CABDI-DIINI ( RAAXEYSAN WAAYOO)

Пікірлер: 23

  • @HajjiWarsamah24
    @HajjiWarsamah24 Жыл бұрын

    Xasuustii Cabdiraxmaan Xasan Rooraaye 1970s ama 60s AHUN dhammaantood. Cabdidiini waa ilaahay hibo u siiyey cod cajiib. Kabanka Daauud Cali Masxaf tumo ayaan anigu ku raaxaystaa mooyi waxay tahay. Hadana waan ogahay inay dad badani Jiim jecelyihiin aniga ima qanciyo

  • @JimmyAbdi

    @JimmyAbdi

    Жыл бұрын

    Kaban tumistiisa iyo dhadhankiisu waa AHUN Al-ustaad JIIM SH MUMIN. waxuu ahaa mucjiso mar la arag ah oo Fanka Soomaalida soo maray

  • @khadarhogad5835
    @khadarhogad5835 Жыл бұрын

    Cajaladdan inta goon ee aanan ilaawayn ee aan ku dhagaystay ilaahay baa og.

  • @samaleofficial
    @samaleofficial Жыл бұрын

    Legend of legend abdi diini and ustaad jim sheekh muumin Aun raaxeysan waayee maxay tahay waaba raaxeysateen 🤣🤣🙏🙏❤️❤️❤️❤️🇸🇴👑

  • @yaasir1936
    @yaasir19362 ай бұрын

    Jiim Sh Muumin Big Legend ❤

  • @Askar1969
    @Askar1969 Жыл бұрын

    ❤cajiib Waa kabanki al ustaad jiin sheekh iyo codki cabdi dini

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq12 жыл бұрын

    Layaabay saaxib. Jiim Sheikh Muumin AUN Cabdi diini legend 🙌 ❤

  • @abdirahmanhaydar9481

    @abdirahmanhaydar9481

    Жыл бұрын

    Wllhi jiim shekh mumin laxamiste waa uu dhafay magac kale halo bixiyo

  • @matmat735
    @matmat7352 жыл бұрын

    Heer sare ! Kaban cajiib, cood tolmoon, iyo turuko kaban iyo codbaa

  • @mohamedege-978
    @mohamedege-978 Жыл бұрын

    Amazing voice and song Legend Abdi Diini He was a profesional singer AHUN 22/02/2023 in jigjiga😎✨️

  • @mustafeMS
    @mustafeMS Жыл бұрын

    Yaa Jiim Sh.Muumin ilaalow u naxariiso

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 Жыл бұрын

    Wllhi waa cajip maxamed adan shamuuri oo jiim saxikii ahaa iyo dacar iskana waa uu jogaa uu jeclaa gacatii jiim

  • @abdalejama9685
    @abdalejama9685 Жыл бұрын

    Waxa is helay Ustaad Jiim sh. Muumin tumistiisii cajiibka ahayd & codkii tolmoonaa ee loxdanaa ee Cabdi diini.

  • @wiilqaraami2435
    @wiilqaraami2435 Жыл бұрын

    Kabanka ❤

  • @warfaadiirane7744
    @warfaadiirane77442 жыл бұрын

    Waaah mcn badanaa

  • @maxamedshilke9031
    @maxamedshilke9031 Жыл бұрын

    Quruxdu way ka baxsantahay mala awaalka mucjisooyin faneed oo waawaynbay heestani koobsatay🤦‍♂️🤦‍♂️ garan mayo waxn ka idhaho wllhy ❗❗❗❗❗

  • @ahmedkahin6569
    @ahmedkahin6569 Жыл бұрын

    heesta yaa qaadi jiray berigii hore

  • @abshircarab18

    @abshircarab18

    Жыл бұрын

    Cabdiraxmaan xasan abuuraas heestii rafiiq

  • @luulhassan7154
    @luulhassan7154 Жыл бұрын

    Wooow so amazing

  • @user-yl3vd4uz1y
    @user-yl3vd4uz1y2 жыл бұрын

    Guud son

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Жыл бұрын

    Ish calaa hess

  • @husseinmohamedosman4420
    @husseinmohamedosman4420 Жыл бұрын

    Mesha ragbaa ku kulmay ilahow u naxariiso ustaad jiim

  • @adamhoodaale9443
    @adamhoodaale9443 Жыл бұрын

    Subxaanaka yaa cadiim ❤