BIYOONDE OO LA YAABAY FAL UU SAMEEYAY IIDLE YARE !!

Фильм және анимация

WELCOME AND SUBSCRIBE OUR CHANNEL
My FACEBOOK : / macaad2
FACEBOOK PAGE : / inahosow
INSTAGRAM : / ossmanny
MUUQAALO XIISO LEH
CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Пікірлер: 148

  • @iqraanaali2077
    @iqraanaali20774 жыл бұрын

    Sawiro murug leh kulahaa 😂😂 Wll osman wlhy wiilkaan waa qosol naf lagaliye oo cago buuran kow dheh marka maalinkasto nooso fadhisi 😂😂🥰♥️♥️

  • @hibaaqiinamoha6357
    @hibaaqiinamoha63574 жыл бұрын

    Biyoonde nin funny ah wllhi isbuuci hal video noso duub inta igu raacsan like dhac👍👍

  • @zahraali9334
    @zahraali93344 жыл бұрын

    Hello Family CK Share hala dhaho KZreadkaan Sidee Sxbdeen uGaarto Oo ay Subscribe u saaran Hossow

  • @Sukeyma-channel
    @Sukeyma-channel4 жыл бұрын

    Iidle afka kala bax harqaan kaaga tolo ayagaa laba nin ah ayaga isku daa hosow wow is cilinaa nin ayag maraxaan xagee ka keentay Omar iyo iidle ❤

  • @fuadinho9380
    @fuadinho93804 жыл бұрын

    Sxb ninka wa fcn yahy lkn iidle ayu si kale u magan yahy kan reaction ma ahan ninka u cadi u abaroya Taz lee ha iska dhafo

  • @adontiialle2748
    @adontiialle27484 жыл бұрын

    Waa marki iigu horeysay aan dawdo channelka my prother guul iyo gobanimo

  • @mohamedyuusuf2896
    @mohamedyuusuf28964 жыл бұрын

    🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣🤣🤣🤣😂🤣😂🤣😂🤣🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂😂🤣🤣😂🥰😂sawirada uu biyonde layaabay islaan lix bilood ah vay ka dhaliyeen.keep going hossow iyo beyonda

  • @paultwocock5421
    @paultwocock54214 жыл бұрын

    Hosow beyonde chennelkiisa ha la soo boobsiiyo facebook faa'ido ma leh

  • @abdiholland_solo3996
    @abdiholland_solo39964 жыл бұрын

    Bro wiilka kula fadhiyo waxad mooda inuu personal attack wado ee sidan reaction loma bixi qofka lagu ma fogaado

  • @exmayor5039
    @exmayor50394 жыл бұрын

    Ustaad hosow sxbka reaction wixisu way dhaafsan yihiin ee xooga San kayara badalo Dhowr jeer adiga xita in aad daremeyso ood si kale u dhigtay ayu kabiyo diiday anyway horay usocda🙏

  • @queenbulbulaahmed2098
    @queenbulbulaahmed20984 жыл бұрын

    Wll qali hosow ayamahan danbe xariif wali ah ayaa no kentaay woow naku socdaa qaniinyo sabaxto wiif jug waan ku wadana wll beyonde

  • @abdiazizselad
    @abdiazizselad4 жыл бұрын

    Biyoonde Omaar Walaalka Miyaa Sxbow waa Hiilisay 🤣🤣🤣🤣

  • @maxfuudofficial1353
    @maxfuudofficial13534 жыл бұрын

    Hoso production wll qaali aad ku taagera wanku jeclahay keep.going

  • @alimahamed163
    @alimahamed1634 жыл бұрын

    Dadkan leh baan layaabey wiilkan personal attack buu wadaa War iidle ayaa wada personal attack oo qof cay habaar iyo ceebaynba ladaba galay hadh iyo habena dadka caaya isagoo kaftan ka dhigaya lkn wiilkani waxa uu iidle ka hadlayo ayuu kajawabaya say ula muqatana wuu kahadlay qalad ilama laha

  • @faay2757
    @faay27574 жыл бұрын

    Wax laga xumada waaye dadka qaar sawirade so dhigayaan kulahaaa🤣🤣🤣🤣🤣

  • @eoa1838
    @eoa18384 жыл бұрын

    Beyonde wllhi nin fani ah Nala joog channel ka 😂😂😂😂khushuc

  • @najmayuusuf3926
    @najmayuusuf39264 жыл бұрын

    M.a wan idin salamay wilashena adban idin tageera biyoonde io wllkn hossow isku imaday wa funny waba qosol socda alla ha idin barakeyo noso badiya video yadina

  • @amiraalimohamed9659
    @amiraalimohamed96594 жыл бұрын

    😂😂😂😂 hosow io yarka qosolka dharka loo geliyay waan idin slmy horay u socda❤❤❤🤴🤴💞🙋🏼‍♀️🙏

  • @ikramcadey9241
    @ikramcadey92414 жыл бұрын

    Biyonde anoo daawan vedio iska qoslaa odayga macsarada caadi maaha🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sumayaaadan3894
    @sumayaaadan38944 жыл бұрын

    Hosow ninkaan funny waye ee markasta noosoo fariisi bro adna waxaa kuleyahy keep going waxaa kuu rajaynaa hormar intaan kabadan👏👏🔥🔥🔥

  • @akaafikc5047
    @akaafikc50474 жыл бұрын

    Idle waa funny 🥰🥰🥰kama Aha cuqdad iyo xuman 😂😂😂waa fanaan ka liya shactiro miiran 🥰

  • @iqrayarey1061
    @iqrayarey10614 жыл бұрын

    Hosow wllhi aadaan kuu taageeraa mrwalpo guul kuu rajeynaaa wllkyga♥️♥️♥️♥️💪💪

  • @sucadaibrahim7698
    @sucadaibrahim76984 жыл бұрын

    M.a keep going brother hossow💖

  • @muhsinhussien8155
    @muhsinhussien81554 жыл бұрын

    Hosow brother ninkan waa Qof Talent Leh Ee bahda KZreadka nagaga so dara Mr biyoonde💥

  • @samarxamuud5501
    @samarxamuud55014 жыл бұрын

    Biyoonda utube kuu baahan waad kaso daahday keep going hoosow👌👍

  • @Yourchoicelife
    @Yourchoicelife4 жыл бұрын

    Wraa hosow kan idle kaceli wxba meesha kuma hayee sxb saan looma soo caan baxo ee kaleexo idle legend wye

  • @saadiqonlinemedia7511
    @saadiqonlinemedia75114 жыл бұрын

    Waa funny Biyoonde Reactiona samyn kara waliba aad ugu wangsan...

  • @karaamamediaproduction2113
    @karaamamediaproduction21134 жыл бұрын

    Hoosow nin khibrad filimo leh keep going

  • @zakimuqdishawi
    @zakimuqdishawi4 жыл бұрын

    Hosow Sxb Gacanta Midig Wax Ku Cab Ajar Allah ku Siiyeee

  • @maruun1912
    @maruun19124 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 caadi mahan biyoonde iyo adigaba aad aya iigaqosashisan manshalh 👍❤👍❤🌷🌷🌷

  • @sumyt4749
    @sumyt47494 жыл бұрын

    l'm big fan for you boss hosow keep going

  • @karaamaofficial9622
    @karaamaofficial96224 жыл бұрын

    Hhhhh rag iga cilmi badan keep going my brothers

  • @kingkhadar3469
    @kingkhadar34694 жыл бұрын

    Beyond argtaa qosol argta ad kutageraa brother😂😂♥️🙏🥰

  • @qaalihaaji4112
    @qaalihaaji41124 жыл бұрын

    Beyoonde funny waaye wlh bro osman inta guriga jogtaan malin walba beyoonde nosoo fadhiise channel ka mahadsanidiin

  • @fanaxadan6652
    @fanaxadan66524 жыл бұрын

    Ma Legend Xosow keep goinh

  • @libanabdiweli3366
    @libanabdiweli33664 жыл бұрын

    Waligey kugu ogahay dabecad wanaag iyo furfurnaan ,keep going walalkey

  • @apdirazakalta7090
    @apdirazakalta70904 жыл бұрын

    sax wyeh sxb iidle walashid aniga daris nahay / mogdisho , qasatan madino ilmaha abtiga u yahy waa agoon sax wyeh

  • @cabdicaziizmooliid2257
    @cabdicaziizmooliid22574 жыл бұрын

    hadaad igadambeeso like

  • @amaaraaragsan4784
    @amaaraaragsan47844 жыл бұрын

    Hosoow masha allh wall jiro waan ku tageera lkn wiilkaan xooga wixiisu waa atack iyo aflakaado iidle yare waa iska fani xumaana gama aha kaliya wixiisu waa shactiro dadko dhana saasbu ula kaftamaa marka yarkaan waxaan dhihi lahaa lacala hadaa reaction bixineeyso xitaa qofka lama atacko waxaad udhaqmeeysa sida ruux afayeeno oo kale

  • @abdikariimubeid5177
    @abdikariimubeid51774 жыл бұрын

    Biyooonde waaba qosol labisan Osmanow nosoo badi ninkan videoyadiisa

  • @yasinadam2151
    @yasinadam21514 жыл бұрын

    My Favourite KZreadr plus Actor Tollow Filimkii aan Kaa Sugeenay Goormee nooso deen rabtaa

  • @abdifitahcodey3398
    @abdifitahcodey33984 жыл бұрын

    Asc Sxb Hosow waa ku dawada Balse waxan dareemaya wilka kale si ino ugu gurban tumana idle

  • @jowharamuudey9753
    @jowharamuudey97534 жыл бұрын

    hosow wll qali hormar wacan ayan ku rajayn waliga dheh wax walbo waan samyn karaa wll horay usoco hormar wacan salan sare wll

  • @mohamedyare4853
    @mohamedyare48534 жыл бұрын

    Biyoonde ninka lacagta lagu leyahay miyuuu difacaa mise iidle ayaa xisaab hore ugu labantahay 2 daas hanosoo kala cadeeyo walal hoosow adaa ninkan nabareee ✋✋✋

  • @Abdi1430
    @Abdi14304 жыл бұрын

    marki igu horeysay arko qof magaceyga okale leh biyonde viva biyonde

  • @zakaashhs4445
    @zakaashhs44454 жыл бұрын

    Hosow in de bldng hore usoco sxb🙏

  • @faiza-wn5tk
    @faiza-wn5tk4 жыл бұрын

    🤩🤩🤩🤩🙏🙏🙏🙏🙏🤩👑👑👑👑👑🤴🤴bro qali hosow keep going

  • @ahmedshariif1553
    @ahmedshariif15534 жыл бұрын

    Asoo shariif iska dhigoyo Oo shafitaan wadaaa kulahaa😂😂 biyonde waana waashay

  • @somalimodelstyles2407
    @somalimodelstyles24074 жыл бұрын

    hosow wa izka qosla lee🤣🤣😍

  • @najiibmohamedadam645
    @najiibmohamedadam6454 жыл бұрын

    Horay usoco lipaah ♥♥♥

  • @farhanhunnaf
    @farhanhunnaf4 жыл бұрын

    Markaad rabto inad qof dhalisho wxa ogaataq inadan adigu dhameys aheyn bal eeg dib isu daawo waxad dhahday laaa ilaaha ,× O macnahedu tahay ilaah majiro ama toos u ashahaado amaba iska amus idle sidow shegay lacagta wa laga dhacay lkn nagadaa bahasha beyondow adiguba ceeb qof kale ayad so fageysaye

  • @mohaawyz7589
    @mohaawyz75894 жыл бұрын

    19:49 Osman xariif waaye markuu kayaabay yarkaan ayuu hoos ugu dhigay "muuqaalo kalaa kahadli rabnay adiga vediogaan ayaa kugu taagnaay cml" Yarkaan toos ayuu iidle u attack-gay vedio-ga dhaxdiis dhoor jeer reaction u ma arko aargudsi ayuu ahaa oo howsow pro loo dhaxmaray iidle Yarkaan jaaniskii uu osman howsow siiyay wuu kafaaideystay lkn waxaa sual ah iidle iyo omar weeba is haayene hadii isku soo jawaabaan wax lagartee aheyd lkn yarkaan iidle maxuu kahaleyay ? Aniga mafahmin 🤔!

  • @shankarooncaday116
    @shankarooncaday1164 жыл бұрын

    Walaalkeen hoosoow barakoow idim Allee

  • @Quman_qaali
    @Quman_qaali4 жыл бұрын

    Kkkkk aad bu iiga qosliyey wiilkan kkkkkkk idle Habar badnaa wiilkan videoyashiisa no so badi qosol kali waye wlhi

  • @sidra857
    @sidra8574 жыл бұрын

    Hosow Walal qaaliya adiga inaanka klaba inaan xaraba socota weeye kulahaa Sawiro laga baqayo malin noogu soo tuur sidaan oo kle 😁😁 Hory u socda Hosow Guulaystah Insha alh Wxan ku rajaynaya inaad Guula badn gaarto❤

  • @daauudmukhtaar4759
    @daauudmukhtaar47594 жыл бұрын

    War iidle yare marba qof buu iska caayaa wixiisu waa faakh bal instagram kiisa soo eeg fayzal xawaasu Haystaa isla arintane

  • @farxadqoyschannel793
    @farxadqoyschannel7934 жыл бұрын

    halsaac dhan ayaan qoslaayey iidle qofkii lacag ka cuno asaa dhib qabo😃😃

  • @Baariyow114
    @Baariyow1144 жыл бұрын

    Wll hosow hormar wcn insha allh

  • @falizmohammed4449
    @falizmohammed44494 жыл бұрын

    Biyoonde iidle xarash makala dhexeyo wakudheeraatee walal reaction filo hee adna kkkk taas waa kaftan aadbad baad umahadsantihiin walaleheyga qaaliga farxad kuwaaraa melwalbo jogtan

  • @hananomar8771
    @hananomar87714 жыл бұрын

    Hhhh biyonda aan arkay mana qoslin macquul mahin

  • @yasinabdi7217
    @yasinabdi72174 жыл бұрын

    Sxp hal mid aan weediinaa sxp wax badan aad ka ogtahay iidle sxp wax noogo sheeg

  • @____Cumar____
    @____Cumar____4 жыл бұрын

    Waar IidlE waa af ku dableE wuu soo jawabayaa kolay isagoo qaybta xishoodka mute iska galiyey😂 waa hadii uu arko muuqaalkan hadii klena sidaan ku Ogaa maaha

  • @sheekogaaban8738
    @sheekogaaban87384 жыл бұрын

    Maanta dhan shaahuu cabaaa kulaha🤣🤣

  • @nimcocabdullahi7463
    @nimcocabdullahi74634 жыл бұрын

    Keep going hosow wxa ka socdah king ck

  • @mursalaadan3870
    @mursalaadan38704 жыл бұрын

    warkan channalka ka bixi dee channelkii uuba nanacsiiyeeey caloosha ka jiran yahay ma cuqdad buu uqawaa mise asaaba maagan ee sidaan reaction ma ahanee channelkaan hatii kala kaco aa rabtit kan meesha ka saara calaasha uu ka jiranyahayeeeee

  • @Yourchoicelife
    @Yourchoicelife4 жыл бұрын

    Biyoonde idle magartid ee sxb cuqdada iska dhaaf

  • @fahiimaadow9312
    @fahiimaadow93124 жыл бұрын

    Halo duceeyo maskinka

  • @cawoayan6541
    @cawoayan65414 жыл бұрын

    guys your make me may day 🤣🤣🤣🤣

  • @showayeofficial7763
    @showayeofficial77634 жыл бұрын

    Asoo shariif iska dhigooyo oo shafitaaan wadaaaa 😂😂😂

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji40774 жыл бұрын

    Habaar diyaarsan oo lasoo habeeye waye kulahaa hhhhh biyonda iidle habarkiisa yuukugu soo darin ee omaar barbar lacagta xalasha iyo xoolo sheydanka ah hanaga dhiibo😂😂😂😂 wuu iga qosliye idle

  • @cudoondhuux5185
    @cudoondhuux51854 жыл бұрын

    Idle wa imtaxaan 😀😀😀😀idle aqon matihit walhi ninkas waa nin an qoslin

  • @muniiromohamedbarre6369
    @muniiromohamedbarre63694 жыл бұрын

    Hossow hormar wacan

  • @ibrahimdeeq4446
    @ibrahimdeeq44464 жыл бұрын

    Ninkaa piyoonde walahay waa iga qosliyaa osmanow ninkan muqaalo badan inooga soo qaad shekadisaa I martee

  • @abdirashidrashkaahmed8922

    @abdirashidrashkaahmed8922

    4 жыл бұрын

    Nin kn police moo aha jiry 😱😱

  • @caadilkhan117
    @caadilkhan1174 жыл бұрын

    Wilka kula fadhiya bersonal atack ayu wada marka qofka adob abarin waxa ficil ka bixi

  • @cudoondhuux5185
    @cudoondhuux51854 жыл бұрын

    600$ ayaa usawiran qushuca 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @quenraakia2663
    @quenraakia26634 жыл бұрын

    Marna waa qoslay marna waka yaabay iidle yare xoolahisa madhumaan😂😂😂

  • @najmayuusuf3926
    @najmayuusuf39264 жыл бұрын

    Waxan idin ku ahay love ❤👏🤴🤴kings

  • @aminadaahir5143
    @aminadaahir51434 жыл бұрын

    Subxan allah iidle muxu yidhi waligey ma cafinaayo

  • @abdinaasirhassan9668
    @abdinaasirhassan96684 жыл бұрын

    Lixboqol oo farwaaawayn ku qoran

  • @Ahmedy64
    @Ahmedy644 жыл бұрын

    Team hosow /ck waa isku team like 💯 thanks

  • @kowsarsaid3802
    @kowsarsaid38022 жыл бұрын

    Hhhhhhh wlhi wan furay idle wow shugsanyahaykulaya. Hhhhhh

  • @ceynashyare3034
    @ceynashyare30344 жыл бұрын

    Hasow sxb piyonde wixisa reaction ma ahane kasogabsa deh idle

  • @sheekogaaban8738
    @sheekogaaban87384 жыл бұрын

    Omaaraa shaafta idin soosiiii miyaaa🤣🤣

  • @mubaarakabshir1866
    @mubaarakabshir18664 жыл бұрын

    Kabtankan martida ah wa xukun fudud yahy wlhi mise iidle isku dhacsan yihin.

  • @abdinasir5544
    @abdinasir55444 жыл бұрын

    Su.al laweydii un buu ka jwboyaa ee channel wuu leyhy hdii uu wax ku dhag rabo

  • @twitterspace5290
    @twitterspace52904 жыл бұрын

    Iidle waa dhala caday

  • @mujlamoha6308
    @mujlamoha63084 жыл бұрын

    Waxasas ugalay qolaha dadow😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @akrammire2848
    @akrammire28484 жыл бұрын

    Hossow zxp biyoonde xanaaq aa u shidan🤣🤣

  • @fouziyacomedian2144
    @fouziyacomedian21442 жыл бұрын

    I see this video today October 2021 but I say my brother😀IdLe😂😂 he is innocent OK

  • @user-eu9th1jp3f
    @user-eu9th1jp3f4 жыл бұрын

    Nimanka ninka oo iidle yare lacakat ka shafateyay ayey isku reer yihin

  • @ahmedhajji8456
    @ahmedhajji84564 жыл бұрын

    hosaw zxb muqalkn ilaa shan jer wan dawaday adna wan ugu qoslay niyahw ninkas biyonde ah qabku reaction ka uga bixinayo ban ad ugu qosly ninkas muqaladada hakasomuqod

  • @champions5606
    @champions56064 жыл бұрын

    Wiilkn sxbka ah luqada waxa uu ugu hadla sida wiil somalia hda jooga

  • @Kalsooni100
    @Kalsooni1004 жыл бұрын

    Subscribe waa dhankiina dadyahow maanta in lays caawiyo waaye maxaa yeelay cabsi cabsi ku jirnaa dadka yurub ku nool hadaan nahay haana laysu duceeyo

  • @hamdihussein6688
    @hamdihussein66884 жыл бұрын

    Swiro murug leh ku yeh 😂😂😂😂

  • @farxadqoyschannel793
    @farxadqoyschannel7934 жыл бұрын

    ninkaan wixii yurup iyo america jooga xarash uu u hayaa kulahaa😀😀wlhi kal iyo laab ayaan u qosley😃

  • @nimcojaamac1738
    @nimcojaamac17384 жыл бұрын

    Wll hasow

  • @nimcomohamed6508
    @nimcomohamed65084 жыл бұрын

    Dad inuu iska ceey beesto uu rabaa khaan waaye iidle

  • @nimoq1843
    @nimoq18434 жыл бұрын

    Waxan qosol buu ula gedaaa ninkan

  • @maankahaajicawil7451
    @maankahaajicawil74514 жыл бұрын

    Biyoonde idle aa werara ku tahay maxu ka sameyay😂😂😂

  • @zabriinamohamed4269
    @zabriinamohamed42694 жыл бұрын

    biyoonde dagaal miyaa kaala dhexeeyo asiga iyo omaar ayaa is heystaan maxaad karabtaa iidle yare

Келесі