Asad Abou Diaby & sheekadii ugu Qosolka Badneed Reer Mudug 😂😂

Пікірлер: 26

  • @AsadDiaby
    @AsadDiaby5 жыл бұрын

    Thanks my fans noolada subscribe KZread keyga kuwo waxa jira Asad diaby ugu qoran tahay oo been ah iska ilaasha aniga keyga rasmigaa waa kan hala ogaado 🙏❤️💯

  • @husseinmohamed8940
    @husseinmohamed89405 жыл бұрын

    kkkkkkkkkkkkkkkk cawa sidaan uqoslay dariska xitaa waan kiciyay kitap😂😂😂😂😂😂

  • @yoonkacade5218
    @yoonkacade52185 жыл бұрын

    Hhhh Adeer ma dubaalad baa wadatay soo funny man diaby

  • @ahmedbihi145
    @ahmedbihi1456 жыл бұрын

    Kkk is funny man 😃😃😃

  • @roobleluka5766
    @roobleluka57666 жыл бұрын

    Hhhhh ader madubaaalad baad wadaty

  • @nehliitabae75
    @nehliitabae756 жыл бұрын

    Wiilka sheekeynayaa magaciisa magarayo lkn waan taagera saaid

  • @aarkamudug

    @aarkamudug

    6 жыл бұрын

    bbe cash asad abuu diyaabi baa ladhahaa wll

  • @nehliitabae75

    @nehliitabae75

    6 жыл бұрын

    Ganbarey Tube tnks wllo

  • @aminomahamed875
    @aminomahamed8753 жыл бұрын

    Kkkkkk

  • @ahmedaaryan5174
    @ahmedaaryan51745 жыл бұрын

    hhhh kitapka qosol iguma harin😂

  • @mohamedabdihakim8017

    @mohamedabdihakim8017

    5 жыл бұрын

    anixata dariska ilayabay kaligeyba qolkujiray xata waxlamoday inan kudhuftay hhhhhh

  • @aarkamudug
    @aarkamudug6 жыл бұрын

    Fadlan subscribe ku dhufta chenelka si aad u Heshaan muuqaalo dheeri Ah

  • @seadwarsame2499
    @seadwarsame24996 жыл бұрын

    Hhhhhhhhhh adr ma dubaalad bd wadatay

  • @aarkamudug

    @aarkamudug

    6 жыл бұрын

    Sead Warsame kkkkkkkkkkkkkk subscribe ku dhufo sxb chenelka adoo mahadsan

  • @qiiqamalmalka8050

    @qiiqamalmalka8050

    2 жыл бұрын

    @@aarkamudug dubaalad waa maxay

  • @mohamedabdihakim8017
    @mohamedabdihakim80175 жыл бұрын

    diabi asa xata qoslay balayada dhipka badan wageed jiniya kilyuhu kucadaynaya

  • @abdiazizhassan4119
    @abdiazizhassan41196 жыл бұрын

    War wixii lagu qoslaaueyba micnahooda mafahansani mxaytay dubaalada.

  • @anasabd9602

    @anasabd9602

    5 жыл бұрын

    dublad buu kawadaa😂😂 Ta biyaha loodhigo marka lashubaayo si aysan udaadan😂😂

  • @SOM-co1xd

    @SOM-co1xd

    4 жыл бұрын

    Sxb wxa uu ka wadaa dubaalad weelka biyaha laga shuyo markuu wayn yhy weelka lagu shubayan uu yar yahay wxaa la adeegsadaa weel meel dhexaad ah oo kan yar afka u gali kara saysan biyaha u daadan dumarka dan bu uga wataa

  • @9onboolaTv
    @9onboolaTv6 жыл бұрын

    Dubalad mxaa lgawadaa 😅😅Rer xmar waxas mafahmayanee

  • @aarkamudug

    @aarkamudug

    6 жыл бұрын

    Somali Offline kkkkkkkkkkkkkk waad ciyaaraysaa 😂😂😂

  • @Ayah.Media1

    @Ayah.Media1

    6 жыл бұрын

    dublada biyaha😁

  • @anascayka2105

    @anascayka2105

    5 жыл бұрын

    Diblad

  • @jackdown7948

    @jackdown7948

    5 жыл бұрын

    Reer xamar we yaqanan ee adaa fahmin, dublada biyaha loo dhigo si aysan udadan,meelaa wes waska ee suuqyada fiiri caaga biyaha marki lagu shubayo loo dhigaa

  • @mohamedabdihakim8017

    @mohamedabdihakim8017

    5 жыл бұрын

    war wankaseynaa hanacebaynin dubaalad wa atsomaliye me ispanishba