Arintan inay samayso ma ahayn GOD SIREED

Ойын-сауық

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 155

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 Жыл бұрын

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW🙏🥺❤🕋

  • @Zamaara_official

    @Zamaara_official

    Жыл бұрын

    Scw scw scw isoo bookho alle haku sharfo

  • @hibaaqbashiirmacalin525

    @hibaaqbashiirmacalin525

    Жыл бұрын

    صلي الله عليه وسلم

  • @yaxyeismoqfosh3590

    @yaxyeismoqfosh3590

    Жыл бұрын

    Scw

  • @maryanibrahimadan9103

    @maryanibrahimadan9103

    Жыл бұрын

    Salallahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamuudcabdi3383

    @maxamuudcabdi3383

    Жыл бұрын

    عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله

  • @canabmahdi904
    @canabmahdi904 Жыл бұрын

    dhiiiri galin qiiiima badan baan kaa faaidaye rabbi haku barakeeeyo wlllky 🥰❤️

  • @ilhaanmaxamud7934

    @ilhaanmaxamud7934

    Жыл бұрын

    Canab sabiscarab isar

  • @mapsuudmaryannafaqo
    @mapsuudmaryannafaqo Жыл бұрын

    Macalinkaygii nolasha kumee macalin halkeed kadhacaday insha allha khayr kurajaynayaa 🥺 in kumaqantay 🙏🙏🙏

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 Жыл бұрын

    Thank you teacher🥰🥰🙏🙏❤❤💯💯

  • @emric_apthalla624
    @emric_apthalla624 Жыл бұрын

    qof wlpa wxn ka codsanaya ınu sı nıyad ıgu soo duceeyo murugtan io wal walkan ınu ialahe ıga dulqado wllyal😭🙏🙏

  • @xfatimax4553

    @xfatimax4553

    Жыл бұрын

    Walaal kurbada allaah hakaafedo mid aduunyo iyo mid aakhiro murugadane farxad hakugubadalo allaahuma Aamiin yarabi iyo intamuslinba allaahuma Aamiin

  • @xfatimax4553

    @xfatimax4553

    Жыл бұрын

    Murugta iyo walwalka allaah hakaadulqado oo illaahey qeerhakugu badalo allaahuma Aamiin yarabi iyo intamuslinba allaahuma Aamiin

  • @drslarra1938

    @drslarra1938

    Жыл бұрын

    Allh haka dulqaado wll

  • @xfatimax4553

    @xfatimax4553

    Жыл бұрын

    Allaahuma Aamiin yarabi Intamuslinba

  • @xawoibrahim5274

    @xawoibrahim5274

    Жыл бұрын

    Wllo kurbada allah kaa qaaado 🥺

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 Жыл бұрын

    Alxamdullah aniga maba aminsani in dhawr qof laysla wado hal qof kabadan xirr maba lasamen karo kas hadan iswaynana mid kala imanaya warunta aboowe thanks 🥰🥰👌👌👌✅️✅️✅️

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Жыл бұрын

    Legendary always legendary keeps goings ayuub Ahmed go forward teachers 💪💯

  • @atharmursal2633
    @atharmursal2633 Жыл бұрын

    Manshallah tabarakallah wllo allah haku xifdiyo hana ku barakeyo runtii xaqiiqda ayaad ka hadashay marwalba iam not social media person lkn hadana KZread kaga Aad Ayaan udawadaa marwalboon janis helo waxbadan Ayaan kaa faiday wlhi waayo dhira gelintada Ayaan is oran karaa meshan manta taganahay ku gaaray alxamdulillah wanicmah And jazakallahu kheer adna

  • @khadijahassan7130
    @khadijahassan7130 Жыл бұрын

    Beautifully said wise words 👏

  • @fardowsamohamed3745
    @fardowsamohamed3745 Жыл бұрын

    Mashaallah good motivator❤❤

  • @sacdiyasakariye1470
    @sacdiyasakariye1470 Жыл бұрын

    The first comment

  • @Zamaara_official

    @Zamaara_official

    Жыл бұрын

    Wll isoo bookho alle haku sharfo

  • @amiiradasanadka3053
    @amiiradasanadka3053 Жыл бұрын

    Shalmad raacuhu sharaf maleh😎

  • @safiyamahamad4384
    @safiyamahamad4384 Жыл бұрын

    Walaikum salam my brother I like your story 🥰✌️👊

  • @ilhaanmaxamud7934

    @ilhaanmaxamud7934

    Жыл бұрын

    Safiya sabiscarab isar

  • @khalidaxmed5128
    @khalidaxmed5128 Жыл бұрын

    Thanks you teacher

  • @hamze1234
    @hamze1234 Жыл бұрын

    Waan ku taageera say wllhi ayub axmed..dhiiri geliye wacan wllhi....❤

  • @ilhaanmaxamud7934

    @ilhaanmaxamud7934

    Жыл бұрын

    Hamze sabiscarab isar

  • @axmednuurmaxamed9343
    @axmednuurmaxamed9343 Жыл бұрын

    Qiyaanadu waa shay aad u xun runti ilahayna waa tuu qur,aanka ku yiri ان الله لا يحب الخا ءنين

  • @nadiirayuusuf6887
    @nadiirayuusuf6887 Жыл бұрын

    Absolutely👏👏👏

  • @nasrinaytaali3866
    @nasrinaytaali3866 Жыл бұрын

    You have well teacher keep going

  • @faadumoaliwarsame682
    @faadumoaliwarsame682 Жыл бұрын

    Aad iyo Aad bad u mahdsan tahay walal Ayuob qofka kaste waa inu naftiisa ku saleeyo shaqsiyada masha,allahu khalad lga soo galay qofka in lagu sameeyo mahan waan in uu qofku isku kalsoon yahay

  • @ilhaanmaxamud7934

    @ilhaanmaxamud7934

    Жыл бұрын

    Faadumo sabiscarab isar

  • @munira6680
    @munira6680 Жыл бұрын

    Shukran wll❤

  • @oulaelmi8907
    @oulaelmi8907 Жыл бұрын

    Allah baan Ku dharte labo nin maba u sheekayn karo Iga dulqad badan

  • @deeqomacalin8082
    @deeqomacalin8082 Жыл бұрын

    Masha alaah walal runtaa kugu jecelahay hore uso co gulwacan

  • @zhakibabdirahman1202
    @zhakibabdirahman1202 Жыл бұрын

    Wll ayub axmed hadaanu nahay dadka isbadaLka iyo horumrinta naftooda ku kuda jira kaama hayno muqaaladi aan chanalka uga baranay please ustaad muqalada nosoo gali insha allah sanadkuna waa gaba gabe Thank you 🙏🙏

  • @Zahruush
    @Zahruush Жыл бұрын

    Waa iga qoslise ustad😂😂seef Bay galka kla soo baxde🤣 Xaqiiqada baa ka hadashay rabi haku sharfo

  • @arfonhassan5593
    @arfonhassan5593 Жыл бұрын

    Assalamu aleykum brother , thanks you are awesome mashaAllah tabarakaAllah

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Жыл бұрын

    Shurkan teacher thank you soo mach research forever ❤ abousutite ✅👍👍👍👍👍🥺🥺

  • @sakariyesayid
    @sakariyesayid Жыл бұрын

    Chanelkaga maalinkasra daawada waanan uxiizay wll wlhi❤️🙏😓waxba maalmahan maadsp dhigin

  • @sumayaibraahim1147
    @sumayaibraahim1147 Жыл бұрын

    Walagu wayy ayubo

  • @updimalik9453
    @updimalik9453 Жыл бұрын

    The tactical destroyer (nin waxbarte)

  • @socdaallyrics8704
    @socdaallyrics8704 Жыл бұрын

    Garaad aad ayaa ugu mahadsantahay baraarujintaada joogtada ah🙏

  • @Zamaara_official

    @Zamaara_official

    Жыл бұрын

    Wll isoo bookho alle haku sharfo

  • @fayfunny9021
    @fayfunny9021 Жыл бұрын

    whli your right i believe being single is what teaches you to be strong and become de person ur.

  • @arfonhassan5593
    @arfonhassan5593 Жыл бұрын

    Allah barik

  • @buhaaricadeh5752
    @buhaaricadeh5752 Жыл бұрын

    اللهم صلى وسلم على نبينا محمد

  • @ilhaanmaxamud7934

    @ilhaanmaxamud7934

    Жыл бұрын

    Scw scw

  • @ilhaanmaxamud7934

    @ilhaanmaxamud7934

    Жыл бұрын

    Scw scw

  • @ilhaanmaxamud7934

    @ilhaanmaxamud7934

    Жыл бұрын

    Buhaari sabiscarab isa

  • @edilupdy6438

    @edilupdy6438

    Жыл бұрын

    عليه افضل الصلاة والسلام ❤❤❤❤❤

  • @muunaaadam6603
    @muunaaadam6603 Жыл бұрын

    Salalaahu calyhi wasalam

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Жыл бұрын

    Idinku hadaad masayraysaan maxaad dumarka ula guursataan

  • @mtr_mohamed-1663
    @mtr_mohamed-1663 Жыл бұрын

    Mashallah wllkay ayyub axmed

  • @Zamaara_official

    @Zamaara_official

    Жыл бұрын

    Wll isoo bookho alle haku sharfo

  • @axlaamcabdillahi7281
    @axlaamcabdillahi7281 Жыл бұрын

    Aniga mar walba qalbiga la iga jabiya laakin hore ayaan usii socda qofna ma daba socdo waxan ogaan ku gadhay qofna inan baryin anan daba socon ilaa mid isaga iraba mooye

  • @cabdiofficial6354
    @cabdiofficial6354 Жыл бұрын

    Keep going

  • @samiiracadaani7937
    @samiiracadaani7937 Жыл бұрын

    Waxa jeclhy inaan dacad ahaado daacad u ahay qofkan jeclhy cidna lama simi karo hadan khiyaamo ku qabto inan goaan ka qaato wan wa dhaqankyga inkasto aan aminsanhy qof wangsan qof wanaagsan ba usugnaady allaw jacaylkaga iigu guule

  • @Yaasir-w9v
    @Yaasir-w9v Жыл бұрын

    Scw scw scw

  • @abdirahmanbestboy6637
    @abdirahmanbestboy6637 Жыл бұрын

    Legend olweys legend wlhi

  • @yasminemahamud1332
    @yasminemahamud1332 Жыл бұрын

    Soit bénis mon cher

  • @whocareiamaloneinlife3577
    @whocareiamaloneinlife3577 Жыл бұрын

    Nolosha farxadeda waa kalinimada ani dhankayga cidna ka dhawicin cidna yana ku dhawicin naftada mashquulkeda ka badan wakhtiga yar ee aad janis hesho KZread waxa ka cusub fiiri then seexo 🤗🤗

  • @najaxshankaroon2971

    @najaxshankaroon2971

    Жыл бұрын

    Wan kula gaba wana sidan sameyo

  • @ilhaanmaxamud7934

    @ilhaanmaxamud7934

    Жыл бұрын

    Janno abayo sabiscarab isar

  • @whocareiamaloneinlife3577

    @whocareiamaloneinlife3577

    Жыл бұрын

    @@ilhaanmaxamud7934 haye hno

  • @maymuunomer3829
    @maymuunomer3829 Жыл бұрын

    Ani waxan aad ayan kugu jeclahay runta aad ka,hadashay ani rayi badan ayan kula mid ahay marka rabi haku xafido wax runaa noo sheegtay

  • @xamdamohamuudali3195
    @xamdamohamuudali3195 Жыл бұрын

    Teacher aan kukalsonahay batahay ayuub xafidu laah

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 Жыл бұрын

    King😘😘😘

  • @abdiabdullahiadam2644
    @abdiabdullahiadam2644 Жыл бұрын

    Wa run wlhi

  • @sumayasaleban5073
    @sumayasaleban5073 Жыл бұрын

    Ayuub dhirigaliyaheena

  • @hanadwarsame7455
    @hanadwarsame7455 Жыл бұрын

    Good 👍

  • @daoudinamahamoud9284
    @daoudinamahamoud9284 Жыл бұрын

    ok waan kugu raacsanahay sxb ayoub lkn hadii aad xiriir la leedahay 3 gabdhood maxaad sameyn doontaa inaad dhahdo

  • @ayaanhamudguleed8955
    @ayaanhamudguleed8955 Жыл бұрын

    wax badan ka faiday runtii Alle Haku Xafido🥰

  • @maxamedkhaliif8112
    @maxamedkhaliif8112 Жыл бұрын

    Wll qof ayan jeclhy messg ayan uu qoraya. Imna sojawaabayoh . Ana haben wlba wn oyaa un . Laba sano ayan jeclahy. Xasuustiisa ku nolahy.. maxn sameya jawaab kasuugya Wllo xanuun ayan dareemyah. Man iska dhintah wll

  • @osmanfarey890
    @osmanfarey890 Жыл бұрын

    Shugran macalinkeyga

  • @kowsarabdikarim1368
    @kowsarabdikarim1368 Жыл бұрын

    Mansha Allha Mansha at.

  • @ilhaanmaxamud7934

    @ilhaanmaxamud7934

    Жыл бұрын

    Kowsar abayo sabiscarab isar

  • @maryamaabdikadir7029
    @maryamaabdikadir7029 Жыл бұрын

    Salallahu caleyhi wasallam

  • @ilhaanmaxamud7934

    @ilhaanmaxamud7934

    Жыл бұрын

    Maryama sabiscarab isar

  • @sacdiyasakariye1470
    @sacdiyasakariye1470 Жыл бұрын

    Waan ku taageera ayub axmed wllkey

  • @Zamaara_official

    @Zamaara_official

    Жыл бұрын

    Wll isoo bookho alle haku sharfo

  • @ikraamhassanmohamed1080
    @ikraamhassanmohamed1080 Жыл бұрын

    ❤️💯👌

  • @fatmaadam4927
    @fatmaadam4927 Жыл бұрын

    Aduunyooy nin ordaaba istaag!

  • @xamdimahad4167
    @xamdimahad4167 Жыл бұрын

    Asc wllo kkkk aad ban uqoslay waarun walhy

  • @nimoali2662
    @nimoali2662 Жыл бұрын

    Asc Mnshllah ❤

  • @edilupdy6438

    @edilupdy6438

    Жыл бұрын

    Wcs

  • @abdirazaksaad2803
    @abdirazaksaad2803 Жыл бұрын

    Ayuub sxb dalka Djibouti 🇩🇯 Ayan jooga dhibtasi aniga I Haysa walahi hase Ahaate waankabogsaday lkn wankuqarxiyey anigoku idhi waad ikhiyaantay e xidhidhnagamakaladhaxayndoono hadana way isoowacda iyado Dib inay ihanatorabta aniguna waankadiiday wali waynukala maqanahay sxb maxaa xal ah

  • @ilyaascade3736
    @ilyaascade3736 Жыл бұрын

    Ustaad ayuub kasoo hadal waxbarashada

  • @birimoboss747
    @birimoboss747 Жыл бұрын

    Sheekada yaanyuurtaa iga qoslisay

  • @munogaraad7711
    @munogaraad7711 Жыл бұрын

    Hhh ar ayuubaa

  • @naimaadan2635
    @naimaadan2635 Жыл бұрын

    Kkkk it happened to me also

  • @abdalamuhsin8441
    @abdalamuhsin8441 Жыл бұрын

    hi abo

  • @filsan4092
    @filsan4092 Жыл бұрын

    Meelan kalaso xariiro isheeg ustaadi

  • @Gaashaanboy
    @Gaashaanboy Жыл бұрын

    Macalinka Ku salaamay

  • @Zamaara_official

    @Zamaara_official

    Жыл бұрын

    Wll isoo bookho alle haku sharfo

  • @nagadxussen6692
    @nagadxussen6692 Жыл бұрын

    Wsc

  • @sumayaibraahim1147
    @sumayaibraahim1147 Жыл бұрын

    Video dhiri galinta noso badi bro

  • @noormukhtar7044
    @noormukhtar7044 Жыл бұрын

    Wan maseer badan nhay waa naxariis badanhay Lkn maalinti Nin Aan ku arko bis waye

  • @amalcabdiqadir338

    @amalcabdiqadir338

    Жыл бұрын

    Iyaduba waa sidaad oo kale

  • @ilhaanmaxamud7934
    @ilhaanmaxamud7934 Жыл бұрын

    Ayuub sabiscarab isar adne wan ku sare

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Жыл бұрын

    Hard baa lagu shaqeeyaa lacagta qurbaha laga yeeli maayo in dadka ka siro

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 Жыл бұрын

    Ma gabadha ayad ku dulaysaa nimankaad ku kicinaysaa mise waxbaad u sheegaysaa

  • @sidrahaji5133
    @sidrahaji5133 Жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣 astagfirulaah yaraantaadi hadaadan laheen qisooyin ka qosliya waa mucjiso

  • @abdirazaksaad2803
    @abdirazaksaad2803 Жыл бұрын

    Mudane Ayub wankuslamay walhi Hada waxan ahay nin Arinta ad kahadashay kujira lkn gabdha 5 bil ayaynu wada soconay anigu macalin Ayaan ahay Dugsi sare dhiga iyo xaruun qur aanka lagu xifdiyo dhiga Ayaan ahay Anigu daacad Ayaan ahaa lkn wakhtiyadan Dambe waxankashakisana anigu inay ragkale igarabwado hase ahate waan arkaye Ninki Ayaan lahadlay Waynu kawada hadalnay isaguna uukuqarxiyey habenkidambe aniguna habenkidambe Ayaan kuqarxiyey lkn hada 📞 ayay iguwareerisay waanan kadiiday jacaylkina waan iska ilaaway sxb talo igasii

  • @shamsudiin4370
    @shamsudiin4370 Жыл бұрын

    Ayub maxa kugu dhcy

  • @LISHKO99
    @LISHKO99 Жыл бұрын

    Cajiib

  • @Zamaara_official

    @Zamaara_official

    Жыл бұрын

    Wll isoo bookho alle haku sharfo

  • @Romeo1795
    @Romeo1795 Жыл бұрын

    Brother waan ku taageera laakiin marmarka qaar waxaad ka baxdaa xadka ama barnaamijyada channel ka aan uga baranay marka Anni ahaantay MA qurux badna wax dad kaaga barteen inaad bedesho waayo sababtii laguu soo raacay hadii laga waayo waa laga had hadhi sida at sameeyeen as asxaab badan aan kugu soo xidhay Thanks again

  • @oumal3765

    @oumal3765

    Жыл бұрын

    Oo hada maxd dhagysanysaa soo dhiirigalin maaha vedioyada waankayaabay wllhi waxd doonto uun miyaad iska sheegi

  • @umuaxmed5402

    @umuaxmed5402

    Жыл бұрын

    Dhiiragalin ma ahee ninkaan wuu kasii darayaa dadka iney isutalasulan marabo halakalaharo kaligaa istag bentis qof kaligis ahankaro malaha

  • @oumal3765

    @oumal3765

    Жыл бұрын

    @@umuaxmed5402 sister aniga ahaantayda horta waxa ugu muhiimsan ee uuxoogasaraa waxay thay qofku kow waa inuu qiimihiisa barto markastana baenaamijka uu kahadlayo waxa uu uu focus ka saaara waxa weeyan waa kolba dhanka aynu u aragno in qofkaasi u u baahanyhy ama daciif uukayhy lana saxaya markasta

  • @umuaxmed5402

    @umuaxmed5402

    Жыл бұрын

    @@oumal3765 madiidani aniguba inuu qofka qiimahisa garto adaana ujeclhy lkn ninkan waxaba kalayabay dadka ineyaba iskubahnen uu uhdla qofka siida kudhaho bax dheh qofka sidaa noqdo lomajoojiyo waxs mafcno wlhi qof qofkle kamarmo malaha adunyadan dhankastaa walyskaga bahnyhy

  • @oumal3765

    @oumal3765

    Жыл бұрын

    @@umuaxmed5402 may wllo waalaysku baahanyhy aduunyadana rabigii ina abuuraybaaba inoosheegay inaan lakala maarmin markaaa wixii talo ina anfacda uunbaynu kaqaadan mahadsanid xbbti mcn

  • @xasanabdirahman487
    @xasanabdirahman487 Жыл бұрын

    Ustaad cashirada maxa yaraysay!

  • @aaliyahasad5989
    @aaliyahasad5989 Жыл бұрын

    Asc..Ayub.. I have a question hope you answer for me..I have a friend she loves a guy and the guy also loves her but he doesn't want to admit his feelings to her and she doesn't give up on him I always tell her that he isn't the only man in this world give up and look for ur life and think of yourself she blocked me and she sees me as an enemy..she no longer talks to me..she is dying for that man as if they aren't men in this world...my question is what should u advice this little girl who doesn't understand anything from me and how can I apologize to her... thanks

  • @husseinmohamed1650

    @husseinmohamed1650

    Жыл бұрын

    Leave her alone She'll come to you when she realizes the fact

  • @bushraahmed5281
    @bushraahmed5281 Жыл бұрын

    Asc wll wanku salaamay waxan rabaa inad iga cawiso sidee qof kuxumeeyey lo ilobaa

  • @Zamaara_official

    @Zamaara_official

    Жыл бұрын

    Wll isoo bookho alle haku sharfo

  • @ubahsalah2773

    @ubahsalah2773

    Жыл бұрын

    sabar iyo salaad kaasho iyo saliga nabiga Scw iyo istiqfaarta

  • @Ayaann3
    @Ayaann3 Жыл бұрын

    walalo casharadi English ka miyad jojisay🥺

  • @deeqaqurux9858
    @deeqaqurux9858 Жыл бұрын

    Aad Ii dhirigalisay

  • @drsniinaay2283
    @drsniinaay2283 Жыл бұрын

    Qisaan hayaa xagee kaala soo xiriiraaa wll

  • @abdirashiidraash1385

    @abdirashiidraash1385

    Жыл бұрын

    Instgramkiis kal hadal ama gmail ka

  • @sahraali4195

    @sahraali4195

    Жыл бұрын

    U gudbi waa dhagaysan doona waana dhaafi doona maxay tahay sababta noloshada dad ula wadagtid

  • @hambiabdullahi8356
    @hambiabdullahi8356 Жыл бұрын

    Kkkkkkk waxbaa kuhelee

  • @degelkhayr
    @degelkhayr Жыл бұрын

    Sheeko ninkaan waa narcissist ilahy kacabso islaweynida daa. Gabadho xaq bay uleedahy inay tijaabiso qofka ay dooranyso xitaa ayadoo lasoo sirin maxaa udiidin raali galinta

  • @falaztiincabdulahi9707
    @falaztiincabdulahi9707 Жыл бұрын

    Ani hal qof shuknsadaa wna isfhny lknse woonaago badanyhy 😢

  • @Jirjiroole

    @Jirjiroole

    Жыл бұрын

    falastiin caadiya ayaa thay

  • @omomuad9267
    @omomuad9267 Жыл бұрын

    Ayùubow ina zbþiyaw calool adkidaa

  • @sharifxaji4234
    @sharifxaji4234 Жыл бұрын

    Wll mcn inte lagala so xariira😀😍🥰💯🙏

  • @Worldly_work
    @Worldly_work Жыл бұрын

    maalin walba islaan cusuba hooyadey macan u keeni jiray si ee iiga sadabtay dadkaan aanan AQOON inte ka keenta i dhihi jirtay Maalin walba

  • @hajimohamud5890
    @hajimohamud5890 Жыл бұрын

    Wlky saln sare

  • @Zamaara_official

    @Zamaara_official

    Жыл бұрын

    Wll isoo bookho alle haku sharfo

  • @nastexonalka3617
    @nastexonalka3617 Жыл бұрын

    Kkkkkkkkkkk

  • @Manka2123
    @Manka2123 Жыл бұрын

    Nin aan ku qabin haduu ku xukumo oo oo ku dhaho qof kale lama hadli kartid markuu ku guursado maxuu kugu sameynayaa? R

  • @ahmedqumbe3644

    @ahmedqumbe3644

    Жыл бұрын

    Adoo lagu qabo xitaa sheekadaadii waa wadanaysaa, waxii aad baratay naftaadu la qabsatay balwad bey kuu noqonaysaa.

Келесі