"Baladweyn waxaan ka helay inan qurux badan oo aan jaceyl u qaaday" Abwaan Hanad Maxamed

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 13

  • @mustafeahmed5359
    @mustafeahmed53599 ай бұрын

    Mcha allah maamule ku xigeen axmed cali nuur Iyo dugsigaygii macalin aad baan u salaamaya ❤

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan164411 ай бұрын

    M.a abwane hanad hibadada allaha kuu siyaadiyo 🙏👍🖐❤

  • @Cabdiqanibulshaawi
    @Cabdiqanibulshaawi11 ай бұрын

  • @GreenLife-Guides
    @GreenLife-Guides11 ай бұрын

    Legend❤

  • @munamohamed470
    @munamohamed47011 ай бұрын

    Waali taas waa run

  • @AiSomaliland
    @AiSomaliland11 ай бұрын

    Sheekadii Abwaankii weyna alle ha u naxariistee Hadraawi beledweyn o kale ayuu u eekaysiinayaa si loogu yeedho ereyga Abwaan ee ka da’da weyn😅 MMTV halka inaga saxa abwaan maaha waa hal-abuur

  • @abdimajiidabdinur3004
    @abdimajiidabdinur300411 ай бұрын

    Legend ❤

  • @cabdiqaniqucle1288
    @cabdiqaniqucle12888 ай бұрын

    2:16

  • @saadaqyare9394
    @saadaqyare9394Ай бұрын

    Sxb ciyaar kugubartay m.a

  • @armantapoi7368
    @armantapoi736811 ай бұрын

    Ninkan ciyarana mu tawiya

  • @waliithozil4607

    @waliithozil4607

    11 ай бұрын

    Haaa tiktok uu isticmala

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga657711 ай бұрын

    haday sidaas tahay isaga lacag ha la siiyo heesta qofka qoray ha ku samysto youtube faniinta laftooda wa la dhaca rag youtube leh ayaa heesahooda ku macasha iyaga maxa helan sowkuwan cabdi askari wada siiyay isaga ku macashee iyagu maxay ka helan may samaystan copy right may youtube ka furtan channel ay maal qabeen ku noqdan wayo heesaha qaar maalayin bay gadhan lacag badan bay heli lahayeen walahay dadkan wa la dhacaa

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali39892 ай бұрын

    NASAB NASAB DHALAY O SOMAALINIMADA KU WEYNTAHAY CAQLIGA WAA QAALI QOFKU ALLAH JECELYAHAYNA SIIYO

Келесі