BOQOR BUURMADOW OO U JAWAABAY GARAAD JAAMAC (3929)

Пікірлер: 29

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma66355 күн бұрын

    Garaada jama Garaada cali waa runtiis Allaha Kuxafido insha Allah Wadanka Somaliyed Allaha Kuxafido 🇸🇴🙏

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade015 күн бұрын

    taariikh Qodobeysan weeye waxaanu sugnaaba wa garaadka iyo jwbtisi

  • @Mideye157
    @Mideye1575 күн бұрын

    Dunida waxa ugu daran kuwa aan dhulkoodi tegi karayn ee melaha ka nacnac leeya. Kan Boqorka isku sheega iyo Kuwa Xamar ka shaqaysta

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef30825 күн бұрын

    ALLAH been Badana 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-zl9zo5ru8w
    @user-zl9zo5ru8w4 күн бұрын

    1-0 boqor buurmadow❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nemsaasmen9381
    @nemsaasmen93815 күн бұрын

    Bilaah caleikoum waalid iyo abti baad tihinee iskaa daaya cayda iyo IS ceebenta. Somaalia waxe beeye isu wada taheye laakine dhibtaane Allah ha joojiyo

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil18255 күн бұрын

    Buur madoow wuxuu yiri ina shaxari oo habarjeclo ahaa baa daraawiish ka mid ahaa 😅😅 ina shaxari wuxuu ahaa jaajuus ay ingriisku ku dhex darsadeen daraawiish ..markii la ogaaday ayuu cararay oo ingriiskii u galay wuxuu ka carary xaaskiisii iyo caruurtiisii iyadoo sayidkii uga gabyey arintaas oo uu yiri: -Afka taagtay iyo sidii geel u oloshaaba -Uubataysayaa iyo arliga umal la taahdaaba -Arki maysid ina shaxariyoow inamadaadiiye.... Ina shaxari dib dambe reerkiisii uma arag dumarkiisiina waa la dumaalay waa ninkaas ninka buurmadoow leeyahay darwiish buu ahaa.....

  • @user-zl9zo5ru8w

    @user-zl9zo5ru8w

    4 күн бұрын

    ❤❤❤😂😂

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma66355 күн бұрын

    If you hate Somali flag🇸🇴👌 what can you do to Somali people 🤔 waa ineey u guraan xabashiida dhulkoda SNM Somali Diid, I am very proud to be a Somalian Guul 5 Somaliyed Guul iyo Gobanimo Insha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi4 күн бұрын

    Garad jaamac waa halyey geesi jamaahiirta asagaa xukuma

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil18255 күн бұрын

    Dadka aan aqoon sheekh bashiir wuxuu ahaa habarjeclo hooyadiisna dhulbahante ayay ahayd isaga oo 8 sano jira ayaa ingriisku diyaarado ku rusheeyey taleex wuxuu ka mid ahaa caruurtii qaxday ilaa iyo 1940 yadii ayuu bilaabay in uu wacyi gelin gumaysi diid ka bilaabo burco jaajuusyadii ingriiska ayaa ku dilay burco oo xataa in maydkiisa la qaado waa laga baqay dhawr cisho mana uu ahayn nin wayn wakhtigii daraawiidhta...

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed25 күн бұрын

    😂😂😂😂!! MAXAA LONDON MUSRUM😂LAGUU DHIGI WAAYEY😂??? MAXAA DERVISH AND BRITISH, LOOGU QOREY BUUGAAGTA!! 1910, TALEEX AFRICA MEESHII UGU JOREYSRY EE DIYAARAD LAGU WEERARO!! MARKAA DHULKA DARAWISHTU UGA ADKAATEY INGIRIISKA , ayey DIYAARADO KU DAYERN?? OK!!! HAFUU IIDOOR DERVISH AHAA MAXAA BERBERA IYO BURCO LOO WEERARI WAAYEY?? OOHINTAADU XEJISO BAHAL MADOOW😂BILAA HISTORY❤DHULBAHANTE DERVISH INUU YAHAY GAAL IYO MUSLIM🎉LABADUBA WEY OGYIHIIN!! LONDON MUSRUM-KASOO ALHRISO!! IIDOOR😂ABTIYAAL🎉JACK😂WEYDINKII BERBERA ILAA SHEEKH😂TUNKA KUSOO QAADAY!! GOOGLEKA KUQOR HOW THEY TREATED JACK😂HAHHHHHAEBERBERA ILAA SHEERKH😂!!

  • @IsmailIsmail-nh5st
    @IsmailIsmail-nh5st4 күн бұрын

    Dhulbahante iyo habar jeclo horta ma isu dhigman wariya tahay hdana qaabka ad u hadlayso wa comedy mida kke breadge ka aad shegayso xgu maraa hhhh

  • @zeynababdullahi1851
    @zeynababdullahi18514 күн бұрын

    Waa runtii suldaan amaan qof aan taariikhdiisa aqoon majirtay waa nin kii xaaskiisa english ay afduubeen oo berbera Ku xirteen Si uu dagaalka uu kula jiro uga daayo waana habaryoonis

  • @Sumadeena
    @Sumadeena5 күн бұрын

    Niicle, qalbi madow

  • @halimab5796
    @halimab57964 күн бұрын

    Ka muran ma leh in Calanka Somaliya tobansano Xornimada ka hor oo UN ta Calankooda ku hoos xornaa.

  • @omarhassan8219
    @omarhassan82195 күн бұрын

    Kkkk kadahakucadayne masakinta

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi4 күн бұрын

    Buurmadooow is ka aamus ma gaadhi kartid garaad jamac abahaa ka waran haku dherer san qof aadan gaadhi karin

  • @halimab5796
    @halimab57964 күн бұрын

    Illyn Runtu aad bay u xanuun badan tahay. Calanka Cawaale sow Koofurta lagama Allifin?

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs5 күн бұрын

    buur madow wa amxaar been iyo cadowtinimo iskudarasaday oo jir jiroole ah dee wax isaaq ba nacay maxa laga wad wada warkisa

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs5 күн бұрын

    dhulbahanteeniya gob gob dhashay oo daraawiisha weye ee rabbiyow garaad jaamaca garaad cali magaciisa sareysi oo nusqaan kadhow

  • @shukri114mohammed2

    @shukri114mohammed2

    5 күн бұрын

    (ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs5 күн бұрын

    War idoor ba waxay cunaan haso baadho waayabe bal dad beenta iyo soomaali nacaybka iyo xaasidnimada diin iyo dhaqan kadhigtay oo idoor ahayn car soo hela

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan52235 күн бұрын

    BEENI RAAD MA LEH.

  • @AliAhmed-ft8ld
    @AliAhmed-ft8ld4 күн бұрын

    beeneey waa run cad beenta qabyaalada ku habar kacsashada oo maanta la kashifay meelkasta laga nac ayan maqli jiray

  • @MohamedAhmed-rk7nk
    @MohamedAhmed-rk7nk5 күн бұрын

    Waryaa been badanaa buurbadow Beerka caaro kugoysay

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi32635 күн бұрын

    ALLAH FANBADANA IDOR LAFALAND

  • @maryanali6192
    @maryanali61924 күн бұрын

    Iskuulada ayaa lagu dhigtaa taariikhda waanay qoran tahay 69 ilaa maanta ilaa xiligaa ma been bay ahayd

  • @cabdirshidosman9649

    @cabdirshidosman9649

    4 күн бұрын

    Ilaa 69 waa taariikh been aheyd uu Siyaad Barre Sameeyay. Beenta waxaa ka mid ahaa ina Cabdulle Xasan oo 1920 cararay, 1921na dhintay baa Somali xoreeyay.😂