Ayaan Kaaba: Somali Museum 10th Anniversary

Ойын-сауық

Пікірлер: 73

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka26239 ай бұрын

    Thanks Kaaba laakiin yaan lagaa waalin dharka kolba inyar ayay kaa badalayaan dadkan xijaabkaagii hayso walal

  • @user-ge1io5yb3k
    @user-ge1io5yb3k9 ай бұрын

    Mnsha Allah hablaha hal-doorka somaliyeed guulaysta.

  • @hafsaali4297
    @hafsaali42979 ай бұрын

    Kaabay Xijaabkii meee??? Ilaahayga wax kubaray kaxishoo oo Xijaabkaaga xiro. Dharkaad qabto waa dharka Dumarka gaaladda Subxaanallaah.

  • @bishaaroadan6992
    @bishaaroadan69929 ай бұрын

    Mashalllah abwanad ka shidan ka erayo qurxan ma arkin abayo ayaan kaaba blse dharka Xiratay iskaga ciyartay😢❤

  • @faizam523
    @faizam5239 ай бұрын

    Allah haku daayo Kaabay walaalo calankeena cawaale🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ee godobta laga galey ee waliba dadka qaar cayda la daba taagan yihiin ilaahow iyagana wanaaga garansii oo calankeena cawaale u hiili oo umada soomaaliyeed garansii wanaaga wadaninimadu leedahay, soona celi cizigii iyo sharaftii soomaliya lahayd waayo waayo.. Amiin 🤲🙏❤️ ❤️ ❤️ ❤️

  • @axmadarka5631

    @axmadarka5631

    9 ай бұрын

    Inshallah walalo SOMALIA way soo noqon horumar keenana way soo laaban iminka dhabadaas baan hayna hala nagu garab siiyo aamiin

  • @faizam523

    @faizam523

    9 ай бұрын

    @@axmadarka5631 Iinsha Allah walaalo, Amiin...Amiin

  • @user-gm2sn1qy7l

    @user-gm2sn1qy7l

    8 ай бұрын

    haka sugin waa xabad naga soo anbatay oo laluushna loogu daray

  • @faizam523

    @faizam523

    8 ай бұрын

    @user-gm2sn1qy7l Mey falaagoobine waa inta ay caqliga idin dheer tahay, 32 years baad albaabadii aduunku wali kaa xidhan yihiine miyaanad waxba ku qaadaneyn? Ayaan kaba Nimcan hilaac, Nacima qorane iyo dhalin yaro faro badan oo aad u caqli badan xaqiiqadey ogaadeen iyo beenta meesha dadka lagu cabudhiyey colaada aan dhamaaneyn. Dadkaaga dhinac ka raac, yaanad dhumine dhinac ka raac.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nuurnuuraan8624

    @nuurnuuraan8624

    8 ай бұрын

    @@axmadarka5631 markaad madaxnimo raadinaysan ayaad soomalinimo ku waalataan

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir14959 ай бұрын

    Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️

  • @samiirocilmim3833
    @samiirocilmim38338 ай бұрын

    maashaa alaah ilaaheey haku barakeeyo

  • @suhaybomerr
    @suhaybomerr8 ай бұрын

    Masha allah abwaanad somaaliyeed

  • @user-si6ii8yp6v
    @user-si6ii8yp6v8 ай бұрын

    Subxaana Allaah,, Allaah kacabsadoo .husooxidha

  • @lathany.3537
    @lathany.35379 ай бұрын

    Ka xishood gabadha walaal

  • @roodoramaas9256
    @roodoramaas92568 ай бұрын

    War is astura subxannalh wad walateen

  • @cabdifataaxxassan3203
    @cabdifataaxxassan32038 ай бұрын

    Abwaanimada iyo dhaqanka aad sheegaysaa ma dhajiskaa

  • @user-kr8bc6bv7x
    @user-kr8bc6bv7x7 ай бұрын

    Manshlh ayaan kaba

  • @NoorAli-ue9wx
    @NoorAli-ue9wx8 ай бұрын

    Odaygii warsangeli ee reer ceerigaabo ee lahaa Somali Museum ayaa tan lacag soo siiyey. Waa caadada gar xejis markii lacag lacsiiyo ayey somaliweyn kuwaashaan

  • @alixaaji4361

    @alixaaji4361

    4 ай бұрын

    Adiga maxa kabadali kartaa somaliya

  • @aminaomer6330
    @aminaomer63309 ай бұрын

    Hambo harti kaaba

  • @user-ef5ql7mb1t
    @user-ef5ql7mb1t8 ай бұрын

    wow❤❤

  • @hamdabilan838
    @hamdabilan8389 ай бұрын

    Cawala cirka lagu mgc darey ayyy ciltire 🤍💙❤️🇸🇴🇸🇴

  • @cashaaqli2584
    @cashaaqli25848 ай бұрын

    Gabadhani intay soo shaac baxaysay ayay xijaabnayd

  • @Dawlad252
    @Dawlad2529 ай бұрын

    Hablahani ma sidan bay horumar iyo ilbaxnimo moodayaan talaw?

  • @Wiilo108
    @Wiilo1089 ай бұрын

    Gabadha kaliyee ayadoo abwaanada hadana dhaqankiii saydhay bal fiiri dharkeeda 😅

  • @Cherrie173

    @Cherrie173

    9 ай бұрын

    ma adaa dhaqankii haysta hadaa? uskut baastaradyay arsenal wasto

  • @akapdikaafimohamed778

    @akapdikaafimohamed778

    9 ай бұрын

    ​@@Cherrie173Absolutely 🙏

  • @qaaliyusra7541

    @qaaliyusra7541

    9 ай бұрын

    ​@@Cherrie173oo xaad dadka ku cayday ma inaad baadil ka taageerto war alle halaga baqo dumarka dhaqanka sheegayaa caruurta iyo dhalinyarada wax asturnaan ah ha usoo bandhigaan

  • @Wiilo108

    @Wiilo108

    9 ай бұрын

    @@Cherrie173 Dee haday arsenal ku w**sto waa nasiibkaa bacaysatooy

  • @ramatgan1
    @ramatgan18 ай бұрын

    Can you add english subtitles?

  • @afor7194

    @afor7194

    8 ай бұрын

    25$ for subtitles.

  • @ManalDiiriye

    @ManalDiiriye

    8 ай бұрын

    Say wlhi dee barta luuqadina hooyo 😂😂😂

  • @user-pz2ff6ee5i
    @user-pz2ff6ee5i3 ай бұрын

    ❤❤❤❤😂😂😂😂😢😢😢😢

  • @aminaomer6330
    @aminaomer63308 ай бұрын

    Fadhato

  • @shiddearts
    @shiddearts8 ай бұрын

    Siyaasiga beenta dhura ..😢 xaqiiqa dhammaantood waa benaalayaal

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash9 ай бұрын

    Ayaan kaba yaa jaqay. Tolow way burnaan jirtey an wad joogney 😂😂😂

  • @user-gm2sn1qy7l

    @user-gm2sn1qy7l

    8 ай бұрын

    faqashbaa jaqday oo baa saaboor siiya turkiga ku tagto

  • @shukri1395
    @shukri13959 ай бұрын

    WOW 😮 what a murti❤

  • @user-lj7sz6bg5q

    @user-lj7sz6bg5q

    8 ай бұрын

    Waa hadal gaaban oo xikmad leh.

  • @FaadumoCawil-cv2xr
    @FaadumoCawil-cv2xr2 ай бұрын

    ❤❤❤😂

  • @Umamuna
    @Umamuna8 ай бұрын

    Yusra harti Cajiib

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan57888 ай бұрын

    Maxeey murti ka sheekeysaa ,Sidii naagihii casriyaadka cambuur ku dhagan jirkeeda sawiray ,Hadey soo gashay xishood maleh iyo ,Allah ka baq .

  • @hodoali5714
    @hodoali57148 ай бұрын

    Bismilahi raxmaani raxiim Walaahi wan khajiley hablahaa maxaa dharkaa sidan ugu dhajiyey 😢

  • @user-ws1vy9uc4s
    @user-ws1vy9uc4s8 ай бұрын

    Ayaan kaaba markad dharka xidhneyd ayaan ku jclaa hada lkn kuma jcli Sababto ah dhar maxidhnid. Gabdhaha asturani markay Europe tagaan ma sidaasey maryaha udhigaan

  • @farxiyafarahmohamed1202
    @farxiyafarahmohamed12029 ай бұрын

    Tii ilaha waaweyneyd ee sida xun u ilbaxaday yaahu

  • @user-gm2sn1qy7l

    @user-gm2sn1qy7l

    8 ай бұрын

    waa run sixun bay u ilbaxday

  • @bishaaroadan6992
    @bishaaroadan69929 ай бұрын

    Ma dhab baa inan qof dhameyso hoo💞 Muddo dhowri jiray dhinaceyga yimid Ma dhaba inan axdi dhiganiy0 isku dhadano isna dhawaceyn Ma dhaba inan farxad dheelitiran dheX mushaxnayo waxpo naga dhineyn Ma dhaba inan is dhameystirno isku dhadano isna dhawaceyn Ma dhaba inan run ku dhiirano dharar aan fogeyn❤😊 Meher noo dhiciyo dhisaneyna Qoys🤝❤💍

  • @umwaseem2681
    @umwaseem26818 ай бұрын

    Why they don’t cover there hair ,why they wear tight close

  • @sashasemon7156

    @sashasemon7156

    8 ай бұрын

    Simply is none of your business 😂

  • @hassanhashi4091

    @hassanhashi4091

    8 ай бұрын

    @@sashasemon7156Keep that energy till the end of your useless existence..

  • @cabdifataaxxassan3203
    @cabdifataaxxassan32038 ай бұрын

    Soomaalinimada ayaa isku raacsan horta

  • @ruunmariam1070
    @ruunmariam10709 ай бұрын

    Can someone write for us in somali mansada Abwanada❤

  • @ladnaawil1705

    @ladnaawil1705

    8 ай бұрын

    Calanyohow kumaa tahay? Ciirsigaagu waa kee Cudud aad ku faantiyo Colka qaar la diririyo Miyaad ciidan leedahay Bulsho aadku culustahay Miyay kugu cawaysaa Ma cirkaad uhoyataa Dhulka cidhif ma leedahay Cawo qabe miyaa tahay Mise ceel dunshaa tahay Cilin iyo mid aayo le Labada car keed tahay Cakudaadu badataye Bal cadee warkaago Calanyohow kumaaa tahay?

  • @Ifraaxsaleeban-ni7fo
    @Ifraaxsaleeban-ni7fo8 ай бұрын

    Dhaqanko adi muu ka muuqdo

  • @ayaanhassan7688
    @ayaanhassan76888 ай бұрын

    Wllo markad America aadey ayad calanki somalia u abtirisey😅waa inoo liinta😊

  • @nuurnuuraan8624
    @nuurnuuraan86248 ай бұрын

    Daroodkii miya kuso kiraystay

  • @misspamba1

    @misspamba1

    8 ай бұрын

    Way gursadeen

  • @nuurnuuraan8624

    @nuurnuuraan8624

    8 ай бұрын

    @@misspamba1 wakhti la kala guursado kuma jirno

  • @misspamba1

    @misspamba1

    8 ай бұрын

    @@nuurnuuraan8624 hablihi rer Shekh Isaxaaq darood ba la kala tegay they want to dilute there bad 🧬 gene and mix it with our Nobel blood

  • @maxamedadan9024
    @maxamedadan90248 ай бұрын

    CARUURTII GARXAJIS EE QALBIGA AY KA DILEEN CADO GUDE IYO KUWA LA MIDKAA NACALAA BEESHA GARXAJIS KU YAAL

  • @warsandubbed8456
    @warsandubbed84568 ай бұрын

    Ayaan tolow say hargaysa ugu noqon 😂ileen calanka ay sheegatay waa tii wadan keeda dadka lagu qabsanayee

  • @user-of8ok7cf5u
    @user-of8ok7cf5u5 ай бұрын

    Calankaagii Tawxiidka lahaa ee awowyaashaa Taagidiisa ku dhenteen miyad ka doorbiday calankii cadowgaaga kaabay🤔

  • @Zahidadunyaa
    @Zahidadunyaa9 ай бұрын

    Naagtan hadal waaeyn ku hadlee uf

  • @user-ng7ct8hn7o

    @user-ng7ct8hn7o

    9 ай бұрын

    Ma fahmaysid gabayga miya

  • @faizam523

    @faizam523

    9 ай бұрын

    Haku hiifin kartideeda ee baro suugaanta afkaaga hooyo waala bartaaye.

  • @axmadarka5631

    @axmadarka5631

    9 ай бұрын

    Yaa daawo ku dhahay waad qaldan thy wll

  • @cawaalekulmiye9883

    @cawaalekulmiye9883

    9 ай бұрын

    Ma kuwa carabta ismooday oo um-hebel , abo-hebel la baxay iyo khamiiska diin mooday ayaa tahay . Baqasha fardaha la daaqdo faras bay ismooda

  • @Darajooyin
    @Darajooyin8 ай бұрын

    Mareeykan waa meesha kaliya oo hadaa duluf xirato iyo dhar cusub dhar waasaca xijaab ka ugu weeyn ee maxaad dhar xunee boodyahaaga ku dhagan u xirataan adinkoo muslima.

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra75419 ай бұрын

    Oo dhaqanka maad marhadaada kugu niiban kubadashid horta dharka iska fuji kugu dhagan allaah maxaa dhaqan dhintay

  • @user-gm2sn1qy7l

    @user-gm2sn1qy7l

    8 ай бұрын

    ma yaabtay kkkkkkkkkkkkkk

  • @maysaan50
    @maysaan508 ай бұрын

    Huga xagiisa wad kala dhimaten wxan dhqan umalehid la isku dhajinayo😂 muslimin ahaana waa ka mamnuuce lasoco,

Келесі