Boqorkii feedhka aduunka ee Mohamed Ali Iyo magaaladiisii.

Пікірлер: 88

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE.6 ай бұрын

    Mohamed Ali dartii ayaan muqaalkan u dawanaya lesovile kentucky. 1942 january born the legend mohamed Ali lousiville kentucky. Markuu jirey 22 wuxuu guuleystay heavwheigth champion kii ugu da'da yaraa. Wuxuu diidey inuu galo dagaalkii veitnam Wuxu yiri diintayda ayaa iga reebaysa in aan cid waxba ii dhimin ku duulo. Waana la xiray 5 sano Wuxu dhintey 2016 aaskiisa waxa kasoo qayb galay dad badan oo caana iyo feeryaho sida mike tyson iyi madax sida erdogan will smithy iyo dad badan oo caana. Waxaa lagu magacaaaba the greatest kii ugu fiicna Waa necbahay daqiiqad kasta oo aan tababarka ku jiro balse waxan dhahaa samee si aad noloshada ugu noolato sida halyeeygii Alle ha unaxariisto Mohamed ali Sidoo kale waxaa magaladan kasoo jeeda abraham lincoln madaxweynihii hore mareykanka.

  • @nuuxmiami
    @nuuxmiami6 ай бұрын

    Waxan xasusta 2016KII aaskiisa calamka dadkii magaca lahaa kuwa hore iyo kuwa marka talada hayay, #ERDUGAN BAA KASO qayb GALAY. ADUUNYO WAA LAGU SHARFEY ILLAHAY HA NAXARIISTO MOHA ALI KALAY

  • @NUURIYE.

    @NUURIYE.

    6 ай бұрын

    Haa zxb ninkaan legend buu ahaa waxaa ka qayb imaamyo feeryahno jilayal mike tyson iyo will smith ikk.

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo60646 ай бұрын

    ❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤

  • @Suhayb1_4

    @Suhayb1_4

    6 ай бұрын

    Sallalaahu caleyhi wasalam

  • @feizul.feisal

    @feizul.feisal

    6 ай бұрын

    Scw

  • @ibrahimhassen9450
    @ibrahimhassen94506 ай бұрын

    Marclom x noogu xiji Cabdi salaanow, oo sabab u ahaa inuu soo islaamo maxamed Cali, allaha u wada naxariistee iyo nation of Islam oo dhan

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan6 ай бұрын

    Nin weyn baad kahadashy maanta Allah unaxriistee

  • @Ahmad17056
    @Ahmad170566 ай бұрын

    Mucjisadii feedhka aduunka Allah ha u naxariisto maxmed ali

  • @abdiazizjamame679
    @abdiazizjamame6796 ай бұрын

    Mashallah tariiq yhn cabdisalan hareri barnamijyada wax bdn ka faidny❤

  • @abdilaahiydigaale6283
    @abdilaahiydigaale62836 ай бұрын

    Abdisalaan adiiigba tariikhdiisa haya maxamed Cali ilahay ha u naxarstii

  • @MohamedHassan-nw4yo
    @MohamedHassan-nw4yo6 ай бұрын

    In badan mahadsanid, Rug cadaaa War baahineed🎉🎉🎉🎉

  • @ismailjama1913
    @ismailjama19136 ай бұрын

    Hereri aad baan kuu salaamayaa Gov. Howl fiican wadaa

  • @Football.1399
    @Football.13996 ай бұрын

    First comment ❤ xaqayga halaysiiyo

  • @lafoole3057
    @lafoole30576 ай бұрын

    Masha allh wariye aad qaali u ah noolow mahadsanid

  • @Raxmafaysal2309
    @Raxmafaysal23096 ай бұрын

    rabbi ha unaxariisto

  • @abdulahiabdi6087
    @abdulahiabdi60876 ай бұрын

    Allaha unaxariisto

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed35276 ай бұрын

    Masha allah mohammed Ali alaha haunaxaristo isaga inti muslim ah inta xanunsan muslim hacafiyo

  • @issehassen4203
    @issehassen42036 ай бұрын

    Ilaahey ha unaxariisto janadii fardowsa ilaahey ha geeyo aamiin,aaskiisa soo galney Louisville

  • @gulleidsacad4269
    @gulleidsacad42695 ай бұрын

    Mohamed Ali kalaay Halyay bu ahaa Allha unaxariisto qabrigana uwaasiciyo

  • @mohamoudhassan1612
    @mohamoudhassan16126 ай бұрын

    Haa, Itaalin buy ahaa. Americo Italian buu ahaa. Mechelan isna Italian buu ahaa. They were great explorers.

  • @abdidaahir12
    @abdidaahir126 ай бұрын

    Abdisalanow wn yabana barnamijyadii hore ee Louisville aa kasamaysay oo adan magacabin Mohamed Ali. Louisville Kentucky iyo Mohamed Ali makala haran qofkii kaso waramaya Louisville wa inu shega Mohamed Ali wa lasim

  • @user-th7zj8yk1q
    @user-th7zj8yk1q6 ай бұрын

    Wariye rug cada saxaafadeed herari 🎉

  • @abdirahmanali7452
    @abdirahmanali74526 ай бұрын

    Mashallah mashallah hereri Allah dambi gaad dafo waxban ayaan kafaide

  • @mahadguray4241
    @mahadguray42416 ай бұрын

    Alle haw naxariistee Waxuu ahaa nin lagu daydo Oo geesiya

  • @feizul.feisal
    @feizul.feisal6 ай бұрын

    Allah ha unaxaristo Mohamed Ali

  • @saraxlaboodosman5362
    @saraxlaboodosman53626 ай бұрын

    mahad sanid weriye herari 💗💗💗💗💗

  • @bashirkarinle6474
    @bashirkarinle64746 ай бұрын

    Illahay ha unaxariisto mohamed ali kalay

  • @SheekoAMINA112
    @SheekoAMINA1126 ай бұрын

    Masha Allah ♥️ Allah hawu naxariisto 😢

  • @nuuxmiami
    @nuuxmiami6 ай бұрын

    Feerkii uu la galey forman ee ka dhacey dalka #congo 5 milyan buu ka hellay

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo6 ай бұрын

    Allow unaxriiso maxamed cali kalay

  • @shakirasmart7030
    @shakirasmart70306 ай бұрын

    آللهم اجعل أهل الجنة آلفردوس إلاعلى (محمد على )

  • @kayseali9510
    @kayseali95106 ай бұрын

    Maxamed cali kaalay ilaahy hawnaxariisto

  • @MrUkun
    @MrUkun6 ай бұрын

    Interesting video, but you forgot to bring the story about Derby, which is the biggest competition horses in the world, which took place on Louisville, Kentucky on May every year!!

  • @darwiishyaresomalidhaba5477
    @darwiishyaresomalidhaba54776 ай бұрын

    Baasgeelkaa laga xaday wax wayn buu taray😅😅

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein17746 ай бұрын

    Mansha allah

  • @mohamudaden3391
    @mohamudaden33916 ай бұрын

    Abdisallam aniga iyo caruurtayda waan aamusnay

  • @yahya-wadani
    @yahya-wadani6 ай бұрын

    Raxmatulah xaji mohamed ali clay💪

  • @MarioHassan-tr6kf

    @MarioHassan-tr6kf

    6 ай бұрын

    Ma Somali buu ahaa Mise ajaanib

  • @abdiwalihassan3692
    @abdiwalihassan36926 ай бұрын

    Herari mclinsna Odygu ❤

  • @zakeriye6995
    @zakeriye69956 ай бұрын

    Legend hereritaarikh socota

  • @AliIbrahim-tu8dg
    @AliIbrahim-tu8dg6 ай бұрын

    Masha Allah 🎉

  • @maxamuudcade9865
    @maxamuudcade98656 ай бұрын

    The legend Maxamed Cali kalay ✌️✌️

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril58996 ай бұрын

    Taariikh qiimo leh ❤

  • @ainab590
    @ainab5906 ай бұрын

    Nation of Islam mar aan wax ka akhriyey diinta Islaamka, woxoodu waa ka fogyihiin oo waa diin ay madowgu samaysteen iyaga qaarkood ayaaba nebiya isu arkayey. Malcomx Xna waa ka baxay oo diinta Islaamku qaatay.

  • @user-cm9qp2tz5n
    @user-cm9qp2tz5n6 ай бұрын

    Hereri best report somaali

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf21686 ай бұрын

    Maxamed ali Nin qiimo badan ayuu aha

  • @Ahmad17056
    @Ahmad170566 ай бұрын

    Wuxu ciyaaray m.Ali 53 ciyaarood 49 buu ku guulaystay

  • @abdullahiabdinasir6943

    @abdullahiabdinasir6943

    6 ай бұрын

    61 ciyaarood,56 wuu guuleystay,5 waa laga guuleystay sanadadi 1971,1973،1978,1980,1981.

  • @NUURIYE.

    @NUURIYE.

    6 ай бұрын

    @@abdullahiabdinasir6943 waa sax 37waa knockout

  • @dahiryareali7678
    @dahiryareali76786 ай бұрын

    Maxamed Ali kalaay Marka hore ISLAAM miyuu ahaa!

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir35296 ай бұрын

    Moxamed ali Allaha unaxariisto

  • @mohamedelmi9020
    @mohamedelmi90206 ай бұрын

    Mohamed Ali waa hero

  • @hamdouzhabdulmajid2793
    @hamdouzhabdulmajid27936 ай бұрын

    Kentucky Louisville wa magaladedi hore oo waqti badan kunola

  • @user-cy1ue1ml9c
    @user-cy1ue1ml9c6 ай бұрын

    Ma somalibaa 😊

  • @abdishakurawl1773
    @abdishakurawl17736 ай бұрын

    Markaan maqlo Kentucky waxaa igu soo dhaca KFC. 😂

  • @LexlutherVII

    @LexlutherVII

    6 ай бұрын

    Lol 😂😂

  • @nuuxmiami
    @nuuxmiami6 ай бұрын

    Kentucky

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE.6 ай бұрын

    Mohamed Ali dhaman feerka waa laga xurmyaa Joe frazier Joe foreman Mike tyason The get. Respect when tgey talk mohamed ali

  • @libanheureux5794
    @libanheureux57946 ай бұрын

    christoper colombus ma aheyn irish wuxu ahaa genoa from italiya

  • @user-qf1gv3og5y
    @user-qf1gv3og5y6 ай бұрын

    Allah ❤❤❤❤❤❤. Cswcsw ❤❤❤❤

  • @Xayd1982
    @Xayd19826 ай бұрын

    👍

  • @yusufyare6141
    @yusufyare61416 ай бұрын

    Abdisalaan tariiqda Mohamed Ali halkan laguma sokobikaro away dadkii American ka ahaa ee uu kasodayay Iraq oo uu soo bad badiyay Allah na u fududeyay ku darso Tariikhda markay aheyd 1990 kii dagalkii Kuwait iyo Iraq.

  • @MohamedMohamed-zp6re
    @MohamedMohamed-zp6re6 ай бұрын

    Illaahay naxariistii janno ha ka waraabiyo Muxammad Cali, waxa uu geesi dhab ah oo aadamaha wax badan taray. Khabiirku wax badan ma ogayn oo Cabdisalaan baa jiidayay. Christopher Columbus Irish ma ahayne waxa uu ahaa nin Talyaani ah oo au boqortooyadii Isbeyn soo diratay. Abraham Lincoln dastuurka maraykanka muu qorin, Senatorna muu noqon. Hal mar buu Congresska galay.

  • @ducaysane1133
    @ducaysane11336 ай бұрын

    Cajiib

  • @yasiinkahinmukhtaar9065
    @yasiinkahinmukhtaar90656 ай бұрын

    Mudane Herary barnaamijka daray nooga dhig

  • @mohamoudyusuf8072
    @mohamoudyusuf80726 ай бұрын

    Christopher Columbus Irish ma ahayn wuxu aha Italian

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi8216 ай бұрын

    Muhammad Ali

  • @suhayb_esco
    @suhayb_esco6 ай бұрын

    Adero herari so badi emerica

  • @nuuxmiami

    @nuuxmiami

    6 ай бұрын

    Kkkkkk. Illahay haku keeno halkan kkkk

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd76346 ай бұрын

    C/slaan hadii adigu sheekada mxamed Cali wada haysid mxaad ninkaas maskiinka ah mxaad showgaadda ukeentay 😅 asagga sheekadda udeesid ku wcnyd soo ma ahn 😅

  • @positiveandfunny4332

    @positiveandfunny4332

    6 ай бұрын

    Dadkuu sii baraya

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE.6 ай бұрын

    Dagalkii igu caan the therilla manila

  • @cukeyr12345
    @cukeyr123456 ай бұрын

    Columbus was Spanish

  • @user-pz6hy1bs2c
    @user-pz6hy1bs2c6 ай бұрын

    Asc Christopher Colombus wuxuu ahaa nin Italy ku dhashay Kuna barbaaray isla wsdankaas. .dabadeedna u ruqaansaday dalkaa Portugaal inta uunan aadin Amerka!

  • @ahmedugas8495

    @ahmedugas8495

    6 ай бұрын

    Gumeysigii Talyaaniga ayaa madaxa kaaga jira! We are here to discuss Mohamed Ali history 🎉

  • @khadrasalax9738
    @khadrasalax97386 ай бұрын

    Maxamed ali soomali maha miyaa igu caawiya

  • @OmarbileMohamed-co1rr
    @OmarbileMohamed-co1rr6 ай бұрын

    Christophero Colombus was Italian,

  • @rugtamaansadasoomaalida1521

    @rugtamaansadasoomaalida1521

    6 ай бұрын

    He was Spanish, sir.

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE.6 ай бұрын

    Asigoo 42 jira ayaa waxa ku dhacay xanuunka parkison disease😢😢😢😢

  • @MarioHassan-tr6kf

    @MarioHassan-tr6kf

    6 ай бұрын

    Ma dhintay

  • @NUURIYE.

    @NUURIYE.

    6 ай бұрын

    @@MarioHassan-tr6kf 2016kii buu dhintay asagoo 74 jir ah intii danbe noloshiisa xanunkan buu la noola gariirka ah

  • @NUURIYE.

    @NUURIYE.

    6 ай бұрын

    @@MarioHassan-tr6kf lknze ninkaan ilaa maanta taariikhdiisa ayaa nool waa legend feer keliya maahne waa nin ka mug weyn mohamed ali . Nin neceb cunsurinimada iyo dulmiga.

  • @SamsamO-lb7hc

    @SamsamO-lb7hc

    6 ай бұрын

    38 bu aha

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE.6 ай бұрын

    Malcom max❌️ Malcom x✅️

  • @Dhaansane
    @Dhaansane6 ай бұрын

    Warum ich nicht länger über hautfarbe sprechen. Das Buch hilft dir.

  • @AliHassan-uo2oh
    @AliHassan-uo2oh6 ай бұрын

    Sababta uu uturay bilada waxeey aheed waxaad adaa dagaalka Vietnam iyo usa wuusa diiday markaas buu turay bilada wana la xiray

  • @MohamedMohamed-zp6re

    @MohamedMohamed-zp6re

    6 ай бұрын

    Waxa uu bilada tuuray 1960kii. Waxa uu diiday in uu Vietnam ka dagaalamo oo feedhka laga mamnuucay 1967kii. Xadhig waa loogu hanjabay ee lama xidhin.