AX REERKA AAN KA DHASHAY AYAA IN LA IDILO RABAY AYAAN KASOO BAXSADAY - D-H EP 01 -BY DEEQ DARAJO

Пікірлер: 128

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji22413 ай бұрын

    Soya inanta la i dhaah allah ha kaa abaal mariyo sidaad walaasha u caawisay Allah ha kuu caawiyo half turkey allah arsaaq xalaala oo waasaca ha ku siiyo 🤲

  • @HousseinAicha-tn3cp
    @HousseinAicha-tn3cpАй бұрын

    Amin amin amin amin amin amin amin ya nabi

  • @SaredoChannel2024
    @SaredoChannel20243 ай бұрын

    Wlhi wa gabadhen ooohin iga dhameysay 😢😢😢😢😢 aaaaax aaabayo Allah ayaa tariqa sahlan hakuu furo❤

  • @BAKARBK.
    @BAKARBK.3 ай бұрын

    Every painful story has an end my sister u have published a very painful story my Allah gives lady that help you whatever she wants in this and my Allah make her among the one who meet our beloved prophet Mohamed(SWC) in janatul firdows. This is a very painful story😊

  • @KhalisAbdulahi
    @KhalisAbdulahi3 ай бұрын

    Wllhi waan ilmeeyay sooya illahay haka ajar siiyo

  • @bish_hassan
    @bish_hassan3 ай бұрын

    Qiso walpa waxbay nabarta mashallah wll kumahadsanthy sida qurxan inogu bandhigty half turki iyo soyaa kudayasho mudanyihin allah barakeyo😇✌🏻🙌🏻

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg3 ай бұрын

    Farxiyoy ha ooyin weligeed baleyas caawinkirey adigu masineysan kuwa kusocaynaya Waa dadliita dad cafimad qabana ma aha ee dantaadkaraco❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @leylajaamac7094
    @leylajaamac70943 ай бұрын

    Wallahi waa caloolxumo iyo murugo badan 😢😢😢 Allaha ajar iyo xasanaad Allaha ka siiyo gabadhii caawisay mashallah tabaarakallah ❤❤❤

  • @user-vr6wo9eo7d
    @user-vr6wo9eo7d3 ай бұрын

    Ilahay ha uqbalo wallo wa usooducaynayaa adna haku garab galo❤❤❤❤❤

  • @sigashmattoo9821
    @sigashmattoo98213 ай бұрын

    This is very painful 🥺🥺🥺🥺 justice for the mum ! tears are cascading my checks but pain is temporary it may last a minute or an hour or a day or a year but eventually it will subside with the help of Allah Insha Allah.Surely justice will prevail one day

  • @xaawoabdi4563
    @xaawoabdi45633 ай бұрын

    Amin amin yarabi ❤

  • @fatimahassan6872
    @fatimahassan68723 ай бұрын

    Zoya Allah khaayr ha siiyo 😢😢😢😢😢 walahi waa gabar fiican

  • @HindaCali-lh6kh
    @HindaCali-lh6kh3 ай бұрын

    Walaahi farxiyo qisadeeda waa xanuun badan tahay lakiin abaayo ninka inta uu ku qabo ayaa ilmaha rabaa naag la furay ilmaheeda ma rabaan aniga waxaan la yaabay sababata ay ilahooda u dayacaa marka laka la tago ilaahay xaqa ha garansiiyo raga soomaaliyeed

  • @Qalbixabxab12
    @Qalbixabxab123 ай бұрын

    Ilahow farxiyo iyo ilmaheeda nolol tan ogu sareyso Gali yaa rabi💔😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @kowsaromar6882
    @kowsaromar68823 ай бұрын

    Wlhi wey iga ilmeysiisay sheeekada gbdhan wan soomanahy ilhy ha la.garab galo xaldeeda Zoya sidad u caawisay walasha ilhay haku caawiyo awlaadna ha siiyo😢😢

  • @amiiradaahir6745
    @amiiradaahir67453 ай бұрын

    Soyaa alle ha ku cawiyo madama ad cawisay walashen

  • @ruquyoamuse4584
    @ruquyoamuse45843 ай бұрын

    Gabadhaan somaliyeed iga gaarsi ducadeyda ilahey ha u ajiibo abayo guul aa ku rajeyna

  • @user-bl3ob5nv4o

    @user-bl3ob5nv4o

    3 ай бұрын

    Abyo. Mcnto. Allah ha ku xifidiyo insha Allah keep going ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Thereisnothinghere-f9z
    @Thereisnothinghere-f9z3 ай бұрын

    Masha Allah abayo waxaa tahay gabar adag oo caqli badan oo qurux badan oo qiimo badan. Waxaa tahay hooyo ilmo jecel saa ilmo haaga ugu dhabar adaygtay Aad baan ula dhacay Masha Allah gabdho badan ilmo hooda way katagaan oo nin xun u tuuraan markasay dayacmaan. Aabihii wanaagsan caruurtiisa marwalbo Wuu korsan hadii ay hooyada kala tagaan iyo hadii ay wadajoogaan.

  • @leylajaamac7094
    @leylajaamac70943 ай бұрын

    Soya jizakallah khayran Allaha ajar iyo xasanaad kaa siiyo aamiin

  • @najma649
    @najma6493 ай бұрын

    masha allah waa hooyo fiican

  • @ruquyoamuse4584
    @ruquyoamuse45843 ай бұрын

    Waalan ilahey u mahad celi ka dib gabadha ku caawineso adigane hooyo aa thy dadaalkada si wad ilaheyne haku barakeyo ganacsiga aad rajeyneso soonka barakadisa Amiin❤❤

  • @user-yn3qo6bs9g
    @user-yn3qo6bs9g3 ай бұрын

    Wllky deep darajo guuleysoy marwalba guul

  • @adoontaalle4225
    @adoontaalle42253 ай бұрын

    Mansha allah soya allah swt albaabada khayrika hakuu furo irsaqada allah hakuu baladhiyo soya albi awlad bariya aad ku faraxdo allah haku siiyo soya ❤👑

  • @qoslaay3official297
    @qoslaay3official2973 ай бұрын

    Hadaad soomantahy sooqor saliga nabiga scw

  • @DADA______1

    @DADA______1

    3 ай бұрын

    Scw scw scw ❤

  • @aasiyailwaad7361

    @aasiyailwaad7361

    3 ай бұрын

    Scw

  • @nasramohomud1584

    @nasramohomud1584

    3 ай бұрын

    Scw ❤

  • @user-bb2wc3mq2p

    @user-bb2wc3mq2p

    3 ай бұрын

    Wcs wcs wcs wcs

  • @user-uo5ks1rr6n

    @user-uo5ks1rr6n

    3 ай бұрын

    Salallahu calayhi wasalam❤

  • @hafsamusa9769
    @hafsamusa97693 ай бұрын

    OMG she is so pretty ❤

  • @user-rr9ol6rq7i
    @user-rr9ol6rq7i3 ай бұрын

    M.a zoya alpi wa qof wanag San ayadana wa hoyo adag❤❤

  • @najma649
    @najma6493 ай бұрын

    amiin yaa rabi ilaahay umada hooyo iyo aabe hakaaga dhigo

  • @YusufMahdi-he9fl
    @YusufMahdi-he9fl3 ай бұрын

    Soya Allah haku barkeeyo

  • @ziyaa-isse
    @ziyaa-isse3 ай бұрын

    Ana u horeeyay🎉 ramadan mubarak

  • @user-wf8sk1dn1h
    @user-wf8sk1dn1hАй бұрын

    Ax ❤❤❤❤❤

  • @user-sv3il9zr7n
    @user-sv3il9zr7n3 ай бұрын

    Walashey mcn soya ilahey hageyo janadul naciimo

  • @Qalbixabxab12
    @Qalbixabxab123 ай бұрын

    💔😢😭ilahow qof kasto muslim oo dhiban caaawi😭😭😭💔💔💔💔💔

  • @user-bz8dg7mo8n

    @user-bz8dg7mo8n

    3 ай бұрын

    Amiin❤

  • @user-zu6mh5bs1v
    @user-zu6mh5bs1v3 ай бұрын

    Allah kucaawiyo abyo

  • @ruquyoamuse4584
    @ruquyoamuse45843 ай бұрын

    Deeq wll qeer alah ku siyo❤❤

  • @ruquyoamuse4584
    @ruquyoamuse45843 ай бұрын

    Ilahey haku bishaareyo abayo

  • @najma649
    @najma6493 ай бұрын

    ilaahey haku caawiyo

  • @user-kp6zk8wb8b
    @user-kp6zk8wb8b3 ай бұрын

    Mcndbn guulayso inaah allah

  • @hodandaauud2711
    @hodandaauud27113 ай бұрын

    Alle haku sahlo hawla aduunka sister Waa halgan noloshuye 😢

  • @MaryanAbdulle-rq9yv
    @MaryanAbdulle-rq9yv3 ай бұрын

    Horay u soco abaayo ha u bixin

  • @aasiyafaarax4278
    @aasiyafaarax42783 ай бұрын

    Alle janada haku casuumo adna hakuu gargaaro

  • @user-pt5tf7zw8b
    @user-pt5tf7zw8b3 ай бұрын

    Oga dhibkasto aad dentan in laga baxayo kliya alhm dhaha okalia❤

  • @jellebishack6560
    @jellebishack65603 ай бұрын

    Ameen ia🎉🎉🎉

  • @user-jr1jf4mb3q
    @user-jr1jf4mb3q3 ай бұрын

    Zoya ubad khyrqaba allah siiiyo

  • @marwaanmarwo-qf1cm
    @marwaanmarwo-qf1cm3 ай бұрын

    WAA IMTIXAAN EE ALLAAH BARI SIDHABA TAKALE CARUURTA AYEY RABEEN IN AY KAA XADAAN QOLYIHII SHSYDAAN CAABUD KA AHAA WAXAY JECEL YAHIIN NAAG CARUUR WADATA OO BILAA NIN AH WAY DILAAN KADIBNA CARUURTAY HAYAD AHAAN UCAAWIN DOONAAN LAAKIIN MAHA😭😭😭😭😭😭

  • @user-ik3qd5sx5w
    @user-ik3qd5sx5w3 ай бұрын

    Samir abaayo hooyo adag baatahy mansha allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-un6hv4br5d
    @user-un6hv4br5d3 ай бұрын

    Sooya guuleyso abaayo

  • @farxaancabdalaahi3703
    @farxaancabdalaahi37033 ай бұрын

    Illaahay haku garab galo wll farxiya

  • @wacanaden2706
    @wacanaden27063 ай бұрын

    I can't stop my treas very painful story😢

  • @drsqadracrizaq5626
    @drsqadracrizaq56263 ай бұрын

    Nolosha waa iska adagtahy abyo markaa ilmahaga udhabar adeygeysid qof walbe majecla naag lafurey iney ilmeheda korsato abyo dukaanka allaha kuubarakeyo sooyaa allaha barakeyo

  • @iam_spongeboy
    @iam_spongeboy3 ай бұрын

    Guuleyso MAamo halft turki❤😊

  • @KhadraJawad
    @KhadraJawad3 ай бұрын

    Ilahy baa garabkaga ah

  • @fatimaniifay4533
    @fatimaniifay45333 ай бұрын

    Wan daremi kara hooyo markad tahy o kaliga ilmo korineyso cid an alle ehen ma lihid abyo farxad allah ku siyaadiyo soya aaqiro io aduunba liiban

  • @canabqardho7963
    @canabqardho79633 ай бұрын

    Abayo mcnto guleyso insha allah gusha wey dabeysaa rafadka badan gul ka dabeyso😢😢

  • @MaryanAbdulle-rq9yv
    @MaryanAbdulle-rq9yv3 ай бұрын

    Soya albi illahow 🎉love you m.a

  • @user-yc6kh4yh4t
    @user-yc6kh4yh4t3 ай бұрын

    Illahay ajar iyo xasanad ka siiyo gabadha ku cawiso Adiga nah samirkaga kugu badalo nolol qurux badan abaayo

  • @HodanAhmed-hs1we
    @HodanAhmed-hs1we3 ай бұрын

    Dhibta allaah hakasaro abyo quruxey

  • @user-rr9ol6rq7i
    @user-rr9ol6rq7i3 ай бұрын

    Deq darajo io Aj style hada ahan lahay wlhi gabdhaha intesan oyina oyi lahay😢sa u calol jilcanahay le😢 wana labo qiso xanuun badan😢

  • @Beerlula_adam
    @Beerlula_adam3 ай бұрын

    ilahey garabkeda ha istaago

  • @user-sv3il9zr7n
    @user-sv3il9zr7n3 ай бұрын

    Abyo mcn farxiyo ilahey waxan kaga rabya nolol farxad badan soyana ilahey haka siio ajar iyo xasanad faraxaf ku war Abid haf turki walashey mcn wlhi wnku ilmeyay jah

  • @Muxubotindheer-kr1bw
    @Muxubotindheer-kr1bw3 ай бұрын

    ale haku cawiyo amiin😂😢❤

  • @anisoaliiza4645
    @anisoaliiza46453 ай бұрын

    Illahay ha u sahlo wx walbo ay jeceshahay adigane sido kle iyo inta muslima

  • @ruqiyoahmed3745
    @ruqiyoahmed37453 ай бұрын

    😢😢😢😢

  • @Lakimohamed197
    @Lakimohamed1973 ай бұрын

    inankan yr wn tageraaa

  • @user-cd5bf4nf8q
    @user-cd5bf4nf8q3 ай бұрын

    😢😢😢😢😢😢

  • @namelos2963
    @namelos29633 ай бұрын

    12:20 😢

  • @Adnodahir-ti3zh
    @Adnodahir-ti3zh3 ай бұрын

    From asad hagio 😢

  • @user-rz1jg2se3b
    @user-rz1jg2se3b3 ай бұрын

    😢😢😢😢😢

  • @sumeyaabdi9176
    @sumeyaabdi91763 ай бұрын

    illahow rabiyo ugargar hoyoyinki somaliyed malinkasta ohin kujira raga ilmahoda dayacayo cudur hakudhoco

  • @xabibyarechannel5018
    @xabibyarechannel50183 ай бұрын

    I need to be in your podcast Deq 🙏

  • @sagalapdirisaq7864
    @sagalapdirisaq78643 ай бұрын

    Aduunyo hdba waa cayn🙂 0:44

  • @nasimalbaxri1809
    @nasimalbaxri18093 ай бұрын

    Dadka iyadoo aanad ogayn duruuftoda xaladoda ka ilaaliya HADALADa qalbiga ka dhawacaya plzzz😢😢😢

  • @dahaboahmed1440
    @dahaboahmed14403 ай бұрын

    Sorry Abaayo ❤❤❤❤

  • @faxiyoismanmaxamed8775
    @faxiyoismanmaxamed87753 ай бұрын

    Walahiwaxanuun qisadafarxiyo soya allaah kafaarxiyo owlaad eykufaraxdoo allaah siyo adiga duganka allaah kubaraarsho

  • @fatimahassan6872
    @fatimahassan68723 ай бұрын

    Farxiya caruur teeda aaba yaashood qaarba yurub jooga ilma hoodana aan biilan😢😢😢

  • @safiyomaxamed1583
    @safiyomaxamed15833 ай бұрын

    Sorri abyo 😢😢😢😢

  • @user-ei1um3zx1m
    @user-ei1um3zx1m3 ай бұрын

    Wall xagee kalaso xari in qiso ku warak rab

  • @abdimoalim3449
    @abdimoalim34493 ай бұрын

    srry farxiyo abayo insh allh wad gulesane abyo

  • @najma649
    @najma6493 ай бұрын

    dhibka allaha kaa saaro walaal

  • @ST4RCOOKIE
    @ST4RCOOKIE3 ай бұрын

    💔💔😭. Sorry sister ❤️❤️🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @HappyHassan-jl6pi
    @HappyHassan-jl6pi3 ай бұрын

    Sorry wllsha 😢😢😢

  • @axmedcumar6758
    @axmedcumar67583 ай бұрын

    😭😭😭😭😭sorry

  • @nimcoali1354
    @nimcoali13543 ай бұрын

    Sorry 😢😢

  • @safiyomaxamed1583
    @safiyomaxamed15833 ай бұрын

    Allah ku garab galo

  • @nimcofarmaajo7875
    @nimcofarmaajo78753 ай бұрын

    Sida ugu fudud ee aad reer comment kaga badbaadi kartaa waa inaad oydaa isla iyagaa kor kuu qadaya hadana 😂😂 alleh nolosha hakuu wanaaJiyo wll

  • @najuucadey4062

    @najuucadey4062

    3 ай бұрын

    Wax lagu qoslo matalo alle ka cbso

  • @najuucadey4062

    @najuucadey4062

    3 ай бұрын

    Walaasha haku diganin

  • @ruquyoamuse4584
    @ruquyoamuse45843 ай бұрын

    SCW

  • @FahmaMaxamuud
    @FahmaMaxamuud3 ай бұрын

    Like only hg family ❤❤

  • @Nashaad452
    @Nashaad4523 ай бұрын

    Reer Nerobi Wa wada Qiso socda

  • @Raaqiyariyaaq4
    @Raaqiyariyaaq43 ай бұрын

    Huno ilaahay nolosha ha kula garab galo😢

  • @AxlaamIbrahim
    @AxlaamIbrahim3 ай бұрын

    Soryy hooyo mcn😭😭

  • @muduyano4325
    @muduyano43253 ай бұрын

    Sorry abyo 😢😢😢

  • @xilkascdy1787
    @xilkascdy17873 ай бұрын

    Maamo sorry 😭😭😭

  • @user-cu3li9dn9r
    @user-cu3li9dn9r3 ай бұрын

    Sorry 😢😢😢😢abyo 😢😢😢😢😢😢

  • @user-bb2wc3mq2p
    @user-bb2wc3mq2p3 ай бұрын

    Sorry 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @wllsafii
    @wllsafii3 ай бұрын

    Sorry ❤❤

  • @caaishacali7144
    @caaishacali71443 ай бұрын

    Sorry abaayo ilhey wax danbo ku dhiba kuma tuso 🤲😭😭💔💔

  • @user-rg4jl7pd5v
    @user-rg4jl7pd5v3 ай бұрын

    Hooyo soomaliyed ookasta oodhiban alaha kasaaro

  • @nimcoabdi5194
    @nimcoabdi51943 ай бұрын

    Sorry ❤

  • @ruqiyomohamedofficial4003
    @ruqiyomohamedofficial40033 ай бұрын

    Sorry 😭😭

  • @Qotiilay
    @Qotiilay3 ай бұрын

    dhibka aad soo marto

  • @sheekhxasan8711
    @sheekhxasan87113 ай бұрын

    aan caaweno walasheen 😢😂 walahi waqiirodey😂😂😂

Келесі