AMINA AFRIK | AXDI | New Somali Music Video 2020 (Official Video)

Музыка

FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
m.kzread.info?su...
FOLLOW US ON
TIK TOK: TUSMOFILMS
INSTAGRAME: TUSMOFILMS
SNAPCHAT: TUSMOFILMS
FACEBOOK:TUSMOIFLMS
WHATSAPP:2262460459
COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2020
MIDHAHA:XAMSE XADAARI
LAXANKA :CUMAR ADAN
MUSIC : ARIIDO
CAMERA: JAMAAL ADAAWE
EDITED:CABDIQANITUSMO
PRODUCER: ABDULLAHIKING & JAMAAL CADAWE
MANAGER: M.ABSHIR

Пікірлер: 169

  • @xamsexadaari529
    @xamsexadaari5294 жыл бұрын

    Aamina Afrik hore u soco walaashay. mahadnaq gaara ayaan u dirayaa macalinka weyn Hobal Cumar Aadan Dugsiiye 🙏🙏 . Arido iyo Tusmo films 🙏🙏 lyricska saxda ah ee heesta inkastoon ku naawilo sawirada agtaydiyo aqalkayga yaalaan ku ildoogsadaayoo aragaaga waan tebay adimada dhaqaaqiyo uurkayga hoosaad ku abuuran tahayoo ifkaan kuugu jeclahay kooris waan oon qabaayoo ku ilaawi maayee axdi kaan la qaadow inan kuu abaarsaday adna ii ogsoonow baydka labbaad abidkay intaan jiro axad kale ma aaminin ma amaanin ruux kale adigaa i kaafshoon kugu uur fayoobahay aqligiyo xiskayguna waa kugu amaanoo wiil kale aduunyada kama eegan karayee kooris waan oon qabaayoo ku ilaawi maayee axdi kaan la qaadow inan kuu abaarsaday adna ii ogsoonow

  • @jibriilabdi4300

    @jibriilabdi4300

    4 жыл бұрын

    Abwaab hesahagu makaladhacan 👌👌👏👏

  • @fathiamohamedahmed472

    @fathiamohamedahmed472

    4 жыл бұрын

    👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾

  • @godeygacalotv3662

    @godeygacalotv3662

    4 жыл бұрын

    Xamse Xadaari abwaan midhihi hiisu micno ku fadhiyaan

  • @cabdiqanimaxamed2361

    @cabdiqanimaxamed2361

    4 жыл бұрын

    Abwaanka abwaanad hada jirta

  • @juujeaboorofficial2926

    @juujeaboorofficial2926

    4 жыл бұрын

    Abwaan xamse xadaari Go forward abwaan

  • @caliaadanmuumin7517
    @caliaadanmuumin75174 жыл бұрын

    Qofkii Saddexaad oo daawada ayaan ahay Like igu sharfa hee

  • @samatarahmed582
    @samatarahmed5824 жыл бұрын

    Une meilleure des meilleures chansons Vive la voie d'amina afrik que dieu vous protège Le djiboutien n'oublie pas l pouce bleu 🇩🇯🇩🇯

  • @mahaddaacad9444
    @mahaddaacad94444 жыл бұрын

    Hees iyo Badh, Abwaan Xamse Xadaari Heesihiisa Ka Hadal Malaha, Welcome Back Aamina Afrik...Tusmo Films GOOOO

  • @suldaanmuhammadmillion7411
    @suldaanmuhammadmillion74114 жыл бұрын

    Heestii raaxayso wiilyahow inta ku xasuusata fanaanadan liketa dhacdac ku siiya

  • @hamdaabdule71

    @hamdaabdule71

    4 жыл бұрын

    Suldaan muhammad million wlhi heestas tariq goniya ayey igu ledahay saxibadey o xalada ku xun tahay ayan arkay markasan tisay hesta raxeyso wilyaho 😂😂 dumarka wa isla hinasan

  • @suldaanmuhammadmillion7411

    @suldaanmuhammadmillion7411

    4 жыл бұрын

    Hamda Abdullahi hhhhhhhh murugada isku dhaafiyaad tidhi

  • @jinka_hablaha_gala704
    @jinka_hablaha_gala7044 жыл бұрын

    10like waligay ma helin pal maanta 30igaarsiiya😕

  • @odaysoomaaliyed538
    @odaysoomaaliyed5384 жыл бұрын

    Gabadhan fankeeda waan jecelahay iyo codkeeda xabeebta walliba ay weheliyaan duubista qurxoon ee tusmo flims 💯 Afriikeey gobolkii ragaan kasoo sallaamaya saq dhexe ✋

  • @ahmedjabiibo5438
    @ahmedjabiibo54384 жыл бұрын

    Ariido iyo cumar aadan anoo ka yaaban uunban xamse xadaari isna arkay wlee waa hees rag waawayn iskugu tageen iyadna aamina ilaawi mayno ala yartu dookh fiicanaa 💓💓💓👏🥇

  • @waberihassan7867
    @waberihassan78674 жыл бұрын

    Erayadi xamse xadari Laxankii:legend Omar adan dougsieh garan baa garan Musicgii: best musician arido Codkii:amina afrik hambalyo👏🏻👏🏻🎆❤️ Tusmo films 🎥 :mahadsanid kun jeer 🙏🏻

  • @dhamme0
    @dhamme04 жыл бұрын

    Heesta laxnkeeda =100% Midhaheeda =100% Amina afrik keep going

  • @mahamuttislam414
    @mahamuttislam4144 жыл бұрын

    Faniinta reer jabuuti waa wada xul Amina afrik top wlhi

  • @zakariyaali9035
    @zakariyaali90354 жыл бұрын

    Heestan adoo daawanayo hadaa comment aqriyayso like hayla dhaafina😜😧

  • @cabdiqaadirahmed7319

    @cabdiqaadirahmed7319

    4 жыл бұрын

    Ifkankukujacelahay

  • @elmayor844

    @elmayor844

    3 жыл бұрын

    K

  • @haleelmedia1
    @haleelmedia14 жыл бұрын

    Asc walaal please wa jimco ku sali NEBI MUXAMED SCW heeestaba waa usoo oradee😭😭😭😭😭😭

  • @hamseadi1820

    @hamseadi1820

    4 жыл бұрын

    Scw

  • @fadumoqurux3825

    @fadumoqurux3825

    4 жыл бұрын

    scw

  • @seynabhassan7050

    @seynabhassan7050

    4 жыл бұрын

    Apdalla official scw scw

  • @Walaalo-mohamed
    @Walaalo-mohamed4 жыл бұрын

    fanaanada aamina afrik erayada xamse xadaari ka hadal maleh heestan ✌✌✌

  • @derysu8053
    @derysu80534 жыл бұрын

    Heesti qurux badan Love from 🇹🇷

  • @ubahsaid5200
    @ubahsaid52004 жыл бұрын

    Amina dhar baan lagu gaadhayn🔥🔥🔥🔥💕

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi4 жыл бұрын

    Da.adii ayaa ka dapA timi Amina AFrica Codkeedii wuu iz bedeLay 💚💭❤

  • @dhammacdhc2165
    @dhammacdhc21654 жыл бұрын

    Qofkii ugu horeeyay arka commentiga like isaara

  • @mohaxaajiofficial5770
    @mohaxaajiofficial57704 жыл бұрын

    Weeye tusmo wax dhaama lawaa 🥰🤗🤗

  • @hunguridhubuq3275
    @hunguridhubuq32754 жыл бұрын

    araGaaga wan tabay 🥰💥 CabdiGaygoow

  • @bilanaden7817
    @bilanaden78174 жыл бұрын

    Amina afrik wan ka hela from🇩🇯🇩🇯🇩🇯merci tusmo

  • @KingAbdifahi1010
    @KingAbdifahi10104 жыл бұрын

    Legend Tusmo films🦁

  • @alaawayn1034
    @alaawayn10344 жыл бұрын

    Tusmo filmis horey usocda

  • @cabdirisaaqfaysalcali2745
    @cabdirisaaqfaysalcali27454 жыл бұрын

    Inta fanaanadan jecel jiniyadeeda degenaanteeda iyo codkeeda like ta isku muujiya😇😇😇

  • @GALAYDH
    @GALAYDH4 жыл бұрын

    *Wof calayk iga daba geeyah* #Amina #afrik 🔥👸❤ *Hees iyo badh*

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker44704 жыл бұрын

    Machallah tabarak ALLAH Hihaffidak fike ALLAH hibarik ALLAH hirharisse My Inabti Queen Amina.Afrique Afgou gouma goowo Tres bien chanson plein Amour rien te dire LONGUE LIFE AMINE ALLAH AKBAAR SCW SCW SCW SCW

  • @zazaamedia6465
    @zazaamedia64654 жыл бұрын

    She is favorite singer😍😍

  • @Mohamet-t5b
    @Mohamet-t5b4 жыл бұрын

    Amina afrik waa lagi xiisay halkad ka dhacaday♥🔥

  • @hamzaidrissahmed3060

    @hamzaidrissahmed3060

    4 жыл бұрын

    😂😂😂 halkana maa joogta

  • @khalidilkacase6116
    @khalidilkacase61164 жыл бұрын

    Wll like hayla dhafin🙌

  • @tooreal4292
    @tooreal42924 жыл бұрын

    Amina Afrik Back With The Fire🔥🔥🔥🔊🔊🔊

  • @khadradiriye9412
    @khadradiriye94124 жыл бұрын

    Hees tan wey igashey its the best of 2020 thanks 🙏 abaayo Amina.

  • @kfspigeon7390
    @kfspigeon73904 жыл бұрын

    5 like waligey ma arkin bal cawa i tusa

  • @TheLove0
    @TheLove04 жыл бұрын

    Abwaan Xamse xadaari Anigu waan kaa qeyliyey Isaga qoolo jacel kaa sameysan Aya ku jirta qiiro uun bad iska Galeysa cid aan jacelahay Ma jiirto in badan ba Yoomiyee ku shaaqeyey Wa Ina yoomiyaha Ka baxa yakhyti Mesha feedho kuma haye One love abwaanka yakhy

  • @ikraansalaad9147
    @ikraansalaad91474 жыл бұрын

    Saan baah loogeysaah maaheeh suukha baah looshaqotagaah m. Africa 💐👌👌👌👌

  • @imanaden4196
    @imanaden41964 жыл бұрын

    Vive amina song de l'année 😍😍❤❤

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt70374 жыл бұрын

    Haye amina afriC....❤ Tusmu Filims....🌹

  • @khadarmuslimn4321
    @khadarmuslimn43214 жыл бұрын

    ala ana uu horey from 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 amina afrika

  • @anid9027
    @anid90274 жыл бұрын

    Viva Amina🇸🇴❤ one of the greatest somali singers

  • @ahmedmaandeck6126
    @ahmedmaandeck61264 жыл бұрын

    Keep going Amina afrik from Djibouti land

  • @farhijadahir6650
    @farhijadahir66503 жыл бұрын

    Masha allah boqorada coodka😘😘😘😘👏

  • @aryanali6527
    @aryanali65274 жыл бұрын

    Wellcome back boqoradayada❤

  • @abdishakuurmohmet2820
    @abdishakuurmohmet28204 жыл бұрын

    heestan adoo dawanaya hada comentiga akhrisaneyso liketa isaar wlle

  • @waayowayo1237
    @waayowayo12374 жыл бұрын

    Amino abayo cod macanidaa 💯❤️💯

  • @bilanaden7817
    @bilanaden78174 жыл бұрын

    Jarku xaq ayu isku layahay like ha ila dafina manta

  • @daadirm2669
    @daadirm26694 жыл бұрын

    Amina afrika wa legend cod halaasi ah leh 😍

  • @sagalb9780
    @sagalb97804 жыл бұрын

    wwwwww wa aminadaydii cashqa😍😍😍😍😍

  • @ahmeddiirya
    @ahmeddiirya4 жыл бұрын

    ثالث مشاهد واول كومنت ولايك 😅💪🏾

  • @mounaibrahim1600
    @mounaibrahim16004 жыл бұрын

    You are the best keep going 😍😍😍

  • @alisaladahmed424
    @alisaladahmed4244 жыл бұрын

    Belle chanson, merci madame👌👌

  • @haipemedicallaboratory5537
    @haipemedicallaboratory55374 жыл бұрын

    Somali alle colaada haka kor qaado 🙏🙏 Plz ilahay baan idinku dhaarshee like iisaara somaliyeey🙏🙏🙏🙏❤

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI4 жыл бұрын

    *CAR HADAAD GEESI TAHAY XAGA HOOSE EEG* ❤Wllo Waan Kujeclee SUBSCRIBE Isaar ❤❤

  • @Khaalidcade01

    @Khaalidcade01

    4 жыл бұрын

    Hhh

  • @choukriali4323
    @choukriali43234 жыл бұрын

    mashallah mashallah amina afrik ma chanteuse prefere

  • @khadarahmed9891
    @khadarahmed98914 жыл бұрын

    Adna ii ogsoonow inaan ku abaarsadey amina afrika waa fanaana aan aad ugu heysto waayo waa qofka kali yah ee tustey in laduubo video ga habeeyn woow somalida inteeda kale waxey doo baan maalin dharka na ka ma takto ey ku qurxon yahiin dumatkeyna somali yeed

  • @Wacaysahmed4129
    @Wacaysahmed41294 жыл бұрын

    Inantan fankeeda Madaxwayne ma fedho ayaa waxba ka qaadi wayay

  • @abdihussein8020
    @abdihussein80204 жыл бұрын

    AfriK Gabdhii La TbaY 😚😘😍

  • @profhamse5
    @profhamse54 жыл бұрын

    Awesome sound Ever Iam greeting U

  • @lassolasso727
    @lassolasso7274 жыл бұрын

    Merci Amina 👍🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿🇩🇯🤩

  • @dauddeq5900
    @dauddeq59004 жыл бұрын

    Like baac baac kusii🔥🔥🔥🔥❤️❤️❤️

  • @yosefofficialvlogs2300
    @yosefofficialvlogs23004 жыл бұрын

    Eesh calaa aamina afriiktayda hees aad u macaan like iisaar hadaad aamin afriik taagere utahay heestana ka heshay

  • @doualehsouad6511
    @doualehsouad65114 жыл бұрын

    Une très belle chanson masha Allah ma chanteuse préférée Amina Afrique fier de toi ❤

  • @mukhtardiini5362
    @mukhtardiini53624 жыл бұрын

    Hadad hapen jimca dawanYso liketa ha ila dhaviN 🖐

  • @empiresaara9927
    @empiresaara99274 жыл бұрын

    Aragaaga waan tabay🥰

  • @fardowsomaxamud3608
    @fardowsomaxamud36084 жыл бұрын

    masha allah waa hees shidan

  • @John-bl7tk
    @John-bl7tk4 жыл бұрын

    #AminaAfrik🙏⚡🇩🇯

  • @abdirahman2569
    @abdirahman25694 жыл бұрын

    Aamina aFrica gabadh an jeclHy❤

  • @munacisman5891
    @munacisman58914 жыл бұрын

    Waaw👏 une adorable chanson 💖💯😘👏😍👌💯💐

  • @avtarmedia5521
    @avtarmedia55214 жыл бұрын

    Amina Africa Legend

  • @z012y
    @z012y4 жыл бұрын

    Wow Amina Afrik 👸

  • @saynababdirhmannicimaabdir4810
    @saynababdirhmannicimaabdir48104 жыл бұрын

    Aamina afric. Fanaand tageero allow Ku daa

  • @mohameddisco4899
    @mohameddisco48994 жыл бұрын

    Hayaay aamina afrik

  • @zamzouzou4802
    @zamzouzou48024 жыл бұрын

    Wow machallah une chanson très belle

  • @asmadjibouti2202
    @asmadjibouti22024 жыл бұрын

    wooo nice song nolow amina

  • @thatkiddmm4958
    @thatkiddmm49584 жыл бұрын

    Love that

  • @hassanyusuf634
    @hassanyusuf6344 жыл бұрын

    caadi mahane heystaan

  • @raadyarahmed9140
    @raadyarahmed91404 жыл бұрын

    Amina afrik waaaaaaw ooooooh

  • @hassansheikh4664
    @hassansheikh46644 жыл бұрын

    Aamino africa wxii jecel like haley saaaro

  • @mohamedkhayrdon8953
    @mohamedkhayrdon89534 жыл бұрын

    Eesh cala hees 1.editing video 100/100 2.erayada 100/100 3.laxanka 100/100 4.codka 100/100 All 100/100 wax laga reebaba malahan Keep going abdiqani tusmo🥰🥰🖐🖐 Please asxaapta susbcribeta iga giijiya wa walalkine🙏🙏🥰🥰🥰

  • @mohaxaajiofficial5770

    @mohaxaajiofficial5770

    4 жыл бұрын

    Oky brother

  • @mohaxaajiofficial5770

    @mohaxaajiofficial5770

    4 жыл бұрын

    Waa runta saad ku sheegtay weeye

  • @awiljamojmz1090

    @awiljamojmz1090

    4 жыл бұрын

    Waa tunnta brother

  • @awiljamojmz1090

    @awiljamojmz1090

    4 жыл бұрын

    Keep going

  • @mohamedwardher6275

    @mohamedwardher6275

    4 жыл бұрын

    Been maadan sheegin waxaaf ka reebtay amiina aftiikna waa 100kina 100

  • @herrochannel2670
    @herrochannel26704 жыл бұрын

    ABDIQAADIR LYRICS kala so xidhidh LYRICS keda

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade014 жыл бұрын

    Inaan kuu apaarzaday adneh iiogzonow🎵🇭🇺

  • @mohamedabdullahi1771
    @mohamedabdullahi17714 жыл бұрын

    Maxan u xisay amina afrika codkeda

  • @abdullahiabdihosh9531
    @abdullahiabdihosh95314 жыл бұрын

    Weydiyarsan tahay hestan Kutuuur #cimaaamadaaa

  • @abdifatahabdulahi6578
    @abdifatahabdulahi65784 жыл бұрын

    Waaa wali madhagsan😃😃

  • @cabdiraxmanboos3176
    @cabdiraxmanboos31764 жыл бұрын

    😍😍😍😍😍⚘⚘⚘⚘⚘ Long live amina afirc

  • @cabdiraxmanboos3176

    @cabdiraxmanboos3176

    4 жыл бұрын

    Like 100 sar

  • @mohammedabdirahman5389
    @mohammedabdirahman53894 жыл бұрын

    War gabadhan waan jeclahay iigu sheega plz

  • @ahmedmaandeck6126

    @ahmedmaandeck6126

    4 жыл бұрын

    Adna sido kale I love this songs keep going from Djibouti land

  • @AliHassan-wq4xf
    @AliHassan-wq4xf4 жыл бұрын

    Viva amina Afrique

  • @hamdahaji9371
    @hamdahaji93714 жыл бұрын

    l like amina afrik hore usoco boqorada codka

  • @abdullahiabdihosh9531
    @abdullahiabdihosh95314 жыл бұрын

    Bababba best song #Axdiiii

  • @hamzaidrissahmed3060
    @hamzaidrissahmed30604 жыл бұрын

    fanaanad buxda 🙏💪👸👸👸👸

  • @jocerofficial2022
    @jocerofficial20224 жыл бұрын

    Team tusmo films izoo booqda

  • @khadradiriye9412
    @khadradiriye94124 жыл бұрын

    Who is the guy loqaadhey hees tan he has to give 100 percent Wright 😍😍😍abaayo.

  • @hadiyaxaashimaxamed7934
    @hadiyaxaashimaxamed79344 жыл бұрын

    Mn shlha 😘😍😍😍😍

  • @zaedaliyussuf2616
    @zaedaliyussuf26164 жыл бұрын

    Alle jannada hku geeye subscribe igaga farxi😢😢😢

  • @shacaybabdirahmaan184
    @shacaybabdirahmaan1844 жыл бұрын

    Amina afrik inta ku hysata 🤭

  • @somaliuk633
    @somaliuk6334 жыл бұрын

    AMIIN af Mashallah my beautiful sister

  • @maxamedsaki7165
    @maxamedsaki71654 жыл бұрын

    Hees iga dheh

  • @rahmaabdi5366
    @rahmaabdi53664 жыл бұрын

    Amina Afrik qurux dumar

  • @adanashraf841
    @adanashraf8414 жыл бұрын

    Minabti nolo Marana inaderty nolo Amina afanad qaliya waye kalexda mesha

  • @cahadccali8832
    @cahadccali88324 жыл бұрын

    Mahad quruxlaw udgoone star huteel

  • @samiyaereg9252
    @samiyaereg92524 жыл бұрын

    WALALAHA GEESKA

  • @itssomalisnotsomalian820
    @itssomalisnotsomalian8204 жыл бұрын

    Qoftan ma jabuutiyaan baa

Келесі