Barnaamijka Sahan Got Talent Tartanka Heesaha Qaaci

Пікірлер: 45

  • @ciiseismacil7687
    @ciiseismacil76873 жыл бұрын

    Inantaa hore hadal kari meyso masha alh

  • @cabdiraxmaancodey2031
    @cabdiraxmaancodey20313 жыл бұрын

    Inanta 2aad ee gebilay jaaskeeda waan ka Gacan taagtay anigu dadow

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial53143 жыл бұрын

    Nagaad Abdirashiid cid cod ku gaadhi karta maleh noloow wlshy 🥰🤚🏾

  • @muhanettilkacase
    @muhanettilkacase3 жыл бұрын

    waxaan aheey wiil yar oo agoon ah please waxaad igu caawin kartaa hamigayga i rumeey subscripe igu caawi hal mar lee rajadayda ii rumeey wll mahad sanid

  • @barwakoabdi9827

    @barwakoabdi9827

    3 жыл бұрын

    raaabi haa ku rumeeyo hamigaga

  • @sukaynaahmeth3218

    @sukaynaahmeth3218

    3 жыл бұрын

    Alla haunaxriisto baaba walkey 🥰👑🌹

  • @hafsahassan8158

    @hafsahassan8158

    3 жыл бұрын

    zxp aapahaa quruun j akhri

  • @ibrahimabdullahmaxmud5365
    @ibrahimabdullahmaxmud53653 жыл бұрын

    Warda saciid hore u soco walaal

  • @nimcodahir9174
    @nimcodahir9174 Жыл бұрын

    Bisinkawardiaa👍👍

  • @mahadxikmad7080
    @mahadxikmad70803 жыл бұрын

    Nagaad kuway LA tartantay 2015 magaladay haystaan abdi qani iskufilan axmed aarshe faysal

  • @abdihakim4634
    @abdihakim4634 Жыл бұрын

    inanta ugu horaysa cidi an garanayn wa inanti ku guulaysatay bandhig hibeedki #somaliland_got_talent 2014-2015 inu aha ban jecelahay cabdiqani iskufilan aya kalinta labad galay

  • @mawlidmahamed166
    @mawlidmahamed1663 жыл бұрын

    Warda Hadal kari mayzo waan ku wataa

  • @suhaybmuxumed1933
    @suhaybmuxumed19333 жыл бұрын

    𝙒𝙖𝙧𝙙𝙖 𝙨𝙖𝙚𝙚𝙙 𝙖𝙗𝙙𝙞 𝙜𝙪𝙡𝙮𝙨𝙤 𝙬𝙡𝙡𝙤

  • @luckyosman8102
    @luckyosman81023 жыл бұрын

    Saraar bn wataaa Abdihakiim

  • @safwaansafwaan3715
    @safwaansafwaan37153 жыл бұрын

    Saraar baan wataaa

  • @sabtiaxadilaaisniin7965
    @sabtiaxadilaaisniin79653 жыл бұрын

    Taan wardadu tiii ayaamo dhaweed melah haystee hesti hodan iyo mursal qadaysay maan ahee 😃😃😃sowtaa cajald is cuntay noqtay iga taag

  • @najaxabdirahmn629

    @najaxabdirahmn629

    10 ай бұрын

    😅😅

  • @user-cr3lq6kp2g
    @user-cr3lq6kp2g Жыл бұрын

    Haa

  • @mohamedxarago
    @mohamedxarago3 жыл бұрын

    Caruurta hawaalina hooy

  • @ADOONKIIRAXMAN
    @ADOONKIIRAXMAN3 ай бұрын

    Nagaad wa fananad tagtay cod fadhiya,teembo raacis,masraxiyad,sida naqaska lo qadanyo, xadhiga siday u haysato. fair ilama eekaba in ay la tartanto kkk fananiita cadiga fadhisin karta

  • @luulcraxmaan3481
    @luulcraxmaan34812 жыл бұрын

    M.a

  • @calishame5876
    @calishame58762 жыл бұрын

    Keip giong nagaad

  • @mohamedmaarey9638
    @mohamedmaarey96383 жыл бұрын

    Nagaad ama nawaal waa wataa Waa fananad hiba leh lkn fanka marabta filaa tartamada lee inee ka qayb gashee rabtaa waayo markan iyadoo heesay arkayay fanan badan hada can ah lama aqoonin

  • @mohamedosman-yr2zb
    @mohamedosman-yr2zb3 жыл бұрын

    Anigu inaanta wariyaha ban ku haystaa

  • @cadnanmohamedkahim4749
    @cadnanmohamedkahim47493 жыл бұрын

    Gabadha sool itartamysa sidii yuusuf lambasa isku adkee yuna gool kaadhalan

  • @cshakuurdirieadan7250
    @cshakuurdirieadan72502 жыл бұрын

    Waa ceergaabo goorma kuqabanysaan

  • @buuxciise1382
    @buuxciise13822 жыл бұрын

    gabiiley iyo selel cajiib weye siiba gebilay

  • @user-cr3lq6kp2g
    @user-cr3lq6kp2g Жыл бұрын

    B

  • @xidigochanel34
    @xidigochanel343 жыл бұрын

    Way way waar inanta gabiley utartamaysaa wexeedu waa malaba

  • @abdishakurkaraama118
    @abdishakurkaraama1183 жыл бұрын

    Wx izku xidha ama naga daya nio

  • @fuaadfiifa1762
    @fuaadfiifa17623 жыл бұрын

    Nagaad guul

  • @zakariachanal1376
    @zakariachanal13762 жыл бұрын

    Oogarmad nagaad cabdorshid labaxday nawad ahmed ayay kutartamaysay marki hore

  • @user-hd7nd7ul3r
    @user-hd7nd7ul3r3 жыл бұрын

    Waxan Aad laso ragayzan ama taxane isku dhow dhow ka dhiga ama iskadaya

  • @mukhtoabdi8861
    @mukhtoabdi88613 жыл бұрын

    Wxni miyany berri hore dhamaan

  • @hanadaxmed7138
    @hanadaxmed71383 жыл бұрын

    Waar nawaal c/Rashid ciyaalka ka qabta waa ex gabilaye waligeed bay heezi jirtee nagaad ayay sheegatay iyo salaal inaadeer nagaadeey la saa ir yaryarka

  • @cabdalecabdi8964
    @cabdalecabdi89643 жыл бұрын

    War. Isaaq fan lagu gadhi maye. Niow. Lascanod. Iyo. Buhoodle iska. Fadhista

  • @sasqarimdiis8482

    @sasqarimdiis8482

    3 жыл бұрын

    Niyow bro mcn ila ma quruxbadno inaad qabiil magacowdo balse ado reer somaliland iska dhaha la qaatii, aniguna waxaan ku fikira sida aan somalida dhaliinta ugu saari laha qabiilka qalbigooda adna wad igu damqineysa boogta... Xumaan ha ii fasiranin

  • @sasqarimdiis8482

    @sasqarimdiis8482

    3 жыл бұрын

    Am zubeir from Galkacyo

  • @mohamedosman-yr2zb

    @mohamedosman-yr2zb

    3 жыл бұрын

    Isaaq iyo dhulbahanta waa dad isku mid ah ka xoroow qabiilka

  • @ilwaadmohamed8340

    @ilwaadmohamed8340

    3 жыл бұрын

    Xaqiiq warda hore usoco

  • @faadumomahmud4418

    @faadumomahmud4418

    2 жыл бұрын

    de rer somaliland odhan dheh hakala qaybin umade qabilaystayow

  • @iftinjama
    @iftinjama2 жыл бұрын

    Bisinka wardi waa 0

  • @luckyosmaanm5419
    @luckyosmaanm54192 жыл бұрын

    🤪

  • @zakariachanal1376
    @zakariachanal13762 жыл бұрын

    Nawad lacgti aya ku gulsatay ayay uso noqtay macluul ayay kubartay mesha barigiba way gulystay goblka gabilya ayay utartamysay

  • @user-cr3lq6kp2g
    @user-cr3lq6kp2g Жыл бұрын

    Haa