ALI DHAANTO vs XRIIR AHMED NEW VIDEO CUSUB

Музыка

Dhaantadan waxay taabanaysaa meelo badan waa walaalo kala fogaaday
• ALI DHAANTO CALI DHAAN...
• DHAANTO CUSUB DIRGAAX ...
For all inquiries email Alidhaanto571@gmail.com

Пікірлер: 165

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Жыл бұрын

    Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ scw scw} ❤️Ilhoow Adaa mahadaa Iska leh 🌧️ 🌨️🌨️🌨️

  • @boojadheere
    @boojadheere Жыл бұрын

    Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤

  • @mohamedshukri8907

    @mohamedshukri8907

    Жыл бұрын

    Scw scw scw

  • @rayanesaid-mz4iw

    @rayanesaid-mz4iw

    Жыл бұрын

    Scw scw scw ❤❤❤❤

  • @3izx415

    @3izx415

    Ай бұрын

    Scw scw scw scw

  • @kaderabdi4336
    @kaderabdi4336 Жыл бұрын

    Boqorka fanka xariir axmed iyo Boqorka dhaantada cali dhaanto guulaysta ogadenia 🇬🇲🦁💪

  • @Succes_succes
    @Succes_succes Жыл бұрын

    Walbaharkad badiyo Walwalki hoyaden Wakhti ad maqneyd Wadnaheda karsamey😭😭😭😭😭😭hooyo macan 😭😭😭😭😭

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын

    Wa Dhaanto meel tabananeysa xarir axmed iyo cali dhaanto❤🦁

  • @buderqoslyr7933
    @buderqoslyr7933 Жыл бұрын

    Ar xariir iyo cali dhanto alle ayaa cod ugu deegey weyna usku soo bahaayaan from maayland southwest somalia ayaan idinka salaamoyaa

  • @qadafinuur
    @qadafinuur Жыл бұрын

    Wakaas oo wakaas dhiirigaliyaasha ciidanka dds liyu police 👮‍♀️❤️❤️❤️

  • @mustafemahamed277
    @mustafemahamed277 Жыл бұрын

    Best dhaanto and two legends are meat 💪💪💪

  • @ilyaasilyaas9037
    @ilyaasilyaas9037 Жыл бұрын

    Dr xasan sheikh maxamuud iyo Ali jeyte iyo Ku wa lamid ah dhanto amaan ah usoo qaada .pro

  • @muktaryare6536
    @muktaryare6536 Жыл бұрын

    Legend xariir and Ali dhanto lawa nin heeso hoda an jcla xay keep going

  • @amalyusuuf4987
    @amalyusuuf4987 Жыл бұрын

    M.a cali dhanto qurbihi ilahayba ka soo hadeyay 🤨

  • @wllguutaaleofficial169
    @wllguutaaleofficial169 Жыл бұрын

    Cali dhaanto XARIIR Ahmed 2 lagend waa idin wataaa keep going 🤔🤔🤔🤔🤔

  • @hikamsanwa5850
    @hikamsanwa5850 Жыл бұрын

    Salam from Missouri united state of America 🇺🇸

  • @souadsiman_official9559

    @souadsiman_official9559

    Жыл бұрын

    Igu salan edo ayad meel wada jooktan from dalki hooyo 🥰

  • @cabdifataaxxaajiyusuf4811
    @cabdifataaxxaajiyusuf4811 Жыл бұрын

    Keep going my brothers xafidu laah dhamaan tiin

  • @jacfaryare3443
    @jacfaryare3443 Жыл бұрын

    Somali nimo🇸🇴

  • @aaminaaadan6191
    @aaminaaadan6191 Жыл бұрын

    Ina deeraday Ali iyo xariir axmed cabdulahi alow ikiinda ❤️❤️❤️

  • @akmaofficial9648
    @akmaofficial9648 Жыл бұрын

    Oo xariir heesihii ma left buu ka soo qaatay

  • @naruurab1114
    @naruurab1114 Жыл бұрын

    Dhulka hooyo waa lamahurààn💚💙❤

  • @milgosare3448
    @milgosare3448 Жыл бұрын

    Alx Dalkayga Somaalia🇸🇴❤ Iga badan,

  • @ayuubabdiqani7923
    @ayuubabdiqani7923 Жыл бұрын

    Xariir axmed

  • @Fatkaboy7
    @Fatkaboy7 Жыл бұрын

    Labadanadiii halyey ddsi xidigaheda ❤

  • @nimcaanleylgamadid2656

    @nimcaanleylgamadid2656

    Жыл бұрын

    👊👊👊👊🤙🤙🤙🤙🤙👌

  • @irshaadshire5076
    @irshaadshire5076 Жыл бұрын

    Ogadeenimo 🇬🇲🇬🇲

  • @foozfooz771
    @foozfooz771 Жыл бұрын

    Halgamaa wila iyo waxan noqon wadani🥺❤️❤️

  • @mahamedabdi5026
    @mahamedabdi5026 Жыл бұрын

    Boqorka codka vs boqorka dhantada axyaa dhanto

  • @omarabdalla8360
    @omarabdalla8360 Жыл бұрын

    Rabi haidin daayo Boqorada Codka gayiga

  • @nuurabeauty7292
    @nuurabeauty7292 Жыл бұрын

    Dhantadha Rageedhi ba helay my God😫Nolaadha Wilasheena 🩸🇬🇲❤️

  • @abwaangunudpro4682
    @abwaangunudpro4682 Жыл бұрын

    Hees miyaa mise dhaanto waan ku wareeray e

  • @cabdihaadi1337

    @cabdihaadi1337

    Жыл бұрын

    Bahasho dhaanto ayey u egtahy zxbow

  • @buderqoslyr7933

    @buderqoslyr7933

    Жыл бұрын

    Music ayaa oo tii dhantada kabadalan

  • @istoahmed8705
    @istoahmed8705 Жыл бұрын

    Wadankeenaa wanaagsan wax dhaama ma jiro❤💯🥰👑✌

  • @warsameibrahim7260
    @warsameibrahim7260 Жыл бұрын

    2 legends noolada abtiyaaal

  • @gucci5228
    @gucci5228 Жыл бұрын

    Somalinimo Till I dhimmo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @HaruunDigriyow
    @HaruunDigriyow Жыл бұрын

    A million Doller voice’s boqorka codka iyo boqorka dhantada Layaab layaab dhulkaga kuhantiya

  • @cabdulaahimaxamed6247
    @cabdulaahimaxamed6247 Жыл бұрын

    Wow dhaanto iyo badh weye tani

  • @sacdaabdilahi1340
    @sacdaabdilahi1340 Жыл бұрын

    Waw xariir iyo ali dhaanto waa wacyigalin lobahna

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 Жыл бұрын

    Boqorka codka xariir axmed iyo ali dhaanto Ala dhantada xariir baa kaga soo baxaya

  • @nimcaanleylgamadid2656
    @nimcaanleylgamadid2656 Жыл бұрын

    M,a xariir axamad dhiri galin tiisa

  • @raxahaaxamed6092
    @raxahaaxamed6092 Жыл бұрын

    bagaad usoo laabaty caliyaw🙏🙏🤩😍

  • @farxiyomaxamedxaanshi7036
    @farxiyomaxamedxaanshi7036 Жыл бұрын

    Anaa kuusheegi wadaad marailahayd

  • @nasrimowlid1444
    @nasrimowlid1444 Жыл бұрын

    cali iyo xariir muqalki ficilkan ayaa kamaqan muuqalka erayada muuqalkeedi soo riici wll

  • @XamseXaaji-tx9wr
    @XamseXaaji-tx9wr Жыл бұрын

    waaw..cali..dh.io.xrir.keep.go.ing

  • @usameqays4681
    @usameqays4681 Жыл бұрын

    Xariirow ma Anigaad iga HadlaYsaa 2017🇱🇾 2018🇱🇾 2019🇱🇾 2020🇱🇾 2021🇱🇾 2022🇸🇴😭😭😭😭😭

  • @ayaanaskarhassanaskar4876

    @ayaanaskarhassanaskar4876

    Жыл бұрын

    🥲

  • @Updeih

    @Updeih

    Жыл бұрын

    🇱🇾

  • @abdirahmanmuhumed8993
    @abdirahmanmuhumed8993 Жыл бұрын

    Erayada abwaan royal Laxankii xariir ahmed

  • @GuledAar
    @GuledAar Жыл бұрын

    Bravo cousins, views badan ayuu u qalmaa muuqaalkan.

  • @asadhagio2781
    @asadhagio2781 Жыл бұрын

    Xariirland hees maad usooqadid

  • @bullshawecalimaxamuud
    @bullshawecalimaxamuud Жыл бұрын

    Anoner level

  • @Zerohero247
    @Zerohero247 Жыл бұрын

    The two best legends

  • @nimcaanahmed2696
    @nimcaanahmed2696 Жыл бұрын

    Guulesta

  • @ayaanlemohamud3024
    @ayaanlemohamud3024 Жыл бұрын

    wadanka wanagsan ee lagu fanaya soma aha kan la isku xasuqayo ee shacabka lagu lay nayo ayago waliba lo adeg sanayo dirayska dowlada si foolka fool ah waliba oon jixin jix lahayn xasuuqa shacabka masakinta ah ma xaqba mise wa xeer 😱😰

  • @shaaruuyare2361
    @shaaruuyare2361 Жыл бұрын

    My dhiigaygii cadowgiina cagta haka hoosmaro wllyaal❤💋🎐🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲

  • @samiaharago2182
    @samiaharago2182 Жыл бұрын

    Legends keep going 💪👏

  • @daahirmusse9634
    @daahirmusse9634 Жыл бұрын

    Ali dhanto iyo xariir dadkii codka macaana is helaY

  • @maxamedcusmancabdi5986
    @maxamedcusmancabdi5986 Жыл бұрын

    War eega cali iyo xariir liyuu bay ka dhamaan laayihiine

  • @fardowsab2422
    @fardowsab2422 Жыл бұрын

    waa meel qurux badan runtii soomaaliya....insha Allah cali dhanto iyo Xariir next time udinkoo Quranka ka xafidey oo noo soo akhrindoona ilaahy haka dhigo.

  • @idresawdaacad7206
    @idresawdaacad7206 Жыл бұрын

    Jaaarka xalaasha ah ogadeenia from isaaq

  • @nouraden8781
    @nouraden8781 Жыл бұрын

    2 lagend baa is helay

  • @hassanmooge5360
    @hassanmooge5360 Жыл бұрын

    Dhanto xaqiiq ah

  • @cumaryare5161
    @cumaryare5161 Жыл бұрын

    Caadi maaha waxan sugaba waa mid kale oo aad soo wada qaadan Idinkoo isku haysta inan Ama idinkoo ha hadlaya labo Dowland oo darisa Ama ka hadlaya waxbarashada Keep going

  • @mohamednour2720
    @mohamednour2720 Жыл бұрын

    Abwaan royal ereyda intuu macaaneeyay unbuu hadana yareeyay say wax u jiraan caloow

  • @Macalumad
    @Macalumad Жыл бұрын

    Guul dankena hooyo alle gacaanta gumeystaha itoopia haga saro.

  • @bocoryare185
    @bocoryare185 Жыл бұрын

    War soo daa caliyow

  • @cabdinajax1936
    @cabdinajax1936 Жыл бұрын

    Warka saxda ah Haduu Usheeg0 kolay Uu ka war hayaa Dhibta africa taageero Xariir Labo Kabo La Masoo Celinayso ☝️

  • @KhadarKDY
    @KhadarKDY Жыл бұрын

    Waww

  • @cumaryare5161
    @cumaryare5161 Жыл бұрын

    Viva odagen noolaada Dhaantada

  • @user-vg6tl6ev1s
    @user-vg6tl6ev1s11 ай бұрын

    Ma sha allah

  • @maxamedaamincalicabdi2517
    @maxamedaamincalicabdi2517 Жыл бұрын

    Boqoortooyadi fanka somalida x Cali dhaanto iyo xariir axmed saalan sere

  • @asiayesuf3731
    @asiayesuf3731 Жыл бұрын

    I cried walahi true massage cali

  • @Khadarmahadmaxamuud9475
    @Khadarmahadmaxamuud9475 Жыл бұрын

    Wllhi waa wax lagu qoslo inaad maanta sooqaado hees aad ugu talo gashay waxan awrta ah ee lagu magacaabo liyuu booliska waryaaa ma kuwan shabaabtii ay dhamaysayee shacabkooda ku maadaaya ayaad waliba dhiiri galinaysaa wllo aliyoow waxaad noqotaa fannaan somaliyeed sidii ilaahay ha unaxariiistee cabdikaamil cawaale oo kale waad mahadsan tahay wll

  • @buderqoslyr7933

    @buderqoslyr7933

    Жыл бұрын

    Yarisoy liyuu poolis amaanta iyo dhiiragalinta wey mudanyihiin

  • @WARIYE_DECK_DOORALE
    @WARIYE_DECK_DOORALE Жыл бұрын

    Waan wareere walaalo hadan ku waramo wadankena wax dhaama ma jiro

  • @ahmedabdi6488
    @ahmedabdi6488 Жыл бұрын

    wwwww legend miintii ahaa m.a🥰

  • @abdirashiidshataa9195
    @abdirashiidshataa9195 Жыл бұрын

    Waan wareree walalo.hadaan kuu waramo wadankeena wanagsan wax dhama ma jiro in aad dhahdaan bay ahy waryahee waa hadal qalafsan Sida kle waan idinka hayaa legends

  • @Arsenal49games
    @Arsenal49games Жыл бұрын

    Labadha walaal ee fanka fariin nooc walbo kugudbiyo. Runti fanka ayaa idhiin baahan.

  • @ramlacabdiraxiin597
    @ramlacabdiraxiin597 Жыл бұрын

    Wadankena wanagsan wax dhama ma jiro

  • @admandalmar854
    @admandalmar854 Жыл бұрын

    Keep going brothers we all proud of you my two fanans. Voice 💯 Music 💯 Style 💯 Culture 💯 Solute you brothers

  • @mumtaazxassancali7928

    @mumtaazxassancali7928

    Жыл бұрын

  • @ubaxibraahim9749
    @ubaxibraahim9749 Жыл бұрын

    Ku sali nabiga

  • @zuhaipwayeel
    @zuhaipwayeel Жыл бұрын

    Alle ciida dhulka hoyo ha inooo macaneeyo somalay #jigjiga

  • @hassanabdi2706
    @hassanabdi2706 Жыл бұрын

    Two legends

  • @ismailaden7
    @ismailaden7 Жыл бұрын

    Top only qurbo joog can understand ❤❤

  • @kursiyal6723
    @kursiyal6723 Жыл бұрын

    Dhaanto dhaanto dhaaftey

  • @xasanyare85
    @xasanyare85 Жыл бұрын

    Legend

  • @qadafinuur
    @qadafinuur Жыл бұрын

    Waaan wareernay aliyoow 😂 1:23

  • @abdirahmanlfc3218
    @abdirahmanlfc3218 Жыл бұрын

    Ali dhanto bror wale been madan shegin meshi aad ogeyd waaye wadanka Allah no nabadeyo

  • @amirmahamed9264
    @amirmahamed9264 Жыл бұрын

    Wwwwwwwwwww Masha allah masha allah hanbalyo hanbalyo cali dhanto xarir Axmed 🇪🇹🇪🇹🇪🇹 waad dhhigten ruunti xaqiqdana wadka hadashen hanbalyo ayan idin lehay my 2 brother

  • @mohamedG21
    @mohamedG21 Жыл бұрын

    Waxani dhaanto lama odhan karee asal dadkii lahaa dhaantada guulaysta cali bashiir iyo xariirow

  • @engmacaani17
    @engmacaani179 ай бұрын

    2023

  • @hazaanixiish4803
    @hazaanixiish4803 Жыл бұрын

    The legendaries

  • @abdiyounis2389
    @abdiyounis2389 Жыл бұрын

    Kan intii hogaankii Nabadgelyada inaadeerkii laga dhigay,, Dayuus Police amaan kama daalo. War waa eey dad cun ah oo shalay dadkii ay ka dhasheen ee reer Shilaabo xasuuqay.

  • @user-sb9if3pb8o
    @user-sb9if3pb8o Жыл бұрын

    Laba lagedn hory usocda 🥰

  • @mahamedqadarabdulahi5241
    @mahamedqadarabdulahi5241 Жыл бұрын

    Ogaadeenku liyuu booliskiiba waxay ka amineen, ilaah yar, illaahay ayaa na ilaaliyee taa ogaada

  • @AbdirahmanMo14

    @AbdirahmanMo14

    5 ай бұрын

    Adi umbaa ufahmay walal

  • @bilalbishar1485
    @bilalbishar1485 Жыл бұрын

    Ww❤🎉

  • @claahiyuusufcumarabdilaahi9744
    @claahiyuusufcumarabdilaahi9744 Жыл бұрын

    Xariir king of dhaanto

  • @ibrahimabdifatahibrahim6503
    @ibrahimabdifatahibrahim6503 Жыл бұрын

    Waa dhaantadii dhaantooyinka

  • @abdiraxmansankuus4974

    @abdiraxmansankuus4974

    Жыл бұрын

    Kir

  • @apdikani93
    @apdikani93 Жыл бұрын

    Woow

  • @Yosarzef
    @Yosarzef Жыл бұрын

    LEGENDS'

  • @najiibhassan
    @najiibhassan Жыл бұрын

    Wadan kena wanagsan wax dhama ma jiro qurbaha waxba ma yalo wan ku wareray ❤😂

  • @abdihakiinmuktar9888

    @abdihakiinmuktar9888

    Жыл бұрын

    So shaqayso waxna soo baro sad wadan kena ad u anfacdo

  • @clqanicabdul7454

    @clqanicabdul7454

    Жыл бұрын

    @@abdihakiinmuktar9888 sax 😄

  • @fadumoamran3717

    @fadumoamran3717

    Жыл бұрын

    Anza and called me on Friday night

  • @cabulahicabdikarin6098
    @cabulahicabdikarin6098 Жыл бұрын

    Saas Waa

  • @abdulahiisse3065
    @abdulahiisse3065 Жыл бұрын

    The legends 🤴

  • @abdirashiid1296
    @abdirashiid1296 Жыл бұрын

    Cali dhaanto jagnaa

  • @fardowsogacal1781
    @fardowsogacal1781 Жыл бұрын

    🇸🇴💙🤍ciida hooyo wacneyd

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 Жыл бұрын

    Huwaal dadka dhulka hooyo joogo iska hadal u maleyaan lkn hestaan waa xaqiiq inta qurbaha jogto fahmi karto qurbo dhibku leyahay iyo rafadkiisa

  • @maxamadasadraage9196
    @maxamadasadraage9196 Жыл бұрын

    Cali

  • @faraxsanciif7970

    @faraxsanciif7970

    Жыл бұрын

    www 💐

  • @uptownmay9042
    @uptownmay9042 Жыл бұрын

    🔥🔥🔥

Келесі