BUREEQO QUMAN IYO KEYDSANE || XARAFKA KUSO BAXO HEES KU QAAD || HEESO MACAAN BILAA MUSIC AH ...

Ойын-сауық

Waxaad igalaso xariiri karta:
Instagram: Hunterda_official
Snapchat: Yayavic1
Facebook: Yahye mumin wardere
TikTok: Yahye.hunter
LAST SUBS: 713,017

Пікірлер: 180

  • @abuukarsabriye2436
    @abuukarsabriye24365 ай бұрын

    Keysana big legend wlhi talanli ayu le yhy

  • @abdifatax218
    @abdifatax2185 ай бұрын

    Keysane talented boy really ❤

  • @user-sl3lo8gn3s
    @user-sl3lo8gn3s5 ай бұрын

    Hees saas loo xifdiyay waxaa karoon in quraanka laxifdiyo

  • @user-jf8nk5yn5g

    @user-jf8nk5yn5g

    4 ай бұрын

    Beentaa maaha wll mcn❤❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its5 ай бұрын

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😢

  • @user-yx7oj5zp9i

    @user-yx7oj5zp9i

    5 ай бұрын

    Salalahu calayhi wasalam calayhi salatu wasalam

  • @user-yx7oj5zp9i

    @user-yx7oj5zp9i

    5 ай бұрын

    Salalahu calayhi wasalam calayhi salatu wasalam

  • @user-yx7oj5zp9i

    @user-yx7oj5zp9i

    5 ай бұрын

    Salalahu calayhi wasalam calayhi salatu wasalam

  • @user-yx7oj5zp9i

    @user-yx7oj5zp9i

    5 ай бұрын

    Salalahu calayhi wasalam calayhi salatu wasalam

  • @apdulmalikmaxedomer

    @apdulmalikmaxedomer

    5 ай бұрын

    Scw

  • @ladanelooyan777
    @ladanelooyan7775 ай бұрын

    Waa muuqaalkii ugu qosolka badnaa yaxyow soo badi sxb labdooda afka calina aan tijaabinee keen

  • @Cawil_Nadaara
    @Cawil_Nadaara5 ай бұрын

    Dooro dooqada soo badi keysane iyo afcali

  • @user-jd2ic5wx9g
    @user-jd2ic5wx9g5 ай бұрын

    Wllka idiriska iitaabo io keedsane isku balami afka Ali so funny wllhi cudsi wllka ❤❤❤

  • @samiaali810
    @samiaali8105 ай бұрын

    Keydsane legend ❤❤

  • @husseinmohamed7701
    @husseinmohamed77015 ай бұрын

    Keydsane in the building ❤

  • @user-os9dl2lh9d
    @user-os9dl2lh9d5 ай бұрын

    Axsan sood bureeqo❤❤❤

  • @ibraahimyuusuf7528
    @ibraahimyuusuf75285 ай бұрын

    wax kale keydsane zxp mar kale tartan soo gali keydsane ❤ tallent boy

  • @AliMohamed-qe7pr
    @AliMohamed-qe7pr5 ай бұрын

    Keysan gabdha qalada badan ayuu ku samey yaxyow keysan u sheeg inuuw si degan ula dhamo dadka uuw lasameynah barnaamijka waan fududayah fudeeyka daa dhah gabdha bureeqa waa dowlada aadu dulqaada badan maash allah ayaan leyahay3

  • @user-ew9ql7lx3h

    @user-ew9ql7lx3h

    5 ай бұрын

    Mxa dulqad eh dad ayaga isla fadhiyo ma adi go,aan ugareey😂😂😂

  • @MunasarSaalax

    @MunasarSaalax

    5 ай бұрын

    Dad is fahansan aan ku aqoon haso dhax galin wad af dhertahay

  • @user-hf2yx3wr7j
    @user-hf2yx3wr7j5 ай бұрын

    Zxp guull ku rajeynayaa ❤😊

  • @user-oc3ew5do5w
    @user-oc3ew5do5w5 ай бұрын

    Afka cali iyo keydsane isku balami wllkeeyow

  • @shagtiiozman
    @shagtiiozman5 ай бұрын

    Afka celli soo qabo❤❤❤

  • @fayfjarere1564
    @fayfjarere15645 ай бұрын

    Wiilkaan fani waayo wlhi waan ka hely

  • @hassanadow2312
    @hassanadow23125 ай бұрын

    Kkk yaxye so adi wallo

  • @user-dn7es1ds4p
    @user-dn7es1ds4p5 ай бұрын

    Yay iyo yaxaas wda yeedhaya ka dhex yuubano❤

  • @shuwareamira5944
    @shuwareamira59445 ай бұрын

    Next video Afka cali iyo bureeqo plz

  • @fardosaahmedahmed7232
    @fardosaahmedahmed72325 ай бұрын

    Kedsani,wllh,❤mashaa,allah,Soo,badi

  • @ZahroIbrahim-dm7ny
    @ZahroIbrahim-dm7ny5 ай бұрын

    Aryaa afka Cali keen❤

  • @user-hh3sy4tb4l
    @user-hh3sy4tb4l5 ай бұрын

    Wayjirtaa heestaas wllo ❤❤❤❤❤❤

  • @updulrizack415
    @updulrizack4155 ай бұрын

    Keydase legend ❤

  • @munaabdiraxmaan4818
    @munaabdiraxmaan48185 ай бұрын

    M.a gabdha coda ku maqan keedsane iyo ayada wee isku soo baxayaan

  • @cabdullaahicabdi4197
    @cabdullaahicabdi41975 ай бұрын

    Aniga yutub haley markee leyfuraa aniga ❤

  • @ZakariyeHilowle-bf4mv
    @ZakariyeHilowle-bf4mv5 ай бұрын

    Inta rabta part2 isoo raaca😂😂

  • @najuumaabdirisaq3195

    @najuumaabdirisaq3195

    2 ай бұрын

    Same

  • @user-gk5bj5jh9r
    @user-gk5bj5jh9r5 ай бұрын

    kaydsane legend

  • @karamacadde4
    @karamacadde45 ай бұрын

    team keyd sane isoo raaca 😂😂😂

  • @user-ky9pg9pm7u

    @user-ky9pg9pm7u

    5 ай бұрын

    ᴡᴀᴀ ɪᴋɴᴀᴀ❤❤❤😊

  • @ahmeyps4244
    @ahmeyps42445 ай бұрын

    Keydsane 💖💖💖

  • @user-mi4yk5lx4y
    @user-mi4yk5lx4y4 ай бұрын

    Duriyado waa dad wax bartahy❤😊

  • @mdfilmsdama3098
    @mdfilmsdama30985 ай бұрын

    waa d no qurux dumar oo admidaabado

  • @MaariaMaxamed-tj9cy
    @MaariaMaxamed-tj9cy5 ай бұрын

    Taalent wallhi Keeysane🙏

  • @user-gj5cg5in2y
    @user-gj5cg5in2y5 ай бұрын

    Anaa kugu horeyo

  • @user-hl5yp7mb2q
    @user-hl5yp7mb2q5 ай бұрын

    Bureeqo is not easy😂😂😂❤❤❤

  • @suberadare2486
    @suberadare24865 ай бұрын

    Bureeqo ❤

  • @user-pt9ry4bm3i
    @user-pt9ry4bm3i5 ай бұрын

    First comment ❤

  • @KhaalidcabdiCali-dm2zx
    @KhaalidcabdiCali-dm2zx5 ай бұрын

    Ku soo dar kuwaa kale waxaad ka dhigtaa deeq iyo bureeqa

  • @muhumedabdullahi1676
    @muhumedabdullahi16765 ай бұрын

    Gabdhahan quruxda badan oo dhobabka ah mid Maad ilasoxiririsid fadlan

  • @mrfinish9479
    @mrfinish94795 ай бұрын

    Raxmo ubalami duriyad kale

  • @Lion_gamer10
    @Lion_gamer105 ай бұрын

    Afka cali barnaamijkan halaga qariyo isagu heesaha kuma fiicne😂😂

  • @user-eo4du1dc2f
    @user-eo4du1dc2f5 ай бұрын

    Wale waa fanaanad buxda

  • @cabdishakuurjamaalcabdulle
    @cabdishakuurjamaalcabdulle5 ай бұрын

    Part two keydsane iyo bureeqo

  • @user-iv3zh6it8o
    @user-iv3zh6it8o5 ай бұрын

    Yaxye soobadi videoyada😅👍

  • @mdfilmsdama3098
    @mdfilmsdama30985 ай бұрын

    Waa sadex weeyi inanto

  • @Aminvsahmed
    @Aminvsahmed5 ай бұрын

    Qoftaan sidey heesaha oo dhami u xifdisay waxaan ugu baqaya towxiidka iney garab marto allow towfiiqda na waafaji

  • @Somowgurey
    @Somowgurey5 ай бұрын

    Qofta cod mcnaaaa

  • @AishaMahmoudAbdi-ki3rd
    @AishaMahmoudAbdi-ki3rd5 ай бұрын

    From tiktok 😂🎉❤

  • @jamadhore7694
    @jamadhore76945 ай бұрын

    Team keydsanae😂😂

  • @user-xj6fv6xh4q
    @user-xj6fv6xh4q5 ай бұрын

    Team keysane noolada

  • @user-zf5ed2ik9n
    @user-zf5ed2ik9n5 ай бұрын

    Keysane is legent 😊😊

  • @user-ow5hl1tq5b
    @user-ow5hl1tq5b5 ай бұрын

    M.a 🤞🏽inder Qali 💚🗯❤️‍🔥

  • @anisasacid9832
    @anisasacid98325 ай бұрын

    next cafi and bureeqo

  • @team___27
    @team___275 ай бұрын

    Allah is one ☝ ❤❤😢😢

  • @user-cs3ko1xu1x
    @user-cs3ko1xu1x5 ай бұрын

    Wll Ku Sali nabigeena maxamed scs

  • @zi4d_10
    @zi4d_105 ай бұрын

    Keydsane in the house 🫡

  • @user-hh3sy4tb4l
    @user-hh3sy4tb4l5 ай бұрын

    Qosolkaa igashamaaday kaydsane ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @abdisalandiesha1566
    @abdisalandiesha15665 ай бұрын

    Gabadha waa fanaanad buuxda. Keydsana waaa laga tagay waxba la ma joogo😂

  • @moxamedukeey2491
    @moxamedukeey24915 ай бұрын

    Yaxyow qoftaan anih ii ballami😂✌️

  • @KhaDaR_HassaN28
    @KhaDaR_HassaN285 ай бұрын

    Sxb yaxyw Bureeqo io Raxmo qofta iyada katimid somliland wa Xariifad codsigeyga iitixgeli sxb

  • @mursalmacanow910
    @mursalmacanow9105 ай бұрын

    Kashka awey

  • @user-vw1lg3rb3s
    @user-vw1lg3rb3s5 ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂 kedsano funy waaye

  • @SakiLuizdiaz
    @SakiLuizdiaz5 ай бұрын

    Keydsane garac weeye😂

  • @jamadhore7694
    @jamadhore76945 ай бұрын

    Yaxye sxb inantu heesaha ay qaadayso qaafiyada ayaa ka qaldan

  • @user-mp6wh4uu9n
    @user-mp6wh4uu9n5 ай бұрын

    Yaxyow sxpow hadaa rabtid inaa isla siijoogno barnaamijkaan soobadi waliba sigaar ah bureeqa aan rabnaa

  • @supeiromar4654
    @supeiromar46545 ай бұрын

    Qoftan waxaa icajabisay dabeecadeesa

  • @nuurkingaraash
    @nuurkingaraash5 ай бұрын

    Sxb qofka markuu heesta qadayo yaan laga dhex galim

  • @Darwiish-music-channel
    @Darwiish-music-channel5 ай бұрын

    Shinbir yahow ma duushaa maaha xarafka sh ee waa d Shinbiryohow ma duushaa Ma dabaylo raacdaa Dadka ma u adeegtaa

  • @Waddaag
    @Waddaag5 ай бұрын

    Totally Barnaamijkaan Wuu Qaldan Yhay Heesuhu Xaraf Ay Kuscodaan Baa Jira Muhiim Ma aha Xarfka Aa Tirhdo Inay Kabilaaban Ee Waa Heestaaa ma Kusoconeysaa Xarafkaas

  • @caddemaxamed2677
    @caddemaxamed26775 ай бұрын

    Wey gaadey miskiinka aniga ii balami gaabdhan wiilashii meel saartay

  • @shukriyasin9745
    @shukriyasin97455 ай бұрын

    Kaydsane so fani wlhi😂

  • @user-er3qz5ks9y
    @user-er3qz5ks9y5 ай бұрын

    Weyjirta wlh

  • @aishaabdullaahi1913
    @aishaabdullaahi19135 ай бұрын

    Laba dhib badan baa is heshay 😂😂😂😊

  • @sowdoaxmad5306
    @sowdoaxmad53065 ай бұрын

    Kedsane waku wataa😂😂

  • @user-nq4vq8vm9g
    @user-nq4vq8vm9g5 ай бұрын

    yaxye bls tan iibalami

  • @user-mu2fl1pm5w
    @user-mu2fl1pm5w5 ай бұрын

    Scw scw scw ❤❤

  • @user-jf4mf6di6b
    @user-jf4mf6di6b5 ай бұрын

    Indhahaygu edebdaranaaa😂

  • @user-kg7mb3ux2p
    @user-kg7mb3ux2p5 ай бұрын

    Noo barnamiku waakhalad yaxyaw xarafka

  • @apdulmalikmaxedomer
    @apdulmalikmaxedomer5 ай бұрын

    Xaliimareysaay dumar dhamaantii

  • @kakaakakaa809
    @kakaakakaa8095 ай бұрын

    Sxb aniga ee balami midaan waxan qarami a Yada iska daa xitaa dadka is weydiyan

  • @Aadancabdicalibulale-jt3yg
    @Aadancabdicalibulale-jt3yg5 ай бұрын

    Adan yre

  • @abdisalammartin4996
    @abdisalammartin49962 ай бұрын

    Keeyd sane is not easy

  • @safiyosaafi7667
    @safiyosaafi76675 ай бұрын

    Bureeqo raxmo haloo balamiyo

  • @ss-cs7tj
    @ss-cs7tj5 ай бұрын

    Qufkale ubalmi bureeqo

  • @zadaamahmedabdirahmaan6862
    @zadaamahmedabdirahmaan68625 ай бұрын

    next week waxad ubalamiisaaa deeq bariii

  • @suldaanibraahim8073
    @suldaanibraahim80735 ай бұрын

    Next mr AGKA CALI JEEB 😂😂

  • @user-fd7sp8vl8u
    @user-fd7sp8vl8u5 ай бұрын

    Hooyadaadii madooweed was😅

  • @Cabdiazizmaxammed
    @Cabdiazizmaxammed15 күн бұрын

  • @Tntsport.12
    @Tntsport.125 ай бұрын

    17:37

  • @ABDULABDUL-uj4ke
    @ABDULABDUL-uj4ke5 ай бұрын

    Qofta gobsanaa daganaan iyo ixtiraam

  • @HamduushPea-fw3qu
    @HamduushPea-fw3qu5 ай бұрын

    Keydsane is not easy 😅😅😅

  • @aadanfood7473
    @aadanfood74735 ай бұрын

    Asc asxpy❤❤

  • @abdirahmanmahamed7136
    @abdirahmanmahamed71365 ай бұрын

    Keeydsane is funny

  • @AmalAmal-th6oo
    @AmalAmal-th6oo5 ай бұрын

    Keydsane iyo afka cali ba wax shida 😂

  • @user-ym4bg6du4g
    @user-ym4bg6du4g5 ай бұрын

    ketsane

  • @idahmed8232
    @idahmed82325 ай бұрын

    Walaa keed sanee muxuu saar ciyaar ahaan jireey..sababto aah qacamihisa firii waxaa kuyalaa bilawee...qacantaa sacadaa uuu kuxiranyhy ..intii ilaa aragteeey ..

  • @HALYEYMEDIA

    @HALYEYMEDIA

    5 ай бұрын

    Legend mada saareyda bis aya fahmeysa sxb

  • @zahraahmed6919
    @zahraahmed69195 ай бұрын

    Keysane maasha waxba kumahaayo😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-lw7yc5dz2k
    @user-lw7yc5dz2k5 ай бұрын

    Kedsane mesha shidahn lee lagah helah😢

  • @user-bl2og3no4p
    @user-bl2og3no4p5 ай бұрын

    Hoos ubax😂😂

  • @ismailali-gf6vn
    @ismailali-gf6vn5 ай бұрын

    Hees xarafka D ah ayaa Hal eray oo Q ah laga helaa ama hees S kusocota ayaa M laga dhiga waa kucayaarteen cayaarta 😢😢😢

  • @raxoosman4486
    @raxoosman44865 ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂 kaydsane umadena maha

Келесі