AMIIRO XANAAN IYO ANIGA CUNTO DHARKEENA U EG AYAAN CUNAY QOSOLKA ADUUNKA😂😂..?

#king #ceyda #subscribe #for #more

Пікірлер: 385

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar106 ай бұрын

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar الله أكبر ❤❤

  • @user-nn6vp8mn6d

    @user-nn6vp8mn6d

    6 ай бұрын

    Codsigeyga waad fulisay tangis baroo🫡🫡

  • @Amiira252
    @Amiira2526 ай бұрын

    Ilaahey hadaa jeceshahay like saar❤❤

  • @user-bw6lp2kp7i

    @user-bw6lp2kp7i

    4 ай бұрын

    🫶❤️🫶❤️👸👸🤲🤲😍😍

  • @user-rq5uz5sl5j

    @user-rq5uz5sl5j

    3 ай бұрын

    SUBHANAALLAH ALXAMDULILAH LA ILAHA ILA LAAH ALLAHU AKBAR ❤❤❤ALLAHU AKBAR ❤❤❤ALLAHU AKBAR ❤❤❤

  • @asiyoosman5333

    @asiyoosman5333

    4 күн бұрын

    Sa

  • @user-vh6ws3ci4r
    @user-vh6ws3ci4r6 ай бұрын

    Ceydoow tlio wa codsi amiira iyo xanan wee isfahmeen ee meshii barafka u wad nh nagu qado wa codsi hbn danbo uwad😂😂

  • @Najuu968

    @Najuu968

    6 ай бұрын

    Mcnha skating club waye ceydo nugu qado wallo

  • @Muniiiiitamaxamad

    @Muniiiiitamaxamad

    6 ай бұрын

    Ceyda amiira and xanan mesha barafka geey plz😢

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its6 ай бұрын

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😢

  • @bishaaroabdiyuusuf

    @bishaaroabdiyuusuf

    6 ай бұрын

    Scw

  • @bishaaroabdiyuusuf

    @bishaaroabdiyuusuf

    6 ай бұрын

    Seithy mcntadayda

  • @fadumahassan1828

    @fadumahassan1828

    6 ай бұрын

    Scw scw scw scw ❤❤

  • @user-zy9hp2pp2g

    @user-zy9hp2pp2g

    6 ай бұрын

    Scwscw

  • @user-cx4hc5rz4f

    @user-cx4hc5rz4f

    6 ай бұрын

    😅😅😅😅😅🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😮😮😮😅😅😅😅😅😊😊😊🎉🎉🎉🎉

  • @JackCadnaan5
    @JackCadnaan56 ай бұрын

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝❤

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey40836 ай бұрын

    Tem koko buq hanagu furinaha tem amira hadanahy😂

  • @Abdikarin250moahed

    @Abdikarin250moahed

    6 ай бұрын

    Koko rabnaa😮😮😮

  • @Amirafan1

    @Amirafan1

    6 ай бұрын

    U sheeg bal ❤😂😂

  • @FarhiyaIsmaan

    @FarhiyaIsmaan

    6 ай бұрын

    Amira4 ever

  • @kawsarcabdi3236

    @kawsarcabdi3236

    6 ай бұрын

    Uu sheege😅

  • @NacimaSiyad-ot5oc
    @NacimaSiyad-ot5oc6 ай бұрын

    Amiira say ogu naxarisanayzo cayda izkadaa ayay tidhi haduu kuleel leyhy basbaska 😢😂 cayda wax fhn lagama karo wlh amira way ku jeceshahay❤😢😂

  • @muhamaxamed3988
    @muhamaxamed39886 ай бұрын

    Wxy dadkan koko da haya ader chanel bey ledahe taga keeda Anaga hanaga qasina qab qab yaashayde 😂😂team amira and ceyda is not easy😂❤

  • @MaryanXasan-uw6gf

    @MaryanXasan-uw6gf

    6 ай бұрын

    😂Naga Buri 😂

  • @naciimmaxamed963

    @naciimmaxamed963

    6 ай бұрын

    Dadka Ku Naxsan tahay Kabta Suuliga laga laan kama Ya qanin 😂😂😂

  • @user-qb9ns1fc2w
    @user-qb9ns1fc2w6 ай бұрын

    Walaalahay qaali aanku salino nabigeena Muhammed scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi.6 ай бұрын

    Ayyy amiira le nagu wad caydaw wlhi ayadanba ku haysana videoyadeda caajis dhan malahn M.a gabar maskina qalpi fican daacad ah qurux badn qalbiga ka jecelhy xptty❤❤❤❤ inta cimrigaga ka dhifan farxad le igu nolow queen❤

  • @user-vh6ws3ci4r
    @user-vh6ws3ci4r6 ай бұрын

    Ceydoow wlhi amiira inaa hal hbn chanelkada ka arki weyno ma jeclin hbn walbo ineey kugu la jirto jeclha e nio dadkan hdalkoda ha u qaban ani dadka u hadlooya😂

  • @Tutulisho
    @Tutulisho6 ай бұрын

    Allah is one❤😢☝

  • @queennadia4390
    @queennadia43906 ай бұрын

    Wow m.a wada jirkena Wan jeclhy keep going Amira Hanan so funny 😂😂❤❤❤

  • @Zainabcabdullahi22
    @Zainabcabdullahi226 ай бұрын

    Team Amira qurux on like❤

  • @Kiii629
    @Kiii6296 ай бұрын

    Horta team koko calaaacal badanaa qas qof walba qof baa dabeecad fahmo eee niicda naga yareeya iyo suuraha wah 😏go to her channel if you need her leave qabqabs alone

  • @zahruujadeey4083

    @zahruujadeey4083

    6 ай бұрын

    Wad heysa nic be nagu wadan businko

  • @hayat-q8y

    @hayat-q8y

    6 ай бұрын

    Si toosa😂😂lkn dadkan Koko sxbked ba la duuba markasta lamanahas ku qabsada haku qabsadan

  • @user-cg6qt7mz6d
    @user-cg6qt7mz6d6 ай бұрын

    Xanan Gabar fcn amiiro wey is fahmen❤

  • @umumuscab6790

    @umumuscab6790

    6 ай бұрын

    Waa edheb darantahay😂😂😂

  • @user-cg6qt7mz6d

    @user-cg6qt7mz6d

    6 ай бұрын

    @@umumuscab6790 Ada edab daran

  • @user-ge7ef8vn1z

    @user-ge7ef8vn1z

    Ай бұрын

    ❤❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan90836 ай бұрын

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel ❤

  • @muhamaxamed3988
    @muhamaxamed39886 ай бұрын

    Ceyda amira mar walpa no keen😂😂😂😂

  • @apdykhalaqdhego1773
    @apdykhalaqdhego17736 ай бұрын

    Xanaan io amiira wxaa geysa meshi barafka Ee dhantada ciyareysay next dey prOo 😂😂😂

  • @user-vh6ws3ci4r
    @user-vh6ws3ci4r6 ай бұрын

    Dadka koko ku haayo wilka maskaxda uga baxa koko channel keda ka dawda ceyda please saan nagu wad banaka le amiira iyo xanan uwad mesha barfka next maskaxda uga baxa wilka channel kan amiira iyo xanan leh ceyda ka sokoow😂😊

  • @Cawaadif
    @Cawaadif6 ай бұрын

    Plz inantaa guurso dibaataday soo martay ka maydh haadad nin rag ah tahay wll plz ka maydh adna dhaby kuu jexeshy wax fahan😢😢😢

  • @WesamsalimWesam

    @WesamsalimWesam

    6 ай бұрын

    Wilka waa kayaryahy se wax uwadaa 😂😂😂

  • @zamiira.abdi.

    @zamiira.abdi.

    6 ай бұрын

    ​@@WesamsalimWesam hadu yaryahy nin raga iskama dhigi karo miyaa 🤪 teda kle wax yarpo majirane se u dhaqme 15 jirada ayaaba tage 😂 wiilka ha yaraynina nin raga waye yarana cudur laga koro waye wlhi😢😂😂😂

  • @Sarasiman123

    @Sarasiman123

    6 ай бұрын

    @@zamiira.abdi. u sheg bal

  • @Hayaat835

    @Hayaat835

    6 ай бұрын

    ​@@WesamsalimWesam nin rag yaraan magalo so lama dhehin nick Jones ba prianka jobra 11 sano jawentahay

  • @farxiyaaxmed6242
    @farxiyaaxmed62426 ай бұрын

    Ilahow culeska iga qad yarbi Aamiin 🤲😭😭😭😒

  • @Sucdiqurux81
    @Sucdiqurux816 ай бұрын

    Amiro xanaan isn't easy ❤😂😂

  • @HamseToni
    @HamseToni6 ай бұрын

    Team ceyda hadan nahay wan ku haysanaa barnamijyadan dibada lagu samaynayo noo soo badi taliye 🎉😊❤

  • @user-dz5zt1rc7d
    @user-dz5zt1rc7d5 ай бұрын

    Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw scw ❤❤❤

  • @Bellaa309
    @Bellaa3096 ай бұрын

    team qabqab is not easy adinka uuuuuuuun naga badan 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @user-on5yj9nm9j
    @user-on5yj9nm9j6 ай бұрын

    Allha idin xifdiyo wahelkeega ayaa tihin walhi markasta waa in dawadaa inaa iljogtaan ❤

  • @user-xt9vu2jk2y
    @user-xt9vu2jk2y6 ай бұрын

    Allah is one 😪☝️

  • @Alisha847
    @Alisha8476 ай бұрын

    Team koko plsss waan ogahay waaso cabaadi doontid naga yareeeya uun 😁tartiiiib u fiirsada haduu idin qancin na iska baxa no caalaaacalooz🫵🏻

  • @zahruujadeey4083

    @zahruujadeey4083

    6 ай бұрын

    Mai la aragty ne chanal ked me adan wilke maskaxda kagalayan😂😢

  • @user-il1cp6pt7h

    @user-il1cp6pt7h

    6 ай бұрын

    Team amiira marna no hoos 😢😂

  • @hayat-q8y

    @hayat-q8y

    6 ай бұрын

    Team amira waa mucjiso coments ka ayaga xoreystay😂😂😂😂

  • @Sacdiya-s7q

    @Sacdiya-s7q

    6 ай бұрын

    Buuq hanagu furina yram koko😂😊

  • @Fartun20225

    @Fartun20225

    6 ай бұрын

    Wd kumxadsantahy sidhaa hormaris usameysee

  • @naimadahir519
    @naimadahir5196 ай бұрын

    Dadkaan koko kuhaayo hdaa rabdiin KZread keeda aada bls

  • @HiboMahamed-gr1zh

    @HiboMahamed-gr1zh

    6 ай бұрын

    Un badanidaa naftay nooga jareen Meesheeda aada amiiraiyo cayda iyo xanaan way is fahmeen Cid kale uuma baahna Koko hadii la keeno xaanan hore iska laynayaanba isma fahmayaan gabadhaasi way dabeecad adagtey

  • @hayat-q8y

    @hayat-q8y

    6 ай бұрын

    ​@@HiboMahamed-gr1zhkoko asad qoftisa waye dadka ma fahansana koko no keen bey iska leeyihin

  • @rayaanmohamed2072

    @rayaanmohamed2072

    6 ай бұрын

    ​@@hayat-q8ybayoy warkan yaku shegay 😂

  • @HamseToni
    @HamseToni6 ай бұрын

    Dadkan koko ku waalan Chanel kan cayda leh ee maskaxda ha galina keeda aada wah ❤😊🎉

  • @user-bx2zp5zo1c
    @user-bx2zp5zo1c6 ай бұрын

    Koko xanaan soosameyy ceyda aboowe codsi waye❤❤

  • @AbaynAbdihussein
    @AbaynAbdihussein6 ай бұрын

    Waligey labo qofood saan maiskugu jeclaanin😢ilaahey calaf isku kiin daro❤😂🤲drtii Malaysia ujeclaaday wllhi❤😊

  • @CabdisamadAxmed377
    @CabdisamadAxmed3776 ай бұрын

    Ceyda waxaa soosamaysaa barafkii amiira iyo xanaan😂😂😂😂😂😂 nowada

  • @user-kv2yc2lu2p
    @user-kv2yc2lu2p6 ай бұрын

    Challenge gii barafka soo daa cayda amiira iyo xanaan soo wad

  • @faadumoaadan8570
    @faadumoaadan85706 ай бұрын

    Ceyda waan ku salaamey amiira qurux iyo xanaan mesha Barafka geey😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-nw6hq4sm9p

    @user-nw6hq4sm9p

    6 ай бұрын

    Haa 😂❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman2626 ай бұрын

    Amiira dhibleey dhowr jeer buu Ceyda ku wabtay iyadoo qaybtiisa wax ka qaado is leh 😂iyada waxaas dhib ayay ka tahay 😂😂😂

  • @Sarasiman123

    @Sarasiman123

    6 ай бұрын

    Ayado si qadaneyso ayu video dhamaadey

  • @adoontiallesiman262

    @adoontiallesiman262

    6 ай бұрын

    @@Sarasiman123 way dhigaysaa lee marka lagu qabto 😂

  • @user-rr8ut2dr1d
    @user-rr8ut2dr1d6 ай бұрын

    Xanaan umadeena maHan ismaba dhibinba xaafadii bayba uadeegtayy😂😂😂❤

  • @user-il1cp6pt7h
    @user-il1cp6pt7h6 ай бұрын

    Amiira iyo Xanaan wey raxeystee xanaan yaa ila arkay inay u eegtay hani cuntada taqana ayaniita saxiibadeed aad bay isku eeg yihiin😂😮

  • @bahjakhalifbahjakgaliif4307
    @bahjakhalifbahjakgaliif43076 ай бұрын

    gabdhahaan iyo wiilkaan aad utaageeraa dadka 😂😂❤

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed91096 ай бұрын

    Allah is one ☝️ ❤❤

  • @hamdiabdillahiali1247
    @hamdiabdillahiali12476 ай бұрын

    Amiira io xanaan waa niwataa❤❤

  • @user-xu9gh9gd5h
    @user-xu9gh9gd5h6 ай бұрын

    Koko rabnaaa anka ceyda maxaa ma keentid❤❤❤

  • @quruxbilan2708

    @quruxbilan2708

    6 ай бұрын

    sacdia abshir walleye waa ka shakiyey adi koko crush miya ku tahay wiilkan maskaxda uga bax koko ku walatay gabadha halaga quraan saaro subxanallah 😂

  • @hayat-q8y

    @hayat-q8y

    6 ай бұрын

    Asad qoftisa waye koko sxbkis ayu xushmeynaya😂😂😂

  • @user-lx4ob1ns2e
    @user-lx4ob1ns2e6 ай бұрын

    Team ceyko guulaysta😊 team qab qab buuq hanagu furina plzz😂😂😂

  • @user-vg3tc5bq2b

    @user-vg3tc5bq2b

    6 ай бұрын

    Wadciilantihin team cayko

  • @Kingmoha2749
    @Kingmoha27496 ай бұрын

    kingceyda Iyo saxiibtiis amira qurux Iyo walashiis xanaan Team ceyda Allah ha ina xafido Wll

  • @HamseToni
    @HamseToni6 ай бұрын

    Team qabqab iyo xanaan ayaa naga badan ❤❤😮😊

  • @ABUUALQaasim
    @ABUUALQaasim6 ай бұрын

    Hooy Allah kuu xafido pls ciwaankeyga booqo 😢😢😢

  • @hamdaqurux847
    @hamdaqurux8476 ай бұрын

    Ku saliya nabigena mohamed scw scw scw❤❤

  • @user-cg6qt7mz6d
    @user-cg6qt7mz6d6 ай бұрын

    Amiro qurux wxy dadka Koko Koko kuhayo😂

  • @adandiiriye4333
    @adandiiriye43336 ай бұрын

    Dhiigu biyo ma ahan faaan ficil baa noo raaca congratulations 🎊 👏 💐 🔵⚪🟢Galmudugnimo ❤❤🏆🏆🏆🏆🏆

  • @aynialahi1410

    @aynialahi1410

    6 ай бұрын

    War aan ka hurudna rigora le ku badise ciyar la imaw faanaye😂

  • @adandiiriye4333

    @adandiiriye4333

    6 ай бұрын

    @@aynialahi1410 🤣🤣🤣markaa kaa badiyo qaraar adiiii

  • @aynialahi1410

    @aynialahi1410

    6 ай бұрын

    Hhhh qarar ma ahn ani cidna maba tagereyn lkn wxina ka bad badis wye taliyow

  • @adandiiriye4333

    @adandiiriye4333

    6 ай бұрын

    @@aynialahi1410 hhhhhhhh markaaan leee magu qaaata

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k6 ай бұрын

    Mansha alahu ceda gemka n wankahelnay walahi Amira qurux boqoradeni sidokalo xanan cadey king ceda wanijeclo ee hori usocdo walahey macn mansha alahu waniwata

  • @sunnieruby7744
    @sunnieruby77446 ай бұрын

    Amiira iyo xanaan beerka noga garacdy caydurusoow😂😂

  • @munamaanka8020

    @munamaanka8020

    6 ай бұрын

    Walaashiis iyo saaxibtiis kalsoonidii aduunka😂

  • @Rayaan277
    @Rayaan2776 ай бұрын

    Kusali rasuulkeena scw❤❤❤❤❤

  • @user-bt2jo7zn2q

    @user-bt2jo7zn2q

    6 ай бұрын

    Scw

  • @umumuscab6790
    @umumuscab67906 ай бұрын

    Ceyda wuxuu kacabsonya ree TikTok asaga iyo amira kaligod wax hadii isla duwan .marka hanan ayuu hori usowadhana

  • @user-pb6zt1py2m
    @user-pb6zt1py2m6 ай бұрын

    Caydow tagerahaga zaxda ah aan nahay plz nagu zharaf barafka xanan iyo amiira

  • @Amirada_Sunduz
    @Amirada_Sunduz6 ай бұрын

    Xanaan waa nigaaday lin mcnta jale ma ahn orange wye😂😂

  • @user-yb4oq2sk1d
    @user-yb4oq2sk1d6 ай бұрын

    Amiro iyo xanan wey isfahmen king jecelow wey isfahmene

  • @HodanAbokor-kg3yx
    @HodanAbokor-kg3yx6 ай бұрын

    Markaan kuleeyahy somaaliland waa taagerahaga 1wad eeee wakasi hye ceysa ❤

  • @Amirafan1
    @Amirafan16 ай бұрын

    Amira Deeyda 🫶🏻😭💚👸🏻

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman2626 ай бұрын

    Xanaan jaaniska Aduunka ayay heshay 😅 furuudka badankiisu waa yellow 😂

  • @Somaligamer2
    @Somaligamer26 ай бұрын

    Waan ka helay gamen kaan keep going ceyda amiira xanaana noolada walaalayaal love oll❤

  • @Mohamed-q9l
    @Mohamed-q9l6 ай бұрын

    Allah is one ☝️

  • @NajmanajiibNajmanajiibismail
    @NajmanajiibNajmanajiibismail6 ай бұрын

    Sida isku fahanteena iga gadan wooow❤❤

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef6 ай бұрын

    Team qab qab❤

  • @Bellahadid27
    @Bellahadid276 ай бұрын

    Mesha barafka ada adi amiiro iyo xanan plz yqey❤😂

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy6 ай бұрын

    😂ayyy ceyda madman noso badhigin qalbada nagla jirta wlhi dhiga macsro mahan👐jh👐🇱🇸🦅lkin nasibka naga hiliyey😢cawa

  • @Mss-Sahra
    @Mss-Sahra6 ай бұрын

    Next Koko adi iyo hanaan soo samee❤😊

  • @user-fw5ys5xb7i
    @user-fw5ys5xb7i6 ай бұрын

    Cawa vidyow yasha wanaga so dahisen😢

  • @user-il4de2rz6c

    @user-il4de2rz6c

    6 ай бұрын

    Saa usugayay hurdaiqabty😂

  • @samorabuntusaid5781
    @samorabuntusaid57816 ай бұрын

    Caydow amiro buskudka si way niyaysate💔🤣✋

  • @Sarasiman123

    @Sarasiman123

    6 ай бұрын

    😂😂😂

  • @safiyadheman4099
    @safiyadheman40996 ай бұрын

    Ceydaw xanan iyo amiira way ku gaadean

  • @nadiiraxasancllaahi6126
    @nadiiraxasancllaahi61266 ай бұрын

    Caawa saan idiin sugaynay waan daalnay 😂😂

  • @Sacdiya-s7q
    @Sacdiya-s7q6 ай бұрын

    Ayyy kuwaygii iiinoolaada❤❤qab qab❤❤❤❤❤❤❤

  • @SundusAbdi-cv1bh
    @SundusAbdi-cv1bh6 ай бұрын

    Amiira iyo hanan is not easy 😂😂

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq6 ай бұрын

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤❤❤

  • @Hafzaaaaa
    @Hafzaaaaa5 ай бұрын

    Amiira hadeeba kula soconin maba iigu baxeeso 😢😢1 vidio lee iska soo dhig lakin amiira hadee kula Socon laheed 100 vidio maalinkii rabi lahaa 😅

  • @suurobadan172
    @suurobadan1726 ай бұрын

    Team Amiira❤

  • @Amirafan1
    @Amirafan16 ай бұрын

    Amira la aanteeda awaar ❤

  • @abdifitaaxmohamed3823
    @abdifitaaxmohamed38236 ай бұрын

    700k coming soon king 🤴 ceyda

  • @user-wi4di3jx5r
    @user-wi4di3jx5r6 ай бұрын

    Cayda sedareemee hada 💔😂

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed56126 ай бұрын

    Wcs malmhn amiro io xnan meyka shidn thy awey papa io mama xanan io amiro asad le uso wdo ayga ka hrayane 😂

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed45306 ай бұрын

    Wow amazing keep going legend 🎉😂😂❤❤

  • @Sukeyna1234
    @Sukeyna12346 ай бұрын

    Apowe king ceyda challenge gii baraafka kuso celii 😊codzi weye😊🙏

  • @nimcosaciid1192
    @nimcosaciid11926 ай бұрын

    Amiro isn't easy❤❤❤❤

  • @hoodomuuse4545
    @hoodomuuse45456 ай бұрын

    Keeep going brother❤❤❤❤

  • @MaryamoCabdi-tm5bq
    @MaryamoCabdi-tm5bq6 ай бұрын

    Wa wareeeeeey ceyda 😂

  • @saynabfarax1225
    @saynabfarax12256 ай бұрын

    Ceyda and amiiro ❤ keeo going

  • @Barwaaqo114-rz6xp
    @Barwaaqo114-rz6xp6 ай бұрын

    Ceyda guuleyso wlaalkey cadowgaga unolow❤❤

  • @ayaaniitomoha
    @ayaaniitomoha6 ай бұрын

    She is funny wlhi Amira 😂❤

  • @MaryaCumar
    @MaryaCumar6 ай бұрын

    Keep going king ceyda😊

  • @Amirafan1
    @Amirafan16 ай бұрын

    Amira qalbi wanaag ❤

  • @user-he8zk3kd2l
    @user-he8zk3kd2l6 ай бұрын

    Keep going Brother cayda 🎉

  • @Amirafan1
    @Amirafan16 ай бұрын

    I love you more Amira ❤

  • @user-uj7qk7yt7y
    @user-uj7qk7yt7y6 ай бұрын

    Ceyda waan ku jeclahay ❤😂 waa iska brank😂😂

  • @Muniiiiitamaxamad

    @Muniiiiitamaxamad

    6 ай бұрын

    Alamye prnk😂😂😂😂

  • @FarxiyeIbraahim-it5jv
    @FarxiyeIbraahim-it5jv6 ай бұрын

    Masha Allah

  • @yasminmohammud2152
    @yasminmohammud21526 ай бұрын

    Allah is one❤🎉👆

  • @faadumocali1544
    @faadumocali15446 ай бұрын

    Amiira cayda haday wada socdaan 2jer ban kuso cel ceshta

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey40836 ай бұрын

    Tem qabqab waniwata ❤❤

  • @user-qt3of6ir2x
    @user-qt3of6ir2x6 ай бұрын

    Amiira iyo xanan was niwataa❤❤

  • @khadrasalaax1880
    @khadrasalaax18806 ай бұрын

    Cayda horay usoco wle ❤❤❤❤

  • @Mumtaz514
    @Mumtaz5146 ай бұрын

    The bast person ever ❤❤ the most knowledgeable ever❤❤ an kuwada salino nabigena Mohamed salalahu calehi wasalim ❤️🕋🥰🥰

Келесі