C qaadir juba wareysi

Пікірлер: 108

  • @hamdiyo8535
    @hamdiyo85358 жыл бұрын

    ragedi I would marry him in this age walah he is so cute and legend love him

  • @somaalidiasporarealtvanden2977

    @somaalidiasporarealtvanden2977

    8 жыл бұрын

    asaga makaa yeelaya horta

  • @hamdiyo8535

    @hamdiyo8535

    8 жыл бұрын

    Wa ogahay hadu yelayo kolhoranba isku xiri lahaye lol

  • @ammuunali6733

    @ammuunali6733

    8 жыл бұрын

    +rushda ameen hhhhhhhhh me I would get divorced for him If he agree to marry me ❤️❤️

  • @somaalidiasporarealtvanden2977

    @somaalidiasporarealtvanden2977

    8 жыл бұрын

    rushda ameen thanks arusha qof aqli uu illahey siyey ayad tahay

  • @hamdiyo8535

    @hamdiyo8535

    8 жыл бұрын

    Ammuun Ali must be kidding me girl i mean i won't mind for that as long as he is on my side lol

  • @abdirizak143
    @abdirizak14312 жыл бұрын

    waaaw c/qaadir jubba noolow waligaa fanaan jira ayaad tahay maasha allah ilaahey haku deysta aboowe

  • @SakariaMohamed
    @SakariaMohamed7 жыл бұрын

    Boqorka fanka cimrigaaga allah haku dheereeyo waligaana ha is badalin JUBBA

  • @ayannure8977

    @ayannure8977

    7 жыл бұрын

    Ayo

  • @aminaadan1151
    @aminaadan11516 жыл бұрын

    Fannaan Qaran. Cabdiqaadir Juba Heesta aan ugu jecellahay deeq ilaahay baa leh dawladdnimo soomaali baa leh dalkeeniina weeyaaan Fannaan qaaliya walaal waad guulaystay waayo dalkaaga waad u shaqaysay intii aad noolayd waxaan rajeynaya in dalkeenu mar kale guulaysto

  • @diyocaday383
    @diyocaday38310 жыл бұрын

    qurux loow waaye c/qaadir juba mashaallah heesihisa waka hela

  • @queenjasmine7250
    @queenjasmine72505 жыл бұрын

    Ala qurux badna o cod macana 😢😢 mashallah true legend ♥️♥️♥️💯

  • @hassanhabbad2028

    @hassanhabbad2028

    Жыл бұрын

    Caashaq baad uqaaday

  • @jeneralsooyaal3447
    @jeneralsooyaal344711 жыл бұрын

    Jubba dadki hore ayaad ka mid tahay fan aqoontaadana waa la wada ogyahay waxaase igasii yaabisay sida aad carabka ugu dhufatay fanaanki fanaaninta hore Allahu yarxamu Alfanaan Cabdinaasir Macalin Saciid.

  • @dulmadoobedulmidiid4655

    @dulmadoobedulmidiid4655

    5 жыл бұрын

    Mursade ka aftahansan ma arag meeshaad nin kaqaadeyso nin loogama tago kulahaa

  • @qasimmohamed1338

    @qasimmohamed1338

    3 жыл бұрын

    Hooyadiisaa Isaaq ah, meeshaasey af tahanimada ka timid

  • @MudaneSooyaal

    @MudaneSooyaal

    9 ай бұрын

    @@qasimmohamed1338 Xasan Cali Kheeyre asna ma hooyadiis baa Isaaq eheeyd waxaan waa loo dhashaa Jubba aabihiisna waligii dhul Isaaq muusa tagin inuu ka guursado iskaba daaye reer Cumar Macalin Mashaqo si fcn ayaan u aqaanaa😅😅

  • @hasanyusuf2591
    @hasanyusuf25918 жыл бұрын

    c/ qadir cumar macalim waa fanaankeyga waan taageersanahay

  • @mohammedabtiyow2679
    @mohammedabtiyow26792 жыл бұрын

    C/qaadir jubba waaa fanaan fanaan marka lagu lehya waa asiga oo kale noolow

  • @zaynabhassan6244
    @zaynabhassan62448 жыл бұрын

    long life mr al fanaan juba taagere number one ban ku ahay

  • @thabetmohamed8306
    @thabetmohamed83068 жыл бұрын

    cabduqaadir noolow for eva juba cafimaad sxb anta rajul xaqiiqo ah baatahay sxb alfanaan juba ilove sxb thanks

  • @abdinasir7879
    @abdinasir78795 жыл бұрын

    fanaankaan waa kan kaliya oo yageero buuxa u ahay juba noloow like isara inta dawanee 2019

  • @bilaalfarah9187
    @bilaalfarah918711 жыл бұрын

    waana fanaanka ugu quruxda badan ayaan isleeyahay fanaaniinta soomaaliyeed

  • @calisaleban4501
    @calisaleban4501 Жыл бұрын

    WAA NIN SO FIICAN KUU GARANAYA INAAD TAHAY INA CUMAR MACALIN-YUUSUF COSOBLE AFRAX, MIYAAN SII WADAAA........

  • @nuurtoyuusuf1436
    @nuurtoyuusuf14365 жыл бұрын

    Juba fanaan aan taagero Allah ha dhawro waa legend

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 Жыл бұрын

    Legend Axmed naaji dhan walba waa 100%,Wixiisa Waa Hibo Alle ....Dangerous!!..thanks.

  • @bilaalfarah9187
    @bilaalfarah918711 жыл бұрын

    waxaan leeyahay c/qaadir jubba waa nin fanaana lkn waxaan jeclaan lahaa in ilaah soo hanuuniyo ilaahna hasoo hanuuniyo cidiisuna wey iska fanaaniin badantahay

  • @smartcadey21

    @smartcadey21

    7 жыл бұрын

    bilaal farah ilaah hasoo hanuuniyo mida kale maxaa been u shegeesaa cidiisu kali ayaaa fanaan ka ah

  • @mrakjunior

    @mrakjunior

    6 жыл бұрын

    been badanaa mugo ilahay haka cafiyo

  • @dalabadaanqiley4269
    @dalabadaanqiley42695 жыл бұрын

    waaaaaw masha allah cabdiqaadir jubo fanaan qaali ah

  • @fatimamohamedyusufyusuf342
    @fatimamohamedyusufyusuf3423 жыл бұрын

    MASHA'ALLAH" CABDUQADIR JUBBA MASHA'ALLAH"

  • @hassanmoussa5994
    @hassanmoussa59945 жыл бұрын

    Juba big respect ka toobad keen lakiin wll

  • @Baasuuke
    @Baasuuke6 жыл бұрын

    Aad ban kutageraa mnsha Allah nolow all alfanaan al ustaad juba dctr

  • @sanweyne100
    @sanweyne10012 жыл бұрын

    Wareysi qaade Xasan Daa'uus welldone sxb.

  • @kawsarabdi7760
    @kawsarabdi77608 жыл бұрын

    wa fanan jira isaga iyo xasan adan

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Жыл бұрын

    𝗦𝘂𝗽𝗲𝗿 𝗛𝗲𝗿𝗼 𝗔𝗯𝗱𝗶𝗾𝗮𝗮𝗱𝗶𝗿 𝗝𝘂𝗯𝗯𝗮💟

  • @fatimamohamedyusufyusuf342
    @fatimamohamedyusufyusuf3423 жыл бұрын

    Very SPECIAL legend abduqadir JUBBA: the best Somali singer: and music, of my generation Masha'Allah"

  • @maniiraaxmad4630
    @maniiraaxmad46306 жыл бұрын

    Horta xaga raga ee caytamaya Waxaan dhihikaraa warag masayrsan macnaha qurxu diisa ileen raga soomali oodhan juba ugu qurxoone

  • @afbarwaaqo4394
    @afbarwaaqo43946 жыл бұрын

    Nin rag ah weyan axmed naaji wa axsan fanan fi somaliya

  • @smartcadey21
    @smartcadey217 жыл бұрын

    viva adeer mcne nolaaw abdikaadir cumar macalim

  • @liibaanhirsi1004

    @liibaanhirsi1004

    4 жыл бұрын

    Smart Cadey murusade company iga dheh

  • @bilaalfarah9187
    @bilaalfarah918711 жыл бұрын

    waxaan layaabanahay waxa uu jecelyahay in dadka aan layasin waana waxa cidan uu kadhashay lagu yaqaan dulmi naceybka iyo xaqiraad naceybka

  • @alihersifarah3846

    @alihersifarah3846

    5 жыл бұрын

    ninkàn cidiisa garan waayey yaa weeye horta

  • @liibaanhirsi1004

    @liibaanhirsi1004

    4 жыл бұрын

    bilaal farah macnaha murusade maad ka wadaa in aysan aqoonin yasida

  • @caliaxmad5294
    @caliaxmad52947 жыл бұрын

    walee inaad tahay fanaan rasmi ah anaa huba

  • @hanaabdirahman5214
    @hanaabdirahman52144 жыл бұрын

    Hada ayan firsanayay ruwayada beneey waa run cabdiqadir maxuu hablaha ku dhigayay 😂😂😂

  • @maxamed7258

    @maxamed7258

    4 жыл бұрын

    Hana abdirahman ruwayadas Hargiesa ayan ku dawaday 100 jeer my favorite!! Mahadsanid xusuusinta🙏

  • @adena2210

    @adena2210

    4 жыл бұрын

    Hana abdirahman aniguna hadan soo fiirsaday kkkk ninkaan hibo weeye wixiisu

  • @AKcadde7
    @AKcadde712 жыл бұрын

    haa bro faan waaye iyo si kasto oo adiga u qaadato ciyaalka hada soo baxay inan youtube imaado waqti ma siinayo mahadsanid

  • @maniiraaxmad4630
    @maniiraaxmad46306 жыл бұрын

    Ileen raga soomaali oodhan juba ugu qurxoone xaga dumarka caytamayana waxan orankaraa wa dumar ayaguna masayrsan

  • @mzzsmileuggie8968
    @mzzsmileuggie89687 жыл бұрын

    😱 juba 😍😍😍😍😍

  • @ayaanmoha5501
    @ayaanmoha55018 жыл бұрын

    Wow juba❤💋❤💋

  • @hallane100
    @hallane1007 жыл бұрын

    abdulqaadir juba waa fanaan buuxa laakiin marka uu weydiiyey weriyuhu fanaanaaniinta aad is lahayd wey kaa fiicnaayeen laakiin jaaniska aad adigu heshay meysan helin afar fanaan oo dhimatay ayuu soo qaatay waxaan jeclayn kuwa nool aa aad is leedahay wey kaa fiican yihiin in aad noo sheegtid. lol

  • @7xyoungmoneyvevo
    @7xyoungmoneyvevo12 жыл бұрын

    heesaha somaliga waa nacay maa faan ahaan la timid meeshaan allow alle

  • @galladabdiomar684
    @galladabdiomar6848 жыл бұрын

    heestahiisa waa kuwa ugu copy badan sida heesta ah hadba waxaad shamisey sheesigeeni iyo ubax yahoow bidhaame wey fara badan yihiin

  • @hudajama2032
    @hudajama20327 жыл бұрын

    Allaah hasoo hadeeyo wuu lunsan yahay dad badana wuu lumiyee

  • @daahirabdi8165

    @daahirabdi8165

    7 жыл бұрын

    Huda Jama amiin wall runta ayaad sheegtay lakin juba dabadii kumaan somalia ayaa malinkasta sii luma kkkkkkkkkkkkk

  • @faadomonuur8668

    @faadomonuur8668

    6 жыл бұрын

    Huda haku waso juba dhilo adi hanun uma bahnid miya isqarxi arsenalyhy

  • @amiincaamir7188

    @amiincaamir7188

    5 жыл бұрын

    faadumo saas dhan ha dhihin

  • @7xyoungmoneyvevo
    @7xyoungmoneyvevo12 жыл бұрын

    ak bro youtube channal keyga iyo kaaga dib u fiiri ke u eg ciyaalka hada soo baxay nacas

  • @mohamednaik3718
    @mohamednaik37183 жыл бұрын

    Is that Hassan Dauus .?

  • @mahadboolow2644
    @mahadboolow264411 жыл бұрын

    caadi maahan fanaankaan tageeradiisa yaaba layab leh noolow sxb

  • @abdiayjeex2343
    @abdiayjeex23436 ай бұрын

    Huryo wad inkiray

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb7 жыл бұрын

    Si wanaagsan umuu waraysan. Xaga weriyaha ayay tabcaan ka ahayd. Suaalo nafle muu waydii. si dulmar ah ayuu u dul orday. - Yuusuf Garaad ama - Cabdisalaan Hereri baa ku soo bixi lahaa waraysi inay ka qaadaan si weyn bay u waraysan. lahaayeen

  • @aliarrecalimurayad3157
    @aliarrecalimurayad31577 жыл бұрын

    juba khadra dahir wu innkiray abwan ilahay haunaxariste huro wuinkiray wankaxumay

  • @myusuf951

    @myusuf951

    6 жыл бұрын

    ali arre cali murayad gabdha waa bari odhan buu yidhi

  • @geesilibaax941
    @geesilibaax9417 жыл бұрын

    dhaman waa abwanada reer somaliland

  • @shakuurshidane4670
    @shakuurshidane4670 Жыл бұрын

    Wiil murusade

  • @Ak-nv9zn
    @Ak-nv9zn3 жыл бұрын

    Shekaba sheka kenta halaba shekow anaga iyo shisheyaha waisugu shubeyna

  • @maniiraaxmad4630
    @maniiraaxmad46306 жыл бұрын

    Waa dumar ayaguna masayrsan ileen in aysan helayn bay ogtahay juba iyo qurxudiisa marka cayday kaga hadhay dumarkayagii soomaliyeed

  • @manafrombeydhabo5817

    @manafrombeydhabo5817

    5 жыл бұрын

    Hi

  • @manafrombeydhabo5817

    @manafrombeydhabo5817

    5 жыл бұрын

    Maniro isooqbo niye xage kudambeysay

  • @miskisaciid6067
    @miskisaciid60675 жыл бұрын

    fanaan ka qurux badani inoow jiro uma maleynaaayo

  • @miskisaciid6067

    @miskisaciid6067

    5 жыл бұрын

    30sano jir maanta jira wuuw ka yaryahay

  • @Mohap2188

    @Mohap2188

    3 жыл бұрын

    Cabdinasir macalin siciid cabdiqadir sanka mohamed nuur gariig are more handsome

  • @rashidabdiali3732
    @rashidabdiali37322 жыл бұрын

    ninka dadka leh waa ninka ugu qurxoon fananinta. bal ega ninkan na nag baa

  • @lovelyamjaad1346
    @lovelyamjaad13468 жыл бұрын

    Hhhhhhhh walee abuurta ilahy noocyo badan ilaa 80gii ila hada wax farqiyoo u dhexeeya da diisa male wuuba siiyaraanayaa kkkkkk talow mxuu cuny cimrigaaga alle hadheereeyo sir juba

  • @hanimohammed790

    @hanimohammed790

    8 жыл бұрын

    na masha Allah qumayo

  • @hanimohammed790

    @hanimohammed790

    8 жыл бұрын

    na masha Allah dheh qumayo

  • @smartcadey21

    @smartcadey21

    7 жыл бұрын

    lovely amjaad markiisa hore asoo yar ayoo ku biiray fanka mida kale hobolada waabari asaaa u yaraa masha allaaah adeeer mcne nolaaw

  • @smartcadey21

    @smartcadey21

    7 жыл бұрын

    lovely amjaad masha allaah dheh ha ika qayuumin adeerkey mcn

  • @faadomonuur8668

    @faadomonuur8668

    6 жыл бұрын

    Hani haku qaso juba 😂

  • @AKcadde7
    @AKcadde712 жыл бұрын

    in kasto hada aan nacay heesaha somaliga lkn juba fanankeyga waye fanaan la mid eh ma jiro

  • @ImanJones22
    @ImanJones2211 жыл бұрын

    Dang he looks better with age long live Juba

  • @calisaleban4501
    @calisaleban4501 Жыл бұрын

    Waaryaa Ina Qoordheere si fiican baan kuu garanayaa......Waaberi ka hor maxaad ahayd maad taariikhdaadio Hore ka sheekaysid, Kooxdii Halgan xageed ku ilowday. Iyo Abwaankii kusoo gacanqabtay ee Cali Barre Xuseen, Riwaayadii Baadiyi Nimaan lahayn bay agjootaa.......

  • @salwahassan97
    @salwahassan9710 жыл бұрын

    WA FANANKA AN FANANIINTA SOMALIYEED UGU NECEBAHY FATA BAKHLE SHOW AAN MEEL GARSIISNAYN AYUU HAYA BALAAAAAAAAGE

  • @smartcadey21

    @smartcadey21

    7 жыл бұрын

    Salwa Hassan maseraa ku haaayo ismarji sakiin laq

  • @mrakjunior

    @mrakjunior

    6 жыл бұрын

    Alla maxaa dad badan oo sideet tamaadki reject helay o weli aan quusan baan arkaya, adigoo gabar ah hadow ku diiday caawona wa sii fogtahay ee gaabso.

  • @amalali9273

    @amalali9273

    6 жыл бұрын

    Odaygaan duqoobay isagaaba wax hayo u baahan aqas caleek uf uf weligeey maba dhageesan yaakan dhageesta 😂😂😂

  • @amalali9273
    @amalali92736 жыл бұрын

    Juba 👎👎👎👎👎👎👎👎

  • @amalali9273
    @amalali92736 жыл бұрын

    Juba 👎👎👎

  • @MsLiongirl
    @MsLiongirl8 жыл бұрын

    salwa afkaada caano lagu qabey. waa nin aan jirin, markii aan arkey baa ka samrey. beenloow is tustuse dadka iskala weyn uuuffff

  • @MrJamaal05

    @MrJamaal05

    8 жыл бұрын

    Naa Aamus Haduu Ninka Ku Diido Meelahan oo Kale Lagama Ciico Sidii Ariga oo kale ee Afkaaga Edeb Uyeel

  • @mahdicabdi9676

    @mahdicabdi9676

    7 жыл бұрын

    +M A D GAMING & VLOGS adiga muu ku (W) ay waad i fahmaysaa

  • @amalali9273
    @amalali92736 жыл бұрын

    Juba 👎👎👎