BIG MOHA || WAY IS WAALI KARAN || OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

Пікірлер: 1 900

  • @Ninweyn-
    @Ninweyn-5 ай бұрын

    BIG MOHa Big Man Original G 🎶❤️ BIG MOHa || Voice Guuxa || 🎵🔥💯 BIG MOHa || Music On fire || 🎵🔥💯 BIG MOHa || Ereyada Saxib || 🎵🔥💯 BIG MOHA || Laxanka Bro || 🎵🔥💯 Big MOHa || Talented Wa || 🎵🔥💯 Real original gangster Fantastic 🇸🇴❤️💯

  • @Maalikixuseen
    @Maalikixuseen5 ай бұрын

    Wll ku Sali Nabi maxamed scw scw scw scw ❤️

  • @som1626

    @som1626

    5 ай бұрын

    Scw

  • @ABDIRAHMANabdirizakyusuf

    @ABDIRAHMANabdirizakyusuf

    5 ай бұрын

    Scw❤❤

  • @MohamedAhmed-pq6gp

    @MohamedAhmed-pq6gp

    5 ай бұрын

    Scw❤❤❤

  • @user-ei3mx5tx7x

    @user-ei3mx5tx7x

    5 ай бұрын

    Scw

  • @user-pj5lj3ye6u

    @user-pj5lj3ye6u

    5 ай бұрын

    Salalahu caleyhi wasalam ❤

  • @MascuudYare-bx6wn
    @MascuudYare-bx6wn5 ай бұрын

    Subhaanallah heesaha waxaa kam mcaan quranka alle❤❤❤❤❤

  • @user-tr1dv8pn8f

    @user-tr1dv8pn8f

    5 ай бұрын

    𝐗𝐀𝐚 𝐦𝐞𝐬𝐡𝐚 𝐤𝐮 𝐤𝐞𝐞𝐧𝐚𝐲😂

  • @user-ez1ii2vg2c

    @user-ez1ii2vg2c

    5 ай бұрын

    Jahil batahay hees iyo Qur'an baa iskusiqawanesa😢😢😢

  • @dhmtube4454

    @dhmtube4454

    3 ай бұрын

    Bax quranka dhageeso marka 😂 hawada nooga bax 😂

  • @duceysanemohamed7559

    @duceysanemohamed7559

    2 ай бұрын

    Taas yaa ogen

  • @Cjrealgang
    @Cjrealgang5 ай бұрын

    Xaqirad xaga iska dhiga big moha holac waye heestana dab waaye Geep goin bra

  • @user-oo1us3ov2o

    @user-oo1us3ov2o

    Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @AbdacazizDeeq

    @AbdacazizDeeq

    5 күн бұрын

    Fanka,sharma,iyoilkacase ,uda,sxp

  • @khaliddjkhalid3455
    @khaliddjkhalid34555 ай бұрын

    inti quranka jecel is mujiia 😢

  • @MahzerVlog

    @MahzerVlog

    5 ай бұрын

    ❤❤❤

  • @MahzerVlog

    @MahzerVlog

    5 ай бұрын

    Maansha Allah

  • @mmdkrox

    @mmdkrox

    5 ай бұрын

    Waa joga

  • @user-ib7tc1pw3f

    @user-ib7tc1pw3f

    5 ай бұрын

    Oo heesta mxaa kasoo doonte marka Ala soomaliya😂😂

  • @lol-ng7px

    @lol-ng7px

    5 ай бұрын

    Heeso iyo quraan maxa isku kenay inaamka alla ka qaad

  • @HamzeYg-bg7vw
    @HamzeYg-bg7vw5 ай бұрын

    Nomber one Somali Rapper ❤️‍🔥🔥

  • @maxamedxasancalimaxamedxas9329

    @maxamedxasancalimaxamedxas9329

    5 ай бұрын

    🔥🔥

  • @kingmahir7278

    @kingmahir7278

    5 ай бұрын

    Nikan waxkalo oshego mayaqan maxu yahay

  • @tasniimmohamed7

    @tasniimmohamed7

    5 ай бұрын

    @@kingmahir7278Sharma boy maxu sheega maxu ku hadla oo uu kaan dhama

  • @folayshaluute5733

    @folayshaluute5733

    5 ай бұрын

    Dadka wilka ka Walay ku jirtaa ilen 😅

  • @l.messi1234

    @l.messi1234

    5 ай бұрын

    ​@@folayshaluute5733 in la'idiin soo jawaabi waayo bahdil kuugu filan 😅

  • @goldenboyisalwaysgoldenboy1710
    @goldenboyisalwaysgoldenboy17105 ай бұрын

    One thing this guy is best Rapper Waxu ku faana Somalinimo 🇸🇴 & Ciyaal Xamarnimo 🐐🤷‍♂️🙏🔥🩸❤️

  • @Haaland9100

    @Haaland9100

    3 ай бұрын

    Sax wllahi

  • @user-vj5xm8qz6g
    @user-vj5xm8qz6g4 ай бұрын

    Wan kana super star big moha ilamahan kuligod aniga kaween funny poi garsiiya daroodimo jawabateda waye waxan taganahay somalinimo

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar45915 ай бұрын

    Waw Big moha Dadka ha meed garaacin ee ka qaley nooh ❤❤❤

  • @maryanabdi5382

    @maryanabdi5382

    5 ай бұрын

    😂😂😂

  • @shukriabdirahman6575
    @shukriabdirahman65754 ай бұрын

    Taliye big moha zxp macabsate wax kama heyno wa dantay wiilow ismuuji lipah😊❤❤

  • @adanabdulle4477
    @adanabdulle44775 ай бұрын

    Big moha weli ciyaal xamar wee ku wataan

  • @SADAAAMLakiboy
    @SADAAAMLakiboyАй бұрын

    Big moha legañ wakaa hayaaaa😮😮😮😮😮

  • @2pac_shakur0
    @2pac_shakur05 ай бұрын

    Big moha isn't easy wilka heysta rapka 🔥🔥🙌

  • @l.messi1234
    @l.messi12345 ай бұрын

    Walahi inta raap tirisa oo soomaali ah ninka cid wax ka qaban karto male 😮 BIG MOHA my favorite raper everytime ❤🤟🎹🎷

  • @chaenniearea1898
    @chaenniearea18985 ай бұрын

    Reer deyniiile hdaa nhy waa kuuu daganhy libaaxeyniii🫡💪🏼😍

  • @ismailmaxmedismailmaxamed6353
    @ismailmaxmedismailmaxamed63535 ай бұрын

    Waawareeeyyyy😮😮 mxaa Samesyy hee

  • @updishakur8954
    @updishakur89545 ай бұрын

    weiswali kraan team og megari kraan .big legn 🔥🔥❣️

  • @saacid_xaaji3290

    @saacid_xaaji3290

    5 ай бұрын

    🫡🫡🫡

  • @naimastar9366

    @naimastar9366

    5 ай бұрын

    OG ma waxay Ka wadan Ogden ii faahfaahiya please idinkoo raal ah

  • @ashkeyrashid5151

    @ashkeyrashid5151

    5 ай бұрын

    @@naimastar9366Sxp wa original gangster

  • @AkramMohamed-qx3yc

    @AkramMohamed-qx3yc

    5 ай бұрын

    Jarer Iyo xamar 🥵

  • @cadaaweyare9045

    @cadaaweyare9045

    4 ай бұрын

    ​@@AkramMohamed-qx3ycXamar hoyada mia lagu wasy waba sastay marka maqashay xamar😂

  • @zadikrimon75
    @zadikrimon754 ай бұрын

    Best youngester I've ever seen 🔥

  • @user-mg6nv8rq8g
    @user-mg6nv8rq8g5 ай бұрын

    Reer gobal iska dhigaayo ciyaal xamar aa ujeedaa isasoo adkeeyo 😅big moha cirka wiilka haysta.rabka❤❤ kafogada holaca❤❤❤

  • @GacalCabdi-df2bp
    @GacalCabdi-df2bp5 ай бұрын

    Big moha Big man maskaxdisa ka weyn🔥

  • @user-gk4tr7rv4b
    @user-gk4tr7rv4b5 ай бұрын

    Big moha is back wlhi shalay ayan arkey video gii adigoo bada ku raaxeysanayo tiktok wuu isoo dhacay waxan rabey inan commentiga kuguso dhoho malmahan xagedka dhacdey oo aawey hesihii waan sigi la nahay hadana waaba midan aan arkaayo ka waran wlhi tager buuxo ayan kuu ahay big moha🥺🤗

  • @bssby6538
    @bssby6538Ай бұрын

    “Warya JiLJiL Maskaxda ShiiL AMA Hoo Deal “ BIG MOHAA 🦅

  • @CabdirahmanYare-o1b
    @CabdirahmanYare-o1b5 ай бұрын

    Bimoha Hala fogado hyry ani madhhin ee bimoha kabax😅😊❤❤❤

  • @Mohamedadem-ed4fl
    @Mohamedadem-ed4fl5 ай бұрын

    Team real Og we are going to another level hada naqaban kartiin kalay cirka nagu qabta bigmoha big man 🔥

  • @abdirisakabukar6679
    @abdirisakabukar66795 ай бұрын

    Waka haaya talliye big moha cirka wiilka heesta raappka ka fogaada hollaca 💸🇸🇴🩸

  • @abdirisakabukar6679

    @abdirisakabukar6679

    5 ай бұрын

    May ilaa June waxa kula dhicci Suun Fire 🔥 🎉🎉

  • @user-vd1zk7um3x
    @user-vd1zk7um3x5 ай бұрын

    Keep going taliye❤🥶

  • @ibnoomar88
    @ibnoomar885 ай бұрын

    Somali rap no 1. Wa liisku raacay 🎉🎉hambalyo sxb

  • @reallyg9264
    @reallyg92645 ай бұрын

    big moha bigman lee wayee sikasta carurta isku walan abahood magari karaan really og 🥶

  • @khadirrichman
    @khadirrichman5 ай бұрын

    Big moha legend only rapper somali and inthe world ❤

  • @Cabdalecade0154

    @Cabdalecade0154

    5 ай бұрын

    Hhhh yalkuumaqlin

  • @saacid_xaaji3290

    @saacid_xaaji3290

    5 ай бұрын

    🫡🫡🫡

  • @Quick-Ts
    @Quick-Ts5 ай бұрын

    Big Moha,,,, caadi maha best rapper Moqdisho🎉

  • @BileBashiir-hy8sp
    @BileBashiir-hy8sp5 ай бұрын

    Fire waaye 🔥🤟😜

  • @Maanyare37042
    @Maanyare370425 ай бұрын

    Big moha cirka wiilka heysta raapka --💚🐍🔥🥶

  • @SaadaqAli-ec4rl
    @SaadaqAli-ec4rl4 ай бұрын

    Waryaa jiil jiil maskaxda shiil ama hoo dhiil 🔥 Dab iyo holac❤❤

  • @QaalidCabdi-ut7wi
    @QaalidCabdi-ut7wi5 ай бұрын

    Big moha big man maskaxdiisa kaaweyn 🎉😮

  • @obsaabashiir
    @obsaabashiir5 ай бұрын

    Big moha Big man maskdisa ka weyn 🌏🌏

  • @aminaabdi6712
    @aminaabdi67125 ай бұрын

    This is what I call a real rapper ❤💯🥰🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @ahmedyoo9462
    @ahmedyoo94625 ай бұрын

    Big moha somali rap number one ciyaal xamar ❤

  • @mahadmuuse7190
    @mahadmuuse7190Ай бұрын

    Aniga waxan layaabay dadkan meel walbo hees kasocoto salliga nabiga hala dhaho ku soo qoraayo iyo heesta qur'aanka baa kamacaan like raadis baa meel xun kagalay somalida war cidwalbo wey ogtahay arintaasi ee kadaaya meelaha aad ku soo qoreysaan magaca nabiga iyo qur'aanka hadii aaad jeceshahiin labadaas ariimood aan soo sheegay meeshaan sheydhaanka ah masoo gali laheenina ee Like raadis baatihiinee ordaha seexda uff Dheh jaahiliin

  • @Cabsane
    @Cabsane5 ай бұрын

    Ilma abahooda ka weyn owliyaba owliya ka weyn big moha🎉real og🐅🙅‍♂️

  • @AmiiraApdalajaaz-bz2th
    @AmiiraApdalajaaz-bz2th5 ай бұрын

    Big rapper ❤

  • @Lil_Onana1
    @Lil_Onana15 ай бұрын

    Doonta uu wato qiimaheeda $21,199 dollars, kirada sacadii waa $100 dolar big moha 🤑 man for real

  • @GuletCiise
    @GuletCiise5 ай бұрын

    NINKANI QURUXDII DALKA AYUU KU FAANAYA WAANA TA UGU FIICAN INAAD DHULKAAGA HOOYO XAYAYSIISO MA CISAYNO GAAL CIYAAL XAMARAW NIN AFSOOMALI KU HADLAYA IYO NIN Ficil idiinla yimi maxa unabaysaan big moha kor u qaada gunimada iska daayah big moha halmar sharaftiina waxba kama sheegin ❤

  • @user-yu1nf6bc7y
    @user-yu1nf6bc7y5 ай бұрын

    Big moha big man maskaxdiis kaa weyn ❤

  • @xasan_santiago
    @xasan_santiago5 ай бұрын

    Raap hadii la dhoho waan idin ka sidana codna haba ku sheegin one person big moha 🔥🥶🔉🎶🌟

  • @ALHIDAAYA93
    @ALHIDAAYA935 ай бұрын

    Big moha cirka wilka hesto rapka ka fogada holaca hadi kale dabka🔥✊

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir62245 ай бұрын

    Legend Big Moha baaska yareey awoowe 😂😂😂❤❤❤

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa16485 ай бұрын

    Only inti Big moha ila Tagerto salaaman ❤❤

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq5 ай бұрын

    Best raper in somali Big moha ❤💪👍❤🎉

  • @user-mr1kr2os3m
    @user-mr1kr2os3m5 ай бұрын

    Big moha kawaran Remix ani iyo adi waa Cato saxibges carab

  • @ZahraRaouf-oe6os
    @ZahraRaouf-oe6os5 ай бұрын

    🫡🇸🇴❤️The best Somali rap group and what a beautiful child can be seen here.😍

  • @hamzecadde6348
    @hamzecadde63485 ай бұрын

    Shamso listening and Crying😢😂 Saying Maxa kugu watay😅😅 Big Moha🎤❤

  • @Marcojonior450

    @Marcojonior450

    5 ай бұрын

    Sharma boy number one raper of somalia😊

  • @KingHamada1

    @KingHamada1

    5 ай бұрын

    Hahaha

  • @yayaaj9160

    @yayaaj9160

    5 ай бұрын

    Lays ma gaare mxa laysku dabo ordaa big mama haka waalin wxba lama joogo hal kaman fahmin rax bax tax guraaya uu 😂😂😂😂

  • @hamzecadde6348

    @hamzecadde6348

    5 ай бұрын

    ​@@yayaaj9160Niic loma baahna shamso copy Drill Kan la kaaly dheh Koolo dhuuqe riyo wase😂😂😂

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch5 ай бұрын

    Heesta waxaa kamac qur'aanka ☝️❤️

  • @bukoyasaka4111
    @bukoyasaka41115 ай бұрын

    Big dowg horey buu niigu shegay only real niggas baa ku raxesto hesaha big moha ciyaal tuulo iyo reer gobal iyo inti cuqdadesan mafahmi karan big moha lakin iga qor sanahada soo socdo nacas walbo hada caynayo Asago ku dhahayo waan tageri jiray big moha aad Arki donta keep going my brother salan sare dj omar 💪🏾🙏🏽

  • @zamzammohamud-kb3gk
    @zamzammohamud-kb3gk5 ай бұрын

    Big moha Big Man maskaxdiis kaa ween🔥😎

  • @XasanYoonis-ox2gw
    @XasanYoonis-ox2gw5 ай бұрын

    BIG MOHA BIG MAN MASKAXDIISA KAA WEYN

  • @user-iz8ew1cy4e
    @user-iz8ew1cy4e5 ай бұрын

    Big moha big man maskaxdiisaa kaaween❤❤❤ saas waaye taliye keep going💪💪💪💪💪

  • @Emaarofficial-yt2qz
    @Emaarofficial-yt2qz5 ай бұрын

    Shamsho waxaa ka 𝘞𝘦𝘺𝘯 og ❤

  • @CabdiCasiis-xt1vt
    @CabdiCasiis-xt1vt5 ай бұрын

    Wuuuuuuuuuuw real og Wali kor waye waridka wase dhicisey 😂😂😂

  • @gramyhais3674
    @gramyhais36745 ай бұрын

    khamri iyo shaabad aa wax lagu faano loo maleeya talent la imoo cabtonimo ma rabno

  • @abdiraxmannageye123

    @abdiraxmannageye123

    5 ай бұрын

    Shaqo hakaa dhacdo

  • @najiibcalimohamed1190

    @najiibcalimohamed1190

    5 ай бұрын

    Wka haya legend🫡​@@abdiraxmannageye123

  • @alexwright3799

    @alexwright3799

    5 ай бұрын

    Ciyaal mama waaye anaga rabaan iney iska key dhigaan lkn dhexdey ku lumeen

  • @XkJr-ou1lc
    @XkJr-ou1lc5 ай бұрын

    Saaas waaye shamso cadey shumey cadiimey hayeeey big moha kuso xiji taliye

  • @mohamednour870

    @mohamednour870

    5 ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂

  • @user-kb8xb4yj2v
    @user-kb8xb4yj2v4 ай бұрын

    Big moha legeanda

  • @funnyguymooha3746
    @funnyguymooha37465 ай бұрын

    big moha sxb heesaha toos iskaga daa ama heesaha heerkooda baro nin fanaan ah dad ay kuxiranyihin ayad tahaye markastana goobta adeega wad kamaqantahay

  • @clfitah1719
    @clfitah17195 ай бұрын

    Qofkii labad dawado ayaan ahay oday mohaa🖐️

  • @big______raash
    @big______raash5 ай бұрын

    Team Real OG MAGAALKAN KU MARAA 🔥 🦁💪🫡

  • @user-kb8xb4yj2v
    @user-kb8xb4yj2v4 ай бұрын

    Big moha king of hip hop east or West ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-nk9ep8ro1m
    @user-nk9ep8ro1m5 ай бұрын

    Bigmoha taliye seewax yeeshay karbaash waadhaafeen❤

  • @ArshaadArshaad-th6re
    @ArshaadArshaad-th6re5 ай бұрын

    Big moha real rapper somali 🇸🇴🤯

  • @kingzadik1156
    @kingzadik11565 ай бұрын

    Big moha wilka hysta rapka way is waali karaan real og meey gaari karaan-wa meyy 🎉❤❤❤❤

  • @user-dp7tf7fi7b
    @user-dp7tf7fi7b5 ай бұрын

    💪☠🏴‍☠️💥 Biga moha 🇸🇴 tubaka❤

  • @Realmavia3468
    @Realmavia34685 ай бұрын

    Laxan Ka Kooras ka Heesta❤🎤🔥

  • @Sharicideeqsi
    @Sharicideeqsi5 ай бұрын

    Big moha big maan nin lawaye oo naga walay

  • @onlygoals860
    @onlygoals8605 ай бұрын

    Shaxda adilee fahansan walhi keep going big moha 🎉🎉🎉

  • @user-dg6sg9pl8g
    @user-dg6sg9pl8g5 ай бұрын

    OG Big moha weli ciyaal xamar wee ku wataaan

  • @NalaasIsmaciil
    @NalaasIsmaciil5 ай бұрын

    The one rapper of somalia bigg moha os fantastic ❤️‍🔥🔥

  • @SaalimSubow
    @SaalimSubow5 ай бұрын

    Big moha the legend raber of 🇸🇴 somalia

  • @mohamednour870
    @mohamednour8705 ай бұрын

    Big man big moha real og respect 🫡 🥶🥶

  • @user-bx9pr2dl1w
    @user-bx9pr2dl1w5 ай бұрын

    bas naga dheh big moha talent aan shamsa aheen la .imaw

  • @salbaheenaofficial7498
    @salbaheenaofficial74985 ай бұрын

    Saas waaye Ilmahaan kuligood Anagaa kaweyn

  • @kaafkey125
    @kaafkey1255 ай бұрын

    Shamo yariisee😂 real og top

  • @Abdimalinuur-wh3qs
    @Abdimalinuur-wh3qs5 ай бұрын

    Shamso cajiiley @big moha big man maskaxdiis ka weyn 💪👈🤞😎✊

  • @NAJMAAHMETT-ho7lz

    @NAJMAAHMETT-ho7lz

    5 ай бұрын

    Kumaba taqaan😂😂😂

  • @yayaaj9160

    @yayaaj9160

    5 ай бұрын

    😂😂😂😂 haka waalin kan waba layasay isaga ilaa hada wxu ku jira maraqa kula daaro 8 days 2 mil lama raya 😂😂😂

  • @ZamzamZaliim-to8ys
    @ZamzamZaliim-to8ys5 ай бұрын

    Ilmo abahod ayaa ka weyn See ku yeelay xashiish boy

  • @AbdusamadKasim-kh5sj
    @AbdusamadKasim-kh5sj4 ай бұрын

    Big moha waa legend ee shamso yarise iyo wixi laa socudu wase

  • @ciiseimbomba4747
    @ciiseimbomba47475 ай бұрын

    wa ka haya mudane 👏me na gari karan og👊🙏🏻👈💪🙌

  • @maamiyewaxdhaamalawaa9114
    @maamiyewaxdhaamalawaa91145 ай бұрын

    Pro cod waad leedahay wana ku tageera 100%Lkn erayo mesha kuma haysid runtii

  • @ABCDEF-rg3dt

    @ABCDEF-rg3dt

    5 ай бұрын

    Inuu abwaan helo Waa muhiim wilkaan abwaanadu hadey erayada iibiyan og ayaa diyara ee lasoo gara ninkan wa rabar lkn xoga cunsuriyad ayaa jirta iyo somalidon rabka fahansaneen

  • @liltamam2907

    @liltamam2907

    5 ай бұрын

    Rapka sofahan horta

  • @ABCDEF-rg3dt

    @ABCDEF-rg3dt

    5 ай бұрын

    @@liltamam2907 yarkan codkiisa iyo sidu adunka ula socdo ayaa I cajabisay sida darteed wa inu hela erayo ka gadmi kara somalida ileen afqalad kuma rabayo wa sax raab wa dagal iyo in manto dhan wax la jafo lkn hadana erayadi leesku jafi laha iyo laxan wa mu hiim eeg heesha uu copy yeeyay side u qurxan yihin dhegta lasii raacee iyado erayadoodu wax Micna lehen music wuu heysta erayo iyo laxan bis aa ka dhiman ito in loo Hagar boxo marka codka la qabana iyo marka video la duuba bis

  • @alexwright3799

    @alexwright3799

    5 ай бұрын

    Somalida wallahi waa reer baadiye waxey rabaan iska shegayaan this is so Garbage 🗑 wax la dhageesan Karo maha. Sharma boy is way more talented. Kan wuu ceebeyey ciyaal xamar 😅

  • @ABCDEF-rg3dt

    @ABCDEF-rg3dt

    5 ай бұрын

    @@alexwright3799kkkk wa sidey kula tahay ninkan horay ayuu u shegay fanku shaqadiisa mahan lacgna ugama bahna marki 2 eray kuso dhacdo ayuu kusoo tuurta ninkan wa rabar lkn eraya sameeya mahaan wa inuu abwano ihelo sido kale dadka music utuma iyo kuwa codka ka qabta aaadbey u hagar daaameeyan runtii sidey ahaataba anigu wan wataa wuxu rabo haku soo heso tan sharmana waxan ka iri wa talantid cidna tageera ugama bahna qasaba lagu taageera lkn rab hadi la yira ilka case iyo big moha 16een mel kale haka raadin hadii kale isaka dhaf rabka dhan wixi qabil iyo cunsuriyada fanka shaqa kumalahan

  • @CumarMaxamuud-gq2sy
    @CumarMaxamuud-gq2sy5 ай бұрын

    Zxp ciyaal xamar qanci hees hal daqiiqo socee tik took sooduub ooraalu kalineh ciyaal xamar

  • @osamaoska3495
    @osamaoska34955 ай бұрын

    Number one Somali Rapar keep shining 🌟

  • @FuAad1
    @FuAad15 ай бұрын

    Team Big moha is muujiya like dhac ❤

  • @user-cl1jw4qe5t
    @user-cl1jw4qe5t5 ай бұрын

    Legend og 😬✅️🔥

  • @ButaaleTaale
    @ButaaleTaale27 күн бұрын

    Libaaxa soomaali😮😮😮😮😮😮

  • @zackjunior8562
    @zackjunior85625 ай бұрын

    CIYAAL XAMAR NINKAN AYAA IDIN MATALA FROM HARGAISA BIG FIRE 🔥✌😎

  • @NAIMACABDIRISAK
    @NAIMACABDIRISAK5 ай бұрын

    Mr seewaa always w're top fans 🎉❤

  • @user-do5rw1ik9f

    @user-do5rw1ik9f

    5 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdisalaamBashiir-br5ie

    @CabdisalaamBashiir-br5ie

    4 ай бұрын

  • @abdirahmanAdenyussuf
    @abdirahmanAdenyussuf5 ай бұрын

    Yes big moha anega first tabateey lkn anega wa noqontona fanaaan

  • @user-qt8vg6me4q
    @user-qt8vg6me4q5 ай бұрын

    Ninka cadaan iyo madaw naga buusay 🔥🔥🔥 real Gang

  • @user-gu6xq8gj6y
    @user-gu6xq8gj6y5 ай бұрын

    On fire 🔥 wllhi❤

  • @abdinasir2526
    @abdinasir25265 ай бұрын

    Big MOHA my boy 😊❤

  • @munshidhamzaassomaliy8409
    @munshidhamzaassomaliy84095 ай бұрын

    Ma i gaari karaan ❤

  • @AbdusamadKasim-kh5sj
    @AbdusamadKasim-kh5sj5 ай бұрын

    Big moha waa legend ciyale xamare ❤❤❤

  • @KingHamada1
    @KingHamada15 ай бұрын

    BIG MAN 💪 OUR NUMBER ONE SOMALIA RAPPER 🔥🔥🔥

  • @deeqowmaxamuud1410
    @deeqowmaxamuud14105 ай бұрын

    Waaka haaya taliye 💪 🔥

  • @MinnaCosmetics-id3fh
    @MinnaCosmetics-id3fh5 ай бұрын

    Best raper of somali big moha nin weyn❤❤❤