Barnaamijka Codka Toolmoon. Xalqadda 6aad

Ойын-сауық

Пікірлер: 18

  • @rimaaseey
    @rimaaseey9 ай бұрын

    gabaryahay iyo wiilyahow waa idiin duceeyay ilaahay ha idinka madoobeeyo fanka iyo heesaha ilaahay codkiina ha idiin xafido quraanka inaad ku aqrisaan allaha idiin kaso

  • @rimaaseey
    @rimaaseey9 ай бұрын

    dadkii hore ee fanaaniinta ahaa ayaa ka qoomamooday oo ka tawbadkeenay marka intii dhimatay allaha unaxariisto allaha ka cafiyo marka idinkana iska dhaafa

  • @A.k.s.378
    @A.k.s.3789 ай бұрын

    Wow! Beautiful voice 😍

  • @macowcade9985
    @macowcade99859 ай бұрын

    Anaa ugu horeeyo maanta

  • @user-os9dl2lh9d
    @user-os9dl2lh9d9 ай бұрын

    Axsan sood ❤

  • @user-wo3xu1cb5l
    @user-wo3xu1cb5l7 ай бұрын

    Cod Mcn + naxariis QaaNgaadheYy❤

  • @qadarmaxamed5082
    @qadarmaxamed50829 ай бұрын

    Waaaaw m.a wonderful voice m.a

  • @Supr93

    @Supr93

    9 ай бұрын

    I’m so happy for you and After the meeting ended in a deadlock over 😅

  • @user-wo3xu1cb5l
    @user-wo3xu1cb5l7 ай бұрын

    Cod Mcn +macaroons QaaNgaadheYy❤

  • @abdisalanmohamedomar7312
    @abdisalanmohamedomar73129 ай бұрын

    M.A INANTU COD MCNE

  • @maanmaxamed2983
    @maanmaxamed29839 ай бұрын

    Igmaneyy😂😂😂 heerbaad gaadhee m a

  • @hanidegan9856
    @hanidegan98569 ай бұрын

    Naagtan waan nacay

  • @user-jx8eq2og1t

    @user-jx8eq2og1t

    9 ай бұрын

    Teena wll

  • @mohamedaliahmed3419

    @mohamedaliahmed3419

    9 ай бұрын

    kkk ma iyadaa ku ogba adaaba jeclaa nacay lkn iyadu kumaba taqaan

  • @siradm
    @siradm9 ай бұрын

    Ilkaha muxuu ka doonay? Indhaha dheh

  • @mohamedaliahmed3419
    @mohamedaliahmed34199 ай бұрын

    Heestaa lafoole ee uu ku raaxaysanayo fanaanka yari waxay ahayd in kamara maanku inanta iyo heesta inanku qaadayo isku ladho oo aanu uun inanka heesaya ku hayn camarada.

  • @user-di9xu4ky3f
    @user-di9xu4ky3f9 ай бұрын

    Naagtan waan nacay😡😡😡😡

  • @mohamedcm33

    @mohamedcm33

    9 ай бұрын

    Inaa necbantahay iyo inaad jecshahy maxeee isbadal eh so kordhin kartaaa hee😢

Келесі