Caanobadan, Buuraha Calmadow, SANAAG: Ceeryaamo, Cimilo Cajiib ah & Ciyaar Dhaqameed

Caanobadan, Buuraha Calmadow, SANAAG | Waa Warbixin soo koobeysa cimiladda cajiibka ah ee deeggaanka Caanobadan oo ka tirsan Calmadow, Sanaag. Dadka degaankan ku nool waa reer guuraa, laakiin wax ay u hoydaan daaro sida dadka magaaloyinka deggan oo kale. Ciyaaro dhaqameedyo cajiib ah oo laga ciyaaro gobolka Sanaag ayaa qayb ka ah warbixinta | Caanobadan waxa ay 37 KM dhanka waqooyi Bari kaga beegantahay Badhan, waana halka casha inteeda MADOW ay ka bilaabato | Mohamad Hassan Dhalo oo dhowaan Deggaankaa shaqo u tegey ayaa warbixintan ka diyaariyey.
★ ★ ★ Daljir KZread Channel | Subscribe | 💕 💕 💕 | Follow us on Twitter @radiodaljir ★★★

Пікірлер: 25

  • @abdikanimohamed3768
    @abdikanimohamed37683 жыл бұрын

    ninkan waa wariye asal ah cod wanaagsan masha allaah

  • @suldaanajab8359
    @suldaanajab83592 жыл бұрын

    Allahayow soomaaliya nabad iyo barwaaqo nooga yeel dhamaanteed

  • @omaniyare4031
    @omaniyare40314 жыл бұрын

    Daljir iyo Wariye dhalo guulaysta

  • @AliDaauudDaauud-ed5jo
    @AliDaauudDaauud-ed5jo Жыл бұрын

    Maxamed xasan dhalo wallahi aad baan ugu faraxay noloasha dadka ku nool tuulada caana badan adi waa kumahadsantahay nidaamka aad udoobtay

  • @atiquephone2657
    @atiquephone2657 Жыл бұрын

    War shaah ii siiya wiilka dhulkayga soo mara kuligiis khaasatan kuwa bari lama gaaran ah jidad aan usameysano waa guryahanaga dihan from gaalkacyo

  • @pilanabdi1999
    @pilanabdi19993 жыл бұрын

    M.a waa wiil aaaan jclhy🥰🥰💯

  • @everythingisworkingoutform8368
    @everythingisworkingoutform83683 жыл бұрын

    Maa shaa Allah Tabaarakallaah!! Nooloow Daljir Radio!! Wariye Dhalo...Shaqo wacan!! Keep up the great work!!

  • @abdullahmaakhir
    @abdullahmaakhir3 жыл бұрын

    Waa Salaamayaa Shicibka Degmada Caana Badan iyo Dhamaan Reer Caleed Tolkay Waxaan Leeyahay Dhaxanta ka Gaashaanta Dugsi Adagna Kagala Alaah Haydiiin Siyaadiyo Nabada

  • @cabdallebiya
    @cabdallebiya2 жыл бұрын

    Wrye maxamed xasan dhalo pro keep going 💙💯

  • @saynabmohamed8983
    @saynabmohamed89833 жыл бұрын

    Manshlhaa hakagurinaa joga dhulkinaa

  • @cabdiqaadirjaamac1839
    @cabdiqaadirjaamac18392 жыл бұрын

    Ma ash Allah

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad80273 жыл бұрын

    Cajiib wlhi Soomaali isma taaqaan Dad iyo deegaan

  • @abdifatahawmusse8598
    @abdifatahawmusse85983 жыл бұрын

    Maaashaa alaaah

  • @puntlandland2679
    @puntlandland26792 жыл бұрын

    Hoyada hadalkeda wa jeclahay Calmadow Hyland

  • @ciiseciise3214
    @ciiseciise32144 жыл бұрын

    Mashlla

  • @xamarey8143
    @xamarey8143 Жыл бұрын

    dadkiina banaanka jira kuwan ayaa gaalmo idiinka baahaan oo qalbigoodu wali saafi yahay oo kaankarada qabiilku galin

  • @somalitiktok2878
    @somalitiktok28783 жыл бұрын

    ala macaana dalkenu yaa nabad ka dhiga meshan dabaq banka taagan laha hdn wax haysan laha jawi mcn weye

  • @salmosaylor5304

    @salmosaylor5304

    3 жыл бұрын

    Baayo waa nabad

  • @qalbidaryeele

    @qalbidaryeele

    Жыл бұрын

    ​@@salmosaylor5304 walal nabad ma aha ee nabada qalad hau fahmin waayo nabad waxa layiraahda in qofka hargeisa dagan u dagi karo kismaayo asago dowlad hoos jiifa o oday qabiil iyo reer midna wax waydiisanin taasa ah nabada dowlad gayiga kawada taliso alle haina siiyo i.a

  • @siraadxasan2770
    @siraadxasan27702 жыл бұрын

    2dii duhuŕnimo ayaad dab kulaalaysaan isma laha dhaxanta dhacaysa iyo sida guryohoodu dalleenka u yihiin waa in ay iska dugsiyaan.

  • @omaniyare4031
    @omaniyare40314 жыл бұрын

    Waan Qoslay markuu odaygu waramayey

  • @sdaabokar1978
    @sdaabokar19782 жыл бұрын

    Warsangeligu dad deegaankooda horumariya ma aha. ,aad bay u dambeeyaan marka loo eego puntland inteeda kale..

  • @puntlandland2679

    @puntlandland2679

    2 жыл бұрын

    Beenta weye Badhan so arag calmadow wa meel buuro ah

  • @mohamudhirsi250

    @mohamudhirsi250

    Жыл бұрын

    sheeko aqli xuma qofkan putland maxay hormarisana dadka wad lu gayseen 😊

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis38043 жыл бұрын

    😋Ciyaartu caadi mahan ninba geelanu lahayn dhacay waanu latagay kii laha iyo colbadan ayaa kadaba yimi oo ciudanki waay is helen halkay car iyo wari lays waydarsanayay kama danbaysti dagaalki waadhamaday waxanay kudhamaatay 12 qof oo dhawaca iyo laba dhimasho ah waana koonfur iyowaqooyi halkay koonfu guuldaro lahoyatay halka waqooyina cidamo badan oo aduunki kudhaganyihin🤝🏼 waxu yidhi reer waqooyi waan dhimanaya lakiin layhaysan maayo☺🙉😎🤣🤣🤣

Келесі