AYANNA -DIL AMA DOORO || KHADAR KEYOW IYO QAMAR SUGAANI….

Ойын-сауық

#YAHYE_HUNTER
Waa kan channel kayga: / @dayahpro
Waxaad igalaso xariiri karta:
Instagram: Hunterda_official
Snapchat: Yayavic1
Facebook: Yahye mumin wardere
TikTok: Yayaviv1
Last subscribers: 354,228

Пікірлер: 301

  • @yahye_hunter
    @yahye_hunter2 жыл бұрын

    Waa kan channel ka ayanna halaso dhaweeyo ..kzread.info/dash/bejne/mICdrshpd7m3gbQ.html

  • @fadumazahraraage9896

    @fadumazahraraage9896

    2 жыл бұрын

    Yaxye musica naga gaabi gabadha codkeda lama maqlo 🥰💋❤️

  • @deeqomohamuud73

    @deeqomohamuud73

    2 жыл бұрын

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @kingrijal2023

    @kingrijal2023

    2 жыл бұрын

    1k ugu horaysay ayaan aha sxb

  • @mukhtarcqadir9322

    @mukhtarcqadir9322

    2 жыл бұрын

    Music kaabi plz yahye hunter

  • @Inna_mohamet

    @Inna_mohamet

    2 жыл бұрын

    Yahyow plz markaad wax edit garaynayso music yar kareeb 🥺

  • @ashwaqxassan7963
    @ashwaqxassan79632 жыл бұрын

    Aan kusalino Nabige Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤😥

  • @oubahmohamed4644

    @oubahmohamed4644

    2 жыл бұрын

    Scw Scw Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @umucadnaan7274

    @umucadnaan7274

    2 жыл бұрын

    scw scw scw

  • @cabditaliye1460

    @cabditaliye1460

    2 жыл бұрын

    scw

  • @mohaaliofficial3346

    @mohaaliofficial3346

    2 жыл бұрын

    Scw scw scw

  • @dhemanassia1220

    @dhemanassia1220

    2 жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @hindisetube
    @hindisetube2 жыл бұрын

    Subxanallah samir aan ku daawado wllhy ma lihi by......aduunyooy xaalka be'....gormay qawanaani noqotay qurux..subxanallah

  • @farxaancade1036
    @farxaancade10362 жыл бұрын

    Nio ayana waa qurux badan🥰 tahy wlhi m.a hore waan arki jiray lkn ine san uqorxon tahay uma malenen😄😇

  • @mrhanad6655
    @mrhanad66552 жыл бұрын

    Gabadhaan meey xijaabato Yaan xumaan lii fahmin waa iga talo 👍🤔

  • @maxamed4life435

    @maxamed4life435

    2 жыл бұрын

    Ma ayidaaba qaawan 🤔

  • @amalgarnayl8961

    @amalgarnayl8961

    2 жыл бұрын

    Waaruntaa wl wax wanaagsan ayaad sheegtay

  • @salmahassan1079

    @salmahassan1079

    2 жыл бұрын

    @@maxamed4life435 dulli

  • @maxamed4life435

    @maxamed4life435

    2 жыл бұрын

    @@salmahassan1079 👍

  • @drgarad

    @drgarad

    2 жыл бұрын

    @@maxamed4life435 haa

  • @ahmedfarah5817
    @ahmedfarah58172 жыл бұрын

    Qoftaan shulansi live ab ku so dar asxab shidan so wad part 5 ka sugena bro horey u soco

  • @nasroabdihassan1188

    @nasroabdihassan1188

    2 жыл бұрын

    Part 5 waaba la dbafee ma arkin mia bart 9 ayaa la soo daay

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul54142 жыл бұрын

    She is such a flirt lol, the way she leans on him. She is def enjoying the attention 😂

  • @muzamilibrahim2440
    @muzamilibrahim24402 жыл бұрын

    Ayaana dumashiden hada nhy team Dirisle 💪💪🙏

  • @khadraciise2044

    @khadraciise2044

    2 жыл бұрын

    Yaa qawo Dirisle miya qoftan saan miya lagu qawaabo😂😂😂

  • @izmaacilmohamett307

    @izmaacilmohamett307

    2 жыл бұрын

    Yaa ku dhahy dirislaa qaba

  • @udgoon4842

    @udgoon4842

    2 жыл бұрын

    @@khadraciise2044 ma qabo lkn asaa hada kahor dhahay qoftaas wa jeclahay🤣

  • @aragsancali5039
    @aragsancali50392 жыл бұрын

    Waaaaw ayana iyo yahye legends 🙌 👏 hunter waad naga waashay tolaahi keep running 🏃‍♂️ 🤣🤣🤣🥰😍😍

  • @saciidsuleiman1355

    @saciidsuleiman1355

    2 жыл бұрын

    Wuu naga waaloyaa

  • @aragsancali5039

    @aragsancali5039

    2 жыл бұрын

    @@saciidsuleiman1355 haaa qosol marka aan rabo hunter lee daartaaa 🤣🤣

  • @munabashiir5285
    @munabashiir52852 жыл бұрын

    part 5 shukaansiga ayaana ka dhig 😍😍

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni2022 жыл бұрын

    Ayaan qurux dumar lkn inaad is yara asturto ahayd🙏

  • @qalbiuroon1450
    @qalbiuroon14502 жыл бұрын

    Walaashay maanta waa aduunyo bari waa aakhiro is astur wll waakugu danbi wlhi

  • @Adnanjoker05
    @Adnanjoker052 жыл бұрын

    Team dirisle abdi 🥰

  • @aaminacabdilaahi8803
    @aaminacabdilaahi88032 жыл бұрын

    Wllyshe ayaan ilahye haaa cabaaso wllo mcn akhiran ayaa ka danbyseeee waayo wx tahe wllyshe oo kle 😭😭

  • @siciithhariir9778
    @siciithhariir97782 жыл бұрын

    Zupxaanalah Astur Naanti Iyo Alle Ka Cabsigii Waa la Iloopay Waa arin aad looga naxo 😭😭😭😱

  • @hoygafanproj7397
    @hoygafanproj73972 жыл бұрын

    Ayaana kusoo casuun barnaamijkii shukaansiga plz plz codsiga noogu gudbi ayana plz Hadaad igu racsantay like

  • @amiraabdourahman949
    @amiraabdourahman9492 жыл бұрын

    Woowwww welcome bro legend hunter❤❤🥰💯

  • @saamiyacabdirahman4825
    @saamiyacabdirahman48252 жыл бұрын

    Yahye ka qafiifi wa gabadheeniye Yaaqi😂😂 miss #ayanna❤️💯

  • @nasrahashi936
    @nasrahashi9362 жыл бұрын

    Wiil qiimo leh baad aheed wll waa maxaay naagta qaawani oo aad agfadhiso!!!?

  • @user-kd2wc7fe1r
    @user-kd2wc7fe1r Жыл бұрын

    AYANNA SHE IS THE LEGEND ❤😂😊

  • @daabdirahman9744
    @daabdirahman97442 жыл бұрын

    Ayaana ayaa ka qurux badan ninka🤣🤣

  • @safakayse6774
    @safakayse67742 жыл бұрын

    Safwan Ismail danan nimcan qamar suugani ayay dooraty somalilander weeye

  • @Abdulkga

    @Abdulkga

    2 жыл бұрын

    Walaweynti inay xanaaqeen oo abaayo is astur ku waasheen sow ma aragtid? Danan, sufwaan, nimcaan, cabdalla jamaal, Qamar iyo qaar kale oo badan! Viva Somaliland boys & girls !!

  • @Aymanvlogs252
    @Aymanvlogs2522 жыл бұрын

    Quruxdi oo qofa ayanna ❤️

  • @lamajofficial2446
    @lamajofficial24462 жыл бұрын

    Ayanna Waxay Is Feedho Le'eg Yihin Abdala Jmal Ee Muuqal Halaso Sameeyo😅😅

  • @fiicaneofficial8016
    @fiicaneofficial80162 жыл бұрын

    Dadka naarta gali doono dadka waaba laga yaqaaan zomaliyey number one ee somali ah ee lacadaaba waa qoftaan iz leeyahay

  • @mambavlogs8117
    @mambavlogs81172 жыл бұрын

    Fanaanad aan jeclahay baad soo qabatay maanta wlhi 😇🥰🙏

  • @qadarbahal9746
    @qadarbahal97462 жыл бұрын

    War niow fartun balbalarka ina hafso kuyacday shegtay xaakajiro 😅😅

  • @apdizalan8132
    @apdizalan81322 жыл бұрын

    Yahye qoftan shikansi live ah ka dhig lii caato haka soo tagin iyo wiil reer burca

  • @xamdisaaid5189
    @xamdisaaid51892 жыл бұрын

    Wwwww the best wlh yahye vs ayana welcome to the family yahye huntar❤❤💋💋👌✌👍💯💯💯

  • @nicimaahmet961
    @nicimaahmet9612 жыл бұрын

    Hhh kashkoow qosol xumadaada cid walpa maad ku talashaaa😂😂😂😂😂😂wanku wataaa kashka😂😂😂

  • @Janagale10
    @Janagale102 жыл бұрын

    Maansha allah she has beautifull Smile😀

  • @hannibdi2348
    @hannibdi23482 жыл бұрын

    MashAllah she is beautiful love you Ayanna 😂😘

  • @nafisoabdikariim3320
    @nafisoabdikariim33202 жыл бұрын

    Ax ax rabiyoyw na astur aamiin yarabi

  • @filsaninacabdiraxmaan2392

    @filsaninacabdiraxmaan2392

    2 жыл бұрын

    Aamiin yaa rabi

  • @prettysamera2708
    @prettysamera27082 жыл бұрын

    Ayanna qurux badan❤yahyow ayanna vidoeyo badan la sameee boqorada

  • @cabdiraxmaanbarbaraawi5520
    @cabdiraxmaanbarbaraawi55202 жыл бұрын

    Ayaan dumaashi team idirisle cabdi

  • @zafa.apdirizak.
    @zafa.apdirizak.2 жыл бұрын

    AyaanA the bueutest girl in somali singers🥰🥰💋

  • @shaficali2304
    @shaficali23042 жыл бұрын

    Inanti qosol wacanaaa Masha Allah

  • @hibao9569
    @hibao95692 жыл бұрын

    Yaxya wuu hadal bartay keep it up bro

  • @luqmanjiibka4992
    @luqmanjiibka49922 жыл бұрын

    fadlan waa muhiin wshy madaxaaga aad wax ku xidhto fadlan fadlan allh kuu cmrigee

  • @xasancadde5581
    @xasancadde55812 жыл бұрын

    Keep going yahye hunter

  • @aadanade1033
    @aadanade10332 жыл бұрын

    YAHYE WAKU SKMAY SXP KEEP GOIN

  • @farhaanyare2474
    @farhaanyare24742 жыл бұрын

    First comment 💕

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu37032 жыл бұрын

    Waaw Ayanna 💗

  • @phoziapharah9687
    @phoziapharah96872 жыл бұрын

    Aniga ugu horeyay yes ✌️

  • @hibohibo4295
    @hibohibo42952 жыл бұрын

    Keep going brother

  • @suldansaaqa4038
    @suldansaaqa40382 жыл бұрын

    Wlashaa Oo qaawan in Aad ku daaawato walipa maqal la samaysa ma fiicnah waryaah yaxyooow

  • @hanadyare166
    @hanadyare1662 жыл бұрын

    Masha wlalhay qaliga ah wan idin jeclahay🥰🥰🥰

  • @samiramogueh2046
    @samiramogueh20462 жыл бұрын

    You are a good couple

  • @fadumazahraraage9896
    @fadumazahraraage98962 жыл бұрын

    Ma Anaa kow eh 😀😀❤️❤️inta iga dambesa like ❤️

  • @queensalwiita5469
    @queensalwiita54692 жыл бұрын

    Wale kuwanaa😂😂😂 yahye inaba caadi ma tihid

  • @abdifarhan9939
    @abdifarhan99392 жыл бұрын

    Barnamijkaa kuuma jiratoona inaa laa dhafiyoo sucallah sxb

  • @abdalamursal3203
    @abdalamursal32032 жыл бұрын

    My young bro yahya wan kuwataa horay u soco

  • @caisha_cuud7049
    @caisha_cuud70492 жыл бұрын

    Muqalka music Aanba ka dawan la ahay maxa music usaartay Sharafow

  • @zamaroongirl7540
    @zamaroongirl75402 жыл бұрын

    BoqoraDeena AYaana ♥️

  • @zaciimkaofficial4483
    @zaciimkaofficial44832 жыл бұрын

    Yahye firzt love igu qawo wana ku tgraa runtii✌️

  • @yahyeabdulahi6151
    @yahyeabdulahi61512 жыл бұрын

    Keep going sxp

  • @naciimonalka1069
    @naciimonalka10692 жыл бұрын

    ayanna tageera lambar one love you xabiibti qosalka wad ku qurux bdn thy m.a

  • @hanadali6155
    @hanadali61552 жыл бұрын

    Video waxaa dilay musica aad dulsaartay..

  • @abdirahman6113
    @abdirahman61132 жыл бұрын

    Jim miyey qaaday qoftu waaaba dhisantahe😀

  • @idirisMoe
    @idirisMoe2 жыл бұрын

    Next dhaanteeye ama kashka ♥️

  • @bashiirxaaji7562
    @bashiirxaaji75622 жыл бұрын

    I love Ayanna

  • @shakurhaji6218
    @shakurhaji62182 жыл бұрын

    Ayana halagaarsiiyo inaan guursado rabaye♥️♥️

  • @faadumoali6053
    @faadumoali60532 жыл бұрын

    Mashallah wllshy ayanna qali

  • @Sadiqyaree
    @Sadiqyaree2 жыл бұрын

    Uuuuuu wuxu qurux badanaa🥰

  • @umeymochannal4923
    @umeymochannal49232 жыл бұрын

    Aniga canka waxaa ushegaa wadada kusojiraa lakin dad wax makudarsayi 😏😏

  • @THE-uz6pn
    @THE-uz6pn2 жыл бұрын

    Keep koing young hunter😂🗿💔

  • @talasamemedia5487
    @talasamemedia54872 жыл бұрын

    AYAANA I LOVE U 4 EVER❤⚘

  • @umuzakariyaofficially5386
    @umuzakariyaofficially53862 жыл бұрын

    Subxanallah abayo Alla kaxishow ee isasdur waxan waa adun aqiradada ubaq plz🙏🙏🙏🙏🙏

  • @khadraciise2044

    @khadraciise2044

    2 жыл бұрын

    Walalo naagihi somaliyeed waa waashen subxanallah bal ka wrn ayado saas u qaawan oo nin ajnabi ka ah isku xoqeyso sidii ari candho bal hade nafta ka baxdo ka wrn yaab adunyo gadoon waaye naagihi babq dharkii dhiganaayo waa xiligii nabi mxamad csw uu sheegay uu yiri xili waxa imaan doonto naagaha xishodka ka dati doonaan oo raga markee yaaban ee geedaha ka fuuli doonaan

  • @mohamedmohamud2261

    @mohamedmohamud2261

    2 жыл бұрын

    @@khadraciise2044 tell her to cover herself

  • @Abdifataxow

    @Abdifataxow

    2 жыл бұрын

    Alle ka cabso deh ka xishoo maaha

  • @zimpaofficial5835
    @zimpaofficial58352 жыл бұрын

    isku yaaca waan Idiin Jeednaaye😂😂✌✌

  • @mohaabdimahed2611
    @mohaabdimahed26112 жыл бұрын

    qof adag ayaa kula joogta ayanna nio waan tageraa inanta

  • @haykalsiyad8572
    @haykalsiyad85722 жыл бұрын

    Beautiful girl

  • @ikraaniitamoha9240
    @ikraaniitamoha92402 жыл бұрын

    Hore socod wngsn ❤❤

  • @ilhamwandow8757
    @ilhamwandow87572 жыл бұрын

    Ayaana qosolkii boojada ahaay ayee bareen yahye iyo kashka🤣

  • @gshsdhew5212
    @gshsdhew52122 жыл бұрын

    Prta 5 shukaan si soosameey

  • @umeymochannal4923
    @umeymochannal49232 жыл бұрын

    Ina war dhere huray usoco

  • @khalidiinissack4177
    @khalidiinissack41772 жыл бұрын

    huno gawada qosol qurxona mashaAllah ❤

  • @khadarxasan5230
    @khadarxasan52302 жыл бұрын

    Ayana wana kuwadana lkn inad isyara asturtay ahayd

  • @najaxismaaciil491
    @najaxismaaciil4912 жыл бұрын

    Xay isla Qawihe

  • @yacqubmoha8827
    @yacqubmoha88272 жыл бұрын

    Part 5 ayaanitaa kasoo smee pro qeybta shukansigah

  • @626170so
    @626170so2 жыл бұрын

    ❤️Khadar Keyow❤️🙏🌹

  • @fahiimaiskufilan9105
    @fahiimaiskufilan91052 жыл бұрын

    Ayaana markaan arkay wllhi saaid ufarxay ❤

  • @maxamedcabdi4162
    @maxamedcabdi41622 жыл бұрын

    Part 5 shukansiga ayaanee ku sodar yaxye hunter

  • @gacalmediacenter5996
    @gacalmediacenter59962 жыл бұрын

    Qurux lagu qasaaray jah 😭

  • @cigecmc5568
    @cigecmc55682 жыл бұрын

    qoftan aynna waa reer magaalad ciyaalkan yaryar ee KZreadrada ah way ukala kicisaa wnku salamay hppti wnku wata

  • @marqanhasasi344
    @marqanhasasi3442 жыл бұрын

    Yahye Hunter bro ilaah ka cabso qoftaan wax usheeg sxb saan dinta ma wants sharafta gabdhaha dhowr Eee dhar xiro wlshy

  • @nasteexocumar9116
    @nasteexocumar91162 жыл бұрын

    Ayanita waxad tahay qof qalbi wanagsan waxa laga garankara fur furnantada lkn barnamijka shukansi live kuso dara

  • @hibaaqcabdiraxmaan3834
    @hibaaqcabdiraxmaan38342 жыл бұрын

    keep going lagend

  • @ladanqueen2298
    @ladanqueen22982 жыл бұрын

    M.a❤❤❤❤❤

  • @sharmaakedhiidhaco2769
    @sharmaakedhiidhaco27692 жыл бұрын

    Ayanna Love you macaan badan

  • @abdinasirhassan303
    @abdinasirhassan3039 ай бұрын

    Ayaana wallhi waan jeclahay

  • @abdifatahkaraama1864
    @abdifatahkaraama18642 жыл бұрын

    Ayanna & Yahye

  • @firemalitv9253
    @firemalitv92532 жыл бұрын

    The music in the background is lil too high but I love the video

  • @ceeplaaweofficial4687
    @ceeplaaweofficial46872 жыл бұрын

    Ayanna Qosol wanag ❤👸🙏 m.a

  • @abdifarhan9939
    @abdifarhan99392 жыл бұрын

    Sharma boy iyo jez boy inay kalla dorratoo ayya hayadaa yahye hunter

  • @suusanziciid2071
    @suusanziciid20712 жыл бұрын

    Aʏᴀɴɴɴᴀ ᴡᴀᴀ Fᴀʀxᴀᴀɴɪʏᴅ 🥰

  • @shiekhrusheye5254
    @shiekhrusheye52542 жыл бұрын

    Nio qoftan waa jeclahey🥰

  • @faizaabdullahi6254
    @faizaabdullahi62542 жыл бұрын

    Wayriya hana ceben yaxyow🙏🙏

  • @armaankhadar7091
    @armaankhadar70912 жыл бұрын

    ayanna wlhi wan iska jclahay

  • @user-lx5gj3zs3f
    @user-lx5gj3zs3f6 ай бұрын

    Wow ilmo adeero waad iwaloysiin😂😊

  • @onceanab5681
    @onceanab56812 жыл бұрын

    First🔐 comment🔐

Келесі