ASAD KOKO SIRTA TALEEFANKAAGA NA TUSI WAXA KUU QARSAN CEEBEEY TACAAL😂

Пікірлер: 323

  • @Nalkanur1234
    @Nalkanur12346 ай бұрын

    Koko caqligaan kujeclahay wllhi saas lee kaarabaa koko😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman2626 ай бұрын

    Alla Amiiraay saa ugu farxo markaad video hore usoo galiso teeda kale hambalyo 750k ayaa ku dhacday 800k 50k bas ayaa ka dhiman team Amiira is not easy

  • @LaylaZahiid

    @LaylaZahiid

    6 ай бұрын

    Insha Allah intah ramadaanka lagaarin 800k urajeen sher tah wax badan u taabtah markaas laga yaabah ineg garto❤ amiira we love you🎉

  • @luqmaanyuusufxasan4060
    @luqmaanyuusufxasan40606 ай бұрын

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😔😪🙏🏿

  • @MustafCraxman
    @MustafCraxman6 ай бұрын

    Kusaliya xabiibkeena Muhammad scw ❤

  • @sacdiyasiman2438
    @sacdiyasiman24386 ай бұрын

    Caawa waa soo dhaqsatey Thanks Amiiradeena❤

  • @elyaselyas167

    @elyaselyas167

    6 ай бұрын

    Haa

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its6 ай бұрын

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️

  • @Ashaaa123Abdulle-fu7fl

    @Ashaaa123Abdulle-fu7fl

    6 ай бұрын

    Koko bule kgs kuga soo sàlama iskaamow ahay 😅😅😂

  • @WardoYuusuf-hq5zr

    @WardoYuusuf-hq5zr

    6 ай бұрын

    Scwscwscwscw scwscwscwscw

  • @Alisha847
    @Alisha8476 ай бұрын

    Ceyda labadan bari intuuu ka baxay yaaqeeee familka inuu social media ka deeysto u fiican oo asxabtiisa wax la duubo 🥺😔

  • @Nalkanur1234

    @Nalkanur1234

    6 ай бұрын

    Saga bartiisa ugu sheeg noh meeshaan amiiraa leh 😅

  • @Barwaaqo114-rz6xp

    @Barwaaqo114-rz6xp

    6 ай бұрын

    Jaamacadaa ewel uxirneed hada wey ufurantey waalidkisna wayjoogaan marka waqti badan mahelaayo

  • @Alisha847

    @Alisha847

    6 ай бұрын

    @@Nalkanur1234 😂😂😂cayda iyo amiira waa iii hal ani hoooy idaa warka ha igu dhajine wara isoo riiiixaye

  • @user-ld6jn7wn2g

    @user-ld6jn7wn2g

    6 ай бұрын

    Family kulaha ceyda Amira waydalikata 😂

  • @Alisha847

    @Alisha847

    6 ай бұрын

    @@user-ld6jn7wn2g fudeed badnida ado qoralka fahmin ba iska naac leedahay😂😂😂 ,mideda kle da’doda ya ku dirsaday ma habartod ba kaso hoos qaaday 😁

  • @umuudaadir7034
    @umuudaadir70346 ай бұрын

    Amiiro caawa waso dhaqsate keep going haween walibo xilligan soo gali❤

  • @czaanyo4
    @czaanyo46 ай бұрын

    Àsaxaabta amiira ayeeyday ayaa dhimatay iigu soo duceeya wll😢

  • @LaylaZahiid

    @LaylaZahiid

    6 ай бұрын

    Allah hau naxariisto🥺 walaalo❤

  • @CookwithMaria944

    @CookwithMaria944

    6 ай бұрын

    Ilaahay ha u naxariisto🤲🤲🤲

  • @user-mj8nt3qr9l

    @user-mj8nt3qr9l

    6 ай бұрын

    Illahay Ha Una xariisto😢 walal❤

  • @Gabdhaha-Muslimaadka
    @Gabdhaha-Muslimaadka6 ай бұрын

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @LaylaZahiid
    @LaylaZahiid6 ай бұрын

    Amiira qurux illahay hanoo kaadayo xbti❤🎉 waan kujeclahay ilhay dartiis

  • @king_amiid
    @king_amiid6 ай бұрын

    Team 27 on like❤

  • @fatimaibra3819
    @fatimaibra38196 ай бұрын

    Woww Amiiro cawada wax masoodhigeeso ladhahaayi mahadsanid abyo mcn

  • @user-uj8pd6wk8i
    @user-uj8pd6wk8i6 ай бұрын

    Anigo ca jisna yutpka iska firye miss amira video so dhigteey thanks aqawana

  • @Najmamohamout
    @Najmamohamout6 ай бұрын

    Amiira qabo dalxiiska koko ku waddaysay was hadad iqimynaysid teamkaga waliba taager wayn ayaan ku ahay❤❤

  • @user-qb9ns1fc2w
    @user-qb9ns1fc2w6 ай бұрын

    Walaalahay qaali aanku salino nabigeena Muhammed scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤

  • @muhubaMaaalim
    @muhubaMaaalim6 ай бұрын

    750k wooow❤ finally 800k is coming keep going amiiroy❤❤

  • @Deeqfaarax1
    @Deeqfaarax16 ай бұрын

    KU SALI NABI MAXMED CSW ❤❤❤❤

  • @sagalahmedcade834
    @sagalahmedcade8346 ай бұрын

    Cawa ma talantigiba kadha maday bilaa macni waxa kale maad wayday 😂😂😂😂😂😂

  • @TahliiLAhmett
    @TahliiLAhmett6 ай бұрын

    Allah is One propHeTt mohamed scw❤😊

  • @Zakzenastar
    @Zakzenastar6 ай бұрын

    Amira qurux in the building cummer,cimran iyo adnan kuu fcna 😂😂 daadka soo qaabo amiroy keep going coming soon 800k soon ❤

  • @Farhia110
    @Farhia1106 ай бұрын

    Ku sali nabiga Mohammed scw ❤❤❤

  • @Mandeeqa

    @Mandeeqa

    6 ай бұрын

    Scw

  • @user-qy9jy7oe8l

    @user-qy9jy7oe8l

    6 ай бұрын

    Scw❤

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds6 ай бұрын

    Amiiro qurux wlhi waxaaa thy queen 👸 of youtube. 🤴 🎉 come on 800k ❤

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed91096 ай бұрын

    Allah is one ❤❤

  • @Ikraaniitahttps
    @Ikraaniitahttps6 ай бұрын

    Wir dhaha anaa u horeeya waayo anaa idinka soo hor maray waayo😂😂

  • @kingceyda-nl7kr
    @kingceyda-nl7kr6 ай бұрын

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohamed ❤salallahu calayhi wasalam ❤😢

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy6 ай бұрын

    Amirooo😂txn abyo❤cawa dhaqso so dhigtey

  • @arfornhade1598
    @arfornhade15986 ай бұрын

    Amira qurux pranki kusosame mahamed cade plz😂❤❤❤

  • @queennadia4390
    @queennadia43906 ай бұрын

    Amira qurux keep going my sis ❤🎉🎉🎉 coming soon 800K insha Allah ❤❤❤

  • @hibamohamed1728
    @hibamohamed17286 ай бұрын

    Amiiradeyda thanks xppti ❤️ caawa waa noso dhaqsatay

  • @isaxaqaxmed-ue2zq
    @isaxaqaxmed-ue2zq6 ай бұрын

    asad kaftankiisa beela ah waa taageeraa legendkaas wllhi iyo idinkoo idilba alle ha idin sharfo

  • @Amiira252
    @Amiira2526 ай бұрын

    Ilaahey hadaa jeceshahay like saar ❤❤

  • @Mumtaazyyyy
    @Mumtaazyyyy6 ай бұрын

    Amiira qurux qosol wanaag❤❤❤❤

  • @khadrayurub9523
    @khadrayurub95236 ай бұрын

    Amiira qurux keep going wllshy ❤

  • @Fariiha924
    @Fariiha9246 ай бұрын

    Illaheyyy dartiis ku jaclahy walhi amiira❤

  • @nuuraabdilaahi9193
    @nuuraabdilaahi91936 ай бұрын

    Come soon 800k amiira qurux ❤

  • @soumyos7802
    @soumyos78026 ай бұрын

    We love you from Djibouti 🇩🇯❤

  • @user-kz8nt8xh5c
    @user-kz8nt8xh5c6 ай бұрын

    Teamka aan kufaano qab qab waan kuwataaaa❤❤❤❤❤❤ on the way Malaysia 🇲🇾 ❤❤❤❤❤❤

  • @user-qn7vz1se2e
    @user-qn7vz1se2e5 ай бұрын

    Amiira cawa wey idin gaday Asad iyo koko 😂😂😂😂😂❤❤❤🎉🎉🎉😂😂😂

  • @user-il1cp6pt7h
    @user-il1cp6pt7h6 ай бұрын

    Amiira qurux video ciyoo noo soo gali😊❤

  • @khadraaxmed4578
    @khadraaxmed45786 ай бұрын

    waaw xiliganaa thanks quruxeey ❤❤❤❤ hore usoco

  • @user-zd7ts6si1e
    @user-zd7ts6si1e6 ай бұрын

    amiiro walashe insha allàh waagare 800k

  • @user-mc5in9mf6g
    @user-mc5in9mf6g6 ай бұрын

    asxby aan gaarsiino amiiro 800k please wax yar Lee uhartay❤

  • @user-ur9sc2db5e
    @user-ur9sc2db5e6 ай бұрын

    Malmhn wlhy xilli hore soo dhigta keep going

  • @KirKac-xh1fp
    @KirKac-xh1fp6 ай бұрын

    Anaa u'horeeyo amiro😂😂

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho37426 ай бұрын

    Keep going amiira ❤ asad funyy 😂😂😂

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k6 ай бұрын

    Boqoradeni cawo wanosodhacsatay walahi hori usoco aqwan insha alahu 800 wankuwata

  • @user-pj2oq5bs3d
    @user-pj2oq5bs3d6 ай бұрын

    Caawa waa soo dhaqsaty tanks 8ook👈

  • @hamdaa8740
    @hamdaa87406 ай бұрын

    Cawo walaso dhakhsatay amiira video ❤❤😊

  • @aminaelmi5401
    @aminaelmi54016 ай бұрын

    Allah is one ❤

  • @AishaFarah-qv7ej
    @AishaFarah-qv7ej6 ай бұрын

    Hyh amiiro sheekadha cimraan iyo ayaanita maa bilawdhey ceebey tacaal maxaa wye waxbo malagutusinin bee 😂😂

  • @ayaaniitomoha
    @ayaaniitomoha6 ай бұрын

    Cawa waso dhawsatey tanks yaqey 🎉❤😂

  • @Kunin7
    @Kunin76 ай бұрын

    Ku sallli nabiga scw

  • @saharaahmed9269
    @saharaahmed92696 ай бұрын

    😂😂 big fun sofirsatha routine bu sodigey

  • @MuuseAbdimuse-fn1yf
    @MuuseAbdimuse-fn1yf6 ай бұрын

    I LOVE ❤ TEAM 27 😂😂

  • @fathiupdi3497
    @fathiupdi34976 ай бұрын

    Keep going sis❤❤❤

  • @siciidali4034
    @siciidali40346 ай бұрын

    Maansha allah dadkan waa isku faraxsan yihiin farxada waligiin idinkama dhamaato insha Allah 😅😅😅😅😅

  • @elyaselyas167
    @elyaselyas1676 ай бұрын

    800 coming soon InshaAllah ❤️❤️💪💥

  • @Ugbaadindhojacayl
    @Ugbaadindhojacayl6 ай бұрын

    Common soon 800k❤

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe12736 ай бұрын

    Keep up ⬆️

  • @mariayusuf2614
    @mariayusuf26146 ай бұрын

    Cumer iyo ceyda ka sodhig😂😂😂😂😂😂

  • @xaawoalimursal-om2np
    @xaawoalimursal-om2np6 ай бұрын

    M.a ❤❤❤ keep going

  • @AyaanAbdullahi-hz1mi
    @AyaanAbdullahi-hz1mi6 ай бұрын

    750k wa gaarte waxa sugnaaba waa 800k I.a ❤🎉

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen83456 ай бұрын

    Www cwa wa so dhaqsatay Amira 750k coming soon 800k

  • @yaxyemohamed4636
    @yaxyemohamed46366 ай бұрын

    Koko waxy qarinaysaa jaas fiqireedkii wax fahma idinku😂😂😂😂😅

  • @Mandeeqa

    @Mandeeqa

    6 ай бұрын

    😂😂😂😂

  • @saharaahmed9269
    @saharaahmed92696 ай бұрын

    Amiro coming soon 800k🎉

  • @hafsacaydiid6235
    @hafsacaydiid62356 ай бұрын

    Amiiro game AA rabnaaa wah sinoo dhaan 😂😂😂😂

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun17686 ай бұрын

    Amiiro ileen telephone ka ayay qax ku duubtaa aniga 😂imaad camera ku duubtid baan moodaayy😅

  • @naimadahir519
    @naimadahir5196 ай бұрын

    Asad kuu xiisny wlhi😂😊

  • @tuney.cabdulahi.
    @tuney.cabdulahi.6 ай бұрын

    Allah is One

  • @liibaancadde2731
    @liibaancadde27316 ай бұрын

    Balanta ma qadayo aniga 😂 wa janis

  • @queenruun9709
    @queenruun97096 ай бұрын

    Amiiro challenge yadii nosoo celi plz

  • @CaashoCabdinasir-qu4sv
    @CaashoCabdinasir-qu4sv6 ай бұрын

    Amirooy team 27 wxd kuso sameysa noloshada hal erey kuso Kooba dheh apyooh❤

  • @user-bm9io3xp9i
    @user-bm9io3xp9i6 ай бұрын

    Alaa alaa amira maxaad hada noo sheegtay 🤪🤪🤪😂

  • @user-ul4op4yw4e
    @user-ul4op4yw4e6 ай бұрын

    Amira Qurux❤

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef6 ай бұрын

    Amira qurux keep going ❤❤

  • @muniraquruxofficial2237
    @muniraquruxofficial22376 ай бұрын

    Amira qurux 800k 900k 😚1million is heeeeeèeer hada haa hada haa haa hada haa 🤣

  • @user-mx3li9wh5w
    @user-mx3li9wh5w6 ай бұрын

    waa hawinki uguficnaa cisho lama adimin sanlee ulasodhaqso haween kast

  • @user-pd8ex6tl8y
    @user-pd8ex6tl8y6 ай бұрын

    waa mid aad u qosol badan😂🤣🤣

  • @user-lb4ie9pp6i
    @user-lb4ie9pp6i6 ай бұрын

    Keep going sister amiiro❤

  • @cibaadonoor1508
    @cibaadonoor15086 ай бұрын

    Sir ma jirtee waa wax laysla ogyhy😅😅

  • @nehaaqueen
    @nehaaqueen6 ай бұрын

    Amiira love you hupi❤

  • @user-dl3tk5yg7z
    @user-dl3tk5yg7z6 ай бұрын

    800 camina sona🎉🎉

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed45306 ай бұрын

    Wow amazing keep going amira 🎉😂❤❤❤

  • @carafaadkaallu1985
    @carafaadkaallu19856 ай бұрын

    Ben been maku arkirabta sirta wa kaftandeee❤❤❤❤bay

  • @user-zp3eh7os4g
    @user-zp3eh7os4g6 ай бұрын

    Wcs abyo qali ah wan ku jeclhy

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman2626 ай бұрын

    Amiira next qofna haka soo dhigin waayo video gan markay caawa arkaan bay nadiifinayaan Delete meel kasta kkkkkk markaa war dhamaaday waaye hada 😅

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman2626 ай бұрын

    Amiira Asxaabta waa gaaday fiiri siday iskugu naxeen bisinka 😂😂 Asad meesha maxad ku ogtahay kkkkkk hadaa niiga yeelo habartaa u sheeg Amiira kulahaa 😂😂😂

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan6 ай бұрын

    Keep goıng sıs

  • @user-qj4sp6qd6i
    @user-qj4sp6qd6i6 ай бұрын

    Amiiradedi jah❤

  • @sayid5352
    @sayid53526 ай бұрын

    wilasha ana ka masul ah ma dawanayan so daya 😂

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey40836 ай бұрын

    Ayy cayow so dhigty❤

  • @user-kh2xg5jb1o
    @user-kh2xg5jb1o6 ай бұрын

    Amiira koko bulle ceyda parki jacayl 800k 1❤❤❤🎉

  • @Salaadoahmed662
    @Salaadoahmed6626 ай бұрын

    Behind the scene noo soo duub pls

  • @guleedyarecaydiid3928
    @guleedyarecaydiid39286 ай бұрын

    Amiira qurux 🥰🥰🥰🥰

  • @user-zu7mu1is1z
    @user-zu7mu1is1z6 ай бұрын

    Amiiro ayaantan video hor kama heeno waa cajisatay nagada waxaan video challenge noso same marabno waxaa

  • @SalmaMaxamed-kg9cn
    @SalmaMaxamed-kg9cn6 ай бұрын

    Caawa waa soo dhaqsatey

  • @user-kl4fb7xe5d
    @user-kl4fb7xe5d6 ай бұрын

    amiira qurux❤❤❤❤❤❤si qaasa kuujeclhy❤❤❤❤walasheey macanto❤❤❤

  • @user-kx7by4bj1r
    @user-kx7by4bj1r6 ай бұрын

    Ceyda iyo cumayr😂

  • @qalidanwar3511
    @qalidanwar35116 ай бұрын

    Routine koko 😂❤