CABDIRISAAQ ANSHAX┇MAALMIHII WACNAAᴴᴰ┇LYRICS

Ойын-сауық

Cabdirisaaq Anshax Maalmihii Wacnaa Lyrics by Zack Films

Пікірлер: 349

  • @beerlula598
    @beerlula5986 ай бұрын

    Caawa 2024 baa soo galayaaa waxaan ahay qof wakhtigu hagraaday hamina lee ayaaamo wacana sugaysaa hadaad dabaday soo booqato wll plz hay dhaafin adoon ii odham alle ha kuu rumeyo hamigaaga😢😢

  • @Safiyalowriinta

    @Safiyalowriinta

    6 ай бұрын

    Alaha Kuu Sahlo Hamigaaga Inshaalaahu

  • @mohmethanat5743

    @mohmethanat5743

    5 ай бұрын

    Alle hayno wada fudeydiyo dhamntenba zxp

  • @Sooffe

    @Sooffe

    2 ай бұрын

    Walaale I.n guul baan kuurajaynaaya dhan waliba

  • @RaxmoCabdulaahi-f4d

    @RaxmoCabdulaahi-f4d

    15 сағат бұрын

    Sidaa jeceshay oo qeerka kugu jiro Allah kava dhigo abaayo😢

  • @user-ng9fx2lr5s
    @user-ng9fx2lr5s4 жыл бұрын

    Wlh waxaan dhageesan jiray heestan anoo sugayo maalmaha wacan balse alx hada wan gaaray maalmihii wacnaa dhaaxan lahaa maalmihii wacnaa way soo socdaan🤲🏼🙏🏼😭❤

  • @rayaanosmaan319

    @rayaanosmaan319

    2 жыл бұрын

    Ani waa sugayaa i.n🥺😭

  • @maaribureeqo1475

    @maaribureeqo1475

    Жыл бұрын

    Hada mala garay he

  • @Mocishqii
    @Mocishqii7 ай бұрын

    Noloshu way wayo badantay intaa dhiban allhe haa Kaa saro intaa wacana allhe Ha ugu wado 12:43/ bishu Waa /11/30/ 2023 wax yabo badana ayaan raba inan isku dubaa rido hadu allhe idhaa allhe hayLA garab galee Wadkuu hadanu iqadiin malmihii wacnaban u hayamayaa ❤

  • @user-dr7qf8pi9l

    @user-dr7qf8pi9l

    6 ай бұрын

    2024

  • @abdimalik4990
    @abdimalik49904 жыл бұрын

    Ilaahay ha ka dulqaado xanuunka jacaylka inta qalbiga laga jabiyay

  • @maanka4
    @maanka43 жыл бұрын

    Markan ciilowdo ban dhageysta heestan Aduun yadan ciil Ayee Utahay Nin Aan Waxba heysan 2021😥😥

  • @RawdacabdiRawdacabdi

    @RawdacabdiRawdacabdi

    18 күн бұрын

    2yr kadib ban arkaya comment gagan waxan rajeen wax kasta inay ku wacnaaden❤😅

  • @zuhaybaapdi1831
    @zuhaybaapdi18313 жыл бұрын

    Heesta wn iska dhagysanaya 🎧♥️😜 Dadka ay tabanyso amba ay wayaha aduun haystan farxaad warta ayaan u rajaynaya inay heln 🥺💘 “27/07/2021”🔐

  • @kowsarowkonbe2306
    @kowsarowkonbe23063 жыл бұрын

    inzhllh waaa sugeynaa dhamanTeenaba MaalmaHaas wacan Hadana maalmo fcn waaa heysanaa AlhamdulilaH bini adam baa nahey Adduunka qof walba oo wax sa,id ah bu raaadinayaa anagoo helina ama ka duqoobin ama ka dhimaneynaa allow no Zahal janada

  • @baliahmed7274
    @baliahmed72746 жыл бұрын

    MAALAMAHA WACAN WAA MAALINTA UU ISLAMKU GUULAYSAN DOONO ARLADUNA NUUR WADA QABSAN DOONO SOMALINA AY MIDOOBI DOONTO KULI MEELAY JOOGAAN IYO MUSLIMKANA SOMALI AY HORMOOD U NOQON DOONTO IN SHA ALLAH AAN WADA SUGNO IN SHA ALLAH AKHI BALI

  • @sunshinemuse2850
    @sunshinemuse28507 жыл бұрын

    " Qalbi Waayaayo wehehlku jeclaa wabi kala xidho " 😔 ax ya hees. Thanks Zack films for the lyrics.

  • @abdirahmanfarhanhussein1247

    @abdirahmanfarhanhussein1247

    5 жыл бұрын

    Sooma aragtid

  • @thaauthupdyrahman8029

    @thaauthupdyrahman8029

    3 жыл бұрын

    Xxxx

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet3 жыл бұрын

    Qalbi wayy wehelku jeclaa 2018 ila hada malmihi wacna sugayaa🥺💔

  • @Safiyalowriinta

    @Safiyalowriinta

    6 ай бұрын

    Inaad Heshay Rajeynayaa Imika

  • @wardaamiizha3661
    @wardaamiizha36614 жыл бұрын

    Wey soo socdaa maalmihii wacnaa talow goormay imanayaan!! 😭

  • @ayaanm100

    @ayaanm100

    4 жыл бұрын

    Ayaua

  • @user-qq4my4zc2t
    @user-qq4my4zc2t4 жыл бұрын

    Wali wan sugaya maalmihi wacnaa Yrbi ii sahal amuurahyga💔

  • @TheSayax22

    @TheSayax22

    4 жыл бұрын

    Inshalaah kuwo khayr qaba

  • @biggestrenjufan6419
    @biggestrenjufan64194 жыл бұрын

    Walee waa nasiibkaa iyo jzcaylka dhabta ah ma guuleyso weligaa oo calafkaa la wayn ee illahow wixii dhan isu jecel kulunsii xayaarada amiin

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad2 жыл бұрын

    Dadka Jaceyl Ka Shekeynaayo Waa Maxay War Heestaan Waa Waayaha Nolosha Anaga Noloshii Nafsadeen Baa Nagu Adag Idinkana Jaceyl Ka Shekeyneysa Naclaa Idin Ku Yaal Naga Aamusa 😢 Maalmihii Wacnaa Wey Soo Socdaan 😢💯🙏

  • @MariaAbdisalansheik

    @MariaAbdisalansheik

    6 күн бұрын

    Wllo qof walba dhibaa haystaee ilahay hawlahaga haku fududeyo ee hana nacdalin jacaylkuna hadanu ahaynba ka ugu xanunka badan wax yarba ka xanun badan😢❤

  • @kadraaden3624
    @kadraaden36247 жыл бұрын

    Maasha Allah heestan caadi mahaan malmihi waacna waay sosocdaan insha Allah waay itabatey heestan

  • @Axyaadunya
    @Axyaadunya Жыл бұрын

    Malmihiii wacna waay soo socdaaaan😭

  • @fadumokaamil1257
    @fadumokaamil125724 күн бұрын

    Waa san oo baryiyo maalmihii wacanaa wy soo scdaan

  • @yahyeabdi9153
    @yahyeabdi91533 жыл бұрын

    Sanadkii 2019 dhamadkiisa dhageysan jiray anigo Ku haminayay gabadha jecla wada soconay muda 3 sana ka badan in an gursada horanta 2020 o kaso gudubnay balse calaf aya Halka Ku eka o anigo gurigi diyariyay alab dhigay ayan isku dhacnay halka ayeyna wax walba Ku burbureen waxanse u rajeyna guur wacan sido kale anigana badal kheyr qaba amiiin

  • @heegansports3818

    @heegansports3818

    4 ай бұрын

    Sorry 😞

  • @MariaAbdisalansheik

    @MariaAbdisalansheik

    6 күн бұрын

    Hada ma heshay qofkaagi mise weli malmihii wanna rajeyneysa❤😢

  • @rahohussen8528
    @rahohussen85285 жыл бұрын

    2019/7/ 7 ❤️❤️❤️ maalmihii wacnaaa way so socdaan inshallah 🙌🏻💚💚💚

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed12743 жыл бұрын

    Aniga gabadha aan isku fasal nahay jecelaaday una sheegtay saddex mar oo mudo u dhaxaysay xataa saaxiibteee u diray laakin I fahami waysay still welu inaan vid kalae jeclaado waa Kari lahay ❤️❤️❤️maalmihii wacnaa way Soo socdaan

  • @NajmaClaahi
    @NajmaClaahi3 жыл бұрын

    4/12 /2020 maalmihii wacnaa wali sugayaa inshallah allow noo sahal amuuraha😭🤲

  • @disisfunny88
    @disisfunny883 ай бұрын

    Ugu danbeyn maalmihi wacnaa waan ku jiraa waxaan heestan dhageystaba 😢 waanan qoslayaa hada 😂 Samra soomaliyey 🎉

  • @Sooffe

    @Sooffe

    2 ай бұрын

    ilaahay hakuubarakeeyo walaale❤

  • @berlula775
    @berlula7753 ай бұрын

    Maalmihii wacnaa wey so socdan insha allah 😢😢

  • @mulimuliadde75
    @mulimuliadde754 жыл бұрын

    Malmihi wacna we so socdan 😢😢😭😭 Alaska -America 🇱🇷

  • @barniyeey2307
    @barniyeey2307 Жыл бұрын

    Still I,m waiting 😭😭better days🔍🔎

  • @quuen9709

    @quuen9709

    Жыл бұрын

    Some

  • @kamaalmohamed7061

    @kamaalmohamed7061

    Жыл бұрын

    waligey youtube comment kama bixin wlhi lol😂😂 Malmihi wacna weeyso socdaan never give up ❤

  • @bashair_mhamud7081

    @bashair_mhamud7081

    8 ай бұрын

    Same here😭😭

  • @BadriaDiamond

    @BadriaDiamond

    7 ай бұрын

    Way imanayaan 😢 2023 sugya mana niyad jabin weli

  • @amiraderkis7884

    @amiraderkis7884

    5 ай бұрын

    In shaa Allah u will get it all of u just sabarka baadiyaa perhaps u are in better days but u don't know everything alx iskaadaha my fellows somalimxmed

  • @lakicabdi5999
    @lakicabdi59996 жыл бұрын

    Qalbi wayayoo wehelku jecelaa wabi kala xidhoo wayahad qabtiyo wakhatigan adagi uu ku dhafayaaa....wasano barayiyo maalmihii wacanaa way soo soocadan.....illhayow maalmo aaan dhibta ihaysta ku iloobo iga dhig.....jacayl danbena ha ibadin

  • @juweriaahmed9693
    @juweriaahmed96937 жыл бұрын

    wasanaho marayiha maalamihi wacanah waayi soh socudana cml khyr allah hakadhigo.....

  • @inantiiahmed246
    @inantiiahmed2467 жыл бұрын

    Zack,jaylaani iyo anshaxx 😍😍😘dad jirra

  • @kamilaalinor7329
    @kamilaalinor73294 жыл бұрын

    Maalmihii wacnaa waa so socdaan ❤ 8/07/2020 habeen arbace ah 20:47 Pm

  • @Ayni88
    @Ayni88 Жыл бұрын

    December 2022, Maalmihi wacnaa way soo socdaan.

  • @amirajeelle4497
    @amirajeelle44977 жыл бұрын

    Qalbi waayayo wahelku jecla Ax aduunyadu waa iska intiixan wallhi waa run naf waangsanay lama warayee hadii uwad yiimad alloow nasaamax

  • @ayalelmi3932
    @ayalelmi39327 жыл бұрын

    ZACK Films waa chenalka kaliya ee ugu shidan yuo tube ka mhdsnd ❤❤❤❤

  • @Truppaa
    @Truppaa7 жыл бұрын

    Waanu sugaynay heestan Qoraalkeedda, Mahadsanid Zack 💯👏🏻👌🏾👌

  • @mostfmostf8594

    @mostfmostf8594

    4 жыл бұрын

    Maalmihii way soo socdaan insha.allh🤲🤲🤲🤲🤲😓😓😓

  • @hamdaabdi6712
    @hamdaabdi67124 жыл бұрын

    Qalbi waayayo wehel kuu jeclaa😭💔 still I am wating maalmihii wacna😢😭💔

  • @user-qq4my4zc2t

    @user-qq4my4zc2t

    4 жыл бұрын

    Malmihi wacna we imaanayan inshllh💔

  • @hamdaabdi6712

    @hamdaabdi6712

    4 жыл бұрын

    @@user-qq4my4zc2t Insha Allah 😘

  • @zuniita_isse3105
    @zuniita_isse31054 жыл бұрын

    Waayahaad qabtiyo wakhtign adagi wu ku dhafaya waa sano baryiyo maalmihii wcna waan sugaa wali 26/11/2019

  • @dekhohussein9141
    @dekhohussein91417 жыл бұрын

    malmihii wacnaa waa soo socdaan😢😢😢😢😢😢

  • @umhanad659

    @umhanad659

    6 жыл бұрын

    lajaceley Hussein

  • @FaadumoahmedmxmdMxmd-ro5hh
    @FaadumoahmedmxmdMxmd-ro5hh2 ай бұрын

    4/5/2024 rajo igalisa mawjadaha waqtiga iskaga celiyaa markan ku dhawaado in aan rajo gabo 😢aniga iyo qokayga waqti aad uadag na dhexyaala allow calaf isku kaayo dar yaa rapi😢😢

  • @mawliit.mahametapdi
    @mawliit.mahametapdi8 ай бұрын

    Waayahaad qaptiyo waqtigan adagi wuu ku dhaafayaa 7/11/2023 (university student, preparing double degree “health and medicine & computer science” )

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 Жыл бұрын

    29/12/2022 maalmihii wacnaa way soo socdaan still single nimo ayaan ku jiraa 💗

  • @xaajimaxamedhashi3262
    @xaajimaxamedhashi32627 жыл бұрын

    hees mahan heeso yaal weeye maal mihii wacnaaa weyso socdan

  • @shamai1570
    @shamai1570 Жыл бұрын

    Hopeful and very inspiring still with encouragement ☺️☺️🙂🙂☺️ love it Anshax great

  • @maxamadcabdirashid935
    @maxamadcabdirashid9355 жыл бұрын

    18\1\2019cidii dawaneyso ismuu ji lekta

  • @ayanaden4037
    @ayanaden40377 жыл бұрын

    Wow cadi ma ah malmihii wacnaa way sosocdan inshallah wait inshallah

  • @ifrahdaher1526
    @ifrahdaher15267 жыл бұрын

    hestn wakhtigan waban u bahna anigaby iga hadlysa thanks wallky zack intd no fududynysid

  • @ZACKFILMS

    @ZACKFILMS

    7 жыл бұрын

    Adigaa Mudan Walaashay Ifrah

  • @faisayousuf2351

    @faisayousuf2351

    5 жыл бұрын

    Ifrah Daher Zidkale zxb

  • @mohamedabdiaddem9161

    @mohamedabdiaddem9161

    4 жыл бұрын

    @@ZACKFILMS good appreciate

  • @maxamedxuseen8387
    @maxamedxuseen8387Ай бұрын

    Xiriir 2 sana ja badan waan sugaa maalmihi wacnaa I.a maalin maalmaha kamida

  • @shaaficicali2011
    @shaaficicali20115 жыл бұрын

    Maalmhii wacan way soo cadan inshaalh

  • @beerlula598
    @beerlula598 Жыл бұрын

    Naf wanaagsaneey Lama waaraye Haddii aan wad iman Waayahaad qabtiyo Wakhtigan adagi Wuu ku dhaafayaa Wa'san oo baryiyo ............................. ............................

  • @nimcohassan8115
    @nimcohassan81155 жыл бұрын

    Ilahy hayoow maalmihii wacnaa isoo dhawee

  • @clraxmaangaasofficial2589
    @clraxmaangaasofficial25894 жыл бұрын

    Woooooow heez xaZuuz igu leh waan idin zalaamay culimoh

  • @Said-M0h-Said
    @Said-M0h-Said11 күн бұрын

    Maalmaha wacani gaabis weeye😢 Waan daalnay sidan u sugynay fadlan rajada beenta ah hanaga daayaan malmaha wcani haday dhalanteed yihiin😢😢

  • @sadaamkhaliif9602
    @sadaamkhaliif96025 жыл бұрын

    Waa San oo baryiyo maalmihii wacnaa way soon soc daa taasan Ben ahayn yaa igu raac San leka saara huno

  • @Abdifatah_Hussein_Garweyne_
    @Abdifatah_Hussein_Garweyne_7 ай бұрын

    Allaha Maalmihii wacnaa Hanoo rumeeyo Somaliyeey 23rd_December_2023 Sanad Cusub Nolol cusub Qof cusub Age Cusub Wadan Cusub 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @SAFWAN.0.499
    @SAFWAN.0.4996 ай бұрын

    Malmihii wacnaa way soo socdan 😢

  • @RaxmoCabdulaahi-f4d
    @RaxmoCabdulaahi-f4d15 сағат бұрын

    Nafteydaayy gacalo sabar maalmihii wacnaa wey kusoo socdaan l,a😢

  • @zamzamissa7594
    @zamzamissa7594 Жыл бұрын

    Insha allah ya rab 00:00 habenimo haben salasa ah 27/09/2022 Malmihi wacna way so socdab🤲❤

  • @zafioqueen540
    @zafioqueen5405 жыл бұрын

    Wadna caashaqoo 💜 Wacad ruux la galay 💙 Walaal kala kulmoo ❤

  • @ameeramahammad4428
    @ameeramahammad44285 жыл бұрын

    Maxa ku dhacay " MAALMIHI WACNA " sida an o sugay ayey gaboobay 👵😧 #ALLAH_Give_Us_Happiness 🖐💌⚘🕊

  • @rooblemahamedali4290

    @rooblemahamedali4290

    5 жыл бұрын

    Insha alla Waa so socdaan wl

  • @wardirashid8874

    @wardirashid8874

    4 жыл бұрын

    Adoo rajaynayay maalmo wacan isku dayy inad abuurato adigu farxada

  • @labbadhagaxnindhexdoodkaso2952

    @labbadhagaxnindhexdoodkaso2952

    4 жыл бұрын

    Aamiin aamiin yaa Rabbi

  • @ameeramahammad4428

    @ameeramahammad4428

    4 жыл бұрын

    @@rooblemahamedali4290 inshallah 🤲

  • @ameeramahammad4428

    @ameeramahammad4428

    4 жыл бұрын

    @@wardirashid8874 😐

  • @ibraahinibraahin870
    @ibraahinibraahin8704 жыл бұрын

    💞💞💞💞💞💞💞kutaageera anshax heestan anaaba mooda inay iga hadlaso😚

  • @yaxyeym3766
    @yaxyeym376610 ай бұрын

    Still I’m waiting better days😢 4/9/2023 10:37 habeenimo salaasa soo galayso

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri4 ай бұрын

    "Wadna caashaqoo Wacad ruux la galay Walwal kala kulmoo".

  • @munadhawrsancabdilaahi4854
    @munadhawrsancabdilaahi48548 ай бұрын

    Malmihi wcna 2024😊

  • @galadomar2121
    @galadomar21217 жыл бұрын

    +zack films 👏👏 sxb lyrics wad haysaa and by Editing halkaada kasii haay masuul

  • @JOHNJOHN-hl6jg
    @JOHNJOHN-hl6jg7 жыл бұрын

    Waa San oo baryiyo maalmihii wacanaa way soo socdaan inshall Allah

  • @ubaxmaxamud205
    @ubaxmaxamud20511 ай бұрын

    Maalmihii wacnaa way soo socdaan❤

  • @kadraaden3624
    @kadraaden36247 жыл бұрын

    heestan caadi mahaan malmihi waacna waay sosocdaan insha Allah

  • @waladhoussein3158
    @waladhoussein31587 жыл бұрын

    waa waa heesi iyo baahd ruunti zak film lyrics aad noo saamayso waaxan kaa bartaay in faarabadan af somaliga merci beaucoup fr

  • @GunduganBootaan-lc7iy
    @GunduganBootaan-lc7iy2 ай бұрын

    Waysoo socdaan inshaalh

  • @abaazlabagolee676
    @abaazlabagolee6767 жыл бұрын

    waad noo dhib yaray say akhriska 🐽😍😍😍😍

  • @mbreezysnowdan3558
    @mbreezysnowdan35587 жыл бұрын

    Mahadsani Zack waaad nadeeqday 💐💐♥️♥️♥️❤️️💝

  • @snm-zakisnm7
    @snm-zakisnm7 Жыл бұрын

    Wayahad qabtiyo wakhtigan adagi wuu ku dhafaya 😢💔💔💔🙇🔥🎧

  • @leadershafi-od6wt
    @leadershafi-od6wt2 ай бұрын

    Ila inte dhaha malmihi wacna wey so socdan gabar aan is heclyn aya yar sxpo ahyn dumashi ahan u baray isaguna qofti isku Kaya diray tarikhdu waxay ahyd 2020 Bishi 10 Hadan wa 2024 4 23 9:20. WElina wa suga ine mar un iso labato hestan nafta ku sasaba😢😢

  • @user-gu4qg2fl7u

    @user-gu4qg2fl7u

    2 ай бұрын

    Wll isku day inaad ilawdo qoftaas noloshuna waa horay u socod ee dib haw noqon I.a wad heli qof ku qalma

  • @user-km4rf1jf8o
    @user-km4rf1jf8o2 ай бұрын

    Malmahi wacana weey so socodan ❤

  • @najaxnalkaofficial6532
    @najaxnalkaofficial65323 жыл бұрын

    Wa sano baryiyo ma lmihii wacana way so sacadan waqtigo I samadan rabow ku wydiistay🤲🤲🤲🤲

  • @aashawariya8840
    @aashawariya88405 жыл бұрын

    cajiiib wlhi hestaan in u fanankaan qadaay ma u maleyneyniin malmo adaag ayaan Ku jiiraa mise saxibkey ayaa igu sasaabo malmihii wacnaay wey so soocdaa asha iska samiir allle ha ika daayo nafta ka raliya bbe 💟💟💟💟

  • @kingpadriofficial8067
    @kingpadriofficial80674 жыл бұрын

    Waayahaad qabtiyo Wakhtigan adagi Wuu ku dhafayaa Wuuuu wu ku dhafayaa 2016 ilaa 2020

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan82503 жыл бұрын

    Malmihi wacna wayso socdan l.a😭❤

  • @empiresaara9927
    @empiresaara99274 жыл бұрын

    Maalmihi wacna way soo socdaan👏

  • @boqran2149
    @boqran21496 жыл бұрын

    Still malmihi wacna way so socdan 😢😢😢 wed augest 8 /2018

  • @luulalaki6957
    @luulalaki69576 жыл бұрын

    Qalbi waayayoo wehelkuu jeclaa wabi kala xidhoo 😢😢 allow noo soo dadaji maalmaha wacan waan sugaynaa

  • @nimcodagan9258

    @nimcodagan9258

    6 жыл бұрын

    waan sugayna isha Allah

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk5 жыл бұрын

    Malmihii wacna...waan soqatey ..mirihiisa waan haley...Alle Mahadiis...hadana waxaan dhowro..mid cusub aan... ku nasto...inshaAllah...😗

  • @mustafmaara
    @mustafmaara7 жыл бұрын

    wwwwwww NiCe song ALA CaLoosha (ANSHAX)

  • @user-lh2fk5gs1v
    @user-lh2fk5gs1v5 ай бұрын

    Qalbi wayayo wehel kujeclaa wabi kala xiroo 😢wayahad qabtiyo wakhtigan adigi wu kudhafaya😢waa san oo baryiyo malmihii wacna way soscdan😢 2:33 malin khamisaaa ilahow amuraha sahal

  • @Milgomaariin
    @Milgomaariin4 ай бұрын

    maalmaha wacani la sugee waala sameeyaa ❤😢

  • @Sooffe
    @Sooffe2 ай бұрын

    Dhalinta soomaali alle haguuleeYo❤

  • @naruuracdey8907
    @naruuracdey89075 жыл бұрын

    Maalmihii wacnaa weey soosocdan insha'allh😍🙏

  • @naziyapea8871
    @naziyapea887118 күн бұрын

    Still I’m waiting these days 💔🖤

  • @zuhuurzalaat8756
    @zuhuurzalaat87567 жыл бұрын

    rajjo ayaan dareemaaa ... maalmihii wacnaa wey socdaa

  • @nuuxnasricali4616
    @nuuxnasricali46165 жыл бұрын

    Wayahaad qabtiyio wakhtigan adagi was dhaafayaa Maalihii wacnaa waa soon sicdaab

  • @user-lu4rw7nj9g
    @user-lu4rw7nj9g7 сағат бұрын

    Waarutsi wlhi ishalh ❤❤❤

  • @maxamedmaxamuud826
    @maxamedmaxamuud8264 жыл бұрын

    MalmiHi wacna way so socdaan cafimad iyoH cimri dheer

  • @rahmamacalin
    @rahmamacalinАй бұрын

    Maal mihii wacnaaa 2024😢😢😢

  • @asadyasin8811
    @asadyasin88116 жыл бұрын

    Anshax wll walahi wan qiroday hestada dartii wan kujec lahay iLove you.wasan obariyo.malmihii.wacna.way.so.soc.daan .inta jecel anshax siday.da u o.man.Like.sara.azxby

  • @mohahassan7504
    @mohahassan75046 жыл бұрын

    Waansugaya maaalmahii wacnay insha allaah

  • @sharmaakesiciid1693
    @sharmaakesiciid16937 жыл бұрын

    waayahad qabtiyo wakhtigan adagi wuu ku dhaafaya wlh iga iibsan heestan

  • @hasansayid3954

    @hasansayid3954

    5 жыл бұрын

    25/1/2019 cida daawanasa like igu jugsii

  • @abdishakurosmanfarah6821

    @abdishakurosmanfarah6821

    4 жыл бұрын

    M . Fanaan een taakeero oo cod macaan heesteen way ika gadan tahay wan jaclehey maalmihii wacnaa way soo socdaan

  • @amrantahliilcali7043
    @amrantahliilcali704320 күн бұрын

    Maalmihii wacnaa wey soo socdaan😢

  • @cabdiraxmanabuukarcrmnabuu5796
    @cabdiraxmanabuukarcrmnabuu57965 жыл бұрын

    is the best song "maalmihii wacaa way soo socdaan" like igu caawiya

  • @munacisman5891
    @munacisman58913 жыл бұрын

    1/9/2020 Wali wan sugaya Malmihi wacnaa inshallah

  • @allahwithme1310
    @allahwithme13107 жыл бұрын

    heesta Dajiya e fanankan anshax so dhig wll ad ujeclahay hestaas

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane8 ай бұрын

    Wali waan sugayaa maalmihii wacnaa🤕

  • @asliinaabdulahi6818
    @asliinaabdulahi68186 жыл бұрын

    Inta hestan dhagesaty like isaraaa asxabta

Келесі