No video

Arintii Xabsiga Dhexe Shalay Ma arin Qabiil ba? Trump Ninkii Weeraray oo la Ogaaday!

Пікірлер: 142

  • @user-gi8uu8go6k
    @user-gi8uu8go6kАй бұрын

    masha allah sheekh xaqa sheeg waligaa haka aamusin

  • @abdulqadirali5419

    @abdulqadirali5419

    Ай бұрын

    Sh waaku mahadsan tahay barnaamijka quruxdabadan

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842Ай бұрын

    Barakallahu feekuum Sheekh Mustafa

  • @mohamedsahal4533

    @mohamedsahal4533

    Ай бұрын

    0p5h

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204Ай бұрын

    Thank you Brother Mustafa Ali for your latest updates news and information and analysis There was a famous of British called Simpson who visited Somalia when the Somalia government collapsed in ninety He said quote the only thing Somalia units is there religion but that does not please the western Therefore unless Somali people ask forgiveness from Allah and for give themselves and practice their religion and be honest and sincerely to their faith

  • @aazizajuuke7867
    @aazizajuuke7867Ай бұрын

    Asc. Waa. Sax akhi. Doowlada waa in lala xisaab tamaa Madax deenana. xaqa allaha waafajiyo

  • @nimojama581
    @nimojama581Ай бұрын

    Somalida waa in loo sameeyo sharci adag oo qabyaalada ka reebayo sida ruwaanda oo kale Somali horumar magaarayso ilaa visuals qabiilka laga daaweeyo

  • @Kowsomalimedia

    @Kowsomalimedia

    Ай бұрын

    Sax

  • @chaneelkaqisoyinka7337
    @chaneelkaqisoyinka7337Ай бұрын

    Sheekheygi sas ayan karabaa walahi wad asiibtay, sheekh adiga oo kale marwalibo wan ku riyooni jiray iney soo mali hesho ❤❤❤

  • @AhmedMousaBouh
    @AhmedMousaBouhАй бұрын

    Asc. Ahmed from Jabuti Shekh khayr Allah ku siiyo waad ku saxantahay somalida Allah ka daweeyo Qabiilka waxa dib u dhihay waa Qabyaalada Wcs Mahadsanid

  • @ubahhussein1925
    @ubahhussein1925Ай бұрын

    Thank you for sharing

  • @ibrahimgas6536
    @ibrahimgas6536Ай бұрын

    Dadkaas wa dad qaldan Qaladkana waxa keenaysa waxbarashadoda oo aad u yar iyo Iyago 24 saacadood tv daawanayan iyo iyagoo weli Facebook &youtupe Iska dhex hurda

  • @luulosman2849
    @luulosman2849Ай бұрын

    عندك حق يا شيخ مصطفى

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942Ай бұрын

    Allaahuma Baarik wa wx laga xumado runti ,thank U

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560Ай бұрын

    Mnsha allah sheekh, somali cudur aan qabyaalad ahayn ma hayso,madaxwaynaha waa madaxwayne somaliyeed, all somali buu madaxwayne u yahay

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xrАй бұрын

    Shakimale inay laba shabaab wada Shaqeyan Muqudisho waa wada Alshabab Madaxtoyada ilaa Baarlamanka meesha iyagaa maamula

  • @user-ze3er4jw3d
    @user-ze3er4jw3dАй бұрын

    Mansa Allah sheekh very good 👍 help people ever time ❤

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315Ай бұрын

    Si wanaagsan ayaad uga hadashay wixii shalay dhacay iyo dawladnimada intaba.cudurka qabyaalada ee ina aafeeyey.

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342Ай бұрын

    Kuwa umda Somaliyeeda kale qabinayo ah ka qabto

  • @milyarawes6425
    @milyarawes6425Ай бұрын

    ASC Walaal Mustafa qeri Allah ha ku siiyo wadi sidadi shegtey ee iiya ismaqilayo

  • @sahramohamed197
    @sahramohamed197Ай бұрын

    Ujawabida dadka haku dheeran ee ka hadal sida saxda ah ee aad waxa u aragtay, and sii waxii talo ah walalkey

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidleАй бұрын

    inuu dhinto ayaan rabay kufaarka illaahow burburi marehkan yahuud yurub aamiin

  • @AhmedgabowGarmadow
    @AhmedgabowGarmadowАй бұрын

    Asc dhamaan iisoo duceeya in allaah I caafiyo allaah dartiis markasto dukataan

  • @daimondumuanas8622

    @daimondumuanas8622

    Ай бұрын

    Allah ha ku caafiyo

  • @AhmedgabowGarmadow

    @AhmedgabowGarmadow

    Ай бұрын

    @@daimondumuanas8622 aamiin markasto dukato iisooduceey

  • @user-lm7rv8jk1s
    @user-lm7rv8jk1sАй бұрын

    masha alaah sheekh

  • @hsaksa8264
    @hsaksa8264Ай бұрын

    Sax sax sax sax sax sax sax sax sax sax sax sax sax sax sax sax sax 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @sulekhanunow1192
    @sulekhanunow1192Ай бұрын

    الله يحفظك أخي

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133Ай бұрын

    Farmajo 2 sano buusiimaqanyahay 😂😂😂😂😂😂

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942Ай бұрын

    Wcs wr wbt Sheekhena

  • @user-lm7rv8jk1s
    @user-lm7rv8jk1sАй бұрын

    ilahey ha ku barakeeyo

  • @hsaksa8264
    @hsaksa8264Ай бұрын

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @xamsemaxamud1447
    @xamsemaxamud1447Ай бұрын

    Masha allah sh runtaa Somalia qabilbaa at dawladka dhigeen

  • @hsaksa8264
    @hsaksa8264Ай бұрын

    📌qawiil

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133Ай бұрын

    Xasan waa kaboqabiil Cali gaaf😂😂😂😂😂😂

  • @user-lm7rv8jk1s
    @user-lm7rv8jk1sАй бұрын

    masha alaah

  • @arafoidris8599
    @arafoidris8599Ай бұрын

    Assalamu Alaykum, My Brother mashallah thank you so much for sharing this beautiful video and your opinion right I’m with you. I ask my Allah. reword you he Jano Fardusa and protect you all evil in the world keep going thank you again😊

  • @Kowsomalimedia

    @Kowsomalimedia

    Ай бұрын

    Baraklaahu fik

  • @user-yj6zm6jq5u
    @user-yj6zm6jq5uАй бұрын

    Sax waaye waa runta Sh Musdhafa Allaah yaxfadaka

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaanАй бұрын

    Dadka Somaaliyeed waa in ay fahman Dowladnimada qof qofka kale ka xigaa inuusan jirin wixii khaldana laga hadli karo Madaxweynaha inta uu kursiga dalka ugu sareeya ku fadhiyo dadka ayuu u dhaxeeyaa cid si gooniya isku xijin kartaa ma jirto Mahadsanid Sheekh Mustafa barnaamijyada wacyi galinta ah noosoo badi🙏

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342Ай бұрын

    Maash allaah ilaahey ha ku xafido

  • @XuseenCali-ie7ws
    @XuseenCali-ie7wsАй бұрын

    Shi khaan allow yaa xilka nogudhiba

  • @Cadnaancumar-vs9km
    @Cadnaancumar-vs9kmАй бұрын

    ha wa kansar qabiil iyo somalidu waxay aaminsan tahay somalidu😊

  • @hsaksa8264
    @hsaksa8264Ай бұрын

    ilaahey ha ku xifdiyoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733Ай бұрын

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey mustafa jazaakallaahu qeyr

  • @sadam1318
    @sadam1318Ай бұрын

    wixii aad ogtahay noo sheeg walaal and keep going

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009Ай бұрын

    Shiiq soomaali illaahey baa u maqan dalka iyo dawladaba qabiilkaa kala sareeya dantii guudna waxaa kala weynaaday midii qaaska ahayd anaguna sidaas baan u noqonay qaxooti marka rabi ha na badbaadsho

  • @Aragsan192
    @Aragsan192Ай бұрын

    Hye bismillaaahi raxmani raxiim

  • @noorafarahvy9953
    @noorafarahvy9953Ай бұрын

    Jazkallah Sheeikh Mustafa Cali adiga matihid Qabyalasiiste waxad ka hahaha (Runta) Mashallah ILAHEY ha ku Xafido

  • @zahrachide2275
    @zahrachide2275Ай бұрын

    SHEEKHOW RUNTU WATAA CULIMOOY SHAQADIINII AYAA MEESHA KAMAQAN KURKIINA AYAA DALKII LAGU JARJARAY ALLA HA IDINTUSO ❤JZKL KHAYRAN😢

  • @Itsyoboishuaib
    @ItsyoboishuaibАй бұрын

    WCWRWB sheik mustafe cali KSMEDIA

  • @Xasan-ng6zo
    @Xasan-ng6zoАй бұрын

    Asc

  • @ubahjimale8666
    @ubahjimale8666Ай бұрын

    Somali Xaqa inay u hiiliyaan waxay ka xigaan inay qabiilka u hiiliyaan

  • @Ahmedali-gw7xm

    @Ahmedali-gw7xm

    Ай бұрын

    Iyagane waligood dhibkaan ka bixi maayaan. Ilaa eey xaqa u hiiliyaan

  • @safiaissa5917
    @safiaissa5917Ай бұрын

    Allaah hogaamiye wanaag san soomalia haw soosaaro yaa rabbi adaa awoodee❤

  • @User-s5z2t
    @User-s5z2tАй бұрын

    Palestinian. Freedom Allah hauhiiliyo Palestinian 🇵🇸 yaa rabii ilaahow ugargaaro Palestinian

  • @zahradahir2811
    @zahradahir2811Ай бұрын

    Wall somalida waa sick because qabil dartis ayaa uu xanunsanyhin😢

  • @IRIR-SAMAALE_114

    @IRIR-SAMAALE_114

    Ай бұрын

    Adiga ma ka caafimasd qabtaa, wekigaa qabiil ma aflagaadeysay?

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414Ай бұрын

    Aad oo weyn brother

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8tАй бұрын

    Xabsi ciidamo hub gaar ah heysta ay joogaan maxaa police ka ogaan karaa aslubta xukunta hubna heysata nabadsugidda Ku xiga hadda qumantahay sidee ugu eedeysaa Isla markiba police .

  • @MohamedSaladmohamoudMoha
    @MohamedSaladmohamoudMohaАй бұрын

    Ale. Afka. Karma. Gooyo RUNTA. USHEEG. QABUURA. Qodayaasha. Ale. Hakaa. Raali. Ahaade

  • @Lana-1-0B
    @Lana-1-0BАй бұрын

    Runtaa taabatay allah ku barakeeyo❤❤❤

  • @cabdi.maxamedcumar
    @cabdi.maxamedcumarАй бұрын

    Sheikh runta waligaa sidas u sheeg somalida waxay qabaan cudur la yiraahdo qabiil waa doqon oo ducuf ah oo laita

  • @Isse-Farah
    @Isse-FarahАй бұрын

    Shiikh Mustafa waa ku salaamay nin qalbi wanaagsan tahay. Qofna ha ujawaabin waligaa kaliya waxaa xoogga saarta qeybta aad rabto inaad iftiimiso adigoo qolo gaar ah afka ku ballaarin. Intaas kugu darsan lahaa.

  • @fartun9503
    @fartun9503Ай бұрын

    wcs wlc Brother 👍👍

  • @nuurmacoow3523
    @nuurmacoow3523Ай бұрын

    WAA XAQIIQ IN QABYAALAD SOOMAALIDU DIIN KADHIGTEEN WAXAA KALOO JIRA MUSUQ BAAHAY OO HADDII DENBI DHACO WAX BAARIS AH INAAN LASAMEYN OO HALKEEDA LOOGA DHAQAAQO TUSAALE CIIDANKA BOOLISKA OO AH LAFDHABARKA AMAANKA DHULKA SOOMAALIYEED WAXAA MADAX LOOGA DHIGAY NIN WAQTI YAR KAHOR ISTAAF U AHAA BASHIIR GOOBE OO RAGGI AY KASOO WADA BAXEEN DHIBOWGA WLHI WAA ASKAR TANKALE TALIYAHA BOOLISKA GOBALKA BENAADIR WAX AQOON BOOLIS AHNA UMALAHAN XITAA WUXUUSAN AQOON WAAJIBKIISA SHAQO WUXUU KURSIGA UGU FADHIYAA DHAQAALE ARUURSI IYO INUU REERKIISA WAARDIYE UNOQDO XITAA MIDKA EEDEYSANAHA AH MARKA SHAQADI CIIDANKA BOOLISKA AYAANBA JIRIN WLHI QOFNA CEEB UUSAN LAHAYN INAAN UYEELO MAALINTA AAKHIRO ANIGA AYAA LEY WEYDIINAYAA

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940Ай бұрын

    Trump inuu dhinto ayey ahayd Wax faaiido ah ma leh

  • @dahiraden297
    @dahiraden297Ай бұрын

    Ha u joojin wll dad waxaa jiro xanuunsan rabi hasoo hadiyeeyo

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8qАй бұрын

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw

  • @Adamkhayr04
    @Adamkhayr04Ай бұрын

    ❤al akh mustafa Xafithaka Allah wa Jazaka Allahu khayr, ha’ujoojin yaanay kucaajisinin qabyaalada iyo kuwa ku aqdaanto Sidookale diinlaawayaasha diinta neceb warkooda Allah kamagangal. Masjidka waa madaxtooyada muslimiinta waana halka Dowlada muslimka ahi dhidibada loogu aasay siirada suubanaha SCW waxay ina baraysaa talaabadi ugu horeysay ee rasuulku SCW uuqaaday markuu Yathrib usoo hijrooday waxay ahayd dhisida majidka halkaas waxaa kacad inuu yahay xarunta dhexe ee Islamka laga hogaamiyo ❤

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9Ай бұрын

    Asc Somali media

  • @kadroable
    @kadroableАй бұрын

    Xassan shalay asagaa banaanka la taagnaa qabiil, welina la taagan!!! Shacabku la yaab ma leh

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373Ай бұрын

    Scw scw scw scw

  • @user-yj2mf7om4x
    @user-yj2mf7om4xАй бұрын

    Waa.habar Gidir.ninkii.dili.rabay

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020Ай бұрын

    Marka waxaas mayaabaa

  • @adonallah
    @adonallahАй бұрын

    America wa meesha ugu dilka Badan lkn way qariyaan idaacado ayey leeyihiin lkn ridii mel kukufTa midkasTa wu laso boda

  • @sacdiahussein2348
    @sacdiahussein2348Ай бұрын

    Wax weyn waaye wixi ka dhacay xabsiga dhexe ee somaaliya waana in labaaraa

  • @osmanhidig6572
    @osmanhidig6572Ай бұрын

    ac difaaca dalka waamuhiim ku soco

  • @user-qe6rk7xl1o
    @user-qe6rk7xl1oАй бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843Ай бұрын

    Mesha muqdisho qabyaalad iyo musuqmasuq ayaa dilooday

  • @cabdirashiidmaxamuudcadawe252
    @cabdirashiidmaxamuudcadawe252Ай бұрын

    CIILBADAN BAA KUHAYEE WAXA WADA XIRAN SOOWADA SAWIR ANAGA QAAB MUSLIM HA ISUGKEEN EKEENIN ADOO MUNAAFAQAD UURKA KAQABA

  • @FardowsaAliVIDEOS
    @FardowsaAliVIDEOSАй бұрын

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @user-vw8qq3xe6j
    @user-vw8qq3xe6jАй бұрын

    Taas waa xaq

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373Ай бұрын

    Sheekh mustafa runtaa ka hadashay

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373Ай бұрын

    Waa la fududeeyey hubka

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843Ай бұрын

    Qoslaye qabiil baa lagu taageerayaa somali waa wasaq

  • @AhmedgabowGarmadow
    @AhmedgabowGarmadowАй бұрын

    Ha

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7hАй бұрын

    Waxaa iga yaabiyay markii lasku wareejiyay dhonal taraam uu dilaagii xabada joojiyay

  • @geediali437
    @geediali437Ай бұрын

    Talo isuma kaa sheegto waa su aale wadaadoow halkeed ka socotaa wacyigalin hadaad wado hawl kuu taal maahee bal adigu naftaa runta u sheeg khayr ku hadal ama iska aamus bay diintu ku faraysaa ee dadka canaanta ka daa wacyi geli walaal sidaas maa ha dheh adigiibay cuqdadi kugu jirtaayee natfaada la tacaal barnaamijka saxaafadana qaabkeed ma hsyside iska jioji waa talo magac hadad rabtana ma sheegine hadalkaaga dib u dhagayso baarika llaah fiik sheekh

  • @aminaabdullahi4333
    @aminaabdullahi4333Ай бұрын

    ❤SAXIIX❤ SHAQOW❤

  • @chaneelkaqisoyinka7337
    @chaneelkaqisoyinka7337Ай бұрын

    Waxn ogahay culumo iyo wariyaa bdn oo kabta ad adiga gashatay intan ay gishteen ayey xamili wayeen falcelinta bulashad kaga timaaday ayey kabti ka orday, qarna naftooda ayey ubaqeen. Lkn adiga legendary ayaa tahay wad iska dhicineysa falcelinga qaldan oo u baahan in wax laga badalo. Sheekh musdaf aniga horto wan ku wadaa 😂😂❤❤❤

  • @Kowsomalimedia

    @Kowsomalimedia

    Ай бұрын

    Jzklaah khayr

  • @AhmedgabowGarmadow

    @AhmedgabowGarmadow

    Ай бұрын

    Walaalaha iigu sheeg in iisoo duceeyaan in allaah i caafiyo ​@@Kowsomalimedia

  • @degan4
    @degan4Ай бұрын

    Il Geedki mudi lahaay ma aragto😢😢😢😢

  • @user-jj6oy5uz8b
    @user-jj6oy5uz8bАй бұрын

    Wad mahad santahay waxanla yaabay in layirhdo wa qawariij iyo walaxiraya wa isukey qaban weysey

  • @user-ef3ve9ry3g
    @user-ef3ve9ry3gАй бұрын

    Manta waa nagu kacdaay

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059Ай бұрын

    Halayaabin,sida qabyaaladda ay u gashay shacabka qaarkii. Waxay u haystaan in qofka madaxwene noqdo uu u yahay reerkiisa,sikastoo khalad uu u sameeyo,wuxu kudifaacaya qabyaalad,Haddu qabto xilka madaxwene kale,wuxu kuyaha mucaaradi, xitta hadu waxwanaagsan sameeyo.

  • @hsaksa8264
    @hsaksa8264Ай бұрын

    Runtaa lamarawoo

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lgАй бұрын

    Mareeykan intuu nin tonal turam tooktay ka keenay qoriga oo dabaq u muuqdo la koray

  • @Maariacawil-bx7op
    @Maariacawil-bx7opАй бұрын

    Aniga qabiilkeyga waa isaaq

  • @Mamar6310
    @Mamar6310Ай бұрын

    XAAJI NOOMA AHA EE ABGAAL BUU I YAHAY EE HUBSO XAAJI

  • @zakiali2236
    @zakiali2236Ай бұрын

    hadhageesan akhuyaa dadka kahor mariyo naftooda qabiilka, sick people bro duco buuraha uxud la eg ayee rabaan, ee kasoco yee ku oomin masul.

  • @cabdisiciid6504
    @cabdisiciid6504Ай бұрын

    Sheekhow diima badanidaa adigu ba isma ogid.... Qalbigaaga xanuun iyo cudur Somaliland baa kaa buuxa...

  • @daimondumuanas8622
    @daimondumuanas8622Ай бұрын

    Isla xisaabtan ayaa la doonayaa police iyo nabad sugida waa in wax laga weeydiiyaa waa maxaabiista la isku darin dadkii baaritanka lahaa halal xisaabtamo

  • @HawaJama-ky7oq
    @HawaJama-ky7oqАй бұрын

    Sax

  • @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr
    @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jrАй бұрын

    Sc mutafe sh/cali hadii ay biyo maydhayaan ama biri goynayso magacaas somaali ka dhexeeya way fiicnaanlahayd sabab naftuba amaah inagu tahay ma oga

  • @Khadijo60
    @Khadijo60Ай бұрын

    Waa ayaan daro ayey dhahayaan hubkana in la xafido ma ogol constitution waaye ayey la soo taagan yihiin Somali iyo mareycan waa isku mid dadka waa wada huneysan yihiin waa baled mooryaan wadan keena waa isla mid

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843Ай бұрын

    Somali waxay aminsanyihiin lama yaqaano waa lagu dambaabayaa

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391Ай бұрын

    Donalturum iyaa kadanbeeya si uu sumacad uhelo hadaan ladilina oolaqabto ninku wuu sheegi lahaa waa aragtidayda

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373Ай бұрын

    Qabiilkaa nagu weyn

Келесі