Buuq iyo sawaxan hadheeyey Golaha Wakiilada Somaliland kadib markii qaar kamid ah xildhibaanadu

Buuq iyo sawaxan hadheeyey Golaha Wakiilada Somaliland kadib markii qaar kamid ah xildhibaanadu diideen ansixinta miisaaniyada
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 52

  • @ummulbaniinal7029
    @ummulbaniinal70297 күн бұрын

    Inkaar qabayaal cashurtayadi ku naxnaaxay

  • @user-ok7yy4ou3f

    @user-ok7yy4ou3f

    6 күн бұрын

    Tolow goorma ayey bulshaddu toosi doonaan oo dantooda garan doonaan.

  • @ummulbaniinal7029

    @ummulbaniinal7029

    6 күн бұрын

    @@user-ok7yy4ou3f ilahay haynaga dajiyo wakhti yar baa u hadhsan kuwan... wa in qabiil walba ciyaal suuquuda anu so saarin ee dadkoda wax bartay oo wadiniyadu ku wayntahay ay soo saaran

  • @CraxmaanSheikh
    @CraxmaanSheikh7 күн бұрын

    Meel lagu sheego sharci dajin maaha ee waa ciyaal suuqii oo aan aqoon wax la yidhaa la lahayn ee meesha ha Laga joojiyo golaha ku wan magacii Somali land ayey dileene😅

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz7 күн бұрын

    Waa murankii muuse oo golihii wakiilada kasocda.

  • @user-cj4lc2zc8f
    @user-cj4lc2zc8f7 күн бұрын

    Barlamaankii ugu liitay

  • @user-vo4tj3zi6h
    @user-vo4tj3zi6h7 күн бұрын

    Halaa kala diro saqidinta golaha hala xidho barlaman cusub hala keeno insha allaah

  • @abdusalansaleban7339

    @abdusalansaleban7339

    7 күн бұрын

    Ragan cod baay kufadhiyaan meesha

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir82686 күн бұрын

    Illahay inkaar ha ku riido, oo ha na qabto! Cashurtayadii bay ku naxaan!!

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad91747 күн бұрын

    Miisaaniyad maaha waa masaariiifta Gabar Awal.

  • @Mamar6310
    @Mamar63107 күн бұрын

    Kuwan alaah HAYNA dhaafiyo dad sick ah baa la keenay

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad91747 күн бұрын

    Walee gole run ah. Parliament hadaad maqasho maaha inay sacabka u tummaan. Waa in ay jirtaa doood adag. Dadka jashiliinta ah ma yaqaanaan waxa ay ka dhigan tahay Parliament. Macnaheedu waa dood. Dood ahaan.

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy7 күн бұрын

    Dayladu ninkii lacagta Qadar nooga keenay ayaa laxidhay waxba ansixinmayo calooshod ushaysta nimadu ceebmaa sidaa weeye ayay dheheen yaahuu

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali52417 күн бұрын

    MASAXWEYNAHA SAXSAX GILAHA WAKIILADA SAW MA AHEYN KII MUSHARKA KORORSADEY

  • @mohamedfath2020
    @mohamedfath20207 күн бұрын

    😂😂Maxaa Ka Haysta Odeyga Meesha 6 Bilood Bay Maraysaaa Kulahaa

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz7 күн бұрын

    Muuse juudaan wuxurabaa indalku burburo. Waayo miisaaniyadii buu qaar kareebay.

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac60107 күн бұрын

    Dantii qaranka waxay ku badasheen dan gaar ah

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr7 күн бұрын

    Somaalia guuul

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan57167 күн бұрын

    meesha ay cadaalad daraduuuuu ka jirtaaa waaa golahaaa baarlamaanka... waayoooo..... meel ay dadyar oo dhulbahante ah kagan jiraaan ....warsangaliii lama hayoooooo..... yaa ku fadhiyaaaa codkoodaaaa waaa dadkaaa maxmauud xaashi hogaamiyoo iyo reer wadddaniiiiiiiii......

  • @user-em6ru4uc2h
    @user-em6ru4uc2h7 күн бұрын

    Adiguba dan baad ka leedahay waayo awdal umaad diideen horumarka.

  • @amranaden3059
    @amranaden30597 күн бұрын

    Waa shaqo. ayaa la idin doortey laakiin Waa dabaajir Waxay ubaahan tihiin In collaboration xayuubis baa u baahantihiin. Kitaab baad been u gu dhaarateen Habarwadaag qabayaal Qaran dumis a baatihiin

  • @user-vo4tj3zi6h
    @user-vo4tj3zi6h7 күн бұрын

    Dhalanyaro debe yaan loo ogolaan barlamanka kuwana hala kala diro wadanki waay walaqeen allaah hainaga so qabto aamiin

  • @mustafekahin-ky5uf
    @mustafekahin-ky5uf7 күн бұрын

    Labadii milyan EE Qadar sy Somaliland Ku burburinaysay qaybtii u horeysay hargeysa waa soo gaadhay EE digtoonaada

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale63126 күн бұрын

    Madaxa waynuhu sidu jicilahay ayu kuliyahay hhh waa misaniyde dhamida

  • @nourismail4114
    @nourismail41147 күн бұрын

    Ma sirebade Hargisa ba, meesho ma ciyal school, war shacabka ha loonaxo

  • @amnoali8348
    @amnoali83487 күн бұрын

    Somaliland stop drama 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon77027 күн бұрын

    Odaygii Faratoon wuu kadeedmay...

  • @AbdoulgbarIbrahim
    @AbdoulgbarIbrahim7 күн бұрын

    Kuwan yaryar buq badana war mesha dhafa dee maxaa madaxwayenu ni aqbaliba inikaba jaqaq dina laga fadhin kari layhy

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever4843 күн бұрын

    😂😂GOLAGA GUDAAFADA😂😂

  • @aishamuuse3003
    @aishamuuse30037 күн бұрын

    kuwan dadkii doortay wallee kamay fiirsan waa aqoon la aani waa iftiin la aan waa aqal ilays la aana

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf7 күн бұрын

    Waxad arkeysaa kalaqeybinta golaha waadigaa arkaya kuwo waxloosoo doortey iyo gobolkii lagasoo doortey udiidan horumarka kunadoodaya dal iyo gobolba sheekada kasaara oo sidii madaxweynuhu jecelyahey hala ansixiyo isaga ma rabitaanka madaxweynaha inu illaaliyo miyaaloosoo doortey? Gobolkii kusoo doortey ayaa khasaare qaba

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie68427 күн бұрын

    Xildhibanadu ma waxa lo dortay in ay Hotelada fadhistaan ?

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale63126 күн бұрын

    Si u jicla yahay madaxa waynuhu hhhh halksu dalku maryah waa kaso midhan

  • @user-zk9sp8uu8g
    @user-zk9sp8uu8g6 күн бұрын

    lnkaarp

  • @mustafekahin-ky5uf
    @mustafekahin-ky5uf7 күн бұрын

    Somaliland neey dig digtoonoow dumarkiyo rageensba digtoonaada Toos baa LA inoo soo DHEX galay waxaa LA inagu DHEx samaystay dad abaabulan xisbiyo abaabulan baarlamaan abaabulan odayo Ku sheeg abaabulan oo LA inoogu talagaly in dalkeena iyo dadkeena lagu dhaawaco Wax baarlamaan LA yidhaa ma jiro madxweynuhu hakala diro baarlamaanka doorasho cusub oo degdegana hala qabto taasi kama fursanayso xataa guurtida waa lanoo DHEXE fadhiyaa

  • @nimasahal8599
    @nimasahal85997 күн бұрын

    SHICIBKU NINKA DIIDA AQOONSIGA DHAGAX HA KU DILAAN ISAGA WALAALUHII HOOYADII IYO ABIHII 4 DHABADHE SOMALILAND UMA DULOOBAYSAO OO FAQASH LOOGU CELIN MAAYO

  • @halimjiomohamed2678

    @halimjiomohamed2678

    7 күн бұрын

    Ma diintay kabaxeen tuug wuxuu malmaluuqay bay diideene

  • @user-kq3vf4hx1m
    @user-kq3vf4hx1m7 күн бұрын

    adigu waxaad tahay fataalkulmiye awdal kama hadlikartid

  • @somalilandguul9852
    @somalilandguul98527 күн бұрын

    Duli cashuurtayada cuna shacabka idin dareerin

  • @KhaalidYuusuf-ko7fu
    @KhaalidYuusuf-ko7fu7 күн бұрын

    Ciyaalkan hooyda awdal was

  • @maryanapas9124
    @maryanapas91247 күн бұрын

    Tug Yahay jeebabku ubuxan wa in albabka la idinka xiho

  • @CabdisalaanIsmaaciil-rw4ib
    @CabdisalaanIsmaaciil-rw4ib7 күн бұрын

    Somaliland dawlad nimo kama jirto . Ha burburto Somaliland nacalad ayaaa ku dhacday😂😂

  • @KhaalidYuusuf-ko7fu
    @KhaalidYuusuf-ko7fu7 күн бұрын

    Hawa kacsanaa

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled87717 күн бұрын

    Ma waxa shaqadoodii garan la ayaa dalka taladiisii loo dhiibay kuwan ha lakala dareeriyo waa qayrul masuuleh

  • @SomaliFrank
    @SomaliFrank7 күн бұрын

    Xoolo ilaahay

  • @delougdeux-millevingt9788
    @delougdeux-millevingt97887 күн бұрын

    ciyaal iskuulkii miyay soo laabteen oo fasaxoodu dhamaaday 😂😂

  • @farxaanmaxamed6690
    @farxaanmaxamed66907 күн бұрын

    Waar waxani ciyaalo suuqa ahi maxey ahaayeen xildhibaano maahee, waamaxey?

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s7 күн бұрын

    Kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk carur meel la iskugu keenay

  • @user-vo4tj3zi6h
    @user-vo4tj3zi6h7 күн бұрын

    Bastarinta mushaharka ha laga jario deg deg naa halo kala diiro wamaxaay uxu shiidh

  • @ifrahomar184
    @ifrahomar1847 күн бұрын

    Doqon dofar

Келесі