Cabdisalam Hereri maxuu kala kulmay Xerada Geela ee wadanka Holland

Abdisalam Hereri maxuu kala kulmay Xerada Geela ee wadanka Holland

Пікірлер: 51

  • @yaasinroble3481
    @yaasinroble34812 жыл бұрын

    You are the best Somali TV presenter!

  • @barnibaarafrax5551
    @barnibaarafrax55512 жыл бұрын

    🤝Dhir mahan carada iyo cimilada ayaa badalaya waxi dhex jooga👌😍😊😊😊

  • @adandhux2260
    @adandhux22602 жыл бұрын

    Tawaad ayaa ladhahaa meshaa dhididku kabaxo

  • @marwodumar
    @marwodumar2 жыл бұрын

    Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💜💙💕

  • @somalighosht999
    @somalighosht9992 жыл бұрын

    GEEL RER MAGAL AH WEEYI

  • @OHH2004
    @OHH20042 жыл бұрын

    Muuqaal fiican “GEELA SOO ROG ADBA SOO ROOG” Cabdisalaanow Salaam

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame71202 жыл бұрын

    Asc wrwb Mashaa Allaah Allaha liðin barakeeyo

  • @user-vm7pq6xe7v
    @user-vm7pq6xe7v2 жыл бұрын

    Haaye haaye waan kusalaanyay

  • @safiyacumar3771
    @safiyacumar37712 жыл бұрын

    C salaan xabadaa inoo soo kaxee geel jiraha haynoo tababartee

  • @bukariismailbukari9140
    @bukariismailbukari91402 жыл бұрын

    ما شا الله

  • @abobasement346

    @abobasement346

    2 жыл бұрын

    somalidunah weliged garan maysoh si lo noladoh somaliduh haday caqliledahay intah iyo in kah badan bay sameyn karah somalih waxay wax kah Taqanah qabil

  • @mjamac5261
    @mjamac52612 жыл бұрын

    Cabdisalaam aad badan uga helay waxaan iigu yaab badnaa film O'Day xoolo dhaqato soomaaliyeed ahaa oo aad kula kulantay America that was very very energetic an funny from Erigavo Somaliland

  • @elenastella7064

    @elenastella7064

    2 жыл бұрын

    Haheeee haheeee

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim81112 жыл бұрын

    Asc Abdisalan hereri ❤👍

  • @nuhliban4375
    @nuhliban43752 жыл бұрын

    Ma. Naag reer yurub ah baa geel ka sheekaynaysa,

  • @afaarah5760
    @afaarah57602 жыл бұрын

    Holland waan jecelahay Holland

  • @msbuundo
    @msbuundo2 жыл бұрын

    Waa degmada aan ku noolahay meeshani mudo 10 sano ah

  • @hanadkayse8421
    @hanadkayse84212 жыл бұрын

    😆😂😂 haayo Haye

  • @qaysmohamed659
    @qaysmohamed6592 жыл бұрын

    😂😂Gaalo iyo geel maxaa kala haysta

  • @alishirwa1453
    @alishirwa14532 жыл бұрын

    *Caanaha Geela lama cabbo ee waala dhamaa*

  • @mustaphaahmed8816

    @mustaphaahmed8816

    2 жыл бұрын

    Caano oo dhan waa la dhamaa

  • @iftinxussien6347
    @iftinxussien63472 жыл бұрын

    Somalia has the most camels in the world. Usually the trees camels eats makes the diffirence. Markaan geeli waa la iska dabatagaey. (Caanaha geela waa loo biyay "dahabka cadey").... Holland caano booro ayay noo soo sameys balse kama yeeleyno caano geel. Qof Laba jeer lama dago.

  • @Samawade25
    @Samawade252 жыл бұрын

    Hareeri waxaad I xasuusinayay tuuladii aan deganaan jiray Berlicum ( Brabant)

  • @abdihakimcade9023

    @abdihakimcade9023

    Жыл бұрын

    Hada xagee jogtaa

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo73152 жыл бұрын

    BARNAAMIJKAN MAR HORAAN DAAWADAY

  • @iskaawaxubaro4488

    @iskaawaxubaro4488

    2 жыл бұрын

    Halkaa C.salaanoow aan ku saxee intaan ogahay Germany waxa ku taala xero geel Waliba caanahana laga iibsado , Kamelfarm.de kudarsoo tan holand wayba ka da wayn tahay

  • @khadarabdisalan1512
    @khadarabdisalan15122 жыл бұрын

    Geela sharaftiisa Soomaali uun baa taqaanna; dhaqashadiisana Soomaali u daa.

  • @suleymanosman2571
    @suleymanosman25712 жыл бұрын

    C/salaan hereri soamaaliya litirku waa $0.5 ama 0.75

  • @habilgaraad2441

    @habilgaraad2441

    2 жыл бұрын

    Muqdisho litter ka waa 1$ dollar

  • @ayaanahmed3421

    @ayaanahmed3421

    2 жыл бұрын

    Hargeisa 1ltr $1.5

  • @Hornscope
    @Hornscope2 жыл бұрын

    Waxay ahayd inaad waraysi fiican ka qaado dadka meesha maamula, oo weliba weydiisid waxay geelani kaga duwan yihiin kuwa kale ee Africa iyo Arabia. Iyo bal in wadankooda xoog looga Cabo iyo wadamada kale ee loo iibgeeyo caanaha iyo waxa qaaliga ka dhigay caanahooda

  • @ashahassan8878
    @ashahassan88782 жыл бұрын

    War kani umaba eke gaagaabanaa dameeruuba u egyahaye war geel dhegti dhimatay

  • @deqawarsame9018

    @deqawarsame9018

    2 жыл бұрын

    Ha u gafin Geela walaal

  • @museaweys8825
    @museaweys88252 жыл бұрын

    Cajiib iyo xasuus geyleygi

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun59492 жыл бұрын

    ASC SCW BILLAYIIN JEER SCW SCW SCW.

  • @hafsamicraj5592
    @hafsamicraj55922 жыл бұрын

    Hereri iyo ameerika

  • @macoeahmed1923
    @macoeahmed1923 Жыл бұрын

    Ascl Wariye kiniinka ,Sidee la dalban karà??

  • @saidhussein2679
    @saidhussein26792 жыл бұрын

    Kan geel ma aha hhhhhhhh geeleena yaa heli kara ,,,,

  • @ibrahimabdi907
    @ibrahimabdi9072 жыл бұрын

    Hhh waa cajiib hareriyow

  • @odayjama1829
    @odayjama18292 жыл бұрын

    Geeli biyo badan buucabaa

  • @smxgemstone
    @smxgemstone2 жыл бұрын

    Cabdisalanow wali mahayo caano la dhandhan ah kuweena dhulkeena somaliyeed khaliij iyo asia afircada kale yurub meel walba aduunka xoolaheenu dhirtay daaqaan waa mid u gaara dhulkeena nasiib daro se waa la xaalufiyay waxa dhulka somaliyed ku yaala lagama helo aduunka kale in la dhowro oo loo ilaaliyo sida UNESCO ayaa la doonaya lakin maxaa lagu gaadhi geedkii quwaaxa ayaa isagoo nool nool madaxdii putiland imaratka ka iibinaysa india oo agtooda ahna xabad siidha waa siidhkii dhirta kalama soo bixi karaysid

  • @L.M.G.
    @L.M.G.2 жыл бұрын

    Waxaan dhaqan u laheen kharniyo badan ayaa naloo sharxayaa!!!

  • @xasanshuceyb7314
    @xasanshuceyb73142 жыл бұрын

    😆 🤣 😂 😹 😆 🤣 😂 😹 😆 🤣 😂 😹 😆

  • @shineali4660
    @shineali46602 жыл бұрын

    #haha kamelunmelk producten Nio qolodasi may english iskaga hadlan waba english cadiya luqadoduye bal day board cabdisaln hortaganyahay marka hore

  • @qasaayeyare6187
    @qasaayeyare61872 жыл бұрын

    Wave and tuu bftcfyhvyv af Somalia 🇸🇴

  • @mahaddhinbil6103
    @mahaddhinbil61032 жыл бұрын

    Wn lacajaby

  • @ibrahimyusuf6005

    @ibrahimyusuf6005

    2 жыл бұрын

    Asc

  • @ibrahimyusuf6005

    @ibrahimyusuf6005

    2 жыл бұрын

    Abdisalan hadii ad hesho massage sxb sabuunta iso qad

  • @mahaddhinbil6103

    @mahaddhinbil6103

    2 жыл бұрын

    @@ibrahimyusuf6005 wcs wll

  • @AL_shahada
    @AL_shahada2 жыл бұрын

    Sheko inladilo ooy isku turto godka celka kaleexo celaa kuyalo ladhaha iney kabad bado hadi larabo cakis keda lodhaha islAn madax adeg awadis ugudhacday ceel ookalexo ladhahay howshi larabo iney qabato haqaban baladhihi jiray siay uqabato ineyqabato hadilarabana haqaban howshan siay uaabato haqaban ma ana ledhaha dilki istorali gela lagudilay marqati hadiba geldhaqayo gurigey kumadhaqdo xolo malaxabisa dalkadher isaga degdeg utaga gela waxa jirto qadamoyin mesha xiroyinka askarta kashaqeysto oo koow marki lagu keeno ehelk aadan isaqon lagukeno oo lagu firinaya fahmkaga dhaqankaga furfurnantada lagugugeyo qoftan meshas melkasokeyso yaalageyn hadi dhugtada sojedo dhagtada kudhaceyso waa mel bila ciqamo lagalin laga sobixin bila iqtiyar ah cabsi abur gudaha jirto hadana ciyalbadan hadana qadamoyin qar kamaqleysid inshan ciyal matano ooy kuhayan xiro dowlo mumkin hale dhashay intan xananadey kasoqaten oo inalaguqalin lagushega sadexna kabadan shan wixi loshegerumeye hadadan waxa maqlijiray eey afkis canoleh aragto harumeyn hanabeyneyn inuu canaha guriga dhexyalo oowaliba fedan inugaliyay afkiisa ilaa isago afka kulajiro nadar dhadid shaqdas oojif waqtiga ilalin jiray oo in naqado islantinakentay iyo cidi loshaqeynaya odageda labo cid baanolakalageyay ani iyo gabar aanisaqonin xafad fog lagakenay oo rerkenya somali ah labadenaba af la aan nahay cidi nalagu hormariyay oo laseyay iney nakaladorato cabar marki lashekeystay qaxwo buskud nolasodhigay ani qof aankabaqin waxay rabto aan aha gabadhi xishod igabadneyd qaaten gabdho badan weylahayen kuwa aniga laiigeyayna wiilal badan beylahed qara matano aha wiil ma aqano aabo ma aqano oo hoyo ana uweyna aabahey yaran igadhintay ragaba kamabaqijirin towal wiil oo hal wiil kadhib badan gabadhi cidi kashegatay oo guriga kasobiximeyso shaqadey hada dhameysto waautaga saa islanti igadac wotay oo tiri wax mafahmeyso saa gabar baa leesodiray koo malin walbo surka iga qandhufato wayartahay oomaweyno kadib marki tirada udhameyay meshiyo kale kaqadhuftay oo itimid hoyadeda mafahmin qayladeda ujedadeda fahmsanahay malinti danbe islanti naqadeysay oo isasoracnay baa gurigi lodiday iney gasho ana lediday hoyadena maqan suga bananka edabdaro uarkay oo gabadhi istaa kalaturay kurixay albabka gabadhii udhawaqay qeylo dheer sa iridi timid carbax kudhahen cayna leysarshay saa islanti baa iisodhawatay adiga waaubarertay qool inaga alah nagakabaxsho waxan kudhaha waamajnuun ookudharbaxa udakeyso hadikale waalaguxiri gabadhan baxar anigana ceb yanilatarxiln saa waigusoboday cay dharbaxo kadib walasobixiyay gabadhi shaqadi umasonoqon qado abaigaken lacagta ilen shaharki uhoreya ahaa

  • @mrsocotraisland1939

    @mrsocotraisland1939

    2 жыл бұрын

    Allaha ku caafiyo