Bisha Sagaallaad ee Uurka الشهر التاسع من الحمل

Пікірлер: 30

  • @catiicade9206
    @catiicade92062 жыл бұрын

    Thanks walsheye

  • @kafiamohamedmohamud-ut8ki
    @kafiamohamedmohamud-ut8ki

    Alhamdulilaah ❤❤

  • @najmocabdisaalax6534
    @najmocabdisaalax6534 Жыл бұрын

    Masha allah abayo

  • @hoodahabi8395
    @hoodahabi83952 жыл бұрын

    Mansha allah abasyo

  • @axmedkhayrofficialpage3336
    @axmedkhayrofficialpage33362 жыл бұрын

    Maasha Allaah

  • @user-hy1ss2ri9j
    @user-hy1ss2ri9j28 күн бұрын

    Anigaa xalay ayan dhalay alxamdulilaah hadad qabto calolfadhi isbitalka markad nagta waxaad dhah

  • @anisahasanahmed2108
    @anisahasanahmed2108 Жыл бұрын

    Abayo calool fadhiga maxaa looga hor tagaa hooyo uurka le bisha 9 ku jirto

  • @muhammadhajji4499
    @muhammadhajji4499

    Abayo ibi qalalka kasoo hadal please 😢wal wal ihaayo ibida ayaa qalashay gees lay dhaha 36 week ahy ugub ah

  • @munacabdulahi3342
    @munacabdulahi3342 Жыл бұрын

    Abayo 35 week 2.8 kg macquul miyaa mise bisha sagalad ma koryo canuga

  • @safaqaali7316
    @safaqaali7316 Жыл бұрын

    Ilaahow ii fududeey wan ku Dhib qabaa bishii 9 laad ayaana galay waxaa dhan ma cuni karo

  • @anisahasanahmed2108
    @anisahasanahmed2108 Жыл бұрын

    Abayo 36 weeks wa meqo bilood waye

Келесі