AWALE DAYR | DANTAA MURAN YEELATAA | FANSAN 2022 | OFFICIAL MUSIC VIDEO

MA HURAAN WAA INNAGA
DAREEN BAA MIDHO DHALOO
AADMIGU WAA MAAN GARTAA
CAQLAA LAYSKU MAAMULAA
HAMBAA LAGU MEEL MARAA
MUSHKILAD WAA LAGA BAXAA
----------------
EREYADA: HALBEEG
MUSIC + LAXAN : CADCEED
CODKA: AWALE DAYR
---------------------
XIDDIGAHA KOOXDA :
NAJMA NASHAAD
DEEQASAN
AYAAN DHAWRSAN
QAMAR SUUGAANI
CALI ZAKI
CABDI YARE NAGIIB WADNE KAABE
ABDIKARIIM YARE
CAWAALE DAYR
*MARTIDA
MOWLIID JAGAX
SADIIQ KARAAM
CABDI CIISE CAJUUN
-------------------------
ABDIASKARITUBE HARGEISA
PRODUCED BY: ABDI AKSARI
EDITED: CJ AMIIN & MO WARDI
CAMERA CREW:
MO WARDI
A.RAMZY
R.CEERO
WILSOM
A.DHAYE
-----------------
Subscribe for more awesome content (IT'S FREE) bit.ly/3oTYCR1
It would be wonderful to follow us on our social media platforms. / abdiaskaritube
Twitter @ / abdiaskaritube​
Instagram @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You.

Пікірлер: 157

  • @AsadnaaSuudi
    @AsadnaaSuudi2 жыл бұрын

    Wow Eshcelaa hees weeye! I love listening such meaningful song @ABDIASKARITUBE

  • @mohamedmowlid7239

    @mohamedmowlid7239

    2 жыл бұрын

    Wow amazing

  • @ismaaciilcaaqil289

    @ismaaciilcaaqil289

    2 жыл бұрын

    Abwane asadna suudi salmulaah wllkei qaali ❣

  • @Sunshinequeen1
    @Sunshinequeen12 жыл бұрын

    Ma maqli jirteen Nin Iyo Naagtii Colna Maaha Nabadna Maaha❤️😂😂 Lamaanihii Dib u Midoobey Guulaysta❤️🌹💍

  • @nimcoladen1506

    @nimcoladen1506

    2 жыл бұрын

    Kkkkkk haaa wan maqli jiray waa na sidan oo kaleh kkk

  • @Sunshinequeen1

    @Sunshinequeen1

    2 жыл бұрын

    @@nimcoladen1506 haa😂😂😂

  • @shukrimohamud4189
    @shukrimohamud41892 жыл бұрын

    Inta soo boqatay marke guursatay bashiir hanuniye calaf waa kaas walle

  • @mohaahmet7235
    @mohaahmet72352 жыл бұрын

    Najma nashaad iyo cawaale deyr ilaahow isku daa abid 👍like hadad taageerto

  • @freshair2224
    @freshair22242 жыл бұрын

    Cawaale iyo najma Masha Allah Baarakallah Alxamdulillah IL BUGTAAY KU BIKAACSO

  • @libaaxasomaliland1066
    @libaaxasomaliland10662 жыл бұрын

    Wow yasalaam mxaa lgu grtaa lbda dhb isu jecel waa lbada dhib ksta iyo mushkilad kso dhex timada ku kla tagin ama ku kla dhqaqin mrky so wajahan duufanada iyo dabaylaha waayuhu keeno waa kuwa sidhaba wadajir midba dhinaciisa siday u xalin lahayeen mushkiladaha ku dhaqaqo een ku kla cararin mrky dhibi so wajahdo wadajir uga wda gudba islmrkna sidhba ficliyan u wda qybsda dhibta iyo dheftiisa caashaqa noqona lba frxdo qudha wda qybsda dhibtiyo mushkiladahana ku kla tga , mnsha Allh kii dhba jcylku bartii kma dhqaaqo dhidibaa u aasan Cawale iyo Njma 💞 wlle wd u hiiliseen jcylkiina cdwgiiniina jabiseen 🙏🙏

  • @nimcodow1230
    @nimcodow12302 жыл бұрын

    Manshalh alle ha isku kiin daayo najma nashaad iyo cawaale deyr🥰❤💞

  • @ayaansalah9282
    @ayaansalah92822 жыл бұрын

    Mansha alaaah cawale iyo najma ❤️🌹❤️🌹❤️🌹 isku waraa.

  • @farxamusa686
    @farxamusa6862 жыл бұрын

    Wow wow congratulations mashaal allha beautiful qurxaa family bless ❤️👏👏👏

  • @hamdimohamed6552
    @hamdimohamed65522 жыл бұрын

    Masha allah hees dareenleh buu odaygu islantu u heesay Abdi yare waa garac odayga hoosta ka galbuu dhagta ugu sheegay najma 😀😀😅👍🏼❤️

  • @Ehel_Caashaq1

    @Ehel_Caashaq1

    2 жыл бұрын

    Maahe kadaa 😂😂😂

  • @manoabdalla6647

    @manoabdalla6647

    2 жыл бұрын

    @@Ehel_Caashaq1 😂

  • @Ehel_Caashaq1

    @Ehel_Caashaq1

    2 жыл бұрын

    @@manoabdalla6647 Gabadha Muuqalka meeqa mar bay daawatay saacad yar buu yaale 😅😅😅🙈

  • @ladanjanno6878

    @ladanjanno6878

    2 жыл бұрын

    Kadaa faarta

  • @samiiraqalanjo9246

    @samiiraqalanjo9246

    2 жыл бұрын

    Adigaba waan arkayey cabdinyare😃😄🤦‍♀️

  • @eidmohamed316
    @eidmohamed3162 жыл бұрын

    Woow cawaale dayr legend nin jacaylka wax ka yaqana qoskii jire jooga ahaada

  • @fartunabdullah6702
    @fartunabdullah67022 жыл бұрын

    Mansha Allah allaha aya isku celiyaay Mansha Allah congratulations 👏 💖

  • @abdiqani3478
    @abdiqani34782 жыл бұрын

    cawale deyr fav singer keep moving 🔥🔥

  • @jamiilahashi181
    @jamiilahashi1812 жыл бұрын

    masha allah lamaane qurux badan isku waara

  • @saynabdhamac8192
    @saynabdhamac81922 жыл бұрын

    wow allow maftux hooyadii iyo abihii oo isla jooga gurkiisa garsii🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xabiibcawil3601
    @xabiibcawil3601 Жыл бұрын

    Mnsha Allah Heesta midhaheeda iyo laxankeeduba aad ayay u fiican yihiin, sidoo kalena ereyadu dareenka laga matalay si dhaba ayay u turjumayaan. 2022 ❤️

  • @ifrahapdillahiciise8550
    @ifrahapdillahiciise85502 жыл бұрын

    Waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw 🥰😭😭😭😭😭😭😭😭👑🖤🥀💍👸Allow isku daaaaaaaaaa lamane is jecel weligiiin sas iyo si ka fcn iniin rajenyaaa

  • @najaxnalkaifa8206
    @najaxnalkaifa82062 жыл бұрын

    Walahi waba sugi kari layahayba......lamanahan runti wan jecelahay hor markaysa meyan♡♡♡♡♡♡♡♡

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad2 жыл бұрын

    QoskeyGii #Awale&Najma👏❤.

  • @deeqaxasan9325
    @deeqaxasan93252 жыл бұрын

    Qamar iyo cajuun soodaaaaaaa

  • @aswadfayfle2522
    @aswadfayfle25222 жыл бұрын

    Legend ABDI ASKAR TUBE ❣❣❣

  • @lailamohamet8358
    @lailamohamet83582 жыл бұрын

    Mzha allh Wllky Awaale guulyzo broo Adigiyo dumzhidey/inderty❤💯

  • @Darwishband345
    @Darwishband3452 жыл бұрын

    maansha allah Awaale iyo Najma guul ku waara

  • @nuuxali1675
    @nuuxali16752 жыл бұрын

    Mashallah farxad ku noolada 🥰🥰🥰

  • @hothanmohameth8102
    @hothanmohameth81022 жыл бұрын

    Cawaale dayr big bro hore u soco wll mCn ❤️🥰

  • @abdifatah6686
    @abdifatah66862 жыл бұрын

    Waa karasha mudan bilaahi clyk masha Allah ❤❤❤❤

  • @hudaahmed1241
    @hudaahmed12412 жыл бұрын

    Mahuuran waa inaga eesh cala lamaano❤🥰

  • @zuhaipmohamoud9514
    @zuhaipmohamoud95142 жыл бұрын

    Legend always legend cawale dayr

  • @lacagleofficial
    @lacagleofficial2 жыл бұрын

    Abdi Askari great producer. Keep going. Kudos

  • @qalbitoqalbihwd1405
    @qalbitoqalbihwd14052 жыл бұрын

    Ya allah isku barakee waad nooladaa abiid

  • @nastanooo1634
    @nastanooo16342 жыл бұрын

    ayy waxaan sugaa waa deeqsan iyo cabdi cajuun

  • @queensamiira3068
    @queensamiira30682 жыл бұрын

    Intaa wuu ha shinyaa mar xlad wlga godbaa😍😘ayýy

  • @nasracookmaster8449
    @nasracookmaster84492 жыл бұрын

    Manshallah congratulations ad baan ogu faraxsanahe isu so labadkina

  • @alqanimohamed8577
    @alqanimohamed85772 жыл бұрын

    Al fanaan Cawale dayr ,

  • @farxiyoahmeddheere1910
    @farxiyoahmeddheere19102 жыл бұрын

    Masha allaah farxad ku wara

  • @sagalhassan2067
    @sagalhassan20672 жыл бұрын

    Masha allah hawaaro jacaylka 🥰🥰🥰🥰

  • @asmaahmed7208
    @asmaahmed72082 жыл бұрын

    manshallh ninkaga ku faan inder 🩸😍❤️

  • @hamdaabdirizaak4369
    @hamdaabdirizaak43692 жыл бұрын

    Love you abdi askar wllkyyyy❣🔐

  • @guuleed7700
    @guuleed77002 жыл бұрын

    Jah Finally way soo baxdy🔥🎧❤️

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen48832 жыл бұрын

    Cawaale Dyr Iyo Najma Masha Allah

  • @Hanmor3412
    @Hanmor34122 жыл бұрын

    magaalada markay so dhamaysay bay ogaatay in isaga cid u dhaanta jirin hhh

  • @nimcomuuse3583
    @nimcomuuse35832 жыл бұрын

    Najmo la guursaday baan daawanayaa

  • @hanicabdulahi2592
    @hanicabdulahi25922 жыл бұрын

    allow isku daa najmo io cawaale ❣💥

  • @MurtiSomali
    @MurtiSomali2 жыл бұрын

    ONE LOVE SOMALINIMO💙💙💙

  • @najmamohmouth7623
    @najmamohmouth7623 Жыл бұрын

    Dantaa muran yeelato Adaame weys magayaa Intaa weys mudanayaan Markle wuu heshiinayaa Marxalada walaga gudbaa ❤😢

  • @cabdifataxmursal3440
    @cabdifataxmursal34402 жыл бұрын

    waaxaan suganaaba waa qamar

  • @yelioxx2717
    @yelioxx27172 жыл бұрын

    Mashallah❤❤❤🖇

  • @yabehdirieh9108
    @yabehdirieh91082 жыл бұрын

    Waw Waw Waw Mancha_Allah

  • @hothaabdikani5440
    @hothaabdikani54402 жыл бұрын

    Ay lamane aaa jecelhy allah isku kiin daayo abid

  • @hamsefarah7410
    @hamsefarah74102 жыл бұрын

    Cawaaale Dayr The one and Only wallahi Cod cilmiyaysan ninkani inaba caadi maha runtii

  • @muxuboqasinjamac8893
    @muxuboqasinjamac88932 жыл бұрын

    m.a lamaane aan taaageero allow isku kiindaaa cawaale iyo najma ❤❤❤

  • @luuldiriye210
    @luuldiriye2102 жыл бұрын

    Marxalo waa laga gudbaa waa run walhi

  • @abdikadiryusuf
    @abdikadiryusuf2 жыл бұрын

    Beautiful family 💓💓💓

  • @moudfardouz5299
    @moudfardouz52992 жыл бұрын

    Mashaallah isku wara

  • @samirafarah9454
    @samirafarah94542 жыл бұрын

    Mash Allh beautiful famil

  • @samiiracabdilaahi9915
    @samiiracabdilaahi99152 жыл бұрын

    Tan heeswaaa dhaaffay Inder cawaale hore usoco

  • @muparikmedia8894
    @muparikmedia88942 жыл бұрын

    Lamaanahan waan taageeraa wlhi

  • @abrahamyare5200
    @abrahamyare52002 жыл бұрын

    Wlhi waaa run maguuran waa jacayl Haduuu jcaylku dhap yahy ziwalpo waaa laisku iman

  • @fardowsakhaalid3687
    @fardowsakhaalid36872 жыл бұрын

    Maasha Allah 💋 💋 💋 💋 💋

  • @farhiyohussein7338
    @farhiyohussein73382 жыл бұрын

    Waaaaaaw nice family long love 👍🐴❤️👨‍👩‍👦❤️🐴👍handsome man nice song and beautiful woman.

  • @niciimaaadan1841
    @niciimaaadan18412 жыл бұрын

    Wow m.a lamanaha

  • @diyeshe-yare
    @diyeshe-yare2 жыл бұрын

    Maskiin la dhacay 🥵

  • @fadumomaxamuuud6496
    @fadumomaxamuuud64962 жыл бұрын

    Walhi waa run danta uun baa laysugu dhacaa

  • @fadimoabdi5007
    @fadimoabdi50072 жыл бұрын

    Wxn sugayaa najma iyo cabdi yare

  • @ayaansalah9282
    @ayaansalah92822 жыл бұрын

    Abdi Yare iyo najma naashad Sodaaa

  • @najipkaare1805
    @najipkaare18052 жыл бұрын

    Heesta qamar la soo carar

  • @carfooney
    @carfooney2 жыл бұрын

    Isha Xasadke eebe Haidinka qabto❤

  • @khadraabdalla3573
    @khadraabdalla35732 жыл бұрын

    Cabdi yare warii ma qaninay hal mar buu ruumaay😁😁

  • @fatushladhan2913
    @fatushladhan29132 жыл бұрын

    Cawale dayr KO xaskiisa lzkuu solamaY HampalYoH raga wuxu wax kuleyahaY dulqaad Nama Adna sido kale caruurtada mustaqbalkooda mar walipa kafikir iga TaaLo👩‍👩‍👦👊🌷

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan89612 жыл бұрын

    Waaaaaw 💞💞💞💞💞🍃🍃🍃🍃🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @asaldhaladjama2185
    @asaldhaladjama21852 жыл бұрын

    Mashaallha

  • @cabdicasiiscabdilaahiducaa5960
    @cabdicasiiscabdilaahiducaa59602 жыл бұрын

    mnsha allah

  • @faranjifaamoosofficiall7994
    @faranjifaamoosofficiall79942 жыл бұрын

    Keep going wllkyow

  • @niemanchideh9231
    @niemanchideh92312 жыл бұрын

    Eesh cala couple 💑 hore isocda jacaylkiinu hawaaro cawale najma

  • @nuuraxaamudismaaciil4312
    @nuuraxaamudismaaciil43122 жыл бұрын

    Manshallah

  • @munagamiil9789
    @munagamiil97892 жыл бұрын

    Mzhlah wlhi farxy

  • @baabaaofficial8458
    @baabaaofficial84582 жыл бұрын

    Viv njma nashad

  • @ashuawangu3780
    @ashuawangu37802 жыл бұрын

    Wlhii thzz family waa kufarxaa mshll lamanahegaa

  • @khadramuuse7920
    @khadramuuse79202 жыл бұрын

    Fansan Group Soo Qabta Cabdi Yare Mahayee Shaashadaha Kumar hayee

  • @zamalmehrain6264
    @zamalmehrain62642 жыл бұрын

    🤣🤣🤣bashiir hambalyo subhanallah 😭

  • @queensaaram5501
    @queensaaram55012 жыл бұрын

    Wuuuuwing🥰

  • @muntaazmustafe1809
    @muntaazmustafe18092 жыл бұрын

    Allow isku daaa

  • @ayaansalah9282
    @ayaansalah92822 жыл бұрын

    Qamar iyo. Deeqsan. Iyo cajuun. Sodaaa

  • @hoodoabdiali1876

    @hoodoabdiali1876

    2 жыл бұрын

    Soodaa ina cajuun

  • @samiyacabeye1852
    @samiyacabeye18522 жыл бұрын

    Wooooooooow😭😭😭❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👸🏼🤴🏽😩😩😩😩😩😩😩😩😩😩😩😩😩alllow iskuuuuuudaaaaaaa 🦁🦁🦁🦁

  • @maxamedcabdi5523
    @maxamedcabdi55232 жыл бұрын

    Mxaa

  • @zaredoayan1924
    @zaredoayan19242 жыл бұрын

    Abdi cajun ciyartisu zhidana ilyn

  • @abdikariimmahamed5510
    @abdikariimmahamed55102 жыл бұрын

    Erayada 100% Laxanka 100% Music100% Faro dahab leh Cadceed another level ninka Libintisa wa Loo qira 🤴✊

  • @fawziaahmad9159
    @fawziaahmad91592 жыл бұрын

    👌👌👌👌👌👌

  • @asmiitaaragsan5536
    @asmiitaaragsan55362 жыл бұрын

    Allow isku daa oo ha kala qaadin isku baaqi ahaada aqalkiinu Barwaaqo noqoy beertii jcylka

  • @abdirahmanqasim8515
    @abdirahmanqasim85152 жыл бұрын

    Heestii qamar io deeqsan meeday

  • @cadeyare5420
    @cadeyare54202 жыл бұрын

    Heestii deeqsan iyo qamar meeday

  • @malyounalissa8966
    @malyounalissa89662 жыл бұрын

    Wawo iskuwara abid

  • @abrahamyare5200
    @abrahamyare52002 жыл бұрын

    Nashaad io cawaale dayr isku waara Apid

  • @Auroraabdi36
    @Auroraabdi362 жыл бұрын

    3:09 cabdi yare hoosta Ka gal ninkaga miyu yiri Mise ana umaleeya Any way m.a❤️❤️😅

  • @abdishakurabdi3327

    @abdishakurabdi3327

    2 жыл бұрын

    Sooteey ka laad laadsante garabka dhab 😆😆😆😆😆😆😆

  • @mett0pess594
    @mett0pess5942 жыл бұрын

    Mee HesTii QaMaR niO

  • @axmedibarahim1142
    @axmedibarahim11422 жыл бұрын

    Qadra silimo iyo mursal alow ayagu wada heysaya itus

  • @xafsaaxmed7885
    @xafsaaxmed78852 жыл бұрын

    Inta markay is furen dawanaysa🥲😪

  • @farxiyosimanfarxiyosiman882
    @farxiyosimanfarxiyosiman8822 жыл бұрын

    Hadana lakala yaac aanba maqle allow reerka wixii dhib ku ah kaqabo yaarabi farxada la iskuma ogolo yuusuf hanuuniyow xage nooga soobaxdey waayabe

  • @ifraaxabdi5727
    @ifraaxabdi57272 жыл бұрын

    Wannkufarah sanhy wada jirkiina alle haisku kiindayowayibadan

  • @caishanuradin1912
    @caishanuradin19122 жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹