ashraf dhaqan xumadisa kashifmey sababata xabsiga lo dhigey o dhibatey ilmah

#Subscribe #Like_iisaar_Codsi
Walaal Channelkaan Waxaad Kala Socon Doontaan Barnaamijyo idiin Cajab Geliya Lasocod Wanaagsan

Пікірлер: 33

  • @saynabjama8160
    @saynabjama816027 күн бұрын

    Qalbi jilc Sanaa hooyo ceebta ilmaheeda hore uma ogaan karto wilkan haduu ceeb lahayn ilahay havari yeelo haduu galayna ilahay ha soo hadeeyo

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo537129 күн бұрын

    سبحان الله dhalintii somali ma ashraf beey tageraayasn

  • @fardowsaelmi8475
    @fardowsaelmi847529 күн бұрын

    ASC WAXAA KAHADLEYSAA KAFIIRSADA HALKEE AYUU KAKEENSY 25000 WUXUU FAAFINANAY FAKIR XUN

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo537129 күн бұрын

    War ninkaas iyo kuwa la mid ah Alle umada ha ka qabto

  • @Jamac20
    @Jamac2028 күн бұрын

    Waa khaniis tilaabo halaga qaado

  • @hamdiali3480
    @hamdiali348028 күн бұрын

    Gabar iney kuusameeso wajiga waa qalad

  • @Ayyaan1986
    @Ayyaan198629 күн бұрын

    So are they mean to tell us that he was arrested because he makes 25k a month and he refused to share it? Make it make sense.

  • @hindaawad1234
    @hindaawad123429 күн бұрын

    Ninkan ninka laxiray xiriir buu lalahaa. Waayo wuu difaacayaa far baa kugudan😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @HERSIGROUP
    @HERSIGROUP28 күн бұрын

    Its Somalia it dont surprise me! A nation with no hope! #FreeEAshraf!

  • @Ayyaan1986

    @Ayyaan1986

    28 күн бұрын

    @@HERSIGROUP exactly 💯, full of haters.

  • @namiup0274
    @namiup027429 күн бұрын

    Bani aadamku waa uu qaldami karaa

  • @abdifatahjamaalalzubeydi4432
    @abdifatahjamaalalzubeydi443228 күн бұрын

    Aj novelka abi ahmed ayuu rabaa inay marry mareykan siyaan

  • @SinaloZono
    @SinaloZono29 күн бұрын

    Dejey diinta kaxishow

  • @namiup0274
    @namiup027429 күн бұрын

    War maraykan maxaa kaa galay muslim baanahay

  • @namiup0274
    @namiup027429 күн бұрын

    Sax dawla du waa ku saxanttahay inay baarto

  • @maryammohamed1788
    @maryammohamed178829 күн бұрын

    Xasan shiikh isagaa saxiixey xalane Maxaa looqasadey balamaanka

  • @hanafmohammed709
    @hanafmohammed70928 күн бұрын

    War ninkaan difaacayo ninka dhaqanka xun sameenayo waa cajaaib ninkaas dhaqanka xun waa in lala dagaalamo . Amirika ayaa joogana oo waa xor anagu marna ma ogalaanayno . ALLAH KA CABSO OO XAYESIINESID JOOJI XAGA HOOYO HANA KA SOO GALIN NIYOHOW GABDHA DHAAF hawareerini

  • @maryami2299
    @maryami229929 күн бұрын

    Adinkaa waxkale iska dhigaysaan soomaaliya kumiidna soo jirin miyaa 24 qof Afrika Orhan lama soodaayo ciyaarta dadka ka daaya dhaqan xumo buu waday zalen ana wuu galaa muxuu ka qabtaa Waa nin xamar kale ku nool

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo537129 күн бұрын

    Hoyo war ma hayso wilkaasi sharbuu wadey

  • @Umusamsam24
    @Umusamsam2429 күн бұрын

    Wll maxa lo xiray un ba diri waana cadahay waxa lo xiray nin is qalqalocina afka roseto marsana maxa waye ma wilasha kale La xiro

  • @maryami2299
    @maryami229929 күн бұрын

    Wiil rooseeto marsady oo iswalsaqayo bay leedahay Waa shiiq ma shiiq baa is walaaqa oo dhar ninkii ah xirto

  • @faisaabdulahi8264
    @faisaabdulahi826429 күн бұрын

    Scw soomaalia waxaan uga yaabay maxaa xalene ay u degen yihiin gaalo sababta maxaa keenay inay gaalo dhex degen yihiin gaalo sababta maxay Tahay waxaa la i leeyahay dowlad baa ka jirta aaway dowlada ka jirta dowladi hore caddaan maysan joogin xalane gaalo ah Dadka ka soo baxa Dugsiga dhexe ee loo tababaraayo macalinimada ayaa lagu xarayn jiray iyo Dadka Dugsiga sare ka soo baxa ayaa saddex bilood lagu tababari jiray marka dowlada hadda jirta why ay u dejiyeen dowladu ajaanibka maxay uga rari waayeen ilayn waa dhul soomaaliyeede subxaanallaahiye marka soomaalidu iyadaa isku xoog Badan sow maahan ajaanibkaan gurigaaga wax walba ku samaynaayaa soomaalia way u dhamaatay walaahay

  • @maryami2299
    @maryami229929 күн бұрын

    Gabadhaan kaa da an nin is walaaqaya Niman qaniisyoahna fiirsanayo naag buu u egyahay ya lion in layswaaqo ma aha naag buu u egyahay

  • @maryammohamed1788
    @maryammohamed178829 күн бұрын

    Xasan dhibka

  • @saynabjama8160
    @saynabjama816027 күн бұрын

    Waar ilahay kabaq ninkan haduu danbi lahayn waa lasoo dayn maxaad buu buuninaysaan waa lahubsanayaa dhaqankana waa waa la ilaalinayaa

  • @abdifatahjamaalalzubeydi4432
    @abdifatahjamaalalzubeydi443228 күн бұрын

    Anaga mreykan Ayan joga kurafo

  • @nasrahabiib7105
    @nasrahabiib710529 күн бұрын

    Kuwa hay adaha ushaqeyo xata 25kun mushar ma uqatan

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo537129 күн бұрын

    Dadka xun ha tageerin waa danbiili xun umada ha laga qabto

  • @saynabjama8160
    @saynabjama816027 күн бұрын

    Yaan lagu dagdagin wixi lagu xidhay way cadaan doontaaye haku dagdagina kolay isjajabiskiisa iyo shaqada dumarka iyo wuxuu udhaqmaayo sida dumarka wadankani waa dad muslima wixii dhaqanka biinaaya waa laga hortagayaa ninkaagan wax walba caadi baad u aragtaa hadaba dalmuslina wax walba looma ogola hana difaacina noocaas ookale dhaqanka islaamku ma ogola ninkaagan odoodayaw hadan baabin ilahay baa og wuxuyahay cadayntuna way iska iman

  • @maryami2299
    @maryami229929 күн бұрын

    Sirdoonku wax buu arkay nin khaniis ya da daawanayay xalana na gala socodkiisa iyo qaabkiisu nin la isticmaalay buu u egyahay qaabkiisa iyo lacagta aan laga naxayn Wiil Asha in ay sooraacaan baa Labada lacag saaida buu sheegay in bishii soo gasho xalanuu galaa

  • @hamdiali3480
    @hamdiali348028 күн бұрын

    Sax

  • @maryami2299
    @maryami229929 күн бұрын

    Sirdoonku wax buu arkay nin khaniis ya da daawanayay xalana na gala socodkiisa iyo qaabkiisu nin la isticmaalay buu u egyahay qaabkiisa iyo lacagta aan laga naxayn Wiil Asha in ay sooraacaan baa Labada lacag saaida buu sheegay in bishii soo gasho xalanuu galaa

Келесі