BADA OO ILA TAGI GARTAY IYO XASSANO OO NAFTIS HALIS UGALIYE SII UU IBADBADIYO KOKO SUNDUS NAXDIIN😳😳.

Пікірлер: 139

  • @Queen-m.j
    @Queen-m.j8 күн бұрын

    Alpha sunduz weyka naxeysa weyna ku ilaalineysa adna noo ilaali gabadha 😢❤

  • @NajmoNashad-vh5uf

    @NajmoNashad-vh5uf

    8 күн бұрын

    ❤ gbr wye naxariista wee udhaltey

  • @AbdiladhiifIshaan
    @AbdiladhiifIshaan8 күн бұрын

    Team sundus and Koko one like 👍

  • @AmiiraSaid-dw8hx
    @AmiiraSaid-dw8hx8 күн бұрын

    Alpa siday Sundus kaga naxayso m.a Sundus naxariistii oo qof ah

  • @yahyeajab8841
    @yahyeajab88418 күн бұрын

    Alpha iyo sundus way iskusoo baxayan😂😮 see ugu dhawaqeysay😩😂

  • @najuuali8452
    @najuuali84528 күн бұрын

    Alpha iyo sundus ilma adeero isilaashamaayo uma xumidiin😂😂😂

  • @asiasamatar-qg3ox

    @asiasamatar-qg3ox

    8 күн бұрын

    Alpha reer xamar mahn miya

  • @user-pr3li8ck3u

    @user-pr3li8ck3u

    8 күн бұрын

    ​@@asiasamatar-qg3oxmay alpha waa ogaadeen

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic30138 күн бұрын

    Dhalinyaro wax quruxbadan intaad noso gudbinaysan naftiina halis haugalinina ❤🎉

  • @user-ep1ic7vl2k
    @user-ep1ic7vl2k8 күн бұрын

    Alla saa Ini jeClaHay hada awoodi laHa mesha ku noshiHin iNa iMaado haL haL iNi arKo jacEylkA iNii qaBo daRtii wllHi mar horE iMaN laHa lkN dhiP malAhaN allaH idiN sharFo teamkEygii ❤

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_458 күн бұрын

    Caawa Wad Seexaneysaa Ma ogid in aad soo kici doontid ee ku Sali Nabigeena Muxamed scw

  • @user-nz9yd4yp1x

    @user-nz9yd4yp1x

    8 күн бұрын

    Scw❤

  • @FalisMaxamed-ng4ed
    @FalisMaxamed-ng4ed8 күн бұрын

    Alla alpha sundus sey kaga naxaysey m.a😢

  • @Rayaan277
    @Rayaan2778 күн бұрын

    Kusaliya nabigena muhammad scw kadib wll salaada hala adkeyo yay idinka tagin inshaAllaah❤🕋☝🏼

  • @NuuriyocaliXuseen
    @NuuriyocaliXuseen8 күн бұрын

    Alph sundus manta iyada kuilaalshanysay ilaali adin 😂

  • @nihaaninasheikh
    @nihaaninasheikh8 күн бұрын

    Inta bada ka cabsata one like waligay ma galin wadnaha nyny 😂😢😢

  • @Udug.carale
    @Udug.carale8 күн бұрын

    Adi sundus lee kanexeso daarood nimada maa isku jeclaten😂😂😂

  • @suusaanclcasiis

    @suusaanclcasiis

    8 күн бұрын

    Oo alfa yuu uahay

  • @fartuuncusmaan5303

    @fartuuncusmaan5303

    8 күн бұрын

    Og

  • @suusaanclcasiis

    @suusaanclcasiis

    8 күн бұрын

    @@fartuuncusmaan5303 Waaaaw maashaa allaah thanks

  • @amiiraxamuudi4593
    @amiiraxamuudi45938 күн бұрын

    Team alpha on e like❤👍

  • @bushraindhadeeqa212
    @bushraindhadeeqa2128 күн бұрын

    Alfa sundus ilasho is ila shada ilma adernimadu mcna❤✌🏽

  • @nuuramaxamud4414

    @nuuramaxamud4414

    8 күн бұрын

    Ma isku reerba labadani abaayo

  • @user-pr3li8ck3u

    @user-pr3li8ck3u

    8 күн бұрын

    ​@@nuuramaxamud4414 daarood bay isla yihiin

  • @Fatuush11

    @Fatuush11

    8 күн бұрын

    @@nuuramaxamud4414mj iyo Ogaden kla yhin

  • @saabirinahmed

    @saabirinahmed

    7 күн бұрын

    ​@@nuuramaxamud4414haa wa daarod

  • @user-rg5sh7is8p
    @user-rg5sh7is8p8 күн бұрын

    Koko waji malahan intey cadnan kaxeysaneyso iney sundus ka xeysatey eheeed

  • @user-lm5sk6qv5q
    @user-lm5sk6qv5q8 күн бұрын

    Alfa ilaasho wlaasha wey kaa naxaysaa ilmaadertimadu macaana❤

  • @yahyeajab8841
    @yahyeajab88418 күн бұрын

    Anaa uhoreya cadnaan iyo alpha best friends wy3

  • @Sirdoonka1234
    @Sirdoonka12348 күн бұрын

    GOOD ANNIVERSARY WADANKA AAN WALAALAHA NAHAY EE SOMALIA 🇸🇴 26KA JUNE FROM COUNTRY OF OGADENIA ❤🎉

  • @Fans_sunmriko
    @Fans_sunmriko8 күн бұрын

    Team sunko one like 👍

  • @SabarinXasan-us5ub
    @SabarinXasan-us5ub8 күн бұрын

    Alfa abwe nafta ilaaali😢😢😢 pleas wlh waan naxay 😢😢😢

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq8 күн бұрын

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️

  • @AmoulMostafa
    @AmoulMostafa8 күн бұрын

    Is ilaaliya team halista cumeer a idinka maqan iyo sundus❤

  • @zeynabmaxamed3317
    @zeynabmaxamed33178 күн бұрын

    Team halista wàa idin wataa 😂❤

  • @Fatimaosman56
    @Fatimaosman568 күн бұрын

    Alpha sundus wlsha ku jecel weyn ilasho wlhi

  • @Samrosimin
    @Samrosimin8 күн бұрын

    Alpha sundus no ilali yaristena😢

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli7198 күн бұрын

    Sundus naxristi oo qof ah❤

  • @MilleteryGirl11
    @MilleteryGirl118 күн бұрын

    Sundus naxariisleyy wye m.a❤

  • @user-qz8xd3zj8o
    @user-qz8xd3zj8o8 күн бұрын

    Sundus naxriisley❤😢

  • @zaynabzaynuti8179
    @zaynabzaynuti81798 күн бұрын

    Waryaaa ALPHA sundus wey kaa naxaysaaye ilaasho gabadha waryaaa😅

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic30138 күн бұрын

    Ingilishka sundus xarabo weye givme kulaha iqabo meshay dhihilahayd😂😂

  • @sahroyusuf9130
    @sahroyusuf91308 күн бұрын

    Lakin koko gabdhA iney isla joganey eheed

  • @user-zr4ex2zo7s

    @user-zr4ex2zo7s

    8 күн бұрын

    Koko wax baa kaqaldan wllhi

  • @user-zr4ex2zo7s

    @user-zr4ex2zo7s

    8 күн бұрын

    Xitaa umey sheegin

  • @sihaam673
    @sihaam6738 күн бұрын

    indeerkeed wy ilashnysa sundus qabyaladu macana😂❤

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali20678 күн бұрын

    Team halista is not easy

  • @user-uv1xd2xh3z
    @user-uv1xd2xh3z8 күн бұрын

    Is ilali liya illhay hadin ilasheh

  • @LaylaCabdiraxman
    @LaylaCabdiraxman8 күн бұрын

    Alpha wlhia cadnaan best freand waaye ilaasho❤

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar8 күн бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂 give me telephone sundus waa funny wlhi

  • @Archyusuf-me4qh
    @Archyusuf-me4qh8 күн бұрын

    Meesha dhaxdeeda activities kusoo gudbi ama wexee dadka xiseyaan buuqa iyo hadalka Naga dhaaf sxb ❤🙌🏻

  • @AMraneyPpe
    @AMraneyPpe7 күн бұрын

    Ayyy koko io teamkeda😮❤🎉

  • @NimcoJamac-mx1gs
    @NimcoJamac-mx1gs8 күн бұрын

    Walahay waad raxasaten😊

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad10628 күн бұрын

    Alpha sasan kaa rabnaa no ilaali sundus 😂😂😂😂

  • @NimcoJamac-mx1gs
    @NimcoJamac-mx1gs8 күн бұрын

    Walahay waad raxasaten😊 😊

  • @user-bq4lp2kx3f
    @user-bq4lp2kx3f8 күн бұрын

    Team halista one like

  • @user-gb4ds6jt6j
    @user-gb4ds6jt6j8 күн бұрын

    Lekti uguhoresey iyo comont uguhoresey anabilawe

  • @yahyamohamed6198
    @yahyamohamed61988 күн бұрын

    Jabuti ugu imada ana badasha nii bariii 😂

  • @niyadsame790
    @niyadsame7908 күн бұрын

    Prother wait😂😂 sundus teena 😂😂

  • @Nimcomohamed-pc4kc
    @Nimcomohamed-pc4kc8 күн бұрын

    Team koko one like

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad10628 күн бұрын

    Koko naag maha gabdhadhii yarayd oo naag ahan kala socotay cidla uga tagaysaa naa mardanbe haso daba galin naagta hadad wax fahanto

  • @fardawsamc6410

    @fardawsamc6410

    8 күн бұрын

    Ma aragty waji malahan sundus dadkan iyada isku qorqorta

  • @zaynabzaynuti8179
    @zaynabzaynuti81798 күн бұрын

    Waryaa team ka ugu salaan

  • @farxiyacabdilahi2730
    @farxiyacabdilahi27308 күн бұрын

    qurux badan jawigu❤❤Apha❤

  • @NusradinMohan
    @NusradinMohan8 күн бұрын

    Keep going my pro

  • @CraxmaanMuuse-ub1tm
    @CraxmaanMuuse-ub1tm8 күн бұрын

    ALPHA WAAD SOO DAAHISEY SAAN USUGAAYEY VIDEO ADIGA SOO DUUBTEY

  • @dalaytemoha58
    @dalaytemoha588 күн бұрын

    Team carur buqa nagala dashen

  • @Itz_miira
    @Itz_miira8 күн бұрын

    Sundus sey ku ilaalineyso adna uilaali alpha 😩

  • @Layloxasan-lm3ih
    @Layloxasan-lm3ih8 күн бұрын

    Alpi zundus ilaasho❤❤

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali20678 күн бұрын

    Albha koko iigu salaan

  • @user-lk3ze1jg6g
    @user-lk3ze1jg6g8 күн бұрын

    Wlhi hasano geesi waye😢😊

  • @ZahraAbdullahi-j3q
    @ZahraAbdullahi-j3q8 күн бұрын

    My team wa nii wataa

  • @unknownchick31
    @unknownchick318 күн бұрын

    Halista ❤

  • @RuweydaXade
    @RuweydaXade8 күн бұрын

    Alhpa dal xiis wacan adinka dhan dal xiiz wacan❤🎉🎉🎉😊😂

  • @Beerlula_adam
    @Beerlula_adam8 күн бұрын

    Ala wiilkan maskiin waye

  • @user-mi1ok8bi1r
    @user-mi1ok8bi1r7 күн бұрын

    Zaaxiipo is jecel ❤❤❤❤❤

  • @asiasamatar-qg3ox
    @asiasamatar-qg3ox8 күн бұрын

    Koko iyo walalked gabadha mxey uga tagen isheda ku dhaceysa wlhy

  • @user-ox6xz5ux7q
    @user-ox6xz5ux7q8 күн бұрын

    M.a❤❤

  • @zesi23
    @zesi238 күн бұрын

    Mazkin zunduz iyado aniga aniga LeH la diidat😢

  • @user-us3og2yo4d
    @user-us3og2yo4d8 күн бұрын

    team Alpha

  • @user-uf4tu7cs6j
    @user-uf4tu7cs6j8 күн бұрын

    Brother give me a telephone hhh ala sundus wx baro

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd8 күн бұрын

    Koko waa neefad kawa ran gaba dhii kaliya laso co tay waka tag tay uf inay soracdo mahayn wlhy

  • @canabcismaanhappy5328

    @canabcismaanhappy5328

    8 күн бұрын

    Donta labo qof cadan laracay 5qof sas kugayen koooko iyo kuwa klena 5mxa helya wa isla asxbti inkastooo gbdho iney isracan fcnthy

  • @MaryamDahir-vh2xd

    @MaryamDahir-vh2xd

    8 күн бұрын

    @canabcismaanhappy5328 abyo way Qada sadex kaliya kusar naa yen Gabadha na Niman Badan Dhex da uga shay kawran Gabdhuhu inay isracan soma hayn saa inay samayso mahayn

  • @JuweriyaShiqe
    @JuweriyaShiqe7 күн бұрын

    ❤❤❤

  • @MaryamCaliFaarax
    @MaryamCaliFaarax8 күн бұрын

    First alpha😂

  • @user-ud3kj3fi3s
    @user-ud3kj3fi3s7 күн бұрын

    Ar alphoo hadaa noshahay alx walahi sundus alpha ha igadhiman suuradiyeeba gishateh walahi 😂😂😂

  • @ABUUALQaasim
    @ABUUALQaasim8 күн бұрын

    Team cumeer bigfan ❤❤

  • @user-oi3gv3vm3k
    @user-oi3gv3vm3k8 күн бұрын

    mashallah sundus ayanle alpha sundus ma jecl sundus in the bildin sundus abayo futada maha gashata adi ya 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @SaciidoMaxamuud-sg8pu
    @SaciidoMaxamuud-sg8pu8 күн бұрын

    Qofki ugu horeye like sare❤🎉

  • @user-uv1xd2xh3z
    @user-uv1xd2xh3z8 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @user-ci1rn5cn5l
    @user-ci1rn5cn5l8 күн бұрын

    Alfa is ilali biyaha ye ku dafen walal

  • @QueenNajmita
    @QueenNajmita8 күн бұрын

    Team halista one like 😊❤

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman29258 күн бұрын

    ❤❤❤❤

  • @UmoMukhtaar
    @UmoMukhtaar7 күн бұрын

    Xasanoow sxp jiro😢❤

  • @Mohamednuur-jx7um
    @Mohamednuur-jx7um8 күн бұрын

    Alpha biyaha halmar soo cab Taliye 😂❤

  • @user-nz9yd4yp1x
    @user-nz9yd4yp1x8 күн бұрын

    Hassan waa saxiib ficn❤😢

  • @ZakariyeSuldaan
    @ZakariyeSuldaan8 күн бұрын

    First comment 😂

  • @user-eo1zq3iu2h
    @user-eo1zq3iu2h8 күн бұрын

    😢😢😢😢

  • @user-gv6hb4xw6f
    @user-gv6hb4xw6f8 күн бұрын

    Alpha alaha idinxafido 😢wll

  • @RahmoAli-tu1lb
    @RahmoAli-tu1lb8 күн бұрын

    Team deeqo one like😅

  • @user-ts6rr7en6c
    @user-ts6rr7en6c8 күн бұрын

    War ani maujeedee secml Alpha oo labadbaadinaayo

  • @ayuushbbe1587
    @ayuushbbe15877 күн бұрын

    Koko waji malahan sundus amiiradeena aa kamaqan garabkeeda lkn dhibmlhn waa naag adag alpha noo ilaali gabadha

  • @saalimlibaax3075
    @saalimlibaax30758 күн бұрын

    🎉🎉🎉🎉🎉

  • @nadiiramahamed7650
    @nadiiramahamed76508 күн бұрын

    Koko wlle waa maraan 😏

  • @Samrosimin

    @Samrosimin

    8 күн бұрын

    Mey gabadha wado ayado lahad leyso katagtay miskin😏

  • @nadiiramahamed7650

    @nadiiramahamed7650

    8 күн бұрын

    @@Samrosimin haaa 3 baa Lagu racaya ku teeh xagee wiiLasha uga tagty

  • @Samrosimin

    @Samrosimin

    8 күн бұрын

    @@nadiiramahamed7650 haa madama ey labo gabdhod yihiin waxa laga rabay iney sundus wado wilashane is racan😢

  • @Faatimaofficial

    @Faatimaofficial

    8 күн бұрын

    Wlhi bentaa maahan aniba walayabana kokoo waa doqon sundus wa maskiin ku teeh 3 lagu racaya ayakana 5 bay ku racen cunuga adnan la dhaho ba koko iyo wllked iska daba qoraya oo 3 yiri ninkana afkay ugaliyeen​@@Samrosimin

  • @Queennishaa-re7pn

    @Queennishaa-re7pn

    8 күн бұрын

    ​@@Faatimaofficialmaarkte malmahan koko iskadaba qoroya xisa lee waye lakin tik tok ayu raba inlawarwarejiyo cadnan xisaha nagadaf wll

  • @RidwaanGeele
    @RidwaanGeele5 күн бұрын

    Alpah iyo sundusu waa ilama adeer

  • @fatuush1139
    @fatuush11398 күн бұрын

    Koko maxa kaqaldan gabdha hal lewaye maxa ugu tage ade ku weheshese😢

  • @m.galool
    @m.galool8 күн бұрын

    free falastiin

  • @Ifaax843
    @Ifaax8437 күн бұрын

    Sorry sxb ❤❤❤😢😢

  • @AnisoAbdulqadir
    @AnisoAbdulqadir5 күн бұрын

    koko waji malahan walalkeed iyo cadnaan kaxeesatay sundus wey ka tagtay

  • @nuuramaxamud4414
    @nuuramaxamud44148 күн бұрын

    Koko wll is qaawiska iska daa

  • @user-zz9tr6jm5n
    @user-zz9tr6jm5n8 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shaakirofficial
    @shaakirofficial8 күн бұрын

    Alpha cabsi cabsi😂

  • @ashaomar6719
    @ashaomar67198 күн бұрын

    Gabadhaan please reerka dhaheen dhaqsi ha qabtaan qaabideeda ayaa caalamka oo dhan laga fiirsanaa waa iga waano Diinta Muslinka iyo Somali nimo aa na walaaleysay akhiradeeda ha u naxdo iyo wiilkeeda oo berry soo koraayo.😢😢😢😢😢

  • @malankaclaahi-p7c
    @malankaclaahi-p7c8 күн бұрын

    frist

  • @daahirciise6682
    @daahirciise66828 күн бұрын

    😂😂😂😂