Arrinku Farahuu ka baxay | Jaxiimada Dagaalka | maxaa itoobiya ka socdo |

dhacdooyinka ka socdo itoobiya si toos ah ayay noo saamaynaayaan waxaana qasab ah in aan wax ka ogaano sida ay wax u socdaan , taariikhdaan hortanada ku qormayso ,dhacadadaan ay qaramada midoobay kadigayso in b.afrika oo dhan ay saamayn ku yeelan karto .. muuqaallo
waa dhacdooyin taariikhi ah kuna soo aaday waqti xasaasi ah caalamka oo dhan
dhacdooyinkii isbuucaan iyo xaaladda hadda taagan sida ay wargaysyada caalamiga ah iyo saxaafadda kala duwan muujinayso ayaan halkaan idinkula wadaagaynaa .
rubuc milyan askar tigray ah ayaa fooda galiyay ciidanka federaaliga addis ababa , taasoo ka dhigan qarxidda mid kamid ah dagaalada gudaha kuwa ugu xun ugu yaaraan taariikhda dhow itoobiya 20 maalim kabadan ayuu dilku socdaa ilaa
waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 576

  • @Just2facts2
    @Just2facts23 жыл бұрын

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

  • @awadology
    @awadology3 жыл бұрын

    Dhibta lays ku eegta

  • @triplemlyrics1300
    @triplemlyrics13003 жыл бұрын

    Insha allah dalkeena wax saameen ah kuma yeeelan doonto.

  • @triplemlyrics1300
    @triplemlyrics13003 жыл бұрын

    Waan ku farxsanahay dagaalka ka socda dalka Ethiopia.

  • @kalifaypo8097
    @kalifaypo80973 жыл бұрын

    the best channel for me Ogaansho channel keep going bro

  • @Kaatun_Official
    @Kaatun_Official3 жыл бұрын

    ogaansho waa channel ay wax ka faa ideen Inta ku xidhan omar inshr abaalkaga ma gudi karno ❤👏alle jannatul fardowsa hakugu bedelo

  • @honestman4046
    @honestman40463 жыл бұрын

    Xaaladaha Ethiopia nala socod sii mahdsanid brother

  • @abwanqays8190
    @abwanqays81903 жыл бұрын

    mansha alah cumar inshar keep going bro

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed793 жыл бұрын

    ALLAHA NAga hayo dhibaatada ka socota itoobiya

  • @talo-wadaag2515
    @talo-wadaag25153 жыл бұрын

    War ani somalidan la yabay meshee la rabay videoga in commenti ee ka dhiiptaan ycni aragtidada so bandhigtaan bey waxey laso taaganyhy like isaar war allah mewl kle irsaaqad idinka siiyo youtube irsaqad ma ahee

  • @jiijacrxmn5649
    @jiijacrxmn56493 жыл бұрын

    Addiguba dharaarbaad ka qosleysay dhoshe anba dhamay qaraarkè wAa inaaad dha dhamisaaa😁😁😁😁😁😁😁😁

  • @abdiaziizshaamow6185
    @abdiaziizshaamow61853 жыл бұрын

    🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹 dagaalkan ithopia lee allah haku ekeeyo walaalaheenna somaliyeed ee killinka 5aad allah ma soo gaadh siiyo

  • @abdifatahosman7809
    @abdifatahosman78093 жыл бұрын

    Ethiopia 🇪🇹 kuso dhawada 30 sano bur bur io qax ah wana markini

  • @bakarabdulqaadir2025
    @bakarabdulqaadir20253 жыл бұрын

    waan ugu xiranahay waxba aad soo galisi waad mahsan tahay cumar inshaar

  • @mohajama6079
    @mohajama60793 жыл бұрын

    Wlal la wada leyahy omar inzhar thanks 👉👉👍

  • @amiincasse9929
    @amiincasse99293 жыл бұрын

    Cumar inshaar brother hore u soco

  • @saidanisa8974
    @saidanisa89743 жыл бұрын

    Ilaahay amarkii gaajo ayaa ihaysa kama dhergo dhibaatada Itopia waa deg degayaa waxaan dhararayaa goorta ugu danbayse ee khiihka iyo kabaxay dabka kabaxaya aan arki lahaa goorta calanka Itopia caalamka laga weyn lahaa oo aan katalin lahaa hubka inaa isugu sii dhiibo yaarab Itopia nabad ha dhex dhigin aamiin

  • @horumarinaftaada5872
    @horumarinaftaada58723 жыл бұрын

    Ilaahay haka qaboojiyo umad islaama ku noole🤲🤲

  • @abdirahmansomalichanal1682
    @abdirahmansomalichanal16823 жыл бұрын

    Thanks Omar inshaar

  • @nimcaale
    @nimcaale3 жыл бұрын

    Inkastoo saameen nagu yeelan karo balse Ethoipia Wax Naxariis Ah nagama Dhaxeeyaan

Келесі