Barnaamijka Taariikhda Beelaha ''AKISHO'' & Deegaanadooda + Qabiilada ay Dan-wadaagta Yihiin

Ойын-сауық

Barnaamijka maanta waxaynu ku soo qaadan- qayb ka mida Taariikhda Beelaha Akisho & Deegaanadooda waana qaybtii labaad---
Dulka-xaadin-summarize!!
Akisho waa mid ka mid ah qabaa'ilka Somalida ugu faca weyn, xubnaha Akisho waxay si adag ugu dhaqmaan diinta Islaamka Sunniga. Kooxaha Akisho iyo qabiilada ay qaraabo yihiin ayaa lagu tiriyaa inay ka soo hayaameen dhulka Soomaalida Itoobiya ilaa Waqooyi ilaa dalka Chad, Sudan, iyo Waqooyiga Ereteriya waxaa la sheegaa inay degan yihiin Akisho iyo qabiilo badan oo Dir ah.
Sida ay sheegaan taariikhyahanada Sure Dirta Koonfureed ee gobolka Mudug, Akisho iyo gurre iyo Gurgure madaaxweyne Dir waxay soo saareen halyeyadii caanka ahaa ee Soomaaliyeed sida boqoradii Soomaaliyeed ee Araweelo oo ahayd Warre Miyo.
Sidoo kale beelaha Akisho iyo Gurgure ayaa kaalin weyn ka qaatay fidinta caqiidada Muslimiinta ee dhulka hoose ee Itoobiya. Sheekh Abba Xuseen oo ku sugan Koonfurta Itoobiya ayaa la sheegay inuu ka soo jeedo reerahan Dir.
The Akisho ( Dir) clan consists of 12 major subclans:
Weedha Waro waxaa uu ka dhigan yahay Reer + waa reer = Waro
1)- Wara-Miyo.
2)- Wara Bito.
3)- Waro Dayo
4)- Wara-luujo
5)- Wara-ito.
6)- Wara-kiye
7)- Wara-heebaan (Curad Akisho)
8)- Wara-kurto
9)- Obo
10)- Igo
11)- Asaabo
12)- Eejo..
Martida Barnaamijka:
Prof Abdisalan Ahmed Yusuf, Nairobi Kenya.
Gabaygii Sayid Maxamed Cabdile Xasan
Akishadu ha joogtee hadaan Uunka kale laynin''
Presented ayrotv ............
Fadlan haduu ku dhaafay Barnaamijka kala soco Ayrotv You Tube..

Пікірлер: 56

  • @mahadomar5944
    @mahadomar59442 жыл бұрын

    Akisho wa asal dhalad somaliyeed geesiga somaliga akisho

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah39122 жыл бұрын

    Mahadsanid professor cabdisalam talo wanaagsan ayaa usoo jeedsay ilaahay ha nago anfaco run ahaan nin aqoon yahan indheer garada ayaad tahay guulayso

  • @MohamedOmar-qx2py
    @MohamedOmar-qx2py Жыл бұрын

    Mashaa Allaah walaal guulayso maanta waxan bartay dhulka ugu barqaada badan inuu Curadka deganyahay guulaysta Akishe

  • @dahabnuuhkorane7212
    @dahabnuuhkorane7212 Жыл бұрын

    Mash Allah Adeero professor cabdisalan Axmed Yusuf isagaa laftiisa ayaaba ahaa nin Ree babili ahaa oo u yaahy wara Dayo qabilkisa thanku adeer waxn isku argneey 2019 magalada babili.

  • @OS-db8um
    @OS-db8um2 жыл бұрын

    Akisho wa Asalka qabiilada Somaalida sida runtu tahay lkn, dib u dhac wayn ayaa ku yimid wakhtiyadi gumayssigu ka bilaabmay Ethiopia. Madama ay xagaa u badanyihina aad ayu u saameyay arinkaasi

  • @user-ih4nk6zk6z
    @user-ih4nk6zk6zАй бұрын

    Ninka wax fiican ayuu ku bilaabay iyo taariikh fiican. Laakiin wuxuu ku soogababeeyey nacasnimadii iyo kala qaybintii somali lagu yaqaaney iyo waxbaa wax dilay iyo anaa wax dili

  • @MUSTAQBALKAJIILKA172
    @MUSTAQBALKAJIILKA172 Жыл бұрын

    mahad badan korkiina ha ahaato

  • @nadiamohamed1282
    @nadiamohamed12822 жыл бұрын

    Hore u socoda

  • @abyancabdullahimaxamed6388
    @abyancabdullahimaxamed63882 жыл бұрын

    Akisho inuu qabiil facwayn yahay yaa sual ka qaba waa boqortoyadii asalka ahaa waa dadkii dhulka loogu yimid waa dad inbadan sootaliyay waa qabiil xigmad badan asluub badan ixtiraam badan umada soomaliyeed na ee qiimo badan uhayaan intey la darseen iyo inti ayjidwada mareen waxan la hadlayaa qabiilkayga akisho hadaa gunsha rabno aan midowno oo halmeel aankaso wada jeedsano intaas ayaan idin oranlahaa

  • @abdirahmankarlos2958

    @abdirahmankarlos2958

    2 жыл бұрын

    Akisho Daarood so maaha wll

  • @mahamedjamaahmed6405

    @mahamedjamaahmed6405

    Жыл бұрын

    Hhhh maya ee waa Dir.... Dadkii Dhulka Daarod ku soo dhaweeyey isla markaana Dhaley... Madaxweyne Dir weeye Akisho iyo Gurgure ba..... Dire-dhabe nimankii lahaa weeye...... Dhulka ugu quruxda badan ee Soomaali degto ayey leeyihin.... Se lakin maanta dhulka ethiopia ayaa ka talisa...

  • @RidwanShekhMahamud
    @RidwanShekhMahamud7 ай бұрын

    Obo ayaan ahay akisho guul

  • @cimraanyarehasan6924
    @cimraanyarehasan69242 жыл бұрын

    Karanle hawiye waaa

  • @OS-db8um
    @OS-db8um2 жыл бұрын

    Mahadsanid Prof Abdisalaan Waxanu rajaynaynaa in isbadalkan Ethiopia ka dhacay iyo tan Technologyaduba ay wax wayn ka badali doonan sidii ay wax ahaan jireen

  • @abyancabdullahimaxamed6388
    @abyancabdullahimaxamed63882 жыл бұрын

    Adeer c/salaan cimriga alleha ku dheereyo adeer mcn mugdiga iftiinba baa ka danbeynayo wasidaa sheegtay alleha mideeyo akisho wayn gura iyo akisho na waa mid guul iyo gobanimo dadkaygi

  • @nadiamohamed1282
    @nadiamohamed12822 жыл бұрын

    Waad salaaman tihiin

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan5 ай бұрын

    Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha

  • @MohamedOmar-qx2py
    @MohamedOmar-qx2py Жыл бұрын

    Ayrotv good job 👍 👍👍👍👍👍✅✅✅✅✅✅✅✅✅

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 Жыл бұрын

    Waad mahadsan tahay professor iyo adigu ba.

  • @user-wy3ot9yz8s
    @user-wy3ot9yz8s Жыл бұрын

    Akiishe wa daad tarikh wayn oo geesinimo leh ku leh somalida,waxay ka mid yihin qabilada dhiigoda uu so hurey somali dhulka ay manta ku landhereynayso manta,waxan oogadey tarikhda inta ay goobtu hadaf ku dagalameysey,guntu waxay ku hawlaneyd dhul birsi iyo daad badsasho wa taas waxa manta somalida daadka geesiyadoda ah ay u yarden ayna uu baaten kuwi daab biirsiga iyo askarta daablaha ahan jireey tarikhda soo yaalka marka ay geesiyo taalin jiren,somaliyey daadki cadowga idinka hortagna ha dulminina,hana u sababina iney oromo ku warejistan dhulkooda sida Hawiyaha baabili oo Ogaaden ku kalifey iney degmoyinka ay degan yihin oromo ku darsadan,please somalida yan la kala diirn ee la isku so dhaweyo.

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 Жыл бұрын

    Mashalah guure iyo akishi wa Hal moya

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan11 ай бұрын

    DR miiyaa miisee waa daarood weexeey kuu kuuraayaan daarood miise waadii Diir Maya

  • @harooshofficially7705
    @harooshofficially77052 жыл бұрын

    Wara miyo Reer miyo Jilipada Reer miyo Reer warfa Reer dalal Reer hawade Reer buuke Reer naaleye Reer rooble Reer Agal Reer foofiye

  • @najuumohamed4659
    @najuumohamed46592 жыл бұрын

    War akishada badana waxas dhan hade isku imadan midowan wlhi waba Qaran qabiil weba dhafen

  • @najuumohamed4659
    @najuumohamed46592 жыл бұрын

    Gobti laika berey ak

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan11 ай бұрын

    Waxasaad aamiisaan tiihiin Diir waamaasaakiin waxalayiiraahad awoowee iintaasuu kuuqaan caa meelkaasata oo Diiri jootoo waaduulaan taahaay maxaakuu fiilaqaay uumaadaaha Kaylee meel bee waadaa Diiroo dhaan baaduumaan xaaqaan iiyaaaguun

  • @ibraahimmuusa9459
    @ibraahimmuusa94592 жыл бұрын

    mmm

  • @alisahal1448

    @alisahal1448

    2 жыл бұрын

    Gurre iyo degmoyinkaad shegeysid akishe malahe gurre ayaa leh gurrana akisha mahaa

  • @ubahma8832

    @ubahma8832

    Жыл бұрын

    Guure iyo Akishe waa mid ee tarikhda so baro

  • @abdifataxlabamadax7134
    @abdifataxlabamadax7134 Жыл бұрын

    Dir

  • @siyadmasheye8496
    @siyadmasheye8496 Жыл бұрын

    Adeer waxyaale farabadan buu profisoorku sharxayaa. Waxan jeclaan lahaa in kolba qabiilooyinka uu sharxaayo in aad naga tustiin maab, si aan ula secono kolba qabiilada uu sharxaayo.

  • @AliOmar-bp9fw
    @AliOmar-bp9fw2 жыл бұрын

    Sababta la dhaho waa oromo waa magacyada jifooyinka akisho kuligood waa af oromo

  • @abyancabdullahimaxamed6388

    @abyancabdullahimaxamed6388

    2 жыл бұрын

    Waramiyo warakiyo waraito waradayo obo waralujo maxaa laga badalaa viva oromo

  • @aq_ahmed

    @aq_ahmed

    2 жыл бұрын

    Sababta waa wada dhaqmida. Taas maahan macnaheedu in aysan aheyn dad Soomli ah oo aan dhiig wadaagno. Oromada lafteedu nagama foga oo way la dhasheen Soomaali

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan5 ай бұрын

    Uugaadeen baanoo sheegaataa iintaas deegaa kiilikaa.dhaan .aanaagaadena

  • @hassanosman5669
    @hassanosman5669 Жыл бұрын

    Miyay dhalasho wadaagan akishu,jarso,gursum,iyo warwaarouinka

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar72858 ай бұрын

    Akishe.waa. soomaali..dhalada Oo.taariikhle

  • @CaateyeCaateye
    @CaateyeCaateye6 ай бұрын

    Waran

  • @user-cp7mi7te3j
    @user-cp7mi7te3j5 ай бұрын

    Laba erey baa jira GUM ama addoon iyo GUN jirrid ama asal laakiin afsoomaaligu erey kaste oo xarafka M Ku dhamaada waxa loogu dhawaaqaa xarafka N Kolkaa GUN Uun baa la odhan

  • @user-yu3vn2ou7r
    @user-yu3vn2ou7r10 ай бұрын

    Dhammn dhaliyarada io waxgaradka beelweynta akisho wa anagu waxana deganaa beriga fog ee gobolka muduga waxana diyaar unahay in aan kusodhaweyno qofkasta oo belaha dirweyne udhashay wn kusodhaweynanaa wa dhul bad io beri leh

  • @abdifataxlabamadax7134
    @abdifataxlabamadax7134 Жыл бұрын

    Dir sure

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Жыл бұрын

    waar Diroow dadkan daaroodka aad ku sheegtaan meeshii aad ka keenteen idinkaa yaqaan ee ku celiya. iyagu isuma roona umada somaliyeedna umaroona , hadba doowdar falan baa kakaca nimanka daaroode, waa qoon waalan,

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan5 ай бұрын

    Akash.o. duuriiyaadii cali Diired cuurada kii. Uweenaa wiilaashii diired booqoor diir

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah39122 жыл бұрын

    Professore oromo laydinkuma sheego ee idinkaa sheegtay aniga ayaaba niman oromo ahi igula murmeen akisho inay oromo tahay Taana waxa keenay in badan oo reerka akisho ah ayaa sheegtay oromo

  • @yusufbuulo8725

    @yusufbuulo8725

    2 жыл бұрын

    Oromo iyo somali halkey ukalasiida Marka wa dad isdhalay

  • @MohamedOmar-qx2py
    @MohamedOmar-qx2py Жыл бұрын

    kalmadu waa guun magacajirye

  • @muniirfilms2240
    @muniirfilms2240 Жыл бұрын

    Akisho madirbaa

  • @ohetsennesteho8843

    @ohetsennesteho8843

    Жыл бұрын

    Yes curadkisa waye waliba dirka

  • @user-wy3ot9yz8s
    @user-wy3ot9yz8s Жыл бұрын

    Ceelasha Akishaha wa caan waxay ku yalan galbeedka gobolka Sitti mesha la yadhihdo garbo ciise,reerka ciise madobe aya ceelesha gacanta ku haystey hada watan dawlada ethiopia ka so bara kicisey.

  • @ayaanlexuseen5676
    @ayaanlexuseen56762 жыл бұрын

    Riiga akisho reer abtigay

  • @ibraahimmuusa9459
    @ibraahimmuusa94592 жыл бұрын

    aritaada runka sheeg ninyahow

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi41162 жыл бұрын

    Horta Akishe waxay ahaayeen dad zmacnasan oo Rixim koley waxbaa kukalifay in ay hadlaan waxaakale ninkani waxbadan oo aan ogahay oo runa ayuu sheegay Teeda kale Ogaadeen Waxba ma xakumi karaan shalay kuwii ladulmiyay ayaa maanta wax dulmiyay Ogaadeen isagaaba dulmi isku haya waxaan ilmahay faraj ha ufuro somali.

  • @HodanShnasir
    @HodanShnasir4 ай бұрын

    Waro hebaan inte ayeey uu kal bax daa

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan11 ай бұрын

    Daadaraadii daarood maakaayeeyan

  • @somali368

    @somali368

    11 ай бұрын

    Wll kolay dadka waad ufaahfaahiseen rag culus baa tihiin

  • @user-ij6tz4op5m
    @user-ij6tz4op5m2 ай бұрын

    Akiishoo.waxaad.tahaaye.gesiiyaasha.somaliiyed.haa.cabsaan.indhaahea.somalidaa.dand.badad.band.balaadhiisen.wa.libaxyoo.ayaad.tiihin.

Келесі