweliorange50662 жыл бұрын

    Allah kucafiyo Abdulahi Nasri mujrimintaas waxa ay kugu sameyeena ilaahey hortiisa ayad ku xisaabtami doonta ,daalimkana waligiisa maliibno

  • @umaibrahim2138
    @umaibrahim21382 жыл бұрын

    Illahow kucafi cafimad tam ah allah kusiyo aad ayan ugu damqaday qisadada wall

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed60812 жыл бұрын

    Warkaan waxbaa ku jiro ee allah umada soomaaliyeed iyo dalka allah ha badbaadiyo allah ha noo badiyo inta wanaagsan ee aqliga u saaxiibka ah aamiin Allah ha naga qabto kuwa dhibaatada iyo fowdada wado ee dalaaliinta ah ee cadowga u adeego ee dhiiga shacabka masaakiinta ah ka macaashey aamiin soomaali wey soo jeedaa ee aqliga ha shaqeeyo soomaali soomaali baa leh

  • @abdimahamud5275
    @abdimahamud52752 жыл бұрын

    Allah ha ku caafiiyo walaal

  • @sidalimohamed6442
    @sidalimohamed64422 жыл бұрын

    Keep going weriye sare Ayaanle Never give up Hanoolaato waa hiiliyaha dhibanayaasha .

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed89672 жыл бұрын

    Walaalka allaah udhamestiro inta udhiman wareysigaan waxuu cadeyn utahay in eysan dowlad jirin oo ay meesha maafiya shirkoway ey hesato somali allaah umaqan

  • @mohamedabdimohamoud8328

    @mohamedabdimohamoud8328

    2 жыл бұрын

    Ninkaan warkiisa been baa ku jirta

  • @moharays6527

    @moharays6527

    2 жыл бұрын

    @@mohamedabdimohamoud8328 Horta wax maka jiran mise waa wada been

  • @Ishmaeltihhsidi

    @Ishmaeltihhsidi

    2 жыл бұрын

    @@mohamedabdimohamoud8328 inu ben shegaayo maxa ku ogaatay mise farmajo difaac aye kaa tahy, War niyow mala awaalku wa laku naar taga, Dad badano farmajo tiimkiisa dhibateeyeen wareesayadooda isku si aye uhatlayeen farmajo iyo gooxdiisa xaqii umada aya kaso baxay waka si sahlan aye xafiiska uka tageen

  • @fartunomar5957
    @fartunomar59572 жыл бұрын

    I am sorry abdulaahi what happened to you 😔 you one of s kind alle swt na ku xiran Waligana inshalah waxba kama Halaabidoona❤🙏

  • @faraxcali3918
    @faraxcali39182 жыл бұрын

    Alle haku caafiyo wll Abdulahi wan ka xunahay waxa kugaaray

  • @omarwarsame8
    @omarwarsame82 жыл бұрын

    Allah knows the true but if you listen deeply his words I have doubts wlhi

  • @abdirizakjama8574

    @abdirizakjama8574

    2 жыл бұрын

    His story makes little sense

  • @anisowarsame2265
    @anisowarsame22652 жыл бұрын

    Asc ayaanle walaal thanks sida aad usoo gudbiso waxyaabaha dadka kaqorsoon walaahay isma lahaayn wax yaabaha kudhacay ayaa somaaliya kadhici kara shaqsi somaaliya jooga ayaa sidaa loola dhaqmayaa cabdullaahi maxamad nuur walaal ilaahay hakuu dhibyareeyo dhibka kusoo maray ilaahay waxba lama ahan FAHAD IYO CABDIRAXMAAN DHEER IN ILAAHAy Gacantaadada SOOGALIYO KOORONTO KUGUB X AARANTA

  • @saidali7233
    @saidali72332 жыл бұрын

    asc cabdulaahi allah ha ku caafiyo waa arin xanuun badan

  • @sacdia-xabeb
    @sacdia-xabeb2 жыл бұрын

    Waxkasta aad so martay rabi kama qarsane 😢 ilhy haku cafiyo walal dhibane. Abdulahi 😢

  • @munocabdi633
    @munocabdi633 Жыл бұрын

    Alle ha ku caafiyo adeer blse ciqaabtaas alle ha ka abaal mariyo subxna allh😢

  • @raxmaali5297
    @raxmaali52972 жыл бұрын

    Mahadsanid wariye Ayanle

  • @khalidmohamud6154
    @khalidmohamud61542 жыл бұрын

    Great story and sad at same time Allah ku caafiyo bro mafia ayaay ahaayeen kuwaas

  • @berdilacshe6046
    @berdilacshe60462 жыл бұрын

    Walal .Masha Allhaa Ku caawfiyo wxn is ceceshtaa qofkii alle uqoro baa dhinta ayaa loo shagayaa fhd gorgor midaan aad Ku sameysay wey Ku sogeysaa 😭😭😭😭 alhaa Hu akbar

  • @shaaficicalimaxamed868
    @shaaficicalimaxamed8682 жыл бұрын

    Thank you waxaan kaa codsaneynaa

  • @alcadaalachannel4035
    @alcadaalachannel40352 жыл бұрын

    Asc Walaalkey Ayaanle Alaha Ku Xafido 🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️💯💯💚💚💚💚 Waad Mahadsan Tahay Guuleyso Weligaaba Insha Alaah 🤲🤲🤲🤲

  • @yusufhassanmursal8101

    @yusufhassanmursal8101

    Жыл бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @hamdimire3701
    @hamdimire37012 жыл бұрын

    Waan ka xumahay wllhay dhibka ku gaaray ilaahay ha ku caafiyo

  • @mohameddaakir3882
    @mohameddaakir38822 жыл бұрын

    Caafimad ayaan Ilaahay ku waydiinayaa walaal

  • @abdimajidshekh5553
    @abdimajidshekh55532 жыл бұрын

    Ayaanle thanks walal aad ayan u jeclahay program kaga wllhi waa very sad arrintani

  • @fatmaahmed6614
    @fatmaahmed66142 жыл бұрын

    Allaah ha ku caafiyo kuwa dulmiga falay wey eedi donaan insha Allaah

  • @salmanmahamed642

    @salmanmahamed642

    Жыл бұрын

    Asc inshallah 🙏 is an important part to islamic calendar 📅 🙏 ❤ jzk Allah jzk llaah jzk llaah hawada mom

  • @farduzomar6855

    @farduzomar6855

    10 ай бұрын

    Puntland waxan iyo wax lamiga kma dhicin abti hanagu gafin nin nin dhaafay o farmajo hawada ku cunay ba no jogo madxwayne dani 🎉

  • @nabadoon.jimcaale.xaayoow.3063
    @nabadoon.jimcaale.xaayoow.30632 жыл бұрын

    You are so lucky Brother 💯💯

  • @abdiazizyousuf3562
    @abdiazizyousuf35622 жыл бұрын

    Ilaahy haku caafiyo wll

  • @khaalidmohammedkhaaliddaas3232
    @khaalidmohammedkhaaliddaas3232 Жыл бұрын

    Subnaxallah Somalia 🇸🇴 mel ma ahaan Shaki weyn ayaa igalay wllhi

  • @abdirahmandaamur

    @abdirahmandaamur

    Жыл бұрын

    Haa walhi abdirahman dheere ma dawady vieod ga

  • @qaransaciid8165
    @qaransaciid81652 жыл бұрын

    Aad iyo aad ayan ugaxumahay wlll waxa kugudhacay lkin ilahay xaqada hakusosaro iyagan hakasodhulbaxado inshalah

  • @abshircumar6794
    @abshircumar67942 жыл бұрын

    ilaahay kuuma celiyo cadawgaas insha allaah

  • @rnuura334
    @rnuura3342 жыл бұрын

    Ax Waanka Xumahay Walaahida Hoohintaan Ceshanwaayay Inaadeer Waan Kaxumahay Dhibka Kugudhacey ILahayoow Kucaafi Xaqaagana Kaaga Sooqaad Inta Dilmana Kasoo Badbaadi Aaaaaaaaaamiiiiiiiin ILaahayoow Aaaaaaaamiiiiiin Yaaa Rabi☝️

  • @hannhcadey2785
    @hannhcadey27852 жыл бұрын

    Allha ku cafiyo wllo😥

  • @studiomaanaf9716
    @studiomaanaf97162 жыл бұрын

    i am So sorry pro Allah Helps you 🙏

  • @fawsaan.6770
    @fawsaan.67702 жыл бұрын

    Aakhiraa danbeesa inshaa Allaaah. Allaah hortiis baad kukala baxaysaan.

  • @faraxmaxamed5545
    @faraxmaxamed55452 жыл бұрын

    Ilahoow dadka sida udhaqmayA umada kaqabo iyo aduuunkaba akhiriyo aduunba ilahoow ku ciqaab ya rabii

  • @ubahdagan4322
    @ubahdagan43222 жыл бұрын

    Ilaahay ha Ku caafiyo f & f ilaahay baa na dhaa fiyay

  • @ladanmahamud7216
    @ladanmahamud72162 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭😭 walaahi waan ka ooyey very sad story

  • @suadibrahimosman5899
    @suadibrahimosman58992 жыл бұрын

    Subhanalah . Waa cajiib. Wlaahi. Waxaad u maleysaa .

  • @akibahmett
    @akibahmett2 жыл бұрын

    Allaha cafiyoH 🥰

  • @hanimaxamad3956
    @hanimaxamad39562 жыл бұрын

    Xasbuna allah wanicmal wakiil xaqaada allaah ayaa ka gudaayi

  • @farxiyagababa9871
    @farxiyagababa98712 жыл бұрын

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajucuun allaha noo gargaar

  • @ruqiyaalifleyruqiyaalifley5955
    @ruqiyaalifleyruqiyaalifley59552 жыл бұрын

    Allaha ku caafiyo caafimaad taam isha allaah

  • @mudankapuntland9719

    @mudankapuntland9719

    2 жыл бұрын

    Mi

  • @farxaanyuusuf
    @farxaanyuusuf2 жыл бұрын

    ilahay haku cafiyo insha allaah wllkey

  • @inaadam9250
    @inaadam92502 жыл бұрын

    Waxaan aaad uga naxay ninkii maskiinka oo ilmihiisa dartoot danbi uuwsan galin laga duubay asagoo leh anaaa sameeyay danbigaan yaaa Rabiiii xaqa soo daahiri.

  • @moha-wr1ip
    @moha-wr1ip2 жыл бұрын

    Ana ugu horeyo manta

  • @Ahmed-cw1co
    @Ahmed-cw1co Жыл бұрын

    Waryaa Somalia meel caadiya ayaan moodayey Allah ha sii dumiyo hdii qof Muslima lagu dulminayo

  • @NasiibFiican

    @NasiibFiican

    2 ай бұрын

    U ducee walal

  • @khadijoahmed4545
    @khadijoahmed45452 жыл бұрын

    Wallaahi waan la ilmeeyay wiilkaan arintiisa illaahey umada ha ugargaaro isagana allaha caafiyo

  • @Shaxshaxlow5194
    @Shaxshaxlow51942 жыл бұрын

    Waan wadadawaday all vedioes waano dhacdo xanuun badan runtii.allow adaa waxwalbo awoodee dowlad qeyr qabti nasii😖

  • @abdihashi2310
    @abdihashi23102 жыл бұрын

    He looks like an honest man .

  • @halimsaabukar3355

    @halimsaabukar3355

    2 жыл бұрын

    P

  • @calasmohamed7331

    @calasmohamed7331

    2 жыл бұрын

    @@halimsaabukar3355 ⁰

  • @hello5755

    @hello5755

    Жыл бұрын

    @wizz

  • @alimohamud1451

    @alimohamud1451

    10 ай бұрын

    Absolutely war been maqarsoomo nin kaan runbuu shegayaa allahu aclam

  • @ahmedkulowabdi821

    @ahmedkulowabdi821

    6 ай бұрын

    Far from it in my opinion

  • @dhabadaxaqa5179
    @dhabadaxaqa5179 Жыл бұрын

    ولا تحسبن الله غافلا عما يعمل الظالمون😢😢😢

  • @ahmethalihukun

    @ahmethalihukun

    Жыл бұрын

    😂😂

  • @jiijajooj6408

    @jiijajooj6408

    4 ай бұрын

    صدق الله العظيم

  • @khadiijohassan4822
    @khadiijohassan48222 жыл бұрын

    Subxanalahh Allaha kuso badbadiya mahad leh meshas qof galay oo badbaday wee yartahay allow naga qabo kuwaan sidaa yelaya😡😰😰😰

  • @user-ye5ww6rh7h

    @user-ye5ww6rh7h

    9 ай бұрын

    Aamiin yaarabi allow inta xaqdarada laguheysto badbaadi

  • @amiishacali5847
    @amiishacali58472 жыл бұрын

    Alle xaqaaga hka siiyo alle hnga qbto dwladan adna allha ku caafiyo

  • @cabdiqaniali2013
    @cabdiqaniali20132 жыл бұрын

    Walaalkey allaha ku caafiyo

  • @adoursouldan5757
    @adoursouldan57572 жыл бұрын

    Walaahi aritani ama sheekadan markaa dhegaystay waan ooyey waxaan noqday Saado cali markay tidhi Afkii juuda gabay Alle ha naxariisto Saada cali warme. Waxa ninkan qabsaday maha wax laga sheekayn karo. Wali qaybta dambe ayaa ii hadhay. Mahadsanid Ayaanle Adour Ottawa Canada

  • @abdirisakbaari8500
    @abdirisakbaari85002 жыл бұрын

    nisa iyo waxayaba ka socda wadanka waa argagax waa weyn qal qal mel walba kaga iman iyo cid ad aminto marka walal ayanle niman ka tirsan nisa xogaha ku siinayan allaha hana amansado wax aminad la dhaho wadanka kama jiro walalayal is ilali cafimad taam ah allaha siiyo abdullahi 💯🇸🇴✊

  • @saidrooble5076
    @saidrooble50762 жыл бұрын

    Allaahu akbar waxa laqarinaayo iyo webiga midbaa wayn waad ogeed waxa ay samaynaayaan lacagtiina waad qaadatay illaah baa og arimihiina

  • @nasraosman7686
    @nasraosman76862 жыл бұрын

    Waa ka xumahay walaal waxa kusoo gaaray ilaahay umadaan ha usoo gargaaro dowlad meesha ma joogto runtii waa mafia oo kale 😭😢😢😢😢

  • @cabduaxmad8466

    @cabduaxmad8466

    2 жыл бұрын

    Fahad yaasiin dadka qaar waa dilaay qaar ne jiis ayuu ka dhigay ilahey na dhaafiyay ayaa ma hadale

  • @mohamedahmedmohamed54

    @mohamedahmedmohamed54

    Жыл бұрын

    Ku Qarwa Fahad iyo Farmaajo

  • @mohamedahmedmohamed54

    @mohamedahmedmohamed54

    Жыл бұрын

    30 jir 30 malyan dhacay baa tahay

  • @mohamedahmedmohamed54

    @mohamedahmedmohamed54

    Жыл бұрын

    Tuug

  • @abdullahipharah3677
    @abdullahipharah36772 жыл бұрын

    Am not going to Africa not only somalia 🇸🇴 also kenya, until Hanoolaato sends us a good reliable Notice that its safe to come back. “Kulanafsin daa’iqatul mowt” Allaha umadaxaqa tuso InshaAllah!

  • @sultanlife5385

    @sultanlife5385

    2 жыл бұрын

    Hanoolaato waa mucaaradka xaraqsan

  • @abdullahipharah3677

    @abdullahipharah3677

    2 жыл бұрын

    @@sultanlife5385 marka adigeey kuguficneyd godka jilicow miyaa kawadaa

  • @shirelove1928

    @shirelove1928

    6 ай бұрын

    Come back and let’s us lead ourselves together with respect and justice

  • @hagfroab1884
    @hagfroab1884 Жыл бұрын

    Ilaahay haku caafiyo bro

  • @mohamedhassangarad8141
    @mohamedhassangarad81412 жыл бұрын

    Walaaal ayaanle Allaha ku xafiddo taxadar muuji Nimankaan hadda ka taliya soomaliya waa maafiya plz taxadar muuuji wlalal

  • @abdulrashiidhassan2215
    @abdulrashiidhassan221510 ай бұрын

    Allah haku caafiyo pro siyaasada way iska dhibaato badan tahay wax walbana waa lagala kulmaa shar iyo kheyr ba marka wax danaha dalka ah hadaad fulin wayso waa macquul in dhibaato kuso gaarto

  • @zeinabhajiyassin1654
    @zeinabhajiyassin16542 жыл бұрын

    Ilaahey ha ku caafiyo jilbahada

  • @halimayareey8134
    @halimayareey81342 жыл бұрын

    Alhamdulillah Alhamdulillah Alhamdulillah

  • @princess-zh3ut
    @princess-zh3ut2 жыл бұрын

    Subxaanalaah ilaahay waa arkaa dhibaatada laguugu geystay adigoo is leh dadkaaga aqoontaada uga faaidey rabina caafimaad kaamil ah hakugu badalo xanuunka iyo dhibaatada ay kuu geysteen maalinta la qaawanyhy oo la qatanyahay ayaad cadaaladaas heleysaa 😭insha allah wll mcn ilaahay ayaa noo maqan ☝🏻dalkaas ayaan anakana is leenahay wax u Bart’s🇸🇴💔

  • @bilehonline64
    @bilehonline642 жыл бұрын

    Keep going hanolaato

  • @zammyali3047
    @zammyali30472 жыл бұрын

    Subhaana llaah very sad, wll ilaahay ha ku caafiyo ilaahay mar kale kulama kulmiyo cadawgaas

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed20572 жыл бұрын

    Ilaahay waxaan kaaga toobad keenay intaan Farmaajo taageeray . Ilaahow i cafi tooba yaa rabi 🤲

  • @xoxo-yg6gb

    @xoxo-yg6gb

    2 жыл бұрын

    Waraysiga been ayuu i Badan yahay. Ninkan hadalkiisa ayaa iska hor imaanaya. Waa kenyan siduu afkiisa ka qirtey.

  • @abdullahahmad5635

    @abdullahahmad5635

    2 жыл бұрын

    @@xoxo-yg6gb run iyo beeni iskuma eka ninkan wajigiisa ayay Ka muuqata inuu qof daacada yhy dulmiga inaad taagertana kolay FAA.iido keenimayso

  • @Niini828

    @Niini828

    2 жыл бұрын

    hhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @jakeyphillip3031

    @jakeyphillip3031

    2 жыл бұрын

    @@xoxo-yg6gb Aniguba waxaan haystaa dhalasho Keenyan ah, waxaanan ku dhashay Gaalkacayo. Ninkaan wuxuu ku dhashay Jubada dhexe,.

  • @xoxo-yg6gb

    @xoxo-yg6gb

    2 жыл бұрын

    @@jakeyphillip3031 Ilaah ka baq, ninkan waa been hadalkiisa inta Badan, wuxuu u eg yahay Nin cadowga shisheeye ku adeegtaan. Inuu dambiyo Badan ku galay kismaayo ayaa dad xod ogaal ah sheegeen Oo facebook taala. Waraysigana waxa hadda loogu Soo aadiyey in lagu ceebeeyo Oo shacabka la nacsiiyo Fahad Yaasiin. Midda kale Fahad markii jabouti lagu celinaayey isagoo masuul somali wax u qabtay ah Oo la shirqoolayey, yaa ka dambeeyey? Is waydii. Waddanka waa lagu Soo duulay, Nin Waddani ah, Oo waddankiisa wax u qabtana lama rabo. Waxaa loo adeegsadaa kuwa dadaaliin ah Oo cadowga u shaqeeya. Ilaah xaqa ha u hiiliyo. Aamiin

  • @NajmoAbdinasirSaney-se5om
    @NajmoAbdinasirSaney-se5om Жыл бұрын

    Inaalilaah wa inaaileyhi rajicun😢😢😢

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa3212 жыл бұрын

    Bismilah wale waxba meesha ka dhacay 🥹🥹🥹🥹🥹🥹

  • @Deeqaabdinur
    @Deeqaabdinur2 жыл бұрын

    Shekadi iigu qiirada badnen inta hanoolato dawanayay plz filim halga sameeyo

  • @suadibrahimosman5899
    @suadibrahimosman58992 жыл бұрын

    Subhanallah Aaminadii iyo wanaagi ayaa soomalia ka dhamaatey.

  • @qadarabdullahi5165
    @qadarabdullahi51652 жыл бұрын

    لاحول ولاقوة الابالله العلي العظيم، ale hakucaafiyo wll walugudulmaye ,😥

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk7532 жыл бұрын

    Cabdulaahi naari waan ka xunahay waxa kugaaray waliba muqdisho dhaxdeeda

  • @aliseedi4247
    @aliseedi42472 жыл бұрын

    Subxanallaah

  • @Somali-One
    @Somali-One2 жыл бұрын

    Somalinimo 🇸🇴💯💯💯🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴

Келесі