Boodhinka gabdhaha ee Suhaim kuna yaalla Namanga Kenya

Музыка

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Пікірлер: 121

  • @samiahassan3713
    @samiahassan37132 жыл бұрын

    inshallah alsuhaim will be the best school ever may Allah make us to score A IN OUR KCSE THIS YEAR

  • @samiahassan3713

    @samiahassan3713

    2 жыл бұрын

    AMEEN YA ALLAH

  • @samiahassan3713

    @samiahassan3713

    2 жыл бұрын

    SOMEONE WHOSE NAME IS ISMAHAN WILL GIVE AL SUHAIM A NAME BECAUSE IT WILL BE KNOWN ALL OVER THE WORLD BY NEXT YEAR JANUARY JUST BECAUSE OF THIS KIND GIRL WHOSE DREAM WAS TO BECAME A PILOT

  • @samiahassan3713

    @samiahassan3713

    2 жыл бұрын

    may ALLAH GIVE HER WHATEVER SHE WANTS

  • @lisadelarosa7549

    @lisadelarosa7549

    2 жыл бұрын

    @@samiahassan3713 who are you talking about ismahan

  • @mohamedsayidhassan4486
    @mohamedsayidhassan44864 жыл бұрын

    Waa boarding qurxbadan Lkn Hal Talllo #Sariiraha Isdul saaran Waxka badala Waa halis way ka soo dhicikaraan Gabdhuhu Waan jecelnahy GabdhaHeena Waa Hooyooyinkii mustaqbalka waa inaad Amnigooda adkaysaan I. a🙏Shukran.

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan63 ай бұрын

    Barakalaah Hambalyo 👏👏👏👏

  • @nasroadan1861
    @nasroadan18614 жыл бұрын

    ماشا ء الله تبارك الرحمن 👌👍

  • @bergelQorane
    @bergelQoraneАй бұрын

    Yahuuu! Walle busnuss meel walbo wey gadhsy Allow na xifdii

  • @ruunmuna6298
    @ruunmuna62984 жыл бұрын

    Illahayow gawadeyda boarding haiga geen anigo nool 🚵‍♀️

  • @feyrusfanaxle5605
    @feyrusfanaxle56054 жыл бұрын

    mashaAllah may Allah reward you

  • @ysooyaalka6172
    @ysooyaalka61724 жыл бұрын

    Sowtay lahaayeen gabar maxram la'aan meel ma tegi karto mise markii lacag timaado xadiiskaasu waa mansuukh.

  • @abshirhadaafow6765

    @abshirhadaafow6765

    4 жыл бұрын

    Sxb ilmo yar yar wye.maxram waa gabdhaha qaan gaarka

  • @nasirmohamed1589

    @nasirmohamed1589

    3 ай бұрын

    Canada iyo amerika aya lagugaley maxram la aan adiga waxaad kahadlaysaa ciyaal skuul

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi91214 жыл бұрын

    Ilaahow aanan gabdhahay aan jeclahay Boarding iska geyn!

  • @zoyakhan7816

    @zoyakhan7816

    4 жыл бұрын

    Maxa dhacay walal😂😅😄

  • @somking901

    @somking901

    4 жыл бұрын

    Ha iska geeyn sanadkan shiikh la aamino ma joogaan ilmahaada ka war qab

  • @user-ij5oe2jp4u

    @user-ij5oe2jp4u

    4 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂ameeen😁

  • @nasirmohamed1589

    @nasirmohamed1589

    3 ай бұрын

    Cidna kugumakhasbin nasib wanaag

  • @AniisaDiriye

    @AniisaDiriye

    2 ай бұрын

    Dad u baahan baa jira Akhii

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey4 жыл бұрын

    Masha allah but Let's build our Country Somalia First than we can go farther countries

  • @nasirmohamed1589

    @nasirmohamed1589

    3 ай бұрын

    Hahahahahha which country somalis have no country waa hore ayaa lacuney

  • @abdishakurhassan8074
    @abdishakurhassan80744 жыл бұрын

    ما شاء الله أعجبني هذا المعهد

  • @hamzaabdi5320
    @hamzaabdi53204 жыл бұрын

    mashaallah anba rer namanga wan gufarahsanahay

  • @AniisaDiriye
    @AniisaDiriye2 ай бұрын

    Waa imisa Qiimuhu

  • @nimokibuyu5291
    @nimokibuyu52914 жыл бұрын

    Masha allha masha allha

  • @chalichali9452
    @chalichali94524 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @qhaalidcasiis2162
    @qhaalidcasiis21624 жыл бұрын

    Maashaa Allah maashaa Allah mashaa allaah

  • @KATIBUSTAR
    @KATIBUSTAR4 жыл бұрын

    Mashallah nice school

  • @dugulemuse4458
    @dugulemuse44584 жыл бұрын

    Mnshallah wa iskuul qurux badan

  • @ifrahhassan6346
    @ifrahhassan63463 жыл бұрын

    Maasha alaah aad ayuu u quruxbadan yahay hawo fiican wax cilad ah oogama jeedno aan ka ahayn sariiraha kore bir celinaysa qofka u sameeya way ka soo dhici karaan

  • @marwofarxiyo153
    @marwofarxiyo1534 жыл бұрын

    Masha Allaah

  • @djiboutidjibouti6570
    @djiboutidjibouti65704 жыл бұрын

    GIrl education should be promoted in NEP and Somalia.

  • @guluc2005
    @guluc20054 жыл бұрын

    Masha allah howl wacan ayaad heeysiin allah idinla garab galo

  • @fardowsahussainadontialle8036
    @fardowsahussainadontialle80364 жыл бұрын

    mash allha wan jeclahy lkn hada ma abodi ina tago sorry

  • @abdulwahidhassan3071
    @abdulwahidhassan30714 жыл бұрын

    Maashaallah

  • @leilamohamed7410
    @leilamohamed74104 жыл бұрын

    Wayab where is your country?guys somaliyeee namanga is where I was born but I love ❤️ Somalia so much I wish that school was in Somalia

  • @feyrusfanaxle5605

    @feyrusfanaxle5605

    4 жыл бұрын

    are muslims only in somalia jst asking

  • @serahash9033

    @serahash9033

    4 жыл бұрын

    Way country ?the one u buried alive with racism discrimination and ignorance??xishooda Allah kabaqa diinta na baarta.

  • @SEEWEEYETV

    @SEEWEEYETV

    4 жыл бұрын

    Waa lacag raadis, kuwa utaka ka liita

  • @wararkasomalia

    @wararkasomalia

    2 жыл бұрын

    Waankugu raacsanahay leila we have none off this sort off boarding schools bk home yet we do hve it wadan aanan u dhalan war dalkiina iyo dadkiina u dhisa

  • @nasirmohamed1589

    @nasirmohamed1589

    3 ай бұрын

    Hahahaha where is somalia u love n where r u that country has gone to the dogs

  • @ayanitaayan2998
    @ayanitaayan29984 жыл бұрын

    Masha ALLAH

  • @daljirkadahsoon6608
    @daljirkadahsoon66084 жыл бұрын

    5km ayu u jiraa nairobi aya dhahdeen bus u sameeya gabdhaha meesha geeya soona qaada lacagta cuntada iyo jiifka bedelkeeda u sameeyo basas soo qaada sababto ah meel la seexdo wax lagu barto stress aya laga qadaa looma xiiso gabdhaha guryahooda ha seexdano qeynta jiifka wax kale ku bedela mesha cuntadana malinta cunto ay guryahooda ka kensadeen haku cunano

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan63 ай бұрын

    Alxamdulilalah

  • @flowerfm472
    @flowerfm4724 жыл бұрын

    Asc waa imisa qofki sanadki ama bishi lacagtu maxaase lagu bartaa

  • @tafsanh398
    @tafsanh3984 жыл бұрын

    Masha allah dini miya mise madi?

  • @sweetamla2058
    @sweetamla20584 жыл бұрын

    Mansha Allah ..namanga wa meshan kusokoray

  • @abdinasirabdullahizedd6586

    @abdinasirabdullahizedd6586

    4 жыл бұрын

    Somali maa dagan badan

  • @sweetamla2058

    @sweetamla2058

    4 жыл бұрын

    @@abdinasirabdullahizedd6586 Haa walalo.. Somali badan dagan..wa two hours drive from Nairobi

  • @allintorolla.i.r2655
    @allintorolla.i.r26554 жыл бұрын

    Sariirta kore gabdaha galgasho maxaa talo ah ileen weykasoodici karaan cml 10:44 Fadlan sariiraha halagataxadaro

  • @ritwaanabdalla4590
    @ritwaanabdalla45904 жыл бұрын

    First person 👑

  • @wardakorontooo8449
    @wardakorontooo84494 жыл бұрын

    Wwww waa qurx lakin habdhan i xitiirm gabdhoo laliyoww wang

  • @sadikidebillionaire3646
    @sadikidebillionaire36464 жыл бұрын

    M.a waa halge bishara ayan kuleyhya nmanga

  • @sucdiqueen1369
    @sucdiqueen13694 жыл бұрын

    Isbitaalkii aaway

  • @sucdiqueen1369
    @sucdiqueen13694 жыл бұрын

    Sariiraha waa qatar

  • @fathiayusuf2890
    @fathiayusuf28904 жыл бұрын

    Warr gabdhaha cidlada anaa lacunaa meesha waaba baqdine

  • @adenshil1880
    @adenshil18803 жыл бұрын

    Waa Imisa khiimaha schoolka per semester

  • @fadumocumor8003
    @fadumocumor80034 жыл бұрын

    Dhul aysan lahen bey dhisayan xata kuwa NfD iney dhisan mahan waxan ka ahen dhulka soomaaliyed

  • @fatumamohamed1158

    @fatumamohamed1158

    4 жыл бұрын

    Fadumo Cumor bvbvvbbhhh

  • @hassanwacdi232
    @hassanwacdi2324 жыл бұрын

    Sheikh Namanga iyo Nairobi 5km isku jiraane dadka qiyaasta saxda u sheeg mida kale sariiraha qaybaha kore wax ka badala . Waa talo shukran

  • @aisha4873

    @aisha4873

    3 ай бұрын

    It's 162 km sorry

  • @munira005
    @munira0054 жыл бұрын

    Dhaqtar Maleh Seecamal?

  • @lisadelarosa7549
    @lisadelarosa75492 жыл бұрын

    Ismahan Hussein will top this school in KCSE will a clean A bcoz this girl is amazing may Allah give her whatever she wants in this world and hereafter

  • @lisadelarosa7549

    @lisadelarosa7549

    2 жыл бұрын

    Ismahan wherever you are remember your first form one English teacher loves you very much and believes that Ismahan's story about success will be all over the world

  • @lisadelarosa7549

    @lisadelarosa7549

    2 жыл бұрын

    And I think Ismahan you are joining now form 4. It has been four years journey for you now and my dear I want you to work extra hard in order for you to score An A . So that my favorite student to fulfil her dream of going to America

  • @lisadelarosa7549

    @lisadelarosa7549

    2 жыл бұрын

    And I promise you I will get Admission for you in Harvard university

  • @adenshil1880
    @adenshil18803 жыл бұрын

    How about the boys boarding

  • @suqramahamudadan8798
    @suqramahamudadan87984 жыл бұрын

    Dadkan hada wey island fican yihin sarirta kor sowgabdhuhu kasodhimayan kuwan gabdhaha kama naxayan wenye wana lala kwahizo vitandha musilaliyetena

  • @omarsscnl
    @omarsscnl4 жыл бұрын

    Walaalayaalow maad wadankiina ka dhistaan? Oo maalgashataan dalkiina?

  • @isadinhussein6727

    @isadinhussein6727

    4 жыл бұрын

    Wadanka masaajidka dhexdiisa la isku dilaayo yaa maalgashanaaya oo la isku qarxinaa. Runta in la isu sheego ayaa fiican.

  • @hussenismail3382

    @hussenismail3382

    4 жыл бұрын

    @@isadinhussein6727 waa runra wll dalka dadshisheeye ku dagaalami mayaan lkn waxa 30 sano isdilayaa waa somaali cidna maalkeeda iyo naftoodaba ku aamini mayso midda kale dadkan reer koonfureedku waa cawaan oo qofkasta oo afsomali ku hadla waxay uhaystaan inayyagu xukumaan

  • @omarsscnl

    @omarsscnl

    4 жыл бұрын

    @@isadinhussein6727 qofkii dhimanaya meeshii allaah u qorey buu ku dhintaah, 2 niyuusland 51 qof baa hal mar masaajid lagu diley? Why? Dadkiisuna waa dhistaan dalkaas? Marka taas ma noqoneyso marmarsiinyo?

  • @howareyoudoing5448

    @howareyoudoing5448

    4 жыл бұрын

    Omar somali Wll dadka waxay rabaan macaash wixi ee galiyen ugaso baxo Somalia waa dalkena waana jecel nahe Lkn danta ku xiresa mararka qaar

  • @omarsscnl

    @omarsscnl

    4 жыл бұрын

    @@howareyoudoing54481 soomaalida meelkasta oo ay ganacsi ka furtaan waxa ka gata waa soomaali, 2 qofkasta wax dalkiisa u dhaama ma jiraan, 3 horaa loo yiri dal shisheeye waa dareen ku joog? Hadana kenya oo taqaan sida dadka maalkiisa loo dhaco? Walee maanta kenya waxa dhaama dalkeena,

  • @siyadabdirahmansiyad3606
    @siyadabdirahmansiyad36064 жыл бұрын

    meeshaan security ahaan waa sidee tolw? inkastoo ciidamada kenya aaney isku haleyn gelin

  • @mohamedsheikh9418
    @mohamedsheikh94184 жыл бұрын

    Subxaanallaah Gabdhaha guryahooda ku celiya plz. وقرن في بيوتكن. Maxay tahay duur ay rag WAx ku dhugayaan. Xataa hada quraan ku aqrinee hala kaliyoobin bu yiri nabi maxamed صلى الله عليه وسلم

  • @kaderabdiadam9443
    @kaderabdiadam94434 жыл бұрын

    Tuug umadda inay baadhaan raba waxbarashadii ayay ganacsi ka dhigeen ceeb bay tahay inan gabadho somaliyeed meel duur ah lagu hayo

  • @sochedorg5775
    @sochedorg57754 жыл бұрын

    ILama aha Waalid gabdhihiisa jecel inuu meeshaan geyneynin

  • @fai602

    @fai602

    4 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣 meshan is so good boodinga kenya ku yaal u ugu fcnhy wlhi

  • @bkulmiye7738
    @bkulmiye77383 жыл бұрын

    Warkiina Lama rumeysan karo 5 km Namanga iyo Nairobi isuma Jiraane been ta daaya

  • @munamohamuud588
    @munamohamuud5884 жыл бұрын

    Diini moyaa mise waa madi bodhinku

  • @MTRsom
    @MTRsom4 жыл бұрын

    Dumarka waxaa u qeyr badan iney guryahooda ku dukadaan

  • @bilexaajixaaji1584
    @bilexaajixaaji15844 жыл бұрын

    Sariiraha qeebta kore halagu noqdo waa halis gabdhaha qaar wey kadhici karaan waa iga talo

  • @balariaraktidada9877
    @balariaraktidada98774 жыл бұрын

    Macliminta iyaguna ma dumarba

  • @nasrudiinmahad5878
    @nasrudiinmahad58784 жыл бұрын

    Ciyarta Naga Daaya De kan waa ki Aan naqaanaye maxa mesha ay Noogu xayisin hayan

  • @aishuabdi7125

    @aishuabdi7125

    3 жыл бұрын

    Sewayo bal ifafahi gabar a gesan raba

  • @wadanisomali4455
    @wadanisomali44554 жыл бұрын

    WAA DHAQANKII FATAALIINTA, WALEE GABARTEYDA MA GEEYO. NACALAA KU YAAL WIXII DHAQANKA GAALADA RAACA.

  • @sochedorg5775

    @sochedorg5775

    4 жыл бұрын

    Wadani Ragan hunguri ka galay iney Gabdha meel ku xareeyaan, Waxaa ka daran kuwa u keenaya, waalidka hadeysan Gandhooda heyn Karin waxay geyn karaan Somali meel ehell iyo qaraabo ey lajoogaan,,,

  • @yusufgaroon1211
    @yusufgaroon12114 жыл бұрын

    magab dha dhaqan celisa meesha drgnayn baa

  • @kahagure3075
    @kahagure30754 жыл бұрын

    Ya dhahey gabar kaliged mel hala geyo

  • @mohamedsheikh9418
    @mohamedsheikh94184 жыл бұрын

    Allow gandhaha no xafid

  • @ROOBLE940
    @ROOBLE9404 жыл бұрын

    Muslimntaasi ma Kenyan citizen baa mise waaa is uruursi ?!!! Qaabkee meeshaan lagu sameeeyay !!

  • @munira005
    @munira0054 жыл бұрын

    Tallow shaqo ma iga siineysiin aan Turbulent is laga soo tagee !!!

  • @howareyoudoing5448

    @howareyoudoing5448

    4 жыл бұрын

    munira005 Hada maxaad qabataa?

  • @dhageysiquraan6340
    @dhageysiquraan63404 жыл бұрын

    Walalo yaal subscribe isara pls

  • @fadiyos
    @fadiyos4 жыл бұрын

    Koleey waa gabdhaha agoonta. Ama rajoouinka ah illeen waalid nool gabadhiisa boodhin mageeyeene

  • @hamzaabdi5320

    @hamzaabdi5320

    4 жыл бұрын

    sabab

  • @hanaddj2182

    @hanaddj2182

    4 жыл бұрын

    Zxp imisa ayaa Walid kooda nool yhy oo bodhin dhigta Aniga 2016 ayaa igu dan beese Walid kaygana wuunol yhy alxamdulilah Wx barasho hadad rabto waykuu fcnthy inaad tagto

  • @balqiisasuldaan585
    @balqiisasuldaan5854 жыл бұрын

    Gabdhaha ha kufsanina balayo idinla gadhwaynataye waxad u dhigaysana majirtee kuwi dugsi quranka aya idinka baxsan wayee waba idinkoo guri la ifinku xareeyay

  • @hafsaahmed4072
    @hafsaahmed40728 ай бұрын

    Don't trust what you see in this vedio because you don't know the actual life in there ask the students what we actually go through 😢 discrimination

  • @maxamedibrahimafrax2022
    @maxamedibrahimafrax20224 жыл бұрын

    Runtii waad kana xaysaa markaad aragto gadho yar ah oo loo geyey niman ajanabi ah maxaa keenay waxaan waxaa keenay dhaqankii oo dhumay hada waad layaabaysaa dhaqan xumada taala wadanka waxaa lafuray hoteel kusheeg dhaqan xumo loo furay waxaan layaabay aaway dawladii maa kaxiraan hoteelada lu sameeyo dhaqan xumada maxaa xiraan

  • @qadar160
    @qadar1604 жыл бұрын

    Gabdhahaasi MA waalid LA'aan baa???? Walidka gabdhiiisa boodhin geynaya waa Kuma??

  • @umualmas8897

    @umualmas8897

    4 жыл бұрын

    Gabdho waxaa jiro qurbaha ku halaaway meeshaas ayey anface

  • @amintube1056
    @amintube10564 жыл бұрын

    Ilahay dartis subscribe ii sara plz

  • @umurayanchannel6559

    @umurayanchannel6559

    4 жыл бұрын

    Wakusaray Ana iisar wll

  • @sochedorg5775
    @sochedorg57754 жыл бұрын

    War maxaa idinka Qaldan Somaliyeey, Caruurtiina Maad guryihiina ku heyaataan, Intaas Somali waxaa loogu duceeyay Guurid, Allahow wadankooda jecleesii.. it is all about Business

  • @bardehanad4919
    @bardehanad49194 жыл бұрын

    Nimankan khamiiska dheer gabdhah xeradda ugu xiran yaa ka ilaalinaya horta? Qofkastaa waa ogoyahay nimanka Soomalida dhaqan xumadooda. Kuwii guryahooda joogay ayaaba ka baxsan waayey maxaad ka filan meel loogu xidhay?

  • @rahmohassan131
    @rahmohassan1314 жыл бұрын

    WAAX WALBA BUSNIIS AYAA LOO FUURTEEY SOMALIYEEY ILMIIHIINA HADADAAN QORSON UU QOF KALE KU QORIIYO OGOOW BARII WAAD KA SHALEEN DOONTA GACAN AAN GACAN TAADA AHEEN WAAX WALBA KA FIILO I LOVE SOMALI MOOM

  • @serahash9033
    @serahash90334 жыл бұрын

    Subhanalah hasiidnimada daya.kulaha mama somaliyaa logadiisi waayey?shame on u .make dua for the ppl who r giving education to your children.can't u just say Mashaala Alhamdullilah?? Backwards duli fooqal duuli.my daughter's will attend that school and many other kids .may Allah bless the builders the teachers and all those who donated to this cause.if u can't say anything good xasiideenow just shut up .

  • @allemagan987
    @allemagan9874 жыл бұрын

    tuugo lacagdoon ah umada ilaahay gabdhaha haka fasahaadinina wax barimaysaane

  • @safiyaabdule7364
    @safiyaabdule73644 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @adansantur4677

    @adansantur4677

    4 жыл бұрын

    Somali waa Hungary raadis ma,ha wa nag raadis.

  • @hafsaahmed4072
    @hafsaahmed40728 ай бұрын

    Don't trust what you see in this vedio because you don't know the actual life in there ask the students what we actually go through 😢 discrimination

Келесі