Barnamijka Falanqaynta Todobaadka Maxaay Dumarka Qaar isku cadeeyaan?

Пікірлер: 1 300

  • @naimamohamoud1950
    @naimamohamoud19503 жыл бұрын

    Vivi hablaha midabkii ilahay siiyay ku kalsoonaday ee ku fanaya🤜🏼🤜🏼🤜🏼😍😍😍

  • @ridwanreys6903

    @ridwanreys6903

    3 жыл бұрын

    Wkaa wka adigu lkn mathy😂

  • @naimamohamoud1950

    @naimamohamoud1950

    3 жыл бұрын

    @@ridwanreys6903 mxy ma thy

  • @sadiyoabubakarhussein4835

    @sadiyoabubakarhussein4835

    3 жыл бұрын

    Viv 💎💎💎💎

  • @Barnibilan

    @Barnibilan

    3 жыл бұрын

    Alxamdulillah 😌

  • @maxamedali7020

    @maxamedali7020

    3 жыл бұрын

    Ugbaad waa aftahan wlhi iska ilaaliya

  • @deqoali5101
    @deqoali51013 жыл бұрын

    Tem madow is muujiya awy dad kaygi waala kala baxay 😁😁✌✌

  • @farhanfiidow6736

    @farhanfiidow6736

    2 жыл бұрын

    Abaayo aad ayaad uqurxantahay wlhi qof kaa qurxoon majiro

  • @hiboabdi2049

    @hiboabdi2049

    2 жыл бұрын

    Misperceptions

  • @hiboabdi2049

    @hiboabdi2049

    2 жыл бұрын

    afrikan lek..jeirfiwfwokduducuwofpkvodjxv dldjff midfield kfkdikkeidviaow eod8f7wkdb

  • @cherri6388
    @cherri63883 жыл бұрын

    Ala Ugbaad iyo sucaad fariidsanaa mashaAllah❤️❤️❤️❤️

  • @alihujaleh8627

    @alihujaleh8627

    3 жыл бұрын

    sucad waa gabadh aad iskugu kalsoon

  • @buraale134

    @buraale134

    3 жыл бұрын

    @@alihujaleh8627 haa wlhi sxb nin nasiib lahela

  • @alihujaleh8627

    @alihujaleh8627

    3 жыл бұрын

    anigu holand baan joogaa hadaan gabadh guursan lahaa gabadhaas ugbaad ee halkaas fadhida

  • @alihujaleh8627

    @alihujaleh8627

    3 жыл бұрын

    sucaad waa gabadh isku kalsoon

  • @aliliban45

    @aliliban45

    3 жыл бұрын

    Labada gabdhood runtii waa kuwo lagu fani karo runtii aniga dookhaygu waa dookhaa inkaysta ay quruxdu qeexitaan lahayn ninba quruxda si ayuu u arkaa

  • @filsanmohamed7702
    @filsanmohamed77023 жыл бұрын

    Gabdh madow oo geenyo ah alx🧕🏾🖤

  • @ahmedsomali2232
    @ahmedsomali22323 жыл бұрын

    Inanta yaree madow fariid weyan wllhi ❤️ Laguma khasaarin

  • @bigie2264

    @bigie2264

    3 жыл бұрын

    Mada cad marka cabdillahi

  • @mustafamusaabdi7284

    @mustafamusaabdi7284

    3 жыл бұрын

    @@bigie2264 😂😂

  • @aamiinalihassan1675

    @aamiinalihassan1675

    3 жыл бұрын

    waaarun wllhey

  • @zumiizheofficial7597
    @zumiizheofficial75973 жыл бұрын

    Inta alle aminsan midab keeduna ku qanacsan like🖤🖤

  • @maxamadbaarisalaad743

    @maxamadbaarisalaad743

    3 жыл бұрын

    Msha allah wll wn ku qanacsanahay Alxmdulilaah😍

  • @abumaxamedbelbel648

    @abumaxamedbelbel648

    3 жыл бұрын

    Lakin adigu iska bilow wllo inad sawirka profilka ka dhigto midabkeena

  • @cookandeat66

    @cookandeat66

    3 жыл бұрын

    @@maxamadbaarisalaad743 you

  • @xaliimomaxamedmaxamud43

    @xaliimomaxamedmaxamud43

    3 жыл бұрын

    Midibkada maku qanac san tahay adiga

  • @maxamedcabdilaahi4296

    @maxamedcabdilaahi4296

    3 жыл бұрын

    @@maxamadbaarisalaad743np ppl

  • @kaafiyaabdirizak
    @kaafiyaabdirizak3 жыл бұрын

    Gabdhaha aan is cadayn ee cadaanka u dhashay ✌♥💯💋

  • @Sultan9op

    @Sultan9op

    3 жыл бұрын

    Mid walpoo is cadayso waxay dhahdaa midabkaygu asalka waa caddaan

  • @bilana289

    @bilana289

    3 жыл бұрын

    @@Sultan9op 😂 anigaa aqaana hablo markii aanu yaryarn is naqaanay oo madooba imikana is cadeeyey oo dadka kula murmaya waan cadaan jirey 😂

  • @anhaarabshir3540

    @anhaarabshir3540

    3 жыл бұрын

    Kafiya wll intama ma jogtaa

  • @muusegaas7222

    @muusegaas7222

    3 жыл бұрын

    Hhhh cadaan pad u dhalatay islan indian ah paa ku dhashay iyo oday pakistaani ah somaha😂😂😂

  • @hamdimohamed1137

    @hamdimohamed1137

    3 жыл бұрын

    Alx allah midab cas wu isiyey inti ale madow siyeyna alx hadhahan wayo wax farqiya udhexeeya ismalihi ani qof iyo raganimadi balagu meel mara

  • @sacdiyoshiikh7975
    @sacdiyoshiikh79753 жыл бұрын

    Viva wixi 𝐦𝐚𝐝𝐚𝐰 👌 🖤💯💫💥❣️

  • @AliIbrahim-lw5xy

    @AliIbrahim-lw5xy

    3 жыл бұрын

    Doqon iyo habeen ayaa madaw

  • @abdirahmanmohamed3200

    @abdirahmanmohamed3200

    3 жыл бұрын

    @@AliIbrahim-lw5xy sxp gbdh sida inn dhdo walga wngsn yhy wyo hdlk wangsn aya ka fcn bro thnks

  • @mohamedsheikh5412

    @mohamedsheikh5412

    3 жыл бұрын

    @@abdirahmanmohamed3200 by c .

  • @mohamedsheikh5412

    @mohamedsheikh5412

    3 жыл бұрын

    @@AliIbrahim-lw5xy TV

  • @hoodamaxamedofficial3073

    @hoodamaxamedofficial3073

    3 жыл бұрын

    Viva wixii cad oo dhalada hhhh

  • @hoodoali1080
    @hoodoali10803 жыл бұрын

    Sucaad iyo ugpaad wllhi waa dumar hal adeyg leh intaan odhan lahaa bey yidhahdeen🥰👏👏👏👏👏

  • @amalismail7772

    @amalismail7772

    3 жыл бұрын

    Haa waa fariido cirka ka soo dhacay👌💪❤️❤️

  • @hoodoali1080

    @hoodoali1080

    3 жыл бұрын

    @@amalismail7772 exactly hppti 👍🥰

  • @souadsiman_official9559

    @souadsiman_official9559

    2 жыл бұрын

    @@hoodoali1080 haa Wlh waa gessiyal weye dumar qaliya sucad gabdh ila magac ah horay Uu sooco hno

  • @fardousqalidumar4875
    @fardousqalidumar48753 жыл бұрын

    Is cadyntu waa kalsooni daro wlhi anu waan iscadeeyaa waxaanan ogahy kalsooni daro inay iga hyso midabkaygii Alle hana cafiyo, gabdh walbana wax way ismarisaa😭

  • @mohamudabdi9867

    @mohamudabdi9867

    3 жыл бұрын

    Abayo iska jooji is cadeynta si kalsoonidada uso laabato midda kale wad is qurxin kartaah sida scrup facewash wax walba oo skin care ah wa caadi lkn wixii midibakaga badalayo jooji

  • @fardousqalidumar4875

    @fardousqalidumar4875

    3 жыл бұрын

    #Mohamud Abdi bro thanks for advising hye InshaAllah Alle hanaga koriyo😭👈🏽

  • @ishwaaqcabdi9611

    @ishwaaqcabdi9611

    2 жыл бұрын

    Go

  • @khadraciise2044
    @khadraciise20443 жыл бұрын

    Hablaha reer Somaliland Waa Codkar miiran masha Allah waa fariido hablo Talada goyn kara hablo geesi dili kara hablo geela dhicin kara Somaliland mooye gayi kale ma joogan❤️❤️❤️❤️🙏

  • @zamzamcalicabdicalicabdi9019

    @zamzamcalicabdicalicabdi9019

    3 жыл бұрын

    Gabayga sckoolka ayaan kudhitaa

  • @ayaanmohamed1862

    @ayaanmohamed1862

    3 жыл бұрын

    Hadraawi ba hore inogu gabyay Masha Allah makala dhacan habluhu❤❤❤

  • @saapir7545

    @saapir7545

    3 жыл бұрын

    Somalida oodhan wanku arkay

  • @cabdifataaxshabeel1727

    @cabdifataaxshabeel1727

    3 жыл бұрын

    gabadha codkarka ah ma fiicna dumarka aamuskaa u wanaagsan

  • @fardosa1236

    @fardosa1236

    2 жыл бұрын

    @@cabdifataaxshabeel1727 dhulka soomaalida 50% waa dumar 70% waa dhalinyaro dalkiina 30 sano iyo inkabadan halkaanu naal ragbaa ina dhigay ma istiri waxaanu ubaahanahay dumar codkara talinkara garta goynkara ee aanan lacaburinkarin sida aad adigu rabto

  • @abdisalammahdi3576
    @abdisalammahdi35762 жыл бұрын

    Ugbaad Inanta Muraayada Xidhan Wxnu ahayn Classmate ex 26 June Waa Gabadh aad U Qurux badan U Aqoon Badan U Karti Badan Meel Wal Oo Aduunka Ka Joogto Wll Ugbaad Guulayso Waligaaba Qof Aad U Dadaal Badan Baan Ku Aqaanay masha allah

  • @abdalemohamedabdle8166
    @abdalemohamedabdle81663 жыл бұрын

    Horta micnaha qurux ayaanu fahano waa shay ka yimaad qof qalbigiisa waa inaad aamintaa inaad qurux badan tahay hablooow quruxdu mahaa shay suuqa lagu iibiyo

  • @amalismail7772

    @amalismail7772

    3 жыл бұрын

    Absolutely,, qurux du kuma xidhna midab

  • @prettyhalla2950

    @prettyhalla2950

    3 жыл бұрын

    Absolutely wllo midas aya ka mqan dadkani iny fahman

  • @adama2988
    @adama29883 жыл бұрын

    Gabadha hooyadaad ku tiri is dhalaali ayaaba ugu qurxoon dumarka meesha.

  • @emmyey4780

    @emmyey4780

    3 жыл бұрын

    Daqiiiqadee weeyan wll

  • @maneytalk9296

    @maneytalk9296

    3 жыл бұрын

    Been mada shegin runtii

  • @zaedismacil5684

    @zaedismacil5684

    3 жыл бұрын

    Haa wlhy anaaba ku dhakhramay yartaas nio nin nasiib leh ayaa hela taas oo kale wlhy

  • @alihujaleh8627

    @alihujaleh8627

    3 жыл бұрын

    yaa ka qurxoon gabadhaas halkaas fadhida ee masarka cad xidhan

  • @kaldeeq5918

    @kaldeeq5918

    3 жыл бұрын

    @@emmyey4780 10:29 up to 11:00 minut

  • @daalacoofficial6369
    @daalacoofficial63693 жыл бұрын

    Inta aan is cadayn ee midabkooda aaminsan 🥰🥰🥰🥰

  • @muhiyadiinahmed2681
    @muhiyadiinahmed26813 жыл бұрын

    Ugbaad halaygu xidho wlhi gabdhaha waxbadan bay dheertahy maskaxbaa ilahy siiyay😍

  • @bureeqacadey4812
    @bureeqacadey48123 жыл бұрын

    Viva Haplaha Cas cas ee aan Is cadeen🔥casaan nimo❤

  • @cawocabdi4544

    @cawocabdi4544

    3 жыл бұрын

    Fariid

  • @bureeqacadey4812

    @bureeqacadey4812

    3 жыл бұрын

    @@cawocabdi4544 thnks

  • @dhulkasomaliyeed5127

    @dhulkasomaliyeed5127

    3 жыл бұрын

    Hhhhhh Somali miyaa kuwas

  • @cawocabdi4544

    @cawocabdi4544

    3 жыл бұрын

    @@bureeqacadey4812 u welcome huno

  • @Hobyosultana

    @Hobyosultana

    3 жыл бұрын

    Viva hablaha madow ee aan is cadeen.

  • @khadradeganmaxamud218
    @khadradeganmaxamud2183 жыл бұрын

    Really Ma wangsana in la bedelo a buurta alle alle wuxu dhhy qofka jidhkisa bedela aburtyta ayuu ku casiyey marka alle ka baqa iska dayaa teda kaleh qurxdu waa tu alle ku abury washay

  • @amalismail7772
    @amalismail77723 жыл бұрын

    Black skin so gorgeous and beautiful ♥️♥️♥️ qof kasta midabka ilaahay u dhaliyay ayaa qurux badan casaan iyo madaw ba

  • @SollasMedia
    @SollasMedia3 жыл бұрын

    U G B A A D aqoon , diin iyo kalsooni baa ka muuqata quruxduna waaba intaas .

  • @husseingabile
    @husseingabile2 жыл бұрын

    Anigu aduunka waxan ugu jecelahy Gabar madoow wallhi allow calaf iigu dar gabar madoow🤲🤲

  • @haniabdirahman6552
    @haniabdirahman65523 жыл бұрын

    waar anigu waa cadahey allana isiiyey Alhmdulilh nio hablahan is cadeeyaa dhibey anaga laftirkayaga nagu hayaan waayo hablihii cadaa ee u dhadhey waxaa la leeyahey wad is cadeyseen allaa noo maqan anaga hadaan nahey hablah cad cad 😔😘😌

  • @axmedcalixasanxasan2235

    @axmedcalixasanxasan2235

    3 жыл бұрын

    Wall laiskuma qaldayo midabka ilahay kusiyay iyo kan lasameyay

  • @khadarxasan5230

    @khadarxasan5230

    3 жыл бұрын

    Anigu waxan qabaa gabadh cad oo tiriigakacad balse markan isbaranaynay waxan ku odhan jiray niyow miyad iscadaysay balse markan la aqal galay ayaanba ogaday inay ORIGINAL THY

  • @haniabdirahman6552

    @haniabdirahman6552

    3 жыл бұрын

    @@axmedcalixasanxasan2235 haa waa runtaa isumaba eeka qofka u dhashey io ka sameystey lkn dadka qaar ayaa isku qalda

  • @haniabdirahman6552

    @haniabdirahman6552

    3 жыл бұрын

    @@khadarxasan5230 haa wlhi tiro maleh inta igu tidhi dawad marsata wlhi hadana dawada la isku cadeeyaa galkay ku jirto waaba inaan is mariyee xata meel lgu marsanyo ma arag wli

  • @khadarxasan5230

    @khadarxasan5230

    3 жыл бұрын

    @@haniabdirahman6552 WLHY somalida ilahay subxanahu watacala waxa uu kadhigay dad midabkodu aan isbadalin midabkaso ah brown run ahaantii waxan kula talinlaha hablayga somaliyed inay iska daayan dawo madhihi karee ee SUNTA AYNAFTOODA KUHALIGAYAAN INSHA ALAAH raga somaliyed waa inaanay ku dhiiri galin hablaha inay midabkoda badalaan hidii ay 2hablod wadada marayan ayba midi cadahay midkakalena madowdahay aan laga tag in enanta madow

  • @maxamadbaarisalaad743
    @maxamadbaarisalaad7433 жыл бұрын

    Alxmdulilaah😍illohow adaa mahada iska leh si qurux badan noo aburey😍

  • @minhaajhaji2908
    @minhaajhaji29083 жыл бұрын

    Waaw sucaad iyo ugbaad maasha allaah Eebe haydin barakeeyo 💋❤️

  • @hiboabdi2049

    @hiboabdi2049

    2 жыл бұрын

    zadkejsp12kd14mdhftvusl

  • @ayanna_mx4613
    @ayanna_mx46133 жыл бұрын

    54:41 yooo girl we all need to hear that walhi love you sucaad you are so strong queen 😭💗💗💗

  • @RuntaRasmiga

    @RuntaRasmiga

    Жыл бұрын

    Sidee ku fahantay waxey tiri? Somali maba tihide, mise waa iska jeceshahay afka Soomaaliga?

  • @abdihafidaliabdi4514
    @abdihafidaliabdi45143 жыл бұрын

    Masha Allaha, gabdhah badanee ku qanacsan midabkooda Alle ku abuuray, waxaana tageersanahay arinta ah in ragu dhiiro galiyaan ineee is cadeeyaan dumarku ,raga somaliyeed ayaga u sabab ah inee dumarka is cadeeyaan waxba yaan dumarka la cayin ..

  • @sidiqabdillahi5358
    @sidiqabdillahi53583 жыл бұрын

    Ugbaad aad baad u qurux badantahay in and out, kalsoonidaada iyo midabkaaga ayaa wax loo dhigaa jirin. Habluhu Ugbaad ha ku daydaan, midkoodana yaanay doorin. Anyway Goobahan oo kale shaqsi weerarku ma wacna, si guud ayaa loo hadlaa intiinna is weeraraysaa.

  • @nimcocabdi4419

    @nimcocabdi4419

    3 жыл бұрын

    Sucaad waa fariid

  • @ashafarah4621
    @ashafarah46213 жыл бұрын

    yes Gabdhaha Soomaaliyed waa gabdhaha Aduunka qurux badan

  • @berbarayt

    @berbarayt

    3 жыл бұрын

    Hhh been 🤣🤣

  • @Aisha.A.H
    @Aisha.A.H3 жыл бұрын

    Mowduuc in laga hadlo mudan ✌😍

  • @maaida1643
    @maaida16433 жыл бұрын

    Wlhi ugbaad iyo sucaad aa wataa anigu♥️💯waa fariido caqli iyo aqoon leh✊🏼

  • @hodonawil7025
    @hodonawil70253 жыл бұрын

    Masha Allah waa barnaamij qurxbadn loo baahna inlaga hadlo ugbaad iyo zucaad xaqiiq baad kahadsheen kalsuunidu waa muhiim iyo waxaad unooshahay inaad ogaataa ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏👏

  • @muniirsacad5957
    @muniirsacad59573 жыл бұрын

    Black stand B:beautifully L:lovely A:amazing C:confidence K:kind

  • @hoshiyarmedia9860
    @hoshiyarmedia98603 жыл бұрын

    War walalayaal Taa yar Ugbaad Numberkda iso radiya Wallahi qurux waa diin Inanta yar waa fariid

  • @ikraancali9608

    @ikraancali9608

    3 жыл бұрын

    Anaa hay 😀

  • @hoshiyarmedia9860

    @hoshiyarmedia9860

    3 жыл бұрын

    @@ikraancali9608 Are you serious?

  • @ikraancali9608

    @ikraancali9608

    3 жыл бұрын

    Yeah am serious

  • @maxamedmiremaxamed3309

    @maxamedmiremaxamed3309

    3 жыл бұрын

    @@ikraancali9608 your whatspp number plzz

  • @ikramapdullahi4106
    @ikramapdullahi41062 жыл бұрын

    Naag cad nacas walba jeclaada lkn naag madow nin raga jeclaada 🥰❤ viva naag mdow 💋

  • @ahmedgobeysane1012
    @ahmedgobeysane10123 жыл бұрын

    Ugbaad wlhi urdugaanka hablahaad waan ku wataa! tahay qof inuu horu mar gaadho Waxa u sasapa full confidence inuu lahaado ama kalsooni buuxda

  • @buraale134

    @buraale134

    3 жыл бұрын

    Agree 👍 wlhi sxb

  • @asadxasandacar1321

    @asadxasandacar1321

    3 жыл бұрын

    Ugbaad waa inan ku dayasho

  • @asadxasandacar1321

    @asadxasandacar1321

    3 жыл бұрын

    Mudan

  • @saapir7545

    @saapir7545

    3 жыл бұрын

    Erdoğan amaan ayuu noqday

  • @Jaaburi
    @Jaaburi3 жыл бұрын

    kala soco janalka jaaburi taariikh iyo qisooyin Taariikhda dowladii cusmaaniyiinta ▶️QAYBTII 1AAD | ASAASKII DOWLADDA 👉kzread.info/dash/bejne/q4Onrpl6dLTemsY.html ▶️QAYBTII 2AAD | XUKUNKII ARTUGRAL IYO CUSMAN 👉kzread.info/dash/bejne/inuhrqiKZbTghdY.html ▶️QAYBTII 3AAD | CASRIGII ORKHAN BIN OSMAN 👉kzread.info/dash/bejne/po2mpbuog9mxepM.html ▶️Aghori | dad cuna hilibka dadka iyo saxarada.. bal ila soo daawo muuqaalkan argagaxa leh👇 👉kzread.info/dash/bejne/qJaez62una-fmJc.html ▶️Wax ka baro taariikhda islaamka | taariikhda dowladii cusmaaniyiinta 👉kzread.info/dash/bejne/q4Onrpl6dLTemsY.html ▶️Qiso | gabadh heshey wiil yaroo jin ah| kadib maxa dhacey👇 👉kzread.info/dash/bejne/Zn1plKyegtXdj6w.html

  • @zakiahmed7106
    @zakiahmed71063 жыл бұрын

    Waa barnaamij qiima bdn, kaliya waxaa fiicnyd dermatology doctor inaa ku casuuntaan. Shukrn dhmn

  • @mklsl3663
    @mklsl36633 жыл бұрын

    Horta cadaantu kama turjunto quruxda somalidune badankood waxeey uu malayaan cadaantu iney ka dhigan qurux taaso qalad ay ka fahmeen gabarta gabasaarka cad wadato iyo okiyalaha maansha Allaah sidaaso kala la rabaa

  • @mohamedsaidmohamud5920
    @mohamedsaidmohamud59203 жыл бұрын

    Thank you madam director your words are exactly.

  • @mahamadabdi1629
    @mahamadabdi16293 жыл бұрын

    Horta marka hore gabadhan daadihinaysa barnamijka badala bila ixtiram weeeye

  • @ayanna_mx4613

    @ayanna_mx4613

    3 жыл бұрын

    Haa walhi qof weyno madhan

  • @bureeqacadey4812

    @bureeqacadey4812

    3 жыл бұрын

    Wll wlhi bilhi waa runta waa bila xushmad shit🤔🙄

  • @alimamulma3sum14

    @alimamulma3sum14

    3 жыл бұрын

    @Munira Omar 😂😂😂 Dee bas kadhoho ka aayar, si adag baad ukarbaashtaye

  • @teamwaayaab4602
    @teamwaayaab46023 жыл бұрын

    Gabadha madow waba gabadha ugu shidan abaayo sidaas kuwad

  • @khairemaxed4430
    @khairemaxed44303 жыл бұрын

    Waa barnaamuj iyadaa uugu jecelahey soo badi ayaan ani leeyahey

  • @farxaanboy7915
    @farxaanboy79153 жыл бұрын

    Ugbaad iyo sucaad wllhei naag adaag boqol geela kuwi laga bixin jiray waaye💖💋😰👊👊👊👈

  • @halalpolice7544
    @halalpolice75443 жыл бұрын

    1:19:17 At the end sifiican buu ku gabagabeeyay iyo 1:19:55 sheikh always waa shidan yahay iyo 1:20:22 Qurba joog Jamal waa waa aqoonyahanada aan ubahanahay Allah Ha xafido xaga Diinta iyo madigaba waa ka dhisan yahay

  • @saffaomar2251
    @saffaomar22513 жыл бұрын

    Gabdho badan oo is cadeeyay baa program kan leh isma cadeyn, teeda kale hadi la rabo in bulshada lagu baraarujiyo khatarteeda oo laga wacyi galiyo gabar madoew ha daadihiso.

  • @faynuus2967

    @faynuus2967

    3 жыл бұрын

    Sax 💯 mideyda kale maxaa yeelay in gabdhaha oo dhan ee cadaanyahiin intaa ka ahayn Hal iyo labo. Laakiin wiilasha oo dhan waxee u badhan yahiin madow 🤔 wale waa mucjiso

  • @abdisalamxidig303

    @abdisalamxidig303

    3 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkk

  • @hamdamahmud8968
    @hamdamahmud89683 жыл бұрын

    Mid an ugu daro inanta iyo inanka meesha ka masuulka ah dadku hdlkooda ha dhamystan sug qofka waa la sugaaa intii igu raacsan like👍

  • @drahmedmohamed1441

    @drahmedmohamed1441

    3 жыл бұрын

    Waa run farogellinta ka daa dheh waraysiga

  • @abdourahman8231
    @abdourahman82313 жыл бұрын

    Mashallah @UGBAAD gabdh iyo badh👏👏

  • @user-dy6yc4tx3c
    @user-dy6yc4tx3c3 жыл бұрын

    Gabadha madow ee muraayadda xidhan ilaahay haku dhawro

  • @user-dy6yc4tx3c

    @user-dy6yc4tx3c

    3 жыл бұрын

    Ee Bilaa mas kiga ah

  • @halalpolice7544
    @halalpolice75443 жыл бұрын

    25:24 Wallahi shaydanku wuu helay gabdhaha is cadeeya kawaran 🤦🏽‍♀️😂 SubxanAllahil cadiim

  • @abdulrazakfarah2478
    @abdulrazakfarah24783 жыл бұрын

    Masha allh Gabadha Ugbaad igu soo qabta.

  • @cabdimajiidkhadar6631
    @cabdimajiidkhadar6631 Жыл бұрын

    "Yusur midaba, maarriin-dhalaal; muunadda ugbaadka, Hablihii masciideedka hawd; lagu misaalaayay, Doqon iyo habeen baa madoow; nacabku maanqaadye, Maqaar uma badqaboo; badiba waa moode, Quruxdii macbuud siiyay iyo; muuqi dhalankooda, Shayddaan marooraa uuga dhigay; iin la maanacaye." Macallinkaygii abwaan Saleebaan Baashe Muuse ayaa sidaa yidhi Alle cimriga ha u barakeeyee.

  • @abdourahman8231
    @abdourahman82313 жыл бұрын

    Wa la karbaashay hablihi is cadeeyey

  • @honestfjqardho6045
    @honestfjqardho60453 жыл бұрын

    Nio gabadha la yiraahdo ugbaad swoon ee madaow ee gaaban ee caqliga baden igu soo xira universal waa codsi 👏👏👏

  • @MaiPro24
    @MaiPro243 жыл бұрын

    Hablaha naftooda ku kalsoon allaha barakeeyo 💋Hablaha is cadeeyo quruxda allaha u siyadsho💋💋

  • @ahmednoor671
    @ahmednoor6713 жыл бұрын

    I wish inaan Guursado midabka ugbaad oo kale gabadh leh

  • @zamaterapupaker9452
    @zamaterapupaker94523 жыл бұрын

    Wlhi gabdhaa ugbaad waan wataa huuno mcn from borma

  • @deeqadeganchannel6334
    @deeqadeganchannel63343 жыл бұрын

    Inta midabkooda kufaanayaa eehablaha ah waa geesiyaal inta kale iyagana kalsoonidii ayaa kaluntay alle hasoohadeeyo

  • @Mars-amare
    @Mars-amare3 жыл бұрын

    Kalsoniduu waa shey qof kasta laga heeli kareen mashallah Allaha kuu xifdiyo💚💚❤

  • @Shuks673
    @Shuks6732 жыл бұрын

    Dadbaaba kugu caaynaha hadii aadadowdahay ayakina weyba iska illoowbeen iney madowaajireen iscadeynta ka hor maxaa ka dheefeysaa bal is sheega?1 Waad duqoobeysaa ciyoon ileen maqaarki koree ee kudifaacayay baad iska qaaday 2 waaad ureysaa 3 cudurada maqaarka laga qaadaa Marka faaiido dhan maleh ee adinkoo iscadeyn baad skincare sameynkartaa

  • @farahsaed8329
    @farahsaed83293 жыл бұрын

    Inanta leh maydbay uraan habulahu subxannallah maydku manu ahyn ka tobnka jeer la maydho ee weliba la cadariyo😢

  • @saabiriinahmed1773
    @saabiriinahmed17733 жыл бұрын

    Quruxi waatii ilaah kuudhaliyay alxamdulilaah madowgayga waan kufaraxsanahay

  • @umulkhayrmaxamuud4187
    @umulkhayrmaxamuud41873 жыл бұрын

    Nin soomaaliya ama cadow ama madoobaw wuu kugu meel haadhi uun fadlan isku kalsoonaada

  • @habonjamac3046
    @habonjamac30463 жыл бұрын

    Allxm isma cadeeyo ,quruxduna waa siduu rabbi kuu abuurey allxm

  • @gamingwiththesalahfamily5741
    @gamingwiththesalahfamily57413 жыл бұрын

    Barnaamijkan waan jecelahay lakiin waxan ku nacay qofkii oo aan hadalka dhamayn bay kusoo bodayaan labada weriye war dadka fursad ay ku hadlaan siiya

  • @ayaancabdilaahi4965
    @ayaancabdilaahi49653 жыл бұрын

    Ugbaad Masha Allah💯👍

  • @dr.kabila
    @dr.kabila3 жыл бұрын

    Madowga somalidunba neceb lkn wadamada kale... europianka!!@ wlhi xtaa haday lacag ku helayan black way iibsan lahayen lkn somalidu wa jahilin say isku cadaynayen ayay iyago 23 jir ah u eeg yihiin 40 jir 🙌🏽🙌🏽🙌🏽

  • @karti-soor
    @karti-soor3 жыл бұрын

    "Natural Beauty Somali Female's. Marin-Casan galay Quruux Aan Gaboowbeyn Midab Aan gadoomeyn Waa Gaari Noolol wacan laggu Gardaadshee Gobsan Hablaygu..

  • @aaminamohamedducaale9748
    @aaminamohamedducaale97483 жыл бұрын

    Mnsha allh aad bn uga helay sida cilmiyeysan ee looga dooday dhalan gadoonka ku dhacay bulshadeena Lkn mid bn qabaa maxay hablahoo idil mid xijaab xidhan loga waaayey Mnsha allh dhamaan way asturanyihiin lkn xijaaabka ha la ogaaado Quruxi waa Diin

  • @abdirahmanmohamed3200

    @abdirahmanmohamed3200

    3 жыл бұрын

    Wa run abyo xijb iny qatn iska daayee raga aan guri gaysan bay grb iyo gcmo la galaaan

  • @user-el6jk4im1n

    @user-el6jk4im1n

    3 жыл бұрын

    P0iyykfe

  • @user-el6jk4im1n

    @user-el6jk4im1n

    3 жыл бұрын

    43e1

  • @aom5571
    @aom55713 жыл бұрын

    Maansha Allah Dood xamaasadeda leh Waxa hadalba Soo afjarey Sxbkey Sheekh ahmed Oo nolosha dhalinyaradena unoqdey role model iyo shaqsiyad wanaaga qiyas laga qato. Sidokale Shaqsiyad wanaagu waa udhalasho Waxan aad Uladhacey dhaqanka ay Muujisey Ugbaad inti ay doodu socotey iyo qiyamka hadalkeda ee asluub iyo dhaqan wanagsan oo kalsoni kabuuxdo latimid waliba ixtiraam umujisay inanta kayar. wxn kufarxsnahy Isbadalka ku iman doona Goloyasha iyo Aqoonyahanka iftimiyey ilbaxnimadu waxay tahY iyo calamku halku marayo Waxan cadeynaya inay dood jaban layimadeen Agasimaha iyo xildhibankuba. Sucadna la iskama cekinkaro oo doodu wey kukulularey wanse ku amanaya Kalsoniday latimid inamada qaar ba xmsifc u hadal oo Moderate ka aha dooda Ilaa waryahay gashy dood xamasad leh bay ahayd wa bilahi tofiiq. Mahadcelin. way kumahadsnyin universal tv gar ahan labadan shaqsi barnamijyada waxtarka u leh bulshada ey nooso tabiyaan

  • @zainhottson7393
    @zainhottson73933 жыл бұрын

    Gabadha quruxdeeda waxa tilmaama qaabka wajigeedu iyo jidhkeedu u dhisanyahay maha midabkeeda. Imisaanu aragnay gabdho cad oo hadana wajji aan meesha ku hayn.

  • @hibanur8699
    @hibanur86993 жыл бұрын

    True black is always beautiful. Dark skin is beautiful be proud of it. God created u in the best form.

  • @caaishaaxmedali8190

    @caaishaaxmedali8190

    2 жыл бұрын

    Black skin ⚫ is ever better than the white skin who made by human am I a rght

  • @ilyasabdiabdullahi4764

    @ilyasabdiabdullahi4764

    2 жыл бұрын

    Exactly 💯

  • @RuntaRasmiga

    @RuntaRasmiga

    Жыл бұрын

    Oo ajaanibta TV yada Somalida wey daawadan!? Ka warrama afka Somaliga ? Ma af adagbaa mise?

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan82503 жыл бұрын

    Viva inta midankooda ku kalsoon😂❤

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala84033 жыл бұрын

    *52:25* War waxa yartaa Run badanaa. "Qaar baa ka doodaya isCadeynta oo walalahood is Cadeeyaan"😂😂

  • @Nora-ln9yx
    @Nora-ln9yx3 жыл бұрын

    Hhhh horta hablihii cadaanka udhashay xagaa lagu ilaaway ileen madaw iyo qof is cadeeyay uun baa la kala dooranayaaye😂😂😂😂

  • @ayanna_mx4613

    @ayanna_mx4613

    3 жыл бұрын

    Waatan yaabnhy cidlaan ku dhacny

  • @abdelqanimohammed995

    @abdelqanimohammed995

    3 жыл бұрын

    Somalidu xata ma fahamsana waxa midabka cad la yidhaah. Midabka somalidu wa Madaw. Qofka somalida u cad (sida ay isku haystaan) marku wadanka kasoo baxo dunida kale ,madow unbaa looga yaqaan. Waa sababta hablaha qurbaha ku dhashay aanay u haweysan inay iska bdalan midabkooda waayo waxay ogyihiin in marnaba aanay ka baxayn xayndaabka midabka Madow.

  • @hafsayuusuf7210

    @hafsayuusuf7210

    3 жыл бұрын

    Madawga ayuunba lagu xisaabinaya maadaana natural uu yahay

  • @fatmabashir8190

    @fatmabashir8190

    3 жыл бұрын

    Waaa ta ybnhy 🤣

  • @manaldhalgobeed4255

    @manaldhalgobeed4255

    3 жыл бұрын

    waxaa fican inay dhahaan is cadayn vz original wayo hablo cadoo an waxmarsamba jira

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan21273 жыл бұрын

    Baafin yaa haya gabadh madoow nin waxa haysa ayaan ahay waan ka wiswisay dumarkii cadaa waxaa naftayda iyo maalkaygaba ku aaminayaa gabadh madoow

  • @abdirahmanmohamed3200

    @abdirahmanmohamed3200

    3 жыл бұрын

    Aniga ku hya gbdh mdow mid rbigisa ka cabsado hdi thy

  • @naturallive8867

    @naturallive8867

    3 жыл бұрын

    Wa ka xumahay ana madow lakin wa lay qaba 😂😂😂😂😂

  • @asmaatoahmed7696

    @asmaatoahmed7696

    3 жыл бұрын

    👆👆👆

  • @yaasiinhassan2127

    @yaasiinhassan2127

    3 жыл бұрын

    @@naturallive8867 miyaanay Hablo kaa yaryarayn dumaashi

  • @yaasiinhassan2127

    @yaasiinhassan2127

    3 жыл бұрын

    @@abdirahmanmohamed3200 sxb ila soo xidhiidhi haday shiikhad tahay

  • @fathiafathia7835
    @fathiafathia78353 жыл бұрын

    Kalsoonidu kalarka kuma xirna quruxduna maha madow ookaliya cadaan iyo madwba waa qurux qof kasta si buu qurxda u arkaa marka dookhisa ha loo tixgaliyo qofkasta gabadha iscadysa iyadaa dooratay sidaasna qrx u aragty marka waxba kma galin dadka kle aragtidodu🙏isnaash naash oo ha isnaafayn🥰

  • @naimamohamoud1950

    @naimamohamoud1950

    3 жыл бұрын

    Qurxdu ma inaad abuurta ilahay badasha🤔🤔

  • @fathiafathia7835

    @fathiafathia7835

    3 жыл бұрын

    @@naimamohamoud1950 Khan maaha inaad abuurtada badasho xppt wad is qrxin kartaa adoon abuuris badalin cidna inaad is qrxiso kuuma diidin

  • @ammall472

    @ammall472

    3 жыл бұрын

    Guumystihi ba nga dhaadhcshy wxaas wllhi wli mskxdu naga gumystaan

  • @abduwahababdinasir7437

    @abduwahababdinasir7437

    10 ай бұрын

    ​@@fathiafathia7835quruxdu xagey utaalaa midabkedi badashay in lays cadeyo maaha isqurin Kala saar isqurxin iyo iscadeyn

  • @miimilovechannel5998
    @miimilovechannel59983 жыл бұрын

    Midibkeyga madow wx iga qaalisan maleh soomali asal baan ahy alxmdulilah 🤲

  • @somaliabelongstosomalis7374
    @somaliabelongstosomalis73743 жыл бұрын

    ( Masha' allah ) Guul Somalia 🇸🇴

  • @barrygolden2953
    @barrygolden29533 жыл бұрын

    Man shaa Allah inanta midabka madowga ah leh adaa wata abyo really markii laeego💯🖐🏻🤞👌

  • @ugbaadqurux42
    @ugbaadqurux423 жыл бұрын

    Be proud of your skin tone 🤎👑 Midabka ilaahey ku siiyey ku qanacsanada hablo Mida kale hadii aad galiso wakhti jidhkaaga ood cunto fican iyo vitamino aad cunto biyo badana aad cabto Umaba baahneysid is cadeys iyo qudhanka

  • @ibraahimiftiinshe8315
    @ibraahimiftiinshe83153 жыл бұрын

    Waxan idiin soo jeedin lahaa inaad doodaha soodhaafisaan dumarka. oo aad keentaan mawduuucyo kaduwan, kuwan dumarka. sida afooyinka bulshada haysata ee kala duwan sida looga baxayo doodo noocaas ah.

  • @superwoman8785
    @superwoman87853 жыл бұрын

    Wejgeebaad ilaahay la hortegi aakhiro hadad kii ilaahay kuu sameeyay bedeshay ilaahay ha soo hadeeyo inan kasta oo marsata dawo ameen

  • @hodhanabdirahim1981
    @hodhanabdirahim19813 жыл бұрын

    Please universal tv waxan ka codsanaya in labadan wariye ay nidaamka la qabsiyan bal waa su'ale ma Dood qaybiyayal ba misa waa Doodayal?

  • @abdirahmaanabdilaahi8267
    @abdirahmaanabdilaahi82673 жыл бұрын

    madowgaan ku haystaa 🖤

  • @ahmedofficial9712
    @ahmedofficial97123 жыл бұрын

    Duriyada❤

  • @Taliyaha_togdheer
    @Taliyaha_togdheer3 жыл бұрын

    South Sudans ma cidba africa ka madaw bal kawar aduunka hadii loo yaqaano qurux oo models lagu soo bandhigo

  • @usaamefarxaan6301
    @usaamefarxaan63013 жыл бұрын

    Walaalo comentigeyga hadaad aragtid 2k wax yar iiga dhiman igaarsiya

  • @ilhaamilhaam8854
    @ilhaamilhaam88543 жыл бұрын

    Anigu wanka yaabay wllhi qofki baa la odhanayaa fikir dhiibta microphonekii waa lagala boodayaa Qofkiiba hadalkii waalagu celinayaa dee haatan dadka kooba oo lix qof soo kexeeya Meshina dadbad kaso buuxinaysaan hadalna ma ogolidin Cajiiiip😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡

  • @zuhuurademh1298

    @zuhuurademh1298

    3 жыл бұрын

    Indr ma ila aragtay Awal hadalkay ka dhexgsli jireene Iminka microphoneka wareejiga ayay leeyihiin. Inaga soo Hagaajiya daadihinta Doodan leeyay Saxaafada

  • @amranismaciil4337

    @amranismaciil4337

    3 жыл бұрын

    Been maha wlhi inay iska saxaan weye halkaas oo dad koban soo kaxaystaan qofka mesha public ga ah lagaga qaado microphone ka wuu xanaqaya oo waxa laga yaba inay dadku inta ka baqaan oo dad badan oo xigmad lihi waxaba ka hadli wayaan

  • @mohammedabdi8172
    @mohammedabdi81723 жыл бұрын

    Inader university tv INANTA Ugbaad Number keeda ha la iikeeno please

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi85353 жыл бұрын

    Allaah yacizak sh Axmed

  • @sharmakexudaydi2314
    @sharmakexudaydi23143 жыл бұрын

    UgBaD iyo zucaad waa dumarka kuwooda ugu kartida badan waayo waxay ku faanayaaN midkooda iyo quruxda ay leeyihiin. Allaa yaa baarik ..

  • @ruxiiraxo9338
    @ruxiiraxo93383 жыл бұрын

    Alx ani waa madobhay midabkii alleh I dhaliyey ayan hista hdna waa ku qancsanahay love you madow❤💋

  • @xafsamaxamuud6959
    @xafsamaxamuud69593 жыл бұрын

    Iscadeen wakanabadqapaa Allah haiibarakeeyo midapkyga gapdhoow midapkiina ilaadhada maxaayeeley cadaan walahelikaraa lakin midapkaaga maheli kartit cadaaneh sooqaaloo adaa oowalipa xanuun lajiro lakin sidathy ayaa kuqurxoontahy

  • @alimohamed9107
    @alimohamed91073 жыл бұрын

    Love your skin in Europe they go to hot country to get brown. I had female friend and she used bleached she used stink like expire meat will advice my sisters to stay as they are

  • @ammall472

    @ammall472

    3 жыл бұрын

    Not the expired meat 😭😭🤣

  • @jamiilahashi181

    @jamiilahashi181

    3 жыл бұрын

    thnx bro

  • @khalidahmed5903

    @khalidahmed5903

    3 жыл бұрын

    Expired meat 😂😂😂😂🤦🏾‍♂️

  • @MS-pc6cc

    @MS-pc6cc

    2 жыл бұрын

    LMFAOOOO😭😭😭😭 you outta pocket sir

  • @ismaadde9427
    @ismaadde94273 жыл бұрын

    Barnaamijkan waan dhamaystay intaan daawanayay waxaa iisoo baxday 2 da gabdhood ee midabka mariinka leh ay ahaayeen dadkii ugu aqoonta badnaa Sacankaan ugaracay markan dhamaystay😍👏👏👏

  • @yusufgarad3379
    @yusufgarad33793 жыл бұрын

    MAZHA ALLH INANTA UGBAAD WA GABADH DIIN AZLUUB IYO DHAQAN LEH WAN KAHELAY GABADHAAS HORAY UZOCO WLZHY

  • @jimcaledayib3034
    @jimcaledayib30343 жыл бұрын

    Wali barnaamijka dad ayaa kusoo noqnoqonaya habeenkasta oo aad barnamij cusub lala imanayo waa in aad dad cusub lagu soo martiqaada Dhawr barnamij oo aan daawaday iska badalin dadku waxan umalaynauaa in aan dad afkaar kala duwan laga waayin magaaladad hargaysa si uuu .....

  • @qalanjadamadoow705
    @qalanjadamadoow7053 жыл бұрын

    Wcs mshallh sisters and brothers waaw waan kufaraxsanahay midabkeeyga ilaahoow iixifdi

  • @baazstudio8845
    @baazstudio88453 жыл бұрын

    yaan dadka la walin qof madow waa qof madow uun ama hays cadeyo ama hayska daayo gabadho waa warshada bulshada hadii ay is cadaysana maha mid carerteda ama dhalankedu cadanayo

  • @mubarigcarab4376
    @mubarigcarab43763 жыл бұрын

    It is important to discuss social issues, such as this current issue

Келесі