AMIIRA KOKO IYO ASAD AFKAAGA KA ILAALI HAA AMA MAYA CIYAARTII UGU ADKEED YAA RAAYEY QOSOLKA ADUUNKA

Subscribe for more #cumeer #bigfan #amiiraqurux #koko #asadhagio

Пікірлер: 97

  • @Saamiya802
    @Saamiya8025 ай бұрын

    Amiira iyo Asad marky isla joogan qosolka aduunka waaye cumeer keep going

  • @user-ox8xh1dd2m
    @user-ox8xh1dd2m5 ай бұрын

    Wasogashe kusali nabiga Maxamed swc❤

  • @ikraancabdifitaaxcali146
    @ikraancabdifitaaxcali1465 ай бұрын

    Amiiro so beautiful m.shalah❤

  • @iiqlaas5803
    @iiqlaas58035 ай бұрын

    Amira iyo asaad tom andjeri wye😂😂😂😂😂😂welib cayda kadaran marku yimaado koko iyo amira cayda asaad ❤❤❤wlhi afta qof teamk ugu jeclhay❤❤qosolkood shactiradoooda intay dadka kaqosliyaan kahela

  • @FatuushAbdullahi

    @FatuushAbdullahi

    5 ай бұрын

    Big fun ku dar😂😂

  • @Mariamahamed-znty
    @Mariamahamed-znty5 ай бұрын

    Dad is jecel alllow isku daaa ❤❤🤲

  • @Amirafan1
    @Amirafan15 ай бұрын

    Amira she’s is so pretty m.a ❤

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu5 ай бұрын

    koko.qurxly weey wlhi msh alha❤❤❤❤❤

  • @Ruusa-tq4pu
    @Ruusa-tq4pu5 ай бұрын

    Cumar amira bareyse asad sukuraye amira 3da ba wey kakentay amira guuleysatay😊

  • @munomalisa1432
    @munomalisa14325 ай бұрын

    Amiiro Qurux koko is not easy 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Rayaan277
    @Rayaan2775 ай бұрын

    Kusaliya rasuulkeena muhammad scw❤🕋☝🏼

  • @Amirafan1
    @Amirafan15 ай бұрын

    Amira is not easy 😂❤

  • @MiLgo_m
    @MiLgo_m5 ай бұрын

    😂😂😂😂amiira and asad funny 😆

  • @HafsaAliMohamed-cf4wz
    @HafsaAliMohamed-cf4wz5 ай бұрын

    Koko ceyda ayey u xiste❤🥺

  • @oldsongs2233
    @oldsongs22335 ай бұрын

    Team 27 keep going melkasta oo joogtaan❤❤

  • @Sucdiqurux81
    @Sucdiqurux815 ай бұрын

    Amiro isn't easy 😂❤

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed16665 ай бұрын

    Amiiro qurux is not easy 🎉

  • @abdibarihajimohamud9153
    @abdibarihajimohamud91535 ай бұрын

    One like please team 27

  • @user-ih9ek1vu6v
    @user-ih9ek1vu6v5 ай бұрын

    Ala amiiraa qosal igu dishay aqwaaneyy 😂❤

  • @user-qb9ns1fc2w
    @user-qb9ns1fc2w5 ай бұрын

    Walaalahay qaali aanku salino nabigeena Muhammed scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @Mandeeqa

    @Mandeeqa

    5 ай бұрын

    Scw scw❤❤❤

  • @shadiyaabdishire5121
    @shadiyaabdishire51215 ай бұрын

    video 📹 badan soduup Wax badan soo dhig cumeer Bigfan 😢❤Apowe wlhiy wa kugu tashtaa noh Apowe 500 sa u Gaartid Horey u Soco Caajiska naga dhaaf he Taliyow Qoralka rapi ha ku tuso 🤲my brother ❤️👑🙏🫡

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion5 ай бұрын

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato😢😢😢

  • @SadiaJam-zk3pk
    @SadiaJam-zk3pk5 ай бұрын

    Horta cayda,cumar,amira,and koko lacag maxaa kubixisaan game ka asad cml 😂😂😂😂

  • @QeirowAhmed-zt7no
    @QeirowAhmed-zt7no5 ай бұрын

    Fans ceyda come back soon inshallah ❤❤

  • @mssballa
    @mssballa5 ай бұрын

    The one only amiira

  • @dhawrasanjaamac4222
    @dhawrasanjaamac42225 ай бұрын

    Saliga nabiga❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @caishahaji8839

    @caishahaji8839

    5 ай бұрын

    Scw❤❤

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch5 ай бұрын

    اللهم اجعل رونالدو مسلما في وزارتك العظيمة

  • @user-xu9gh9gd5h
    @user-xu9gh9gd5h5 ай бұрын

    Koko m.a quruxleyy❤❤

  • @AYAANXuseen-og5hv
    @AYAANXuseen-og5hv5 ай бұрын

    Team reee cumerko waan idin salaamay❤❤

  • @SamiiroMaxamed-pw6xi
    @SamiiroMaxamed-pw6xi5 ай бұрын

    Anaa ugu horeeyo❤😂

  • @xasantimo-team
    @xasantimo-team5 ай бұрын

    Team 27 wan idin salamay cumeer bigfaan wan ku salamay sxb

  • @faiza9553
    @faiza95535 ай бұрын

    Keep going

  • @FoosiyoXuseen-hm5gy
    @FoosiyoXuseen-hm5gy5 ай бұрын

    Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado

  • @user-lh8ny5sl4f
    @user-lh8ny5sl4f5 ай бұрын

    Waaaw

  • @hassanrujal573
    @hassanrujal5735 ай бұрын

    What a come back from boyka cawo wooow 😹😹😹

  • @faiza9553
    @faiza95535 ай бұрын

    Never give up

  • @user-st6yn2fg9b
    @user-st6yn2fg9b5 ай бұрын

    Koko😊😊

  • @faiza9553
    @faiza95535 ай бұрын

    Nice video

  • @Smaxto
    @Smaxto5 ай бұрын

    ku saliya nabiga scw

  • @caishahaji8839

    @caishahaji8839

    5 ай бұрын

    Scw❤❤❤

  • @Somal_itiktok
    @Somal_itiktok5 ай бұрын

    Iska daa wxa maqan master aniga ceyda ❤❤❤

  • @user-hd6ut7qi4h
    @user-hd6ut7qi4h5 ай бұрын

    Cumeerrrr❤😢

  • @iqrosiciid9126
    @iqrosiciid91265 ай бұрын

    Allow wasomanhe cagahisa aso kosocdo natus wa awodaye wlhi marwalpa asad Wu igaqosliya insha allh mar inu imado putlnd anlakulmo jeclan laha team27 marnaba no hos 😊

  • @user-zh1ot9yw7h
    @user-zh1ot9yw7h5 ай бұрын

    koko is not esee❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NaciimoHassan523

    @NaciimoHassan523

    5 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @CawiyaMohmet-fx9zz
    @CawiyaMohmet-fx9zz5 ай бұрын

    Ku laha indhehena ino jacyl😂😂3:12😂

  • @qadarYasiin2700
    @qadarYasiin27005 ай бұрын

    Asc tem 27 wanidin salay❤😊

  • @user-dc6gx1oz6e
    @user-dc6gx1oz6e5 ай бұрын

    arimahena keen

  • @XudeyfaApdullahi-hd8ig
    @XudeyfaApdullahi-hd8ig5 ай бұрын

    Asad comback koko kusameesay😂2keene 3dax😂

  • @Ilyaascadceed-sp9ob
    @Ilyaascadceed-sp9ob5 ай бұрын

    Allah is ane

  • @Cabdishakuursiidcali27
    @Cabdishakuursiidcali275 ай бұрын

    Team cumeer bigfan is not easy

  • @user-jh3zw7rb2w
    @user-jh3zw7rb2w5 ай бұрын

    Cumeerow abowe salaanta si fcn u deh اسلام علي كم😊

  • @omarmusehassan1123
    @omarmusehassan11235 ай бұрын

    team cumeer one like❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman12285 ай бұрын

    Asad xajiyow amiira ka keento haa miya 😅😂😅

  • @ahmedrachid-pw6ql
    @ahmedrachid-pw6ql5 ай бұрын

    Team 27 ❤❤

  • @cabdinaasirxuseen6620
    @cabdinaasirxuseen66205 ай бұрын

    From koko

  • @XamseNiino
    @XamseNiinoАй бұрын

    TEAM ASAD HAJIYO ONE LIKE❤😊

  • @shiinefuelstationandsuperm5378
    @shiinefuelstationandsuperm53785 ай бұрын

    👍

  • @ZuberAdan-zx3yt
    @ZuberAdan-zx3yt5 ай бұрын

    wow game

  • @IsmacilIdiris
    @IsmacilIdiris5 ай бұрын

    Cumeer ilahaay ka cabso

  • @cumarmuuse7454
    @cumarmuuse74545 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤😊😊😊

  • @Canabmustaf1234
    @Canabmustaf12345 ай бұрын

    Sundus io ceyda foziya kusoo dar plz😊😂😂😂

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k5 ай бұрын

    Walahi cumer abowa xaldara wada Amira qurux bagulesatay maxa asd uguhilini asd tas beybakushektay Asim yarisow walahi Ina tiub ntisa jilc

  • @user-uz7dq3hd7x
    @user-uz7dq3hd7x4 ай бұрын

  • @mohamedsiciidnor4096
    @mohamedsiciidnor40965 ай бұрын

    Kolding le wye

  • @Cadnaan_official
    @Cadnaan_official5 ай бұрын

    Asadoow cayda wuu Soo socdaa ogow😅😅

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho37425 ай бұрын

    Amiira asad laba kala daran😂😂

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun17685 ай бұрын

    Asad 😂magaciisa saxda waa yusuf iska barta😅😅

  • @umulkheyra2089
    @umulkheyra20895 ай бұрын

    4:11 asad muxuu leeyhy mafahminee

  • @bigahseinzaab3645
    @bigahseinzaab36455 ай бұрын

    like comon friend

  • @muwahipaddaani4084
    @muwahipaddaani40845 ай бұрын

    5:44 asad Maya uu dhahy looma qaban😅😅

  • @wllmaajidcade417

    @wllmaajidcade417

    5 ай бұрын

    Amay wax kabad need uu dhahay

  • @AaminoXasan-kp5dp
    @AaminoXasan-kp5dp5 ай бұрын

    Koko bulle 100

  • @user-cw5ux7mk8j
    @user-cw5ux7mk8j5 ай бұрын

    Koko caawa maxaa ku gu dhacay

  • @SadiaJam-zk3pk

    @SadiaJam-zk3pk

    5 ай бұрын

    Haa ma iska dayn karto qoftas😂😂😂

  • @xamduushxamduush5268
    @xamduushxamduush52685 ай бұрын

    Koko m.a labiska wy baraty

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef5 ай бұрын

    Amira is not eazy❤

  • @khadarismaciil8566
    @khadarismaciil85665 ай бұрын

    😂😂 Cumerow Var Taadu Ma shaqaynayso Asad wuxu Yidhi Timaha Kharash ba galay 250 Maye bu raaciyay Dib u Eeg marku Timihisa ka sheekaynayo mahadsanid

  • @Sacdiyoaxmed-dh6ur

    @Sacdiyoaxmed-dh6ur

    5 ай бұрын

    Koko xita inte mayee dhihin asiga haa dhahy 😂😊

  • @user-jd2mr9fj5k
    @user-jd2mr9fj5k5 ай бұрын

    Like ii saar wllo 😂😂😂

  • @Sarasiman123
    @Sarasiman1235 ай бұрын

    Koko aya badisey

  • @NuuroNuurocaamir
    @NuuroNuurocaamir5 ай бұрын

    Team 27 like❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman2625 ай бұрын

    Asad maya dii u danbaysay way taagtay 😂😂 alla Asad iyo Amiira dhib badanaa mid dhaha jilciso dhacday baad marsatay iyo mid dhaha waan ka xumahay sxbkaa sidan uma shidna😂 saaid bay isku fahamsan yihiin oo ay is kula kaftaman 😂

  • @user-jt1pr7gy5v
    @user-jt1pr7gy5v5 ай бұрын

    Assd is not easy😮😮😅😅😂

  • @user-jf6xd4lr4c
    @user-jf6xd4lr4c5 ай бұрын

    ❤❤❤😂😂

  • @shaaficikhadar5811
    @shaaficikhadar58115 ай бұрын

    Big faaaaaaaaaaan🫡🫶👑

  • @EglanHussein
    @EglanHussein5 ай бұрын

    cumeer amira ayabadise 😂gebdaha cawath leey badiye uqir guul koth 😊

  • @Azookim
    @Azookim5 ай бұрын

    Asd waa u dhahy ee lama maqlyn

  • @AaminoXasan-kp5dp
    @AaminoXasan-kp5dp5 ай бұрын

    Farom koko bulle

  • @mariayusuf2614
    @mariayusuf26145 ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AaminoXasan-kp5dp
    @AaminoXasan-kp5dp5 ай бұрын

    Koko bulle

  • @AaminoXasan-kp5dp
    @AaminoXasan-kp5dp5 ай бұрын

    Koko bulle

  • @AaminoXasan-kp5dp
    @AaminoXasan-kp5dp5 ай бұрын

    Koko bulle

  • @AaminoXasan-kp5dp
    @AaminoXasan-kp5dp5 ай бұрын

    Koko bulle

Келесі