Awale Adan Arooskiisa Iyo Qaylada Ka Taagan😳

Ойын-сауық

Пікірлер: 267

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel2 жыл бұрын

    Fadlan Subcribe and Follow me on FACEBOOK Page facebook.com/fathiaabsietalkshow/ facebook.com/fathiyaabsie INSTAGRAM instagram.com/Fathia_absie TWITTER FathiaAbsie Email: Fathiaabsienetwork@gmail.com 💕❤️😍👍🏾

  • @ifraaxmaxamed8270

    @ifraaxmaxamed8270

    2 жыл бұрын

    Hbo xage kalaso xirisa wan ku raba

  • @jamilahahmed3652

    @jamilahahmed3652

    2 жыл бұрын

    I wish inuu i dhihi lahaa xaajigayga haduu i dhihi lahaa hada kuma jecli lakin mudo 4sano ayuu dhulka igu jiidaye alx ugu dambeyn waan iska furay

  • @habibaali2400
    @habibaali24002 жыл бұрын

    This day's marriage is just a game but I am thinking about his kids they will leave with the damage💔👩‍👧‍👦👈

  • @mashaallahforlife1088

    @mashaallahforlife1088

    2 жыл бұрын

    Mahdya got married just after their divorce before Awaleh does.

  • @umufadumosahra1421

    @umufadumosahra1421

    2 жыл бұрын

    @@mashaallahforlife1088 ma la hubaa

  • @mashaallahforlife1088

    @mashaallahforlife1088

    2 жыл бұрын

    @@umufadumosahra1421 Haa abaayo hadii aad ottawa joogto warayso waad heli warka

  • @burco7626
    @burco76262 жыл бұрын

    Fathia, I think you have clarified things for the community tonight although some people will probably never understand your thoughts. Some of us know what you are passionate about but unfortunately the majority see your ideas as a threat. But keep going and the ones that understand will continue to support you. May the Almighty guide us all to the straight path aameen. 💕

  • @fanaxmaxamudcali5786

    @fanaxmaxamudcali5786

    2 жыл бұрын

    Habo waan kusalaamay

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel

    @FatxiyaCabsiiyeChannel

    2 жыл бұрын

    Jizaakalaahum gacalo 🙏❤️

  • @deqasahal5480
    @deqasahal54802 жыл бұрын

    Somali guurka iyo jacaylka iyo ilmaha ay dhalayaan iyo familka ma valuegareeyaan. I wish inay waxba dhali lahayn, dadkan waa qayral masuulka.

  • @Faraxsanfaceedkaroon

    @Faraxsanfaceedkaroon

    2 жыл бұрын

    Haa wlhi ilmihii wey dayaceen

  • @munafaisal6775
    @munafaisal67752 жыл бұрын

    alla much love habo, is like i look forward watching your videos even if I’m on a night shift. Allaha ku barakeeyo❤️🥰

  • @suadyusuf1639
    @suadyusuf16392 жыл бұрын

    Agree with you 💯 sis. Always like your comments . We just need to wish them well that is all. Let him enjoy his day and mis xiis day.

  • @fardusali2771
    @fardusali27712 жыл бұрын

    MashaAllah hubsimadu waa muhiim Fadxiya adbay ugabrandegtey shekadan runti sifican oo hufnani kujirto ayad ugahdashay

  • @hodanshirechannel3418

    @hodanshirechannel3418

    2 жыл бұрын

    Maanshaallaah

  • @zeynabshire3523
    @zeynabshire35232 жыл бұрын

    Masha Allah congratulations cawaale he was a Beautiful voice

  • @naciimomagamed9386
    @naciimomagamed93862 жыл бұрын

    Yes fathiya.. tunings in heestii sacdiya

  • @aminaosman4997
    @aminaosman49972 жыл бұрын

    Mansha Allaah tabarakalaah Alle HA Xiftiyo you are strong women Mansha Allaah 🥰🥰❤️❤️🤲🤲

  • @shifochannel8548
    @shifochannel85482 жыл бұрын

    Nin cosobsaday igumuu horeeyn ee waa cadadi raga soomalida.Raga somalida waa cagmadhigayaal.xagan u carar xagan u carar.Shan halkaa ku dhal shana xagan.dayac iyo daryeel laan ku dil.ala maxay ciil badeen haweenka soomaliyeed.ilahoow adaa u maqan hooyo somaliyeed meel ay aduunka joogtaba.

  • @zuhurali8697
    @zuhurali86972 жыл бұрын

    Hello my beautiful sister fathia maa shaa alle tabaarikallah❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hindisac7758
    @hindisac77582 жыл бұрын

    You are Somali Oprah Winfrey show keep going fabulous 👏👏♥️♥️ queen is always queen 🏅🏅👏👏

  • @saidamohamed2322
    @saidamohamed23222 жыл бұрын

    Fathia, i work overnight i just love watching your videos even though, I have the best husband (Somali) alx.

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel

    @FatxiyaCabsiiyeChannel

    2 жыл бұрын

    Allah ha idin barakeeyo walaal

  • @saidamohamed2322

    @saidamohamed2322

    2 жыл бұрын

    @@FatxiyaCabsiiyeChannel Thanks qaali

  • @lulmohamed4076

    @lulmohamed4076

    2 жыл бұрын

    Maanshaallah tabarakallah

  • @safiyaalihashi8424

    @safiyaalihashi8424

    2 жыл бұрын

    Hhh hayska sheegin

  • @jamaladen1786

    @jamaladen1786

    2 жыл бұрын

    Lana ayey haysataa oyadun

  • @ninam1000
    @ninam10002 жыл бұрын

    You are right Sister im with you

  • @hindisac7758
    @hindisac77582 жыл бұрын

    You are intelligent lady beautiful mash Allah love you tops 👏♥️♥️👏♥️👏

  • @zahrahassan8091
    @zahrahassan80912 жыл бұрын

    Masha Allah beautiful cod keyo qof ah🥰🥰🥰🥰🥰

  • @historynerd7549
    @historynerd75492 жыл бұрын

    We can’t be negative all the time,let’s congratulations bro &sis

  • @hodanmuuuu3346

    @hodanmuuuu3346

    2 жыл бұрын

    Midki la rabana ma la hambalyeynaya ki la rabana ma la jafaya war dumarkenu man dhinac isku raacno

  • @Xaqdhawr
    @Xaqdhawr2 жыл бұрын

    Asc, what is the difference between him and xarrir axmed?. Wiilkan iyo xarrir axmed maxa ukala dhaxeya?

  • @rodaismail8151
    @rodaismail81512 жыл бұрын

    He used to live in Djibouti and was a very big Musician , and his wife brought him to Canada. Then he found out that a lot of other Somali musicians went to Djibouti to make money and the Government let them stay in one of the most beautiful hotel ( Kimpesky). But when he went back nobody really payed attention to him and I do not think he is doing anything right now. Yes I feel bad for his Kids because kids do not forget anything, and by seeing him act like that, I am sure they feel sad. He is acting like a kid in a candy store ....hihihi. I said guys Jijiga is the place for Sister Wifes.

  • @mashaallahforlife1088

    @mashaallahforlife1088

    2 жыл бұрын

    They came together to Canada, but this case is nobody’s problem. Mahdya got married right after their divorce

  • @Fawzia87H
    @Fawzia87H2 жыл бұрын

    I admire you @fathiya keep shining ✨

  • @jihanjannah21
    @jihanjannah212 жыл бұрын

    Knowing somali men he probably told his wife he’s taking another wife ee stay or leave😒Wuxu qalbi adakaa..heesaha wey iska qaadaan jaceyl waxba kama yaqaanaan.

  • @faizaabdi4916

    @faizaabdi4916

    2 жыл бұрын

    I heard they divorced I’m not sure Allah knows

  • @ahmgcis9042
    @ahmgcis90422 жыл бұрын

    Nice. Conforsation She is. Beautiful lady I hope that They. Will. Be happy Family. Viva. Cawaale family . Family

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid7462 жыл бұрын

    Mansha,Allah keep going sister you are doing great job

  • @xamdiabuukar272
    @xamdiabuukar2722 жыл бұрын

    I agree with you love can end the best end is the one where the partner agree to go peacfull and move one with there life with humanity in there heart jest becouse love its not working there Are millione other resonans to be great blessing company

  • @tway5195
    @tway51952 жыл бұрын

    Fathia qof miisaan leh always use your brain wall, awale casri allaha barakeryo arooskiisa miss xiis

  • @ayanabdi8499
    @ayanabdi84992 жыл бұрын

    Fathia Absie walhi love u so much habo macan and I agree with u ❤ 💖 ♥ 💗 💕

  • @zahraali9811
    @zahraali98112 жыл бұрын

    Asc Wr Wb Suldaan Seerar kkk Naftaydaa diidoo Duleysane ka caagtoo Cidla door biidee Adiguna daruurooy Ha is dayacinoo Ha ku hungoobin Dookh madhan 😀😀😀😀

  • @ladanmoo885
    @ladanmoo8852 жыл бұрын

    Ax 😰 7 baaa lagu furay naaa marka guurkaagu burburayo . Dhasha joojiya . Wllayaal ax 😰 7 meel geee bal waakaas

  • @hodanshirechannel3418

    @hodanshirechannel3418

    2 жыл бұрын

    Maxay kaa afka dheer ay 7 ugu dhashay akhas. Naagaha Somalidu dhal badanaa uf

  • @fartunabdullah6702

    @fartunabdullah6702

    2 жыл бұрын

    Nin soomali waa intrust miran subxanallah

  • @hamdi3237

    @hamdi3237

    2 жыл бұрын

    @@ragadhexe.5743 war hus baa lagu yiri gabdho carabana khayr umiinan gasheene dulaystayal ba tihine sida isku dhama

  • @mashaallahforlife1088
    @mashaallahforlife10882 жыл бұрын

    Hambalyo Awaleh Aden iyo xaaskiisa cusub.

  • @nuuraciise
    @nuuraciise2 жыл бұрын

    Walaalo waa runtaa ee dumarkii soomaaliyeed bilaa rar ma noolaan karaan miyaa 😃😃

  • @womenwithprincipal5175
    @womenwithprincipal51752 жыл бұрын

    Waar Anagaa yaab Aragnay. Reer Jabuuti wayka fiicneyeen reer la yaace. se waxkasta waala kala bartaaaa aan nabad iyo caano ahaynaba.... I am the first one here tonight😅🥺

  • @wanaagabadso903
    @wanaagabadso9032 жыл бұрын

    Dumar keenu wa dayacan yihiin ax ninka 7 dayacay iyo hoyadood wa dhaqan keeni xuma waligeenba waynu iska dayacneyn xaga illahey unbeynu ka illahey.Wan ku salamey Fadxiya sharaf

  • @sadiyanur9351
    @sadiyanur93512 жыл бұрын

    If his divorce and he remarried again nothing is wrong with that! But I will just say one thing to Somali girls stop having a lot of kids like a dog or a cat OK Have 2 to 3 or 4 that’s enough just saying girls don’t get mad!!

  • @fadumamohamed4872

    @fadumamohamed4872

    2 жыл бұрын

    It’s not for you or anyone to dictate life choices to another.

  • @asiam5603

    @asiam5603

    2 жыл бұрын

    Especially when we live in the west.

  • @umnalka7740
    @umnalka77402 жыл бұрын

    Fatxiyaay waan ku salaamey walaalo laakiin waxaan maqley Cawaale mudo dheer ayuu Canada ka maqan yahay for immigration problems waa sidaan maqley oo waxaa lagala noqdey paspoort-kii Canada ayaan maqley marka hadey arinka siaad yahay wuu ku qasban yahay haduusan ku noqon karin Canada inuu nolol kale sameysto laga yaabaana iney xaaskiisii hore iyo asgaba raali isaga yihiin marka dad kaan yey ku dambaajinin waad soo baari kartaa

  • @loveyourselffirst7560

    @loveyourselffirst7560

    2 жыл бұрын

    Xaaskisa hore mar hore ayaay kala tagaan maxaay raali kaga noqota ama iska deeysa baa

  • @fadomomahamed7556
    @fadomomahamed75562 жыл бұрын

    Fathia waanku wadanaa gar iyo gardaraba wy not nimankuba wee isu garbiyaan markasta dhiigu biyo maahan dumarnima kuugu taageer sanahay horay usoco geesiyadeena queen teena we love you abaayo qaali ❤❤❤❤❤❤❤❤👸👸👸👸👸🌹🌹🌹🌹

  • @homegrown4126
    @homegrown41262 жыл бұрын

    I like this women. We support Mahdia from Djibouti

  • @mohcali5589
    @mohcali55892 жыл бұрын

    Habo yar waan kuje lahay ale haku xafido I love you so much habo

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel

    @FatxiyaCabsiiyeChannel

    2 жыл бұрын

    Awww…I love you habo❤️😍🥰🎈

  • @fardusali2771
    @fardusali27712 жыл бұрын

    I agree runtu waa lama huran marka khiyamada waxkaxun majirto

  • @sahalhusseinsahal6957
    @sahalhusseinsahal69572 жыл бұрын

    SIDA AL FANAN.CAWAALE.ADEN.IYO.MANSHA ALLAH.TABAARAKA.ALLAAH.

  • @fardowsahasaan6758
    @fardowsahasaan67582 жыл бұрын

    Dhinac in la raco ma ficnaa kolay aniga waxaa kasoo hor jedaa nin reerkisa dayacaya iyo caruurtaba markii la arko arintan waa xanun badan adna cilo caruur jidayaa

  • @suhaibabdimouse4761
    @suhaibabdimouse47612 жыл бұрын

    Adiga #mamo sababaha aad #Allah ku kala fogaaneysaan waa #caayida iyo guhaadinta adoon weliba la dhashay oo la koray welibana mnta dadku aaney wxba isdhaamin waa #ragga soomaaliyeed🥺😓 #mamo dadka wada #waani cidna haw #eexan😓🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @leylafittness24hirsi60
    @leylafittness24hirsi602 жыл бұрын

    Farxiya funny baad tahay Walahi 😍😂

  • @lunarsun8272
    @lunarsun82722 жыл бұрын

    Why he left Cananda?

  • @imanadam7697
    @imanadam76972 жыл бұрын

    I love that

  • @Degaliah
    @Degaliah2 жыл бұрын

    I’m agree with you

  • @Pinkfond
    @Pinkfond2 жыл бұрын

    My niyaal I'm here sxb, just been busy with the kids. I'm still around Fatxiya xx

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed35272 жыл бұрын

    Mashallah habo xaqiiq kahadashay

  • @lixkaroonmahamood3544
    @lixkaroonmahamood35442 жыл бұрын

    Well said sharaf badan

  • @safiyaalihashi8424
    @safiyaalihashi84242 жыл бұрын

    Hhhhh you’re important person to us

  • @hani8826
    @hani88262 жыл бұрын

    Fathia mahadsanid.mahdiya marwo sharaf badan. Cawralo iyo xiis Aroos wacan isku waara ubad khayr qaba kala hela yaa rabbi aamin 🌹♥️♥️♥️🌹🇸🇴

  • @Saxansaxo11
    @Saxansaxo112 жыл бұрын

    I like your voice , Omar shoolli song. In most Somali marriages there is no commitment. Somali men and woman get married without the commitment and the promise marriage requires. Somali woman when she gets angry with her husband she will always say warqadeyda isii. The Somali man also has zero commitment and responsibility. Our marriage system needs reform.

  • @nima3696

    @nima3696

    2 жыл бұрын

    Never somalis change ...

  • @Saxansaxo11

    @Saxansaxo11

    2 жыл бұрын

    @@nima3696 you are right they will hate to change.

  • @badriahussein8291
    @badriahussein82912 жыл бұрын

    Dhamaystrin❤️💕💕

  • @bilanadan4276
    @bilanadan42762 жыл бұрын

    Aaaxx gabdhaha yaryar way dhiban yihiin habo mcnto tan waxa ka daran mid yar aan argay caadi bay u oynaysay wlhi 😢😢yaa allah habo mcnto I love you keep going ❣❣❣

  • @giftoflight5326
    @giftoflight53262 жыл бұрын

    Fathia where can a girl in Minneapolis get in touch with you?

  • @monaawil1161
    @monaawil11612 жыл бұрын

    Fathia marka kalsoonidaydu hoos u dhacado ba Channel Kaagan Soo booqada, Nooloow wlaalo 🥰

  • @waridaadtv5645
    @waridaadtv56452 жыл бұрын

    FATHIA INDRO MA TEAM MAHDIYA AYAAD KA MID TAHAY KAFTAN 😁😁👈 WAAN KU SALAAMAY

  • @suudimediaproduction4585

    @suudimediaproduction4585

    2 жыл бұрын

    Azc daakir wan ku salamay.sxp.aad ayan ku tagera

  • @historynerd7549

    @historynerd7549

    2 жыл бұрын

    You there Waridad wellcome

  • @idilelham7161
    @idilelham71612 жыл бұрын

    😅😅😅😅JIGJIGI min wayn uu daranaaa mid kasto 2 aysanayaaba iyaduu tagaaa kusoo guursadaa jigjigaay maydkaaaga sido😅😅

  • @aminamohamed4921

    @aminamohamed4921

    2 жыл бұрын

    Walaahi abaayo waad iga qoslisay

  • @Xalimo421
    @Xalimo4212 жыл бұрын

    Wa Nin fiican markaas hadu asago qabin ooy kala tageen midkale guursadey.Alaha isu barakeyo koley wa iska Nin un socdaala ah xiisaha ka xoog badan.

  • @leilaabdullah672
    @leilaabdullah6722 жыл бұрын

    My 2022 life coach

  • @fowsiyagoled9514
    @fowsiyagoled95142 жыл бұрын

    Woow fathia afku gummor💕💗💗💕💕💕💕💕🙏💓❤️

  • @safiyaalihashi8424
    @safiyaalihashi84242 жыл бұрын

    Keep going

  • @farhiaabdullahi5759
    @farhiaabdullahi57592 жыл бұрын

    Dhax dhaxaad nimada waa wax aad u fiican m.a sidaa baan kugu ogahay ❤

  • @ayanmohamed694
    @ayanmohamed6942 жыл бұрын

    Meeherkii wuu dhacay ka waran maqaan kkkkkkkkkk farxiyo Waan kuwata ee horey usoco qayaab waa dila

  • @hhaji6556
    @hhaji65562 жыл бұрын

    Xataa haduu furay hooyadii ciyaalkiisa tukalena guursaday waxay ahayd inuusan sidaa, oodhan dhulka, ugu garaacin heesta, uuqaadayi waa dil ma,aha wax caadiya.

  • @qalbiuroonsidahooyadeed2113
    @qalbiuroonsidahooyadeed21132 жыл бұрын

    War nin 10haduu kaa dhalo mid yar cayaar wuu la bilaabi karaa. Nin ha kaa tago asigoo waligii ku iloobi karin.

  • @Liiiii2
    @Liiiii22 жыл бұрын

    Fathia noolow huuno👍

  • @faisajama2714
    @faisajama27142 жыл бұрын

    Hada waxa aniga igu dhacday nin naagtiisii oo la socota isagoo isha iskaga eegaya aniga igu leh lanbarka ii qor Hhhhhh waar anagaa yaab aragnay subxanallaah illaahayoow na astur

  • @ayaansalah9282
    @ayaansalah92822 жыл бұрын

    Somali. Alle haa barakayo faitxiya waa inaynu u hanbalyena qolkii somaliyeed ee so kordha. Wll wixi khaldan. Wanino. Hanbalyo cawal iyo xiis

  • @fahiimacadaawe3535
    @fahiimacadaawe35352 жыл бұрын

    Yes siz

  • @abdijama6060
    @abdijama60602 жыл бұрын

    Maxeey ku dabeeneesaa sheekada waa nin soomaali hooshiisi😄😺

  • @kiinyu6160
    @kiinyu61602 жыл бұрын

    Wlhi nimanka smliyd maba qimeeyan Qolo Qolo ba waaba wada Subxanallahh

  • @Xarago319
    @Xarago3192 жыл бұрын

    Horta anu wayabee nin nagtisa hore iyo ubad kisi so dayacay maxey naguhu kufalaan dumar dumar ba jabiyay walee allow mari nagaha nacasyada ee raga nojabiyay uf

  • @dulmar9139
    @dulmar91392 жыл бұрын

    Nimanka keena waxay kaqabsatay uun 4 baa la ii baneeyay iskumana wadikaraan mana siidaayaan ee khayaanaday kadoorbideen iyo inaywax kalaqaryan😮😮😮😮

  • @habiiboahmed6307
    @habiiboahmed63072 жыл бұрын

    Heestaas caadimaha

  • @sahrahuseen5307
    @sahrahuseen53072 жыл бұрын

    Masha alah huba simo halba lasiya

  • @hindiali5027
    @hindiali50272 жыл бұрын

    😃😃😃😃😄😄 meherkii ba dhacay waaa been ma awal buu oran laga wa run😄

  • @aniizamohamed1896
    @aniizamohamed18962 жыл бұрын

    Wax badan wa nala hadashay haday dhago wax maqalay nagu yaalan

  • @me-dx3uy
    @me-dx3uy2 жыл бұрын

    Nin somali caruur dhal hadana ha dhaqaaq Kala dayn maayo

  • @warsan11
    @warsan112 жыл бұрын

    Xaaskiisii hore way ka hadashay waana kala dhammaanay bay tidhi markaa meeshuu rabo haka dhaco.

  • @bilana289

    @bilana289

    2 жыл бұрын

    Warsan wll hadaa Somalida mashquuliyey

  • @fowziyaadanisse4258
    @fowziyaadanisse42582 жыл бұрын

    Fatxia xabiibtii gabadhu waa fanaanad Mss Xiis ayaa ladhahaa waa reer Hargeysa

  • @sahalhusseinsahal6957
    @sahalhusseinsahal69572 жыл бұрын

    WAA XAAN.JOOGA.DALKA DJIBOUTI.

  • @sahalhusseinsahal6957
    @sahalhusseinsahal69572 жыл бұрын

    WAA.MARWO. XIIS MIIS.XAMPALYO. XAMPALYO .XAMPALYO

  • @abdihakimosman1153
    @abdihakimosman11532 жыл бұрын

    Kkk waryaa meherkii ma dhacay, I don’t know war annagaa wax aragnay

  • @bilana289

    @bilana289

    2 жыл бұрын

    kkkkkk waa fuley maxaa u diidey in uu badheedho

  • @fardawsamuhumed9964
    @fardawsamuhumed99642 жыл бұрын

    Naa nagadaa ciyarta sawdigii xariir Axmed san ogaa u cayay waxaydee maxaa kasiya isagu maynaderkaba 🧐 waa islantii Wilkedana Afarta u gurisay gabadhedana la masayrtay hadi lala gurasado cml any way cadaladaa kugu yar edo Daacad u hadal oo halaguu sinaado hadi kale la meerayso bahasha walagugu fahmiye 🤔🤔

  • @fadumojama22
    @fadumojama222 жыл бұрын

    Fariid👍

  • @fadumoesse2858
    @fadumoesse28582 жыл бұрын

    That’s true

  • @almas8915
    @almas89152 жыл бұрын

    Canada ma iman karo sharciga waa lo dide ilaahay baa oga

  • @naimamohomed5245

    @naimamohomed5245

    2 жыл бұрын

    Yaa u diiday abaayo sow naagtiisa hore ma keenin ayagoo is qaba

  • @safiyaalihashi8424
    @safiyaalihashi84242 жыл бұрын

    Wuu katagi karaa cidna layskuma xajeen intaas bay kudhameed calafkoodw iyadana horay ha usocoto isagana sidoo kale somaalida wax laysku dhadhajiyo bay yaqaanaan yaan loonixin

  • @kiinyu6160
    @kiinyu61602 жыл бұрын

    Wlhi nimanka smliyd maba qimeeyan Qolo Qolo ba waaba wada dambiile Subxanallahh

  • @abdirashidosman4106
    @abdirashidosman41062 жыл бұрын

    Asc fafi obsie inte ka hela

  • @araweeloinanabadon6413
    @araweeloinanabadon64132 жыл бұрын

    Farxiya fariid salam inadeer lakin caruurtu waa shan ,sharcigina canada waa loo diiday

  • @amaturahmanadoonillahay9032

    @amaturahmanadoonillahay9032

    2 жыл бұрын

    Maya abayo 5 gabdhod iyo will saw ma eheen awal?

  • @suadabdilahi7377
    @suadabdilahi73772 жыл бұрын

    Kkkkk .love you darling xxx❤️❤️❤️

  • @farhiyoaraye867
    @farhiyoaraye8672 жыл бұрын

    Habo qaali cumar shooli waa nol yahay

  • @mashaallahforlife1088
    @mashaallahforlife10882 жыл бұрын

    Fathiyaay, Mahdiya way guursatay markay sidaas ukala tageen. Awalena imikuu guursaday. Dadku ma oga taas

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir14952 жыл бұрын

    Allaha u gargaaro Mahdiyab iyo ubadkeeda.

  • @georgeorwell4891

    @georgeorwell4891

    2 жыл бұрын

    Amiin

  • @sahalhusseinsahal6957
    @sahalhusseinsahal69572 жыл бұрын

    TOLOOW.MAAXEEY.KU.XEEYSTA.AROOSKA.AL FANAN.LEGEND.CAWAALE ADEN.CAWAALE.CASRI IYO.MARWADIISA.QURUUXDA.BADAN.MIIS WIIS

  • @degalkacw3076
    @degalkacw30762 жыл бұрын

    Caaawa iyo Fatxiya Arooski qarniga wax ka dheh

  • @sahalhusseinsahal6957
    @sahalhusseinsahal69572 жыл бұрын

    WAA.SAHAL.ABDI.BOUULALE

  • @leylamohamud8542
    @leylamohamud85422 жыл бұрын

    Gabar 4 ciil ah berrigii hire haduu ku furo diyadeedaa laga qaadi bal 7 ciyaal xageey la aadi 5 baan la fariistaye

  • @leylamohamud8542

    @leylamohamud8542

    2 жыл бұрын

    4 ciyaal ah

Келесі