ASAD HAGIO IYO ARIMAHEENA WALAALO MIYAA MISE SAAXIIB SHARAD LAGU KALA DHIKTAY

Пікірлер: 1 600

  • @kalsonidanafta1153
    @kalsonidanafta11534 жыл бұрын

    Cumar maxmed xaaji😳maaanta magacaad barty wlhiii arimaheen ku yaqaany uuunee. 👆intii ila midkaa farta sotaag

  • @mohacade6919

    @mohacade6919

    4 жыл бұрын

    🙋

  • @IFIYEMEDIACHANNEL

    @IFIYEMEDIACHANNEL

    4 жыл бұрын

    @@mohacade6919 Fadlan wll adigoo raaliyah #Subscribe ii saar wax dhib ah kugu ma hayso ana abaal aan la soo koobi karin baan kaaga hayaa ❤

  • @xamsemohamet9999

    @xamsemohamet9999

    3 жыл бұрын

    Me anba waan u aqaanay arimaheena

  • @carwocabdullahi3502

    @carwocabdullahi3502

    3 жыл бұрын

    walaal

  • @qaysgafo9458

    @qaysgafo9458

    2 жыл бұрын

    1111

  • @Score-live
    @Score-live4 жыл бұрын

    Inta ogaatay in arimahena cumar ladhaho plz like 😃

  • @mohamudbulle4266

    @mohamudbulle4266

    3 жыл бұрын

    Sweet love dheh Sweat waa dhidid

  • @carlozonline1467
    @carlozonline14673 жыл бұрын

    Wlhi iminka ogaadaY inaad wllo tihiin cidii iLa mid ah like saar 🙏😂

  • @zahradaahir7845
    @zahradaahir78454 жыл бұрын

    Masha Alaah laba Qof oo aad uqalbi fcn waxbadana aan kabarano oo waliba muhiim ah 1 Qiimaha walalnimada 2 is xaqdhowrka 3 ixtiramka 4 saxibtinimada qiimeheda 5 labada Qof ee walaha ah iney sxibo isu dhaw noqon Karan Runtii inta kumaso kobi karo waxan idin leyahay wada nolado nabad ku wara waxana idin rajeynayaa Hormar wacan dar darankinana waa on muhiim thank u so much ❤

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala84034 жыл бұрын

    Walalnimadu Wa wehel ILaahay ha isku kiin daayo ANU Wiil walal ah ma lihi ...😭❤ I have *14* Sister's Alhmdullilah ....🖤

  • @rozaaquen6978

    @rozaaquen6978

    4 жыл бұрын

    intaz aapa kaa pdn😍

  • @galbeedi-channel

    @galbeedi-channel

    4 жыл бұрын

    @@rozaaquen6978 Isar an wan ku saari waa balan subscribes

  • @shafaarmoha9479

    @shafaarmoha9479

    4 жыл бұрын

    Mnshllh tabaraka laah Nimcaa lale ku siiyey Alx dheh KD Lily

  • @galbeedi-channel

    @galbeedi-channel

    4 жыл бұрын

    @@abdiqafaar6834 Isar an wan ku saari waa balan subscribes

  • @galbeedi-channel

    @galbeedi-channel

    4 жыл бұрын

    @@shafaarmoha9479 Isar an wan ku saari waa balan subscribes

  • @esmahan143
    @esmahan1434 жыл бұрын

    There is no better friend than a brother, arimaheena and asad🤗🤗🤗🤗😘

  • @roodoroonvlogs2517
    @roodoroonvlogs25174 жыл бұрын

    Runtii walo id fahmay waa qali mash Allah farxadena Allah idin siyadiyo🤲♥️😢

  • @ilhanladanquween2313
    @ilhanladanquween23134 жыл бұрын

    Ani xitaa dadki shardkaa ah Lcg liiga qatay😭😭ycni wll ma ahin dhahay gawr wlasheyne wll wye idhahday masha Allah wlh sxptaa idin Moday masha Allah farxad ku waaro wlh wllo is jecel

  • @hamdaali2623
    @hamdaali26234 жыл бұрын

    Asad iyo arimaheen waaa wllo asxbta maxaa idinka qaldan inta ogaa inay wllo tahayeey likes isku muujiya ok 1Love💞💞❤❤❤❤💋💋

  • @abdulrahmanahmed743
    @abdulrahmanahmed7434 жыл бұрын

    I love you both for the sake of Allah walahi Family Rer Hajio may Allah keep blessing you all brothers ♥️♥️♥️

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet4 жыл бұрын

    Asad iyo arimhena asad ma yar😍😊wow wllo isjecel❤🔥🥀♥️🌏🔐

  • @swtzuheyla6206
    @swtzuheyla62064 жыл бұрын

    Woow @arimahena your English is pure and perfect 👌👌

  • @maryamaabokor9967
    @maryamaabokor99674 жыл бұрын

    Walalnimadu waa wehel inta wll badan haysta plz like

  • @akramakofficial4134
    @akramakofficial41344 жыл бұрын

    Inta Asad ila taagerto Like iizaar taagero ku ahay zxp😘🥰💯

  • @siigaaleproduction

    @siigaaleproduction

    4 жыл бұрын

    @Akram Ak bro waan ku saray subscriber ee adna iisar subscriber bro

  • @fardowsashariif2480

    @fardowsashariif2480

    4 жыл бұрын

    Masha allah walal asad ilahey hani xafido dhamantina

  • @fadumoabdisalan-uz2wb
    @fadumoabdisalan-uz2wb Жыл бұрын

    Runtii ma umaleneyaa masha allah wllo ijecl m.a ilhey ha idin ziyadiyo farxatiin wan jeclhy farxtina keep going my dear brothers❤❤❤🎉🎉

  • @mishtiahmed3184
    @mishtiahmed31844 жыл бұрын

    Maa shaa allah bro’s keep going Asad iyo arimaheena walatimo waa wehel 😭😩♥️

  • @abdirahmanhussein8674
    @abdirahmanhussein86744 жыл бұрын

    Arimaheena inta magaciisa maanta ogaaty (omer) is muujiya😂

  • @bintuabdallah6097
    @bintuabdallah60974 жыл бұрын

    Aniga mar hore ayaa ogaadey inaa walaaltihiin Abdullahi, Arimaheena iyo Azad allah idin xifido dhawr sano ayaa idinku xiranahay

  • @aaminanalka3747
    @aaminanalka37474 жыл бұрын

    Woow mnsha Allah wllo ku daysho mudan alle haydin xafido 🔥🔥 arimaheena and asad keep going 🔥 brothers 💚

  • @kaafiaadan7995

    @kaafiaadan7995

    4 жыл бұрын

    Masha Allah illahy ha iskukin dayo

  • @hodannoor1167
    @hodannoor11674 жыл бұрын

    You are good brothers you don't look the same but you're still brothers the same like everybody else. Marsha alah keep it up. Thanks.

  • @hamdazania4733
    @hamdazania47334 жыл бұрын

    Qofki kowada ahey Like zaaro Arrimahena N azad Nolada♥️

  • @siigaaleproduction

    @siigaaleproduction

    4 жыл бұрын

    Hamda Zania Abayo igu cawi subscriber ilaha haku xafido abayo iisar

  • @hibaaqhirzi4451

    @hibaaqhirzi4451

    4 жыл бұрын

    Hamda 🌹

  • @galbeedi-channel

    @galbeedi-channel

    4 жыл бұрын

    @@hibaaqhirzi4451 Isar an wan ku saari waa balan subscribes

  • @mashallahe6267

    @mashallahe6267

    4 жыл бұрын

    Mash Allah ❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️💋💋💋💋💋💋💋💋💋👌👍💪

  • @hibaaqabdi9823

    @hibaaqabdi9823

    4 жыл бұрын

    Mnsh allh

  • @nimoqaaliabdi8783
    @nimoqaaliabdi87834 жыл бұрын

    masha Allah i will always saport you guys anigu dadka umahadlo but your the best hoyadi iyo abihi idin korise ayan umahad celinayaa thank u mum for raising such wonderful guys stay safe guys pray two rakaat and stay clean insha allah Allah will get us through this dificoult time

  • @fardowsomuhuyadin6339
    @fardowsomuhuyadin63394 жыл бұрын

    Maasha allaah allaaha idin barakeeyo walaahi waxaa tihiin walaalo aad iyo aad qaali ah allaaha idin barakeyo yaa rabi❤❤❤❤❤❤

  • @maanabdullahiahmed874
    @maanabdullahiahmed8744 жыл бұрын

    Maasha alaah family HAGIO ilaahay haidin daayo KEEP GOING MY BROTHERS

  • @asadajama5769

    @asadajama5769

    2 жыл бұрын

    Wn idiin tagra wllo labadinaba ana asad wyeye magacaygu isku magaca ayaynu nahay asadow

  • @sainabhajji6853
    @sainabhajji68534 жыл бұрын

    Mansh Allah 👬👬Asad iyo armheena🖒🖒❤❤❤Hore u socda💕💕💕ale ha idn💜💜💜xifitiyo🌹🌹🌹🌹🇮🇹🇮🇹

  • @sahraxuseen419

    @sahraxuseen419

    4 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @maahiralimohamed6597
    @maahiralimohamed65974 жыл бұрын

    Asad hagio iyo arimaheena waxaatihiin dad walaalo isjecel Ayaa tihiin horo usocda waxaanirijeynaa hormar wacan

  • @suhurrabi5803

    @suhurrabi5803

    4 жыл бұрын

    Freshly English kkkkkkkk

  • @Muhania
    @Muhania3 жыл бұрын

    Waxaa xaqiiqobay fikirkeygi ahaa inaat reer hajio tahay arimaheena oo Adiga aa is ku dhiig tihiin asad hajio Iyo Cabdullahi Masha allah asad garbo xoogan oo fcn ayu heesta walalnimadu waa wadno 🙏💯 allah ayan ku barya asadow mar walbo in dib aat usocoto waana kuu rajeenaya wlkey 🤲❤️🩸💯

  • @nowaranowara6388
    @nowaranowara63884 жыл бұрын

    ماشاءالله ربي يحفظكم ويخليكم لبعض

  • @salmaanmohamed8599
    @salmaanmohamed85994 жыл бұрын

    Aad io Aad ayn oogu farxay inaad wllo tihiin insha Allah is ogaada Asadna ilaah ha caafiyo

  • @jujujowharad4418
    @jujujowharad44184 жыл бұрын

    👍👍👍 Allaha idin xafido aduun iyo akhiraba dhamaantiin 🤲

  • @cqaadirmaxamed9396

    @cqaadirmaxamed9396

    2 жыл бұрын

    Allaha idin xafido aduun iyo akhiraba dhamaantiin🤲🤲🤲🤲

  • @safiyoahmed9333
    @safiyoahmed93332 жыл бұрын

    MashaAllah barakallah Allaha idin dhowro, Asad adigana Allaha ku caafiyo waadba isu egtihiin 👏👏👏

  • @hayaabintusln3122
    @hayaabintusln31224 жыл бұрын

    Masha allaah Rabi ha iskukiin daayo wlloh is jcl Ayad tihiin 3 ila haaji makala dhacdan Dad lagu daydo ayad tihiin Keep gonig asad iyo Arimaheena

  • @hanishrf4132
    @hanishrf41324 жыл бұрын

    Mansha AllaaH Wll is jecel Hormar WcN BowaYaaL Hormar WcN❤❤❤🥰

  • @siigaaleproduction

    @siigaaleproduction

    4 жыл бұрын

    Hani Shrf abayo igu waci subscriber ilaha haku xafido abayo isar

  • @sacdiyoindhoos2886
    @sacdiyoindhoos28864 жыл бұрын

    Mash alh alle ha nii xafido walalahey ♥️♥️♥️♥️♥️🍓🍓🍓🍓🍓 asad HAGIO iyo arimaheen guulesta waligiin ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @ayanqali9165

    @ayanqali9165

    4 жыл бұрын

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰👍👍

  • @aaminaahmed4233
    @aaminaahmed42334 жыл бұрын

    Masha allh allaha idin barakeeyo walalahey 3wil aaan KZread ugu jeclahay Abdalla iyo Arimaheena io Asad hajio ❤❤❤❤❤💯 Ilahey farxada ha idin siyaadiyo aad ban idin jeclahay walalahey mcn allahuma barik 🤲🤲🤲🤲🤲🙀👌👌👌👌👌❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯💉💉💉💉🙏💉💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash10 ай бұрын

    Hadaad U jeedo magaca neBigeena Muhammad Like saar😢❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢❤❤

  • @simanofficiall5245
    @simanofficiall52454 жыл бұрын

    Dadka dhahaya arimenena iyo Asda wllo mahan waa kuwo xanuunsan saas maxaa yeeley aad bad isugu egtihiina wixii garnaya ekaasho love brothers

  • @arisakbezaani6728

    @arisakbezaani6728

    3 жыл бұрын

    Wllowaay

  • @ashwaqmoxamed4881
    @ashwaqmoxamed48814 жыл бұрын

    keep going pro Asad Hajio Armheena

  • @dr.memoumorahima631
    @dr.memoumorahima6314 жыл бұрын

    ماشاء الله تبارك الرحمن ربي يحفظكم جميعا

  • @alial-somaal3631
    @alial-somaal36314 жыл бұрын

    mashaAllah Ilahey haidin barakeeyo ... Asadna Allah hacaafiyo walal jiro saaxibo aduun iyo aakhiro

  • @aadannuuraadan874
    @aadannuuraadan8744 жыл бұрын

    Masha Allah my big brother's keep going I love you so much 💯💯🌹🌹❤️❤️ 🙏🙏👍👍👌👌

  • @najmamuuse1183
    @najmamuuse11834 жыл бұрын

    Maashalah walaalaheyga farxadu ku dheehantahy wada joogoodu asad hagio iyo arimaheeha alle haysu kiin dhaafo😘💕💘

  • @kingcobra482
    @kingcobra4824 жыл бұрын

    Beautiful brothers and handsome both of you guys. Love you guys thank sharing as your stories ❤️🙏peaceful guys. An....... Arimaha especially looks my favorite. I wish you like male and I will take you right away❤️

  • @cqaadiraxmed9363
    @cqaadiraxmed93634 жыл бұрын

    Masha Allah ilaaheey ha idin xafido walaalnimo iyo saaxiibtinimo yaa ka macaan badan 👌👌👍👍❤❤❤😍😍

  • @abdikarimahmed444
    @abdikarimahmed4444 жыл бұрын

    Wllhi hadda ayan niyadda idinku hayay wll maalmahan xagee aaddeen love from burao

  • @qalanjoluulamaxamedxaji6856

    @qalanjoluulamaxamedxaji6856

    4 жыл бұрын

    Mashaallah 👍👍🙏

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI4 жыл бұрын

    *CAR HADAAD GEESI TAHAY XAGA HOOSE EEG* ❤Wllo Waan Kujeclee SUBSCRIBE Isaar ❤❤

  • @sahradaahir8167

    @sahradaahir8167

    4 жыл бұрын

    Xaliye production kuma sarayo 😂

  • @rahmiitabintuapdih8483

    @rahmiitabintuapdih8483

    4 жыл бұрын

    Waa ibotene kdibna tugsiyaaa igu dare miya hdaa itugsan lhed wakusaari lha lkn hbrted kthy inyaw

  • @ilhaanmalay9194
    @ilhaanmalay91944 жыл бұрын

    M.a ina isla dhalaten ma umalen jirin wlhi inailmo adertihina umalen jire m.a ani xita waku frxsanahe ina ogado ❤❤❤

  • @inajamaccaabi5582
    @inajamaccaabi55824 жыл бұрын

    Msha allah wlhi wan ku farxay marka dhahday wlalo wada dhashay aynu nahay guuulaysta wlalahayaw wan idin jcelhy one love❤👏👏👏👏👏🤴🤴

  • @madinaosman4584
    @madinaosman45844 жыл бұрын

    Masha Allah walalo is jecel iyaad tihin Allah ni xafido sida isku jecelada waligin Insha Allah keep going bros

  • @haboonelmi218
    @haboonelmi2184 жыл бұрын

    Woooooooow man moodeeen masha allah wllo isjecel

  • @zeinabdaahir5323
    @zeinabdaahir53234 жыл бұрын

    Masha,Allah walaal + zaaxiip waa wax qaaaliya Lkn arimaheena inuu yaryahaan moodayeey Masha,allah

  • @moheryareofficial449
    @moheryareofficial4494 жыл бұрын

    Walalaha is jecyl Allah ha idiin xafido..waan idinku xiranahay Asad iyo Arimaheena

  • @boqoradainaabukar5828
    @boqoradainaabukar58284 жыл бұрын

    Illahey walalnimo la.aan nama dhigo aamiin yaarabi waa idin aamisany adiga arimahena abdullahi walalnimda wehel waaye

  • @iamasad
    @iamasad4 жыл бұрын

    Keep going our brothers and our family

  • @abdifataahyuusuf9508

    @abdifataahyuusuf9508

    4 жыл бұрын

    Abeera cade laguma hayee aaway chanelkaagi pro

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 Жыл бұрын

    Wow two of the most famous KZreadrs are brothers, good job guys 👍🏽

  • @burhaanboyofficial
    @burhaanboyofficial2 жыл бұрын

    Congratulation 801k

  • @TiyeeglowTV
    @TiyeeglowTV4 жыл бұрын

    weligey uma maleynin xitaa idin kuma mashqulin Walaalaha guuleysta

  • @miskiabdi5039

    @miskiabdi5039

    4 жыл бұрын

    Mansha allah allah allah ha isku kiin dayo wllhey horey usocda

  • @TiyeeglowTV

    @TiyeeglowTV

    4 жыл бұрын

    @@miskiabdi5039 Aamiiin

  • @sagalsadik1140

    @sagalsadik1140

    4 жыл бұрын

    inay walaalo yihiiiin afka ayay iska egyihiiiin aniga waxan u maleen jiray isku aaabe inay yihiiin

  • @TiyeeglowTV

    @TiyeeglowTV

    4 жыл бұрын

    @@sagalsadik1140 Kkkk

  • @sacdiyakhaliifaxmed841
    @sacdiyakhaliifaxmed8414 жыл бұрын

    Maasha allh keep going bro asad ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @siigaaleproduction

    @siigaaleproduction

    4 жыл бұрын

    Sacdiya Khaliif axmed abayo igu cawi subscriber ilaha haku barakeyo abayo isar

  • @RA_Q20
    @RA_Q202 жыл бұрын

    Maasha Allah. "walaalkiisa kaween" markoo dhahyay waa yaabay. I searched this information (today 27 Jun 2022) after watching the surprise union with your brother from America. I thought if you are brothers, then may be Asad ayaa wayn aan is dhahaysay. 😁

  • @kingjohn9145

    @kingjohn9145

    2 жыл бұрын

    Sidooo kale 😂

  • @kingjohn9145

    @kingjohn9145

    2 жыл бұрын

    @@najuuppeh4317 haaa noh

  • @queenraxma9540

    @queenraxma9540

    2 жыл бұрын

    Haa 😂m.a

  • @hibaaqmuze992
    @hibaaqmuze9924 жыл бұрын

    Mnsha Allaah Noolada Ani laftayda Ka yara shikisanaye hore u socda wllo🥰

  • @sucaadsucaad7754
    @sucaadsucaad77544 жыл бұрын

    Masha Allah ❤❤❤👏👏👏

  • @zaharentertainment225
    @zaharentertainment2254 жыл бұрын

    Aniga xaqiiq umahayin blse waxa igadadacsaneyd inad walalo tihiin..mashAllah sidan ahaada abid .. Arimaheena siduu kugubaxay magaxa manosheegikarta bro

  • @aliyafarah987
    @aliyafarah9872 жыл бұрын

    2022 yaa dawanaya like 😆 hada soogley

  • @suhaanahmed9493

    @suhaanahmed9493

    Жыл бұрын

    Me hadda ogaaday 😂

  • @zamzamkhadar9421

    @zamzamkhadar9421

    Жыл бұрын

    Anba hada dawanooyaa

  • @zamzamkhadar9421

    @zamzamkhadar9421

    Жыл бұрын

    Anba hada dawanooyaa

  • @dooaxmeddooyaatigvskffh1062
    @dooaxmeddooyaatigvskffh10624 жыл бұрын

    Mancha alllh tabarakallah aad aay ugu faraxsanhy inan idin barano farxad kuwaaara wllo isjecel💞❤❤🙋

  • @asiamaxamed8919
    @asiamaxamed89194 жыл бұрын

    Wallhi marar badan iswaydiiyey keep going my Brothers 🏃‍♂️🏃‍♂️🤭

  • @safiyoabdi7784
    @safiyoabdi77844 жыл бұрын

    Masha allh walaal nimado waa wehel family hagio keep going 💞🙏

  • @hodanitabbe5340
    @hodanitabbe53404 жыл бұрын

    m.a asad iyo arimahaena wlalalnimadiina iyo sxbtinimadiina lama kala garanayo waa hormar aad samey seen iyo jecelkiina wlhi hory u socda hormar wcs idin rajenaa pros👌

  • @deeqsanmohamed6830
    @deeqsanmohamed68304 жыл бұрын

    Masha Allah wllo is jecel waraabuhu ma cuno ayay hooyaday nagu odhan jirtay yarantii markanu wax wada cunayno walalahay Asad iyo Arimaheen cadawgiin ma ciil baxo Nolosha farxada ku dhamaysta walalahay an jecelay tihin 💖💖💖💖🤩🤩🤩

  • @zakariaabdulle7273
    @zakariaabdulle72734 жыл бұрын

    Dadku like jecelaa muaqalka 29secends Yaala Waxaba ka soo horeeya 50 Comment oo like isaar Ah 😂

  • @sahroomar7050

    @sahroomar7050

    4 жыл бұрын

    Waa waxa somalida ugu yaabey 😂😅

  • @salmiina-----------cadey6571

    @salmiina-----------cadey6571

    2 жыл бұрын

    M.a wll mcn

  • @zakariaabdulle7273

    @zakariaabdulle7273

    2 жыл бұрын

    @@salmiina-----------cadey6571 he wlal qali Ths s reply hs'nt coment

  • @salmiina-----------cadey6571

    @salmiina-----------cadey6571

    2 жыл бұрын

    @@zakariaabdulle7273 aboowe kahelay

  • @natazhaahmed3134
    @natazhaahmed31343 жыл бұрын

    Manshalah my boys keep going

  • @naciimaabdi7338
    @naciimaabdi73384 жыл бұрын

    Arimaheena inay walalo yihin waxan ku ogaaday Vidogii 27/August/2018 oo uuka sheekeynayay dhawicii asad oo aabe iyo familka oo lajoogay arimahena Kep going walalayaal❤

  • @mahadcade5132
    @mahadcade51324 жыл бұрын

    Ifkaa lagu yahay wll wllhi been mahan walalaha iney is weheshadaan waaye wllhi waan idin jeclahay RER HAGIO waa walalo qalbi furan waaye masha allaah❤❤❤

  • @fatuumohamout8872
    @fatuumohamout88722 жыл бұрын

    Masha allah 🥰⚘

  • @ayajama5989
    @ayajama59894 жыл бұрын

    Wlalo qliya hore u socda allah haydin xafido we love u bros❤❤❤❤ allah wax idin dhiba idinma tuso

  • @tuushofficial6289

    @tuushofficial6289

    4 жыл бұрын

    amesha the lovely queen abayo mcn subscribe isaar plz

  • @ayajama5989

    @ayajama5989

    4 жыл бұрын

    @@tuushofficial6289 ku saary wllo

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq2 жыл бұрын

    Arimaheena Taageero Buuxdo, Keep going Brother👏👍🙌♥💙🇸🇴💟

  • @siidii33
    @siidii334 жыл бұрын

    Wlhi arin lagu farxay waaye m.a alle idinma dhaafo wllhi walle isjecel keep going my lgnd's one love

  • @leyloabdinuur6581
    @leyloabdinuur65814 жыл бұрын

    Masha Allah wll qali hori u soco ♥️ ♥️ ❤️ ❤️ ❤️

  • @kalaaykaliga4554
    @kalaaykaliga45544 жыл бұрын

    SCW SCW SCW SCW

  • @khadijasacdia8980
    @khadijasacdia8980 Жыл бұрын

    Manshaallah illhun kumaegto wallalkey mcn keep going 💘💘💘💘

  • @maryamosman8263
    @maryamosman82634 жыл бұрын

    Asad masha Allah majiro video kaa ah oon fiirsado oon indhayga ilinka imaan ilahay haku caafiyo qalbigaada wanagsana allaha kuu aqbalo igu salan cabdale iyo Arimaheene ❤❤❤❤🙏

  • @halimaabdullahidahir2441

    @halimaabdullahidahir2441

    4 жыл бұрын

    Kulamid baan ahay abayo wlh vido kasto firsado ilin baa iga imata allahayow wilkaan luguhisa uso celi noloshu kuma ciisho wllky horay u soco

  • @hanadjrofficial328
    @hanadjrofficial3284 жыл бұрын

    Wll Asad Wll Arimahena Wll Abdllhi Hagio Wll Xuseyn pepe Wll Liicato Wll muniir Wll Yaxya Hunter 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @bosslady838

    @bosslady838

    4 жыл бұрын

    Hanad Ahmed mohamuud wacal Miyad tahay walaal badnida 😂

  • @maanabdullahiahmed874

    @maanabdullahiahmed874

    4 жыл бұрын

    @@bosslady838 Xishood xppti gabar baa tahaye Midhaa xaaskaygi noqotaye

  • @maxameddeeq4837

    @maxameddeeq4837

    4 жыл бұрын

    @@bosslady838 😂

  • @hassanmohamedhaji3581

    @hassanmohamedhaji3581

    4 жыл бұрын

    @@bosslady838 Asc

  • @rahmafarhan6669
    @rahmafarhan66694 жыл бұрын

    Mocha allah manta ana u horeya waligyna comnt ma bixin waxnan ubixiyey intan ugu horeyey

  • @siigaaleproduction

    @siigaaleproduction

    4 жыл бұрын

    Rahma Farhan Abayo igu cawi subscriber ilaha haku xafido

  • @sureerali3322
    @sureerali33223 жыл бұрын

    Mansha allah cumar and asad walalahay ale ha idin sharfo wll geesiyashi nala dhashay

  • @fatimasahra575
    @fatimasahra5754 жыл бұрын

    Masha Allah wan ku faraxsanhy walaltinimadiina ilxun Nima arkto abweyaal keep going on

  • @deqalul1096
    @deqalul10964 жыл бұрын

    Hello arimahena iyo asad wa idin salamay nolada waidin tagersanahay❤❤❤

  • @siigaaleproduction

    @siigaaleproduction

    4 жыл бұрын

    Deqa Lul abayo igu cawi subscriber ilaha haku sharfo abayo iisa

  • @ascibrahim8598

    @ascibrahim8598

    4 жыл бұрын

    Masha Allah walalaha is jecla

  • @Tiinafareey
    @Tiinafareey4 жыл бұрын

    Mash allh my brother’s

  • @ikraanqurux129

    @ikraanqurux129

    4 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/jHqOyLChfMbAnaw.html

  • @qaaliali9852

    @qaaliali9852

    4 жыл бұрын

    Mash allah abaayo aad ayaan kuu tageeraa alle ha ku xafido

  • @deqoharuun1559
    @deqoharuun15594 жыл бұрын

    Msha allah aniga wa ogahy in aad isla dhalateen waxan macaruuuf eheene wllkiin ilaheey ha u naxriiste ahmad haji ama tobaz naxariis jano alaha siiyo aamiin aamiin aaamiin yaa rabi wa idin jeclahay wllalaheey ❤❤

  • @hibokhader3780
    @hibokhader37803 жыл бұрын

    Masha Allah Masha Allah Masha Allah wllalh allah ha inixifdiyo Insha Allah wll isjecel

  • @cumeer2
    @cumeer22 жыл бұрын

    Masha Allah ❤️‍🔥

  • @koolkoolijaceylka6549
    @koolkoolijaceylka65494 жыл бұрын

    I always thought Asad and abdullahi were brothers and arimaheena was their friend. Mashallah, now I can see the resemblance.

  • @Layla6793
    @Layla67934 жыл бұрын

    Ma Sha Allah waad isu eeg tihiin .. Handsome 💘 from Washington. D. C

  • @iilaaibrahim9080
    @iilaaibrahim90804 жыл бұрын

    Wow masha,allah wallo guueystay🤗

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab4 жыл бұрын

    Arimaheena markasta waa happy Maasha Allah

  • @filsanmaxamed5262
    @filsanmaxamed52624 жыл бұрын

    Walaalnimadu waa wehel allaah haiskukiin dayo amiin wan idin tageera adunka waxan ugujecelahy inaan idilakulmo insh allaah waxan rajaynaya inaan malin idilakulmidono

  • @abdifatahabdullahi6874
    @abdifatahabdullahi68744 жыл бұрын

    wlh wad isku aktihiin m.a allah hanii xafitho my brothers

  • @salmaahmed3110
    @salmaahmed3110 Жыл бұрын

    Wllnimadu wAa ficn tahay wllhi mashllh wlldy manta kla barty wll time asad waa ina salaamy cumeer wllky waan ku salaamy wll macn 🥰🥰🥰🥰

  • @saarasuubanteam2791
    @saarasuubanteam27914 жыл бұрын

    Ma walanyhiin dadka dhahaya mxy isku yihin asad iyo arimahena Omar(Arimahena) hagio iyo asad hagio waa wllo

  • @cumarjacaalow7890

    @cumarjacaalow7890

    4 жыл бұрын

    Masha allh 🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰

  • @empireandkingdom1355
    @empireandkingdom13554 жыл бұрын

    Arimaheena inta manta magaciza cadiga ah baratay aya ka mid ahaY

  • @ladancraxmaanladancraxmaan5906

    @ladancraxmaanladancraxmaan5906

    4 жыл бұрын

    cumar wlhi waqtiyo badan sauudi isla joognay oo hal saxa cuna iskula cunay laakiin asagaa naga tagay

  • @empireandkingdom1355

    @empireandkingdom1355

    4 жыл бұрын

    Wlhi aniga wli sauudi ma iman malayzia na laba jeerpaY wax iga so galen markana ismanan arag btistol un ku koopnahaY

  • @niciimamustafe9575

    @niciimamustafe9575

    3 жыл бұрын

    Am Ur br0

  • @safiaahmedofficial4506
    @safiaahmedofficial45064 жыл бұрын

    Mashaa (Allaah) waa farxad ad u weyn saxiibtinimada abo kaweyn inad saxiibo tihiin an umaleynayey walaalo aabo tihiin

  • @miimilovechannel5998
    @miimilovechannel59984 жыл бұрын

    masha allah markiii igu horeysay aaan isku kiiin arky ayaaa ani ahan teyda igu safe gareybaty inaa walaalo tihiin qofastana qofkastana wxn dhahayay wee isla dhasheyn m.a manta weyba i rumowday m.a dhamaantiin allah idiin barakeeyo wllalahey😘😘