Cabdi-Jibaar Alkhaliiji

Ойын-сауық

Waxay ka mid ahayd riwaayad (Xishood & Jacayl) lagu dhigay sannadkii 1986-dii magaaladda Abu-Dhabi ee Isutaga Imaraadka Carabta. Riwaayaddaas oo ay ka qayb galeen hobbollo badani.

Пікірлер: 203

  • @youngbile2323
    @youngbile23234 жыл бұрын

    Yarantaydii ayaan heestan maqli jiray mantana heer jamacadeed ayaan maraya wllhi waa hees aan jeclahay ❤️❤️❤️💯 🔥

  • @adenmohamed6404
    @adenmohamed64045 жыл бұрын

    16/02/2019 waali waa heesta aan aadka u jeclahay ruunti. Qofkii commentika aqriyoow like isaar fadlaan.

  • @oumal3765

    @oumal3765

    3 жыл бұрын

    Waad ku dawarsanaysa abwaan ka

  • @cabdinasirclle2453

    @cabdinasirclle2453

    2 жыл бұрын

    Oky

  • @cabdinasirclle2453

    @cabdinasirclle2453

    2 жыл бұрын

    @@oumal3765 umuloow waad kudawrsaneeysaa macnaha waad kutuugsaneeysaa taaasi nasab kuma haflo boonkii iyaha artooriyooe aahumaa kuhees naanaabyahoow aqlaaqdii kaxumastoow fac facyou

  • @asmaoush151
    @asmaoush1515 жыл бұрын

    2019 Qofkii DaawanaYa Like isaar Anigu Heesta wan jecLaHaY

  • @ferayarre2044
    @ferayarre20445 жыл бұрын

    Cabdi jibaar na waa fanaan Faladagana waa fanaan Aduun aan lakala xishoooon

  • @abdirahmantararbotan5067

    @abdirahmantararbotan5067

    4 жыл бұрын

    Kkkkk faladagan haxishoodo

  • @aminabdirahman9699

    @aminabdirahman9699

    3 жыл бұрын

    Hhhh hhhh

  • @RaxmoXuseen-te7co

    @RaxmoXuseen-te7co

    2 ай бұрын

    😂😂😂

  • @Khaalidcade01

    @Khaalidcade01

    17 күн бұрын

    jiilka maanta hadi labadooda lakala dooransiiyo shaki kuma jiro inay aladagan dooranayaan😂

  • @ahmedaliwaqooyi2678
    @ahmedaliwaqooyi26786 жыл бұрын

    Yaa daawanaya 2018 Camar abdulahi harawo iyo Cabdi jabaar Like ii soor

  • @nimcoism

    @nimcoism

    6 жыл бұрын

    Ahmed Ali waqooyi me

  • @osmanmohamoud143

    @osmanmohamoud143

    5 жыл бұрын

    Camar kkkk abt Qamar dheh lol

  • @runsheeg1xbet969

    @runsheeg1xbet969

    3 жыл бұрын

    2021 ayaan dhegeysanayaa

  • @NimcoXuseen-fs3ce

    @NimcoXuseen-fs3ce

    2 ай бұрын

    2024😂😂

  • @RaxmoXuseen-te7co

    @RaxmoXuseen-te7co

    2 ай бұрын

    2024😂

  • @truthseekeralways7050
    @truthseekeralways70504 жыл бұрын

    This is My Favorite Somali Language 🇸🇴 Play so Far It's Great Play,Musical 10/10👍🏼 2020

  • @hanuush6787
    @hanuush67874 жыл бұрын

    Legend c/jibaar khalaji ❤️ Xasuus wlhi heesaha somalida waxan ugu jecelhy heestan iyo heesta sabaalo ee ay qadaan axmed gacayte iyo Amina cabdillahi heesta sabaalo waa heestii igu horaysay ee aan Barto ama wax hees ladhaho Ku Barto ee maqal hees igu horaysay dhagaysi iyo maqalba 😥 2004tii ayaaan ano yar oo 4sano jir ah markaan hadal bartay Ayaan qaado jiray yacni adeeraday iyo edoyinkay iyo asxaaptooda oo dhalin yari ah dhagaysan jiray. Xata anigan walalahay waan ugu wayna oo hoyaday iyo abahay illhy haydaaye way yar yarayeen way dhagaysan jireen❤️😂😂Cajalada ayay Ku dhagaysan jireen cajalada kii garanaya ayaa garan kadib waan Yara markaas Ayaan qaadi jiray 😂😂😂 waqtigu waa cajiib wlhi caruurnimo iyo hargeisa cadey xasuus ayay ahayd allow walidkay idaaa imika isku meel MA joogno 8sano iyo badh Maan arag wllylin abahay walalahad farxad isku aragno Mar danbe iso duceeya kolay wuu dareemi Kara qof walidka ka fog yahay ❤️❤️❤️❤️💋 2 October 2019ka

  • @Qalbiholcay692

    @Qalbiholcay692

    4 жыл бұрын

    Allaha kula kalan siiyo, qof qalbi wanagasana tahay wll

  • @maxamedcaalin9044

    @maxamedcaalin9044

    4 жыл бұрын

    Illahay nabad haysku kiin tuso

  • @fartuundiomond
    @fartuundiomond9 ай бұрын

    2023 weli dadka hestan dhageysanaya like ❤😊

  • @abdinhomohamed3573
    @abdinhomohamed35735 жыл бұрын

    Ma jirkey damqanaayaa kugu oolin deeqa▪ 😣 old is gold wlhi 18•12•2018

  • @kadraali9180
    @kadraali91805 жыл бұрын

    ruwayadaan . jaceyl iyo xishood ayaa la yiraah . caadi maahan waan jeclahay . .faniin badan ayaa ku jira . kuluc .khadra dahir .kinsi . qamar . dacar . soraan

  • @deeqxasan2477
    @deeqxasan24775 жыл бұрын

    2020 yaadawanaya like iisaara

  • @NimcoXuseen-fs3ce

    @NimcoXuseen-fs3ce

    2 ай бұрын

    2024😂😂😂

  • @najamamahad2368
    @najamamahad23684 жыл бұрын

    20 10 2019 Yaaa ila DaawaNaYa liketa Ha ila dhaafiNa plz MahadsaNid

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 Жыл бұрын

    Fanaan Abdijibaar Khaliji iyo Qamar Abdillahi Harawo

  • @taliyeomar9433
    @taliyeomar94337 жыл бұрын

    I used to listen this song when I was a teenage and it still touches me whenever I listen it again.

  • @moadam1
    @moadam15 жыл бұрын

    Yaa daawanaya 2019 Like saar

  • @zuhaybofficial9453
    @zuhaybofficial94535 жыл бұрын

    Wlhi fanaan aantaagero ba imik isagaa jira i love cabdi jibaar

  • @suldansharci3726
    @suldansharci37267 жыл бұрын

    21/08/2017. still watching 😍

  • @cabdiraxmaanstudio206
    @cabdiraxmaanstudio2065 жыл бұрын

    Heestan anigu kuma raaxaysto, markaan u baahnahay woxoogaa qiiro ayaan daaraa.😭 waxay iga tahay mooyiye laxankaasi uun baa meel i taabta.

  • @user-wv9gx5hd6q
    @user-wv9gx5hd6q Жыл бұрын

    2023 StEeL lestning ❤

  • @saalimeey2799
    @saalimeey27997 жыл бұрын

    dad waa dadkii hore fanana waa kii hore hees ku fool xumaa kuwa hada jooga Anyway old is a gold

  • @Machid_
    @Machid_3 жыл бұрын

    Still Listening😂❤

  • @hamdiamohamed296
    @hamdiamohamed2967 жыл бұрын

    heestan kma caajiso dhagaysigeeda💜

  • @mohamedtechguy7017
    @mohamedtechguy70176 жыл бұрын

    Yaa dhagayzanaya 2018 like

  • @mdianjumdianju7294
    @mdianjumdianju72948 жыл бұрын

    heeeestaaan waaaka danbeeeyaaa waaanaaa qiso jirto bulshada dhax marto asxby

  • @mohaahmed5097
    @mohaahmed50973 жыл бұрын

    24/12/2020 qofkii daawanaya like saar anigu heestan waan jeclhy💞💖

  • @abdisalamalihassan4931
    @abdisalamalihassan49314 жыл бұрын

    10 03 2020 11:18pm kampala uganda

  • @abdulkadirmuse7555
    @abdulkadirmuse75553 жыл бұрын

    15 years later hees igu wayn cabdijibaar alkhaliiji

  • @cabdiwali6738
    @cabdiwali67387 жыл бұрын

    waa markii imisad daawado waaba Nac Nac heestu macaana Viva Cabdijabaar & Qamar Harawo

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi2 жыл бұрын

    Allahayoow Dadkii Dhintay I Naxiiso

  • @abdinasirnaale272
    @abdinasirnaale2726 жыл бұрын

    Who is watching this in 2019 Hooy hooy ma dabeecaddaadaa ma anaad igu dayeysaa. Ma jirka i damqanayaaba kugu oolin Deeqaay

  • @ASADABADIHAAJI
    @ASADABADIHAAJI6 ай бұрын

    2024. Hadad dhagaysanayso waad legend dhaaftay ee qoraalka love saar❤

  • @mrcima
    @mrcima2 ай бұрын

    commanti gaan ama faaladaan an hadda qorayo waxan uso laaban doona markan hadaf keyga gaari waxan hadda kusganahay dalka kenya gar ahan nerobi sacaduna waxey mareysa 10:19 maalin ah kowda bisha may 2024 waxan rajjo weyn kaleyhay wadanka canada 🇨🇦 ina tago i.a markan taga faladan so raadina qofkki arka iso duceyo hestan nah waxe kamid tahy heesha ugu jeclahy ❤nabad iyo is jeclansho idin dardarmaya somalaaay❤

  • @Mrcima-o2y

    @Mrcima-o2y

    25 күн бұрын

    Wa isla anigi o ciwan kle so kaso hadlaya waxa kaso wareeegate waqtiga qore muddo bil ah mana rumeysanyesid bishas dhan ine maalin cml ila tahy aduunki wo is si badalaya waqtiga barakada laga qaade allow riyaneena norume ❤10:02 😊 maantana wa arbaco ee waliba shaqada fasax iitahy alxd alla kumahadsan wax walbo❤

  • @maxamedcalibulaybulay2167
    @maxamedcalibulaybulay21674 жыл бұрын

    dadkii hore xigmad lagu gaadhi mayo

  • @kamalyusuf2221
    @kamalyusuf2221 Жыл бұрын

    18/2023 Xaasekeyegii baa igaa xassuneya cawo oo adsbaaba joogtee ..an baan joog Dautschland

  • @abdihollandshow2147
    @abdihollandshow21476 жыл бұрын

    2017 wali wey shidantahey

  • @yusuffuad246
    @yusuffuad2466 жыл бұрын

    2009 ayaan daawaday 10 Sano jir ayaan ahaa kkkkkkkkk inan aanu deris ahayn ayaan jeclaa hada labo caruuura ayay leedahay Minnesota ayay dagan tahay xasuus kkkkkk malinkay iigu darnayd intay i diiday ayan caayay misay aabahay ii sheegtay abti budh ayaa layla dhacay kkkkk 2009 ilaa hada sanadkii ayan mar dhagaystaa heestan allaw wakhti tagay soo celi

  • @reymaz8

    @reymaz8

    4 жыл бұрын

    10 sano mu jcl kuku gly waa wqti wle

  • @queengobaad4144

    @queengobaad4144

    3 жыл бұрын

    Hh 10sano jclaa

  • @maxamedbulzhaawi3733

    @maxamedbulzhaawi3733

    3 жыл бұрын

    Hhhhhh waxapaa kazo maray pro nin adag tay hhhh

  • @dahirali5957
    @dahirali59577 жыл бұрын

    ma daf bad naso leedahay sidi daadki xaaboole😃😃😃

  • @siciidismail8152
    @siciidismail81524 жыл бұрын

    1999 aya wlhi dhegysn jiray hestan up to now wa jeclhy 20 sano ka hor

  • @khadarbashir5619

    @khadarbashir5619

    4 жыл бұрын

    wa sanadki an dhashay 🤟

  • @Mrcima-o2y

    @Mrcima-o2y

    25 күн бұрын

    @@khadarbashir5619m.a anigana xilliga uur xita kuman jirin😂2004 kuwi sanadka dhasha ahy hadane hesahi hore kuheysta😅

  • @cabdifataahcabdilaahi6769
    @cabdifataahcabdilaahi67696 жыл бұрын

    14-9-2017 Now 1:27pm I steel watching Somaliland hargeisa

  • @Dhacdooyin.1
    @Dhacdooyin.1 Жыл бұрын

    From 2023 🙋‍♂️

  • @sadiamahmoud7434

    @sadiamahmoud7434

    3 ай бұрын

    From 2024 🙋🏾‍♀️

  • @mrcima

    @mrcima

    2 ай бұрын

    ​@@sadiamahmoud7434isku mid 2024 waliba lama todobaad kaso waregate faladaada😊

  • @bakarbiixibootan4742
    @bakarbiixibootan47425 жыл бұрын

    Sida hablaha somalida ee nagu walay snapka iyo instegramka ayey u labisan yihiin waligeen wan hormar saneen 2019

  • @nimcomaxamed1899
    @nimcomaxamed18993 жыл бұрын

    5/04/2021 dawanayaa legendary abdijibaar al khaliiji♥️✨

  • @sanani2
    @sanani212 жыл бұрын

    thanks bro tixraac

  • @Harundawah
    @Harundawah3 жыл бұрын

    November 29 2020 still my favorite 😍

  • @asadabdullahi7620
    @asadabdullahi76208 жыл бұрын

    wa mid asal ah hesahanadan socdo mid garta kumajirto walahi Waaaw alkaline ji

  • @FARXYOBELLO

    @FARXYOBELLO

    7 жыл бұрын

    Asad Abdullahi alkhaliiji

  • @laswafan1573

    @laswafan1573

    7 жыл бұрын

    asaga.ma.ku.dhalay

  • @sergiomacasaro3194
    @sergiomacasaro31944 жыл бұрын

    Alkhaliiji legend weye AUN bal 2019 September hada daawanysid like iisaa

  • @sadetravelvlogs

    @sadetravelvlogs

    2 жыл бұрын

    Waa nool yhy wll qaali

  • @samirhassan6221

    @samirhassan6221

    2 жыл бұрын

    Ninku wuu nool yahay muu dhiman

  • @abdifatahmohamet1422
    @abdifatahmohamet1422 Жыл бұрын

    27/11/2022 listening 👂

  • @nankanakkababnanammamamam8632
    @nankanakkababnanammamamam86326 жыл бұрын

    Ax Ax Ax alaylehe hees dhe yaa dawanaya 2018/01/17

  • @aninitcoppitcher7175
    @aninitcoppitcher71754 жыл бұрын

    Adeer inanta baroodo iyo luuf-luuf ayey dalbatay Gabdhaha deeqo ladhaho waa deeqsi jaceylku ku eektaan raga

  • @maahirmediaproductions6150
    @maahirmediaproductions61505 жыл бұрын

    Still watching 2019😍😍😍

  • @mohamudsaed8522
    @mohamudsaed85227 жыл бұрын

    heestan barigaan odayga ahaa aad ban u jeclaa imkase anigoo inanyara mar mar baan ku riixa

  • @cabdimawel1932

    @cabdimawel1932

    4 жыл бұрын

    Hhhhh sideeeee hadaaa

  • @kunkaroon3154
    @kunkaroon3154 Жыл бұрын

    Still loving this song😋❤️🥶

  • @zacahmet844
    @zacahmet8444 жыл бұрын

    ruwaayadii xishood jaceyl , cabdijabar fanan cod miisaan leh , qamar harawo jiliiinkeeda caadi maahan.

  • @bilaalahmedalitatico3837

    @bilaalahmedalitatico3837

    4 жыл бұрын

    Qamar Khan waa kinsi

  • @mohamedamiin8996
    @mohamedamiin89966 жыл бұрын

    Yaa dhagaystay 2017

  • @cawiljaamacmaxamed1508

    @cawiljaamacmaxamed1508

    6 жыл бұрын

    mohamadi fos sassyxxx

  • @mohamedamiin8996

    @mohamedamiin8996

    6 жыл бұрын

    Cawil Jaamac Maxamed hadaban dhegaysanya

  • @Dangarad.01
    @Dangarad.01 Жыл бұрын

    7 Nov 2022, Hargeisa.

  • @AarkaBihidareys
    @AarkaBihidareys6 жыл бұрын

    Wow Go Forward Heesihi Hore Micno Weyn Ba Ku Jira

  • @nuurdiingerman6801
    @nuurdiingerman68015 жыл бұрын

    Heestani waxay Ku jirtay riwayadi xishood iyo jecal waxay ahayeen soraan iyo Ahmed saleebaan bide kuluc kinsi xaji khadra dahiir cabdi jibar qamar harawo

  • @sultanafariiha8932
    @sultanafariiha89325 жыл бұрын

    My favorite song 🥰🥰

  • @ahmedomar985
    @ahmedomar9855 жыл бұрын

    Hees aan in bdn raadineyey abdijibaar khaliiji fnaan weyn

  • @nimcoism
    @nimcoism6 жыл бұрын

    2018 still watching.

  • @saabiryere768
    @saabiryere7688 жыл бұрын

    axsan hees fanaankena weyn khaliiji

  • @abfiwahabmohamed7703
    @abfiwahabmohamed77038 жыл бұрын

    hees aad u macaan cabdijibaar

  • @khadrashacni7912
    @khadrashacni79126 жыл бұрын

    Jecliyaaa heestaa markasta dhagaysta ❤

  • @qaaliluula2335
    @qaaliluula23354 жыл бұрын

    16/6/2020 iyo Hees Waayo waayo, Old is Gold

  • @galadlovren8928
    @galadlovren89287 жыл бұрын

    bbbb hestan walle waqti badan baan radinaye👌👍

  • @thezakaria613
    @thezakaria6136 жыл бұрын

    Steel watching 2018 😂😂😂😂

  • @abdoulrazackbarkadleh
    @abdoulrazackbarkadleh4 жыл бұрын

    wawo waxan dawanyaa 2019/8/22 sacaduu waa 11:20pM

  • @Jidka.toosan
    @Jidka.toosan8 жыл бұрын

    Waxaasaa heesa ama waa layska daayaa

  • @mohamedmubarak9415
    @mohamedmubarak94159 жыл бұрын

    Waah waah !!

  • @abdikanimohamedabdikarim4065
    @abdikanimohamedabdikarim40652 жыл бұрын

    23/09/2021 waqti danbe almost sagaal saac habenimo anigo shift ku jiro mbale hospital regional referral hospital axyaa hees ❤

  • @eliyasabdi7774
    @eliyasabdi77748 ай бұрын

    Still loving this ❤

  • @xlcy.9437
    @xlcy.94376 жыл бұрын

    😥😭2018?

  • @abdiwali9205
    @abdiwali92058 жыл бұрын

    xasuus hestan cdi ma ahan yaranteyda ayan so xasusta

  • @MohamedHassan-le5xl
    @MohamedHassan-le5xl6 жыл бұрын

    Ninkii Qof Dumara ah aaminaa Waaalan, Ragoow Naagi Dhib bay ku galisaa kaama saarto,

  • @asmasahardid8111
    @asmasahardid81115 жыл бұрын

    2019 yey kusocotaa

  • @ilwaadaragwanaag8102
    @ilwaadaragwanaag81026 жыл бұрын

    Yaa dhagystay 2018

  • @somalirealmusic4717
    @somalirealmusic47173 жыл бұрын

    2020 yaa ila dawanaya

  • @mohamedmuse2032
    @mohamedmuse20323 жыл бұрын

    2021 yaa dawanaya

  • @alizamohamed2848
    @alizamohamed28488 жыл бұрын

    waw cool❤❤❤

  • @alexanderonaaji9367
    @alexanderonaaji93677 жыл бұрын

    heestan meeeel ayay itaaa batay wlhi wax dhaba ayay ka hadlaysaàaaaaa

  • @Malia_boy88
    @Malia_boy882 жыл бұрын

    Dad wa dadkii hore sugaan wa sugaantii hore

  • @inacarab4183
    @inacarab41836 жыл бұрын

    aduun baa daraada dariyada habeenkii axyaaaaa heesssssssssssssssssss

  • @sayidasuuban8245

    @sayidasuuban8245

    6 жыл бұрын

    ilaa hada codku isma belin cabdiqaadir al khaliji

  • @daahirfarhan7662
    @daahirfarhan76627 жыл бұрын

    wayo waayo ahaaa

  • @masuulsare8099
    @masuulsare80992 жыл бұрын

    Heestan erayadeeda abwaanka sameeyay isoshega plz

  • @nasreensomalilander9090
    @nasreensomalilander90905 жыл бұрын

    2019 Aya ila dwanya

  • @molyeman6680
    @molyeman66806 жыл бұрын

    Nice song

  • @ajakzdeak1170
    @ajakzdeak11704 жыл бұрын

    Haw somali wa somalidi hore hadal na wa intu ahaa

  • @UB401
    @UB4014 жыл бұрын

    Yaadawady 2020

  • @zamiiraabdilahi8886
    @zamiiraabdilahi88868 жыл бұрын

    yaraaantaydii aadbaan u jecelaa ilaa hada

  • @mohamedamiin8996

    @mohamedamiin8996

    6 жыл бұрын

    Zamiira Abdilahi oo hada ma duq baa tahay

  • @abdifatahmahamed7628

    @abdifatahmahamed7628

    6 жыл бұрын

    Macha alla ana sidoo kale

  • @cabdale7539

    @cabdale7539

    4 жыл бұрын

    heeztn xzuuz gaara bay igu ledahy

  • @aadanaska0506
    @aadanaska05066 жыл бұрын

    Hees xasuusa Aan dhamaan

  • @hodanaxmed8948
    @hodanaxmed89485 жыл бұрын

    Mzha Allah

  • @unknownn_.6725
    @unknownn_.67252 жыл бұрын

    2022 still watching

  • @ikraanjamacateresa7946
    @ikraanjamacateresa79467 жыл бұрын

    waah waah

  • @Abdijalils
    @Abdijalils6 жыл бұрын

    Wow! 😍 😍 😍 😍 😍 😍🙏

  • @mohamedabdihafidissak4759
    @mohamedabdihafidissak47596 жыл бұрын

    Qoraalkeeda ubaahanhy!!

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi2 жыл бұрын

    Cabdijibaar Iyo Viva Soomaalian

  • @abwaankanbaal2281
    @abwaankanbaal22813 жыл бұрын

    Still lestinig 2021 😂

  • @maxamedkarre8075
    @maxamedkarre80755 жыл бұрын

    Cabdi jibaar #Khaliiji #Riwaayadii Xishood iyo Jacayl Riwayadan Nin Abwaan ah aanu Sxb nahay Ehelu Kaftan ah baa igu yidhi Kaftan ahaan waxa la odhan jiray Riwaayadii GX hhhhh Ninkii Garanaya Ayuunbaa Garanaya

  • @jimcaaleabdilahiwacays819

    @jimcaaleabdilahiwacays819

    5 жыл бұрын

    dee indr anaaba garanaya toddobaa ku jira

  • @maxamedkarre8075

    @maxamedkarre8075

    5 жыл бұрын

    @@jimcaaleabdilahiwacays819 Jimcaale Bigiife miyaanu ahayn Ninkaasi😂😂

  • @osmanmaie4870
    @osmanmaie48707 жыл бұрын

    sooraan

  • @jibrilmattan3052
    @jibrilmattan30529 ай бұрын

    Heestan waxa sameeyey Abwaan Ahmed Siciid

Келесі