No video

Balan-qaadyadii Beenoobay ee xisbiga KULMIYE

Пікірлер: 14

  • @roodacawad13
    @roodacawad1329 күн бұрын

    Kul.iye kulmiye guuuuuuul❤❤❤❤huwan doran mayno

  • @mhassan0163
    @mhassan0163Ай бұрын

    Muuse waxba hagran maayo, balse caqligiisa iyo garashadiisu waa intaa, Muuse hawl aan loogu talo gelin buu galay, astaamaha hoggaamiya dhabta ah mid qudha Muse Allah ma siin; No Vision, No compassion, No communication, no self awareness, empathy, courage etc

  • @AliMohamed-qu5ht

    @AliMohamed-qu5ht

    26 күн бұрын

    Yes xaqiiq ayaad abaartey

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850Ай бұрын

    Baloodh habeeysi badalay balan qaadkii hore 😂😂😂😂😂

  • @nancyjohn2609
    @nancyjohn2609Ай бұрын

    Yaa ku shubtay heelo😂 xashi dhibadanaa😂😂😂😂

  • @shantasomaliyedigabadan7588
    @shantasomaliyedigabadan7588Ай бұрын

    Qudhmiye alle hayna dhaafiyo been iyo tuugano ugu kaalay

  • @sultanc.kariim9366
    @sultanc.kariim9366Ай бұрын

    Kulmiyow waad fashilantee salaama adeer dalkina dhinac walba dabaad ka sudhee iska naso 7sano kugu filane ilahay naguma kuin soo celiyo

  • @Dulmi_diid123
    @Dulmi_diid123Ай бұрын

    Baloodh habaysi ku dar

  • @mohamedamir7751
    @mohamedamir7751Ай бұрын

    Qofkan ma qof walanbaa mise dad walan buu u waramayaaa??? Muxuu ka sheekaynayaa laascanood ku ye ?? Ma haduu qaad ka soo kacay ??

  • @suberh8985
    @suberh8985Ай бұрын

    Sidan laga fiican Sahan Tv'yoow. wax badan ayaa qabsoomay wadooyin badanna waa la dhisay. hadii markaa qaar ka mid ah aan dhaqaale loo helin oo cudurkii covid iyp dagaalo ina saameeyeen maaha in bulshada loo tebiyo warar been ah oo ceebeyn iyo borobogaando isugu jira.

  • @sultanc.kariim9366

    @sultanc.kariim9366

    Ай бұрын

    Wixii la qabtay cidina dafirimayso lkn tani waa wixii balanqaad ahaa ee beenobay inkastoy aad ubadan yihiin😂

  • @suberh8985

    @suberh8985

    Ай бұрын

    @@sultanc.kariim9366isma lihi waa la hagraday ee waxaad moodaa ogaan ayaa loola dagaalamay horumarka dalkeena tusaale ahaan hadii la isu geeyo lacagaha innagaga khasaaray dagaalada oo kaliya sida kii laascaanood iyo ceel-afweyn waxay inoo dhisilahaayeen wadooyin iyo dhaamam tiro badan. Bal qiyaas maalintii waxa ku bixijiray ciidanka 2 miliyan dagaalkii laascaanood

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht26 күн бұрын

    Muuse qomulud Nacalad kugu dhacday

  • @hajii2033
    @hajii2033Ай бұрын

    beenale tuug beenta jooji faqasha

Келесі