ASHRAF OO CADEEYMO LAGU HELAY ISAGOO XUKUN HALIS AH WAJAHAAYO

INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇 zaki_honest...

Пікірлер: 91

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial23 күн бұрын

    INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&ut

  • @11naa44

    @11naa44

    22 күн бұрын

    Taraglayasha isbuucii wxy qataan 1k ama 2k dollar

  • @user-yr9yz1yv3m
    @user-yr9yz1yv3m23 күн бұрын

    Hal mar aan kusalino nabi Muhammad scw scw scw

  • @user-qg7rl6yu4m

    @user-qg7rl6yu4m

    23 күн бұрын

    Scw scw scw❤scw scw scw❤scw scw scw❤scw scw scw

  • @fadumojama22
    @fadumojama2223 күн бұрын

    Ilahay haunxariisto Hooyad qalbiga hauqabojiyo amiin

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi79123 күн бұрын

    Allaha unxristo wiilasha hooyo daa qeer allaha abaalmariyo janno frdwsa al aclaa djmnten intii pslmah illheey ha inagacwada abaalmariyo allhumaa aamiin yrabbii aamiin

  • @GOLELYRICS
    @GOLELYRICS23 күн бұрын

    Niyow si wanagsan baa wax noogu soo gudbisaa allaah Haku sharfo ❤

  • @Cabdiraxmanka
    @Cabdiraxmanka23 күн бұрын

    Ilahow hoyada ilmaheda ka dhinteen unaxariisto iimaan wanagsan sabar iyo iimaan alla hakasiiyo

  • @user-gc4ni9lk2i
    @user-gc4ni9lk2i23 күн бұрын

    Masha allaah waa hooyo iimaan leh allaah haku barakeya hoyo

  • @user-xt3yf2wr8m
    @user-xt3yf2wr8m23 күн бұрын

    Alle ha unaxariisto hooyo wiilasha Adi gana qalbiga alle ha kuuqabojiyo hooyo MCN ❤❤❤❤

  • @faizaabdulla3604

    @faizaabdulla3604

    23 күн бұрын

    Asc allaha unaxar8si hoyo qalbaga allaha kudajiyo Samir iyo inan allaha lasiyo hoyo aamiin yarabi

  • @abdallabro11
    @abdallabro1123 күн бұрын

    Ina lilaahi waina ilayhi raajicuun Allah unaxariisto

  • @NuraOmer-ek9zm
    @NuraOmer-ek9zm23 күн бұрын

    Weligeeyga aan ku fekeri jiri hadalkaano kale in li ii weydiiyo waxaan ku jabaabi lahaa inaanu xur aheen wiilka wuu saxanyahay😢

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel665323 күн бұрын

    Hooyadaa iimaanka badan Allaah hasiiyo bedel khayir qabah iimaan kanah ha u adkeeyo aamiin aamiin yaarabi ♥️🌿♥️🌿♥️🌿♥️🌿♥️🌿♥️🌿♥️🌿♥️🌿

  • @user-st7vy8tt2i
    @user-st7vy8tt2i23 күн бұрын

    Inaalillaahi wainaa ileyhi raajicuun yaa rabi u naxariiso allayaa raxma raaximiin.

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q23 күн бұрын

    Wcs walalkey zaki Yare allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh hoyo macan waala xumahy miskin wilshas allhu naxristo jantufardowsa Allah haka warabiyo Amin Amin amiin amiin yaa raabi

  • @mamaduaa477
    @mamaduaa47723 күн бұрын

    Ascwb maashaa Alaah iimaanka alaha ku Sugoy janada Alaha geeyo wiilashaada marxuumiinta adigana janada Alaha ku geeyo

  • @umuabadi
    @umuabadi23 күн бұрын

    Zaki. Waaku salaami. Habo maamada allaha. Uziyaadiyo. Samirkeeda. Illaahay. Ha ucawad. Celiyo

  • @husseinyussuf7117
    @husseinyussuf711723 күн бұрын

    Allaha u naxariisto wiilasheeda runtii waa Hooyo iimaan leh mudan in lagu daysado ❤❤❤❤

  • @user-pf7lu6zr4m
    @user-pf7lu6zr4m23 күн бұрын

    ilahayow unaxariso hoyo wiilasha adigana qalbiga haku qabojiyo😢😢😢

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa771723 күн бұрын

    Allah ha unaxariisto

  • @yawaayehee4125
    @yawaayehee412523 күн бұрын

    Aamin aamin saber iyo imaan ilaahey haka siiyo hooyo

  • @ruqiyaabdulle4618
    @ruqiyaabdulle461823 күн бұрын

    Run badanaa waaba wiil yare, Allah ha ku xafido.

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v23 күн бұрын

    QOF DALKISA JOGA WU HADLI KARAA CALI QADAAB WU SAXSAN YAHAY E DOWLAD GAALO USHAQAYSU HOOS JOOGA MUSIIBO ALAHA KU RIDO AAAMIIIIN

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim100323 күн бұрын

    Allaha u naxariisto wiilashas adigana illaahay iimankaas saalixa ee alle kusiiyey allaha kuusiyaadsho aamiin yaa allaah

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed77023 күн бұрын

    Qofka aaminsan in qaniisnimo laguhelaayo isbuucii 25kun dolr waxba kamajiraan ee caruurta hanaga fadareynina Xitaa taa kuwa filimada kasameeyo ayn heli karin lacataas ayshegayaan

  • @xalimomaxamed2555
    @xalimomaxamed255522 күн бұрын

    Alaha unaxariisto ilaheyna sabar kaasiiyo❤

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v23 күн бұрын

    DADKU MAY MUDAHARAADAN AGOON CAAWIYO CALI QADAAB ALOOW CADAWGA KASOO DAA

  • @IlhanAhmed-k9d
    @IlhanAhmed-k9d21 күн бұрын

    somalida waa in ay bartaan free of speech qof kasta waa in uu ka hadli karaa mooqifkiisa .

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr23 күн бұрын

    Qadaad weyen Habalihii baa Xalane Galay Hadana wiilashii baaku dsrmay Intaa bada Lughaya ka haleysan Futada Wiilasha Xalane ka Xoreeya Gun yahay

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp23 күн бұрын

    wanaagn asxaabta Aallah ha u naxariisto Aamiin

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr23 күн бұрын

    Hooyadani Run baye sheegtay dowolada Hawiye Hadhacdo

  • @lulaa1113
    @lulaa111323 күн бұрын

    Soomaali xor ah ma jirto itoobiya iyo keenya ayaa laga maamula qof walba oo caqli lehna waa ogyahay maan gaamna looma baahno

  • @HassanYoussouf-ms7xj
    @HassanYoussouf-ms7xj23 күн бұрын

    asc samit iyo imaan allahaKasiyo

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed517023 күн бұрын

    naayaa wiilkaaga adigaa akhlaaqda kaxumeeyey maxaa kakeenay soomaaliya xormaaha waa hadal xun ee kadabaasha saxwaaye inlaqbto wixii dawlada halga qabto ciidanku waa heegan sidii horemaaha haku sirmin inaadeer

  • @user-yk3wb7uu5s
    @user-yk3wb7uu5s23 күн бұрын

    Satir allaha ka sidor allaha ha u naxariisto

  • @shamsaabdullah3308
    @shamsaabdullah330823 күн бұрын

    Xasan isgaa duunuub luguxi kujiro sabab too aha markaste xumaan tiisa ayuu narkeenin

  • @OsmanAbdi-fm5on
    @OsmanAbdi-fm5on22 күн бұрын

    Scw scw❤

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q23 күн бұрын

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @faisaabdulahi8264
    @faisaabdulahi826420 күн бұрын

    Hassan Sheikh waa tuug tuug kale jirrin lacagta ayuu afka marsadaa lacagtii loogu talo galay ayuu afka marsaday calool dheere wax runta u sheega ayuu waayey kuwa madaxdoo dhan lacagaha ayey afka iska mariyaan ilaahay waxaan uga baryaayaa inay wada dhintaan waa tii lalahaa soomaaliland ayaa dad xirxirta hadda kuwaan ma soomaaliland baa sow xamar maahan gabadhaasi waa runteed waa wada qabyaaladiiste soomaaliya xor kuma jiraan Waa wada nahaabiin ilaahay baa naga soo waday walaahay alxamdullilaahi rabil caallamiin

  • @user-ex6jv5eh7m
    @user-ex6jv5eh7m23 күн бұрын

    Wlhi wa dhib hadiiba qofka hadiiba kahadli karin fikirkisa wax cadalad ah kama jirto somalia

  • @Umumaxamad1
    @Umumaxamad123 күн бұрын

    Abaayo sport iyo ciyaara kale midna ma caawinikaraan dhalinyarada ee waxaa kaliya ee umada dhan caawini Karo waa diinta islaamka ee ilmihiina diinta bara diintana macnaheeda maaha quraan aan macnihiisa la aqoon in aad ku dhameysaan dib ha leysugu laabto adiga 10 sano wax baraarujinaayey ma ka faa'day 2 ilmaa lagaa dila sababta waxey tahay furihi badbaadada ma aadan helin weli soomaalida kalena waa kula mid illaa in uu ilaahey u naxariistay maahee

  • @jibrilculusow5413
    @jibrilculusow541323 күн бұрын

    Daalimwaaye halahaayo

  • @user-qk6ll2jv3j
    @user-qk6ll2jv3j23 күн бұрын

    Scw scw scw

  • @user-vv4ng2bs7d
    @user-vv4ng2bs7d23 күн бұрын

    Dadkaanan ku aqoon war kaagey kaxun yihiin laakiin dadka ku yaqaan wey og yihiin waxaad tahay ......

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr23 күн бұрын

    Free Free Free Qadaad weyen kiintii Waa baraten Free Cali khadaab

  • @user-ef3ve9ry3g
    @user-ef3ve9ry3g23 күн бұрын

    Zaki waa ka shakiyey.

  • @user-oh2kl2xr7b
    @user-oh2kl2xr7b23 күн бұрын

    Wa run somalida keliya lagu dila no indian China jameykan yaab

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed935223 күн бұрын

    Waa runtii wiilkasi gumaysina kamaqna ilahay ha u gargaro

  • @user-pw2ho7lu2t
    @user-pw2ho7lu2t23 күн бұрын

    Hee isaga isukudiray lacag ban haysta madhihino lacageyrabane hasiyo nohboliska

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr23 күн бұрын

    Waxa lagu dilay weye ogtahay daraag Dhiilar dil ama jeel baa u dabeeyala Hooyo Allah haw gargaaro

  • @umuabadi
    @umuabadi23 күн бұрын

    Wiilkaan. Ashraf. Hadii ay Dhaqaatirtu. Cadeeyaan. Hala marsiiyo. Sharciga.

  • @HamdiAhmed-te5kx
    @HamdiAhmed-te5kx20 күн бұрын

    Shankun maqatan ee hal kun ay qatan. Shaqadii way xumatay

  • @Cadar49
    @Cadar4923 күн бұрын

    Nageeye ba sidaas ayuu noogu dul sarbeebi jiray laga yaabee ninku waa shabaab qarsoon hala soo baaro

  • @bongasasa3895
    @bongasasa389523 күн бұрын

    Xalane is not easy! Wa goob aan caadi aheen! Ciyaal un aa kusi qulqulo why I wonder

  • @user-qg7rl6yu4m

    @user-qg7rl6yu4m

    23 күн бұрын

    Dowlada xasan xaraash waa ugu wacan inay qowmuluudyaashu ku Soo Bataan Xamar,oo dhalinyaradii gabdho Io wiilalba xalane bay kusii qulqulaayaan baa la leyahay waa yaab, waxaasr waa Laga ladnaa waa wax inagu cusub, shacabku maka hadli waayeen faasuqa koonfurta kuso badanaayo oo dhalinyaradiina ku daydeen,meesha xalane la dhaho xitaa dowlada wax ma ka qaban weyday meesha shacabkii somaliyeed lagu fasahaadinaayo?mise raali bay ka tahay?

  • @aweesahmadmohamad
    @aweesahmadmohamad23 күн бұрын

    cadenta na tus sxb ilmo yar yar hadal koda hano kenine asheaf inta ow lacag ah intow ka kenay adiga yutub ka hadla intas oo lacaga ma ku adegta

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin72123 күн бұрын

    Nebi Muxammad baa ooyey markuu ilmihiisu dhintay. Markaa dareen caafimaad qabo ma aha.

  • @InaIdle

    @InaIdle

    21 күн бұрын

    Yes waa caafimaad ilmada dareenka lkn waxaa macquul ah inay kasoo dharagtay ooyin

  • @hindiafsomailah
    @hindiafsomailah21 күн бұрын

    Kan hadlayow adiga ku xigo ashraf

  • @xalimomaxamed2555
    @xalimomaxamed255522 күн бұрын

    Weekuqaldanyihi inee xiraan

  • @sahroali2547
    @sahroali254723 күн бұрын

    Swc Swc Swc Swc

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v23 күн бұрын

    WEY ISKA CADAHAY ASHRAF IN LAQABO O U DHALIN YARADA DUUFSANAAYEY OU WALIBA SOMALIDA KU CAAYAY FAQRI AYAAD TIHIIN QOWULUUD ADUNYU DOORTA QOFKA XALASHA AHNA SABIRKU DOORTA SIDAA AWGED LACAG INU UGATAY DABADIISA WEY CADAHAY

  • @user-qk3lx2kh2q
    @user-qk3lx2kh2q23 күн бұрын

    Qafka qalad kiisa hadii laqiimeynayo Wanagiisana maxaa loo qiimeyn wayay

  • @user-kf4yu4ue3s
    @user-kf4yu4ue3s23 күн бұрын

    🤔🤔🤔

  • @user-pc2cn5cv1j
    @user-pc2cn5cv1j23 күн бұрын

    🤲🤲🤲🤲 6:50

  • @jibrilculusow5413
    @jibrilculusow541323 күн бұрын

    Samafal Alshabaaba uKoriya caruurta Marka ayqoriqaadikaraana howshooda qabsada Reermuqdisho indhafurta Noocwalba ayaalaidinku Babi inayaa Samafale Garbahaarey iyo meelahooda hageeyo

  • @Cadar49

    @Cadar49

    23 күн бұрын

    Macquul rayigaada hala baaro ninka marabno nageeye kalee

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq23 күн бұрын

    Xasan dhiiqoow wiilkaas Xaqdaraa lagu Xiray, Subxaanallah ilaahay haka badbaadiyo Cadowga, Xasan Madherge iyo Xulufadiisa😡🤔🙈

  • @safiasheikhahmed5170

    @safiasheikhahmed5170

    23 күн бұрын

    xasan waa madaxwayne ee xishhooda reer oo yaye markay madax dalka kayihiin habi marka qofkale xukunka hayana habaar iyo baroor yaahuu

  • @AbdiYare-d3q
    @AbdiYare-d3q23 күн бұрын

    Wxn aad meesha lasoo fadhiisaty naar afuuf

  • @sundusahmed-ng7gj
    @sundusahmed-ng7gj23 күн бұрын

    War run ah inaad hesho similar ayad ùbaahan. Tahay

  • @user-xn6ld2ls7y
    @user-xn6ld2ls7y23 күн бұрын

    Xur.manihiin

  • @user-wd2kk7ky9u
    @user-wd2kk7ky9u23 күн бұрын

    Warun warka gabada

  • @jibrilculusow5413
    @jibrilculusow541323 күн бұрын

    Farmaajo Hakuwaso dheh qasiisada

  • @user-fm5tr1ri4l
    @user-fm5tr1ri4l23 күн бұрын

    Asc wr wb

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v23 күн бұрын

    Jaajuus loose diray Waayo maalin walbaa dad aya dowlad ku sheeg caaya owaxay doonaan sheega

  • @dekaltoss1129
    @dekaltoss112923 күн бұрын

    Wa sax waa inaa laxidhaa ninkan fikirkiisu waa qalad

  • @lulaa1113

    @lulaa1113

    23 күн бұрын

    Adigu gurgutuurte miyaad la casheysaa mise shaqaalaha xalane ayaad ka mid tahay

  • @user-oh2kl2xr7b
    @user-oh2kl2xr7b23 күн бұрын

    Wa Hal Malin weye dulqado

  • @aragsan5690
    @aragsan569023 күн бұрын

    Boosaaso geey.

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar962023 күн бұрын

    Inlaxiro waamudnaay 1da luulyo kama ciyaarno

  • @SurprisedSkeleton-sd2eg
    @SurprisedSkeleton-sd2eg23 күн бұрын

    Waxaa macquul ah ma ahane wax cadeyma mesha kuso qorte wax caadiya noo sheeg yahu beentaa kugu nacay wlh uf

  • @user-mn7gx9tm9d
    @user-mn7gx9tm9d23 күн бұрын

    Waa Allshabaab Booyadiisna baa beenleey Waana qsbaalasiite habartani Halsoo xidho Ayada Oday Mariixaan haduu meesha Fadhiyo Somaliya waa xur Hadii oday reer kalaa fadhiyana Xurmaaha Somaaliya, kkkkkkkkkk

  • @safiaali8695
    @safiaali869523 күн бұрын

    Wuu edabdaran yahay saas moo wada u mari lahaa hadey wadanka xor aheen hala xiro edabna halabaro.

  • @Gulmudagirl
    @Gulmudagirl20 күн бұрын

    Wawareey warkana halaqabto subxaanalaahi warmaxaakudhacay wiilashii soomaliyeed subxaanalaahi markale aarkii madobaa masidaan baa u danbeysay nimankii gaal Cade iyo gaal madowba aay gacmaha katagteen mawaxaan bay dhaleen ilaahow nacaymi 😡😡😡🤮🤮🤮😡😡🤮🤮😡

  • @fathiyayusuf1332
    @fathiyayusuf133223 күн бұрын

    Habarta qaylinaysa wiilkeeda afkiisa in ay edab bartay ahayd dawlada caydeeda wiikaga ku helimaysid.

  • @suslcbjussuslcbjusj3528
    @suslcbjussuslcbjusj352823 күн бұрын

    Waxadsheegdaigraanmadsheegdid

  • @zainab4280
    @zainab428023 күн бұрын

    Putllaan gayo

Келесі