AJAKIS & DIRIR OO SUALO QOSOL BADAN IS WEYDINAYO.....QOSOLKA ADUUNKA...

Комедия

Channel-kaan waa midka gaarka ah ee majaajiliistaha caanka ah Abdi Muridi Dheere Ajakis.

Пікірлер: 55

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicostaАй бұрын

    Allow u naxariisto baaba Ajakis We miss you so much

  • @MANDERAACTORS
    @MANDERAACTORS4 жыл бұрын

    Aan kuwada salino nabigena Mohamed SCW Walal fadliga soonka dartisa Subscribe iigusar

  • @cimranciid3868

    @cimranciid3868

    4 жыл бұрын

    Scw

  • @hunchoquavo4386

    @hunchoquavo4386

    3 жыл бұрын

    scw scw scw scw scw scw

  • @maryamaruun5585
    @maryamaruun55852 жыл бұрын

    ILLAAHOW u naxariiso markuu dhibtay ka dib inta fiirsatay aan u duceyno waa maalinkuu dhintay

  • @mohalaki43
    @mohalaki434 жыл бұрын

    ajakis tagerihiisa kowad hye like ha ikala tagina

  • @ummumarwa8488
    @ummumarwa84884 жыл бұрын

    Cumar shaam walle waduqowday wagi xamar jogay waxa kadhageysanjire shabelle galabti 5:00 ayu ruwayad sodeynjireen xsuus wllhi ilhy haku xfido

  • @ibraahimyuusuf9210
    @ibraahimyuusuf92104 жыл бұрын

    Guuley aabaheed cali banjar waaye

  • @marwaanali9591
    @marwaanali95914 жыл бұрын

    Wax hadii madaxa laga garaaco soconaayo .hadii dhinac laga garasco .seexanayo .waa . MUSBAAR .AMA . MUSAAMIIR.

  • @ahmedsuldaanvlog3160
    @ahmedsuldaanvlog31604 жыл бұрын

    Waxaan Rabi idinkaga baryaya nafteyda iyo naftadaba inu habeenka laylatul qadriga nawafajiyo aamiin🤲🤲fadlan SUBSCRIBE iisaar channal kayga 🙏

  • @baravania5
    @baravania52 жыл бұрын

    رحمة الله عليه وغفر الله له واسكنه الفردوس الأعلى من الجنة يارب العالمين

  • @DunyaBintAhmed
    @DunyaBintAhmed4 жыл бұрын

    Ramadan mubarak ajakis hore u soco

  • @alcadalabardherafilimoffic3329
    @alcadalabardherafilimoffic33294 жыл бұрын

    WwwwwMansha Allah sxp Ramadaan KARIIM horey u so

  • @abdalaciid489
    @abdalaciid4894 жыл бұрын

    Wlhi wax badan codkan waxan ka dhagey san jiray idacada shawele 15 sano ka horta barigi an jogay Africa

  • @yuusufsiidcali8733

    @yuusufsiidcali8733

    4 жыл бұрын

    Gold vioce Wllh kula mid ahay dirit iyo ogle🥺❤

  • @ismailaden7

    @ismailaden7

    4 жыл бұрын

    Haaa Sxb waa legend dirir

  • @user-zr5hg1zt4l
    @user-zr5hg1zt4l4 жыл бұрын

    Xasuuus shekadii Filinwaa galabti kaso gali jirtey Radio Shabeele Cumar shaam, Ajakis waan idin selaamay 😍

  • @abdirizakhurdaye4245
    @abdirizakhurdaye42454 жыл бұрын

    Ajakis

  • @somalionlinemarket9555
    @somalionlinemarket95554 жыл бұрын

    Ajakis bro waad iga qoslisay Bro keep going ........

  • @yaasiincabdicasiis3579
    @yaasiincabdicasiis35794 жыл бұрын

    Ajakis qosolka iga dhameesay wlhi aad ku taageeraay

  • @kofitgr8637
    @kofitgr86373 жыл бұрын

    Keep going Abti

  • @DunyaBintAhmed
    @DunyaBintAhmed4 жыл бұрын

    Masha allah Qosolka aduunka hhhhhhhhhh

  • @iskaashichannel143
    @iskaashichannel1434 жыл бұрын

    hormsr wanaagsan sxb sare ajaaa adina iisooboqo videos keeyga sidaan kuusooboqdo ookale thnks

  • @aishamohamed620
    @aishamohamed6204 жыл бұрын

    Aja shekada salim&salax noga shekey😂😂😂😂😂😂👍

  • @nuurkeyhaji
    @nuurkeyhaji4 жыл бұрын

    Acuudubilaah haye haye haye ......wax daran sheek

  • @ufakirsiqurxooon6937
    @ufakirsiqurxooon69374 жыл бұрын

    Cabitaaanka warqada ku dhagan maxa oga fujiseeen shirkada ayaaantan ku kacsanyihin miyaa

  • @shamhad4285
    @shamhad42852 жыл бұрын

    Allow kuunaxriisto

  • @johnny0076
    @johnny00762 жыл бұрын

    Kuuleey waa ina cali banjar

  • @omaarbashir2862
    @omaarbashir28624 жыл бұрын

    *Kkkkkkkk Qosol Ku camirta knalkan*

  • @diichaneldw1886
    @diichaneldw18864 жыл бұрын

    AjA iyo Dirir sln sare aniga mar mar qar ayaan iska dhiga labadooda oo wada hadlayo

  • @iikooloveyou912
    @iikooloveyou9124 жыл бұрын

    Asc 😂😂😂😂😂😂✌👍

  • @queen-zt2lx
    @queen-zt2lx4 жыл бұрын

    Diidin waxa dhalay duuduun😂😂

  • @zundusraaqiya4475
    @zundusraaqiya44753 жыл бұрын

    Kkkkkkkk Ajakis kuleey Cali banjar mar maad shukaan satay? Waayo waa adiga leh, naag fiican ayaan umaleenaaye

  • @mdeeqadan9882
    @mdeeqadan98824 жыл бұрын

    Ajakis riish kapuur waa dhintay

  • @abdalaciid489
    @abdalaciid4894 жыл бұрын

    Away cambaro iyo ogle

  • @xaliye1902
    @xaliye19024 жыл бұрын

    Dirir sheekadii Filinwaa xasuus

  • @nasteexomahamed4266
    @nasteexomahamed42663 жыл бұрын

    Ajikis waiska kajecelahay ilahey cimriga hakudhereyo

  • @ismaaciilamoore3160
    @ismaaciilamoore31604 жыл бұрын

    Aaja Musmaar waaye

  • @maazak34channel36
    @maazak34channel364 жыл бұрын

    Kkkkkkkkk 😂😂😂😂😂😂

  • @shamsohussein5116
    @shamsohussein51163 жыл бұрын

    Kkkkk

  • @abdirahman2752
    @abdirahman27524 жыл бұрын

    Ajakis oo ookiyaaalka wadanin isoo wca

  • @alixasan7572
    @alixasan75724 жыл бұрын

    J

  • @muscabjimcaale8632
    @muscabjimcaale86324 жыл бұрын

    Asc cumar iyo ajakis

  • @zetahusi1620
    @zetahusi16202 жыл бұрын

    Cali banger

  • @niamaibrahim1763
    @niamaibrahim17634 жыл бұрын

    kuuleey kuuloow aa dhali

  • @maryamcumar5895

    @maryamcumar5895

    4 жыл бұрын

    😂😂😂😂

  • @mahadabdullahi5096

    @mahadabdullahi5096

    4 жыл бұрын

    Kuuleey cali banjar a dhalay 😁😂

  • @mahadsaalax4878
    @mahadsaalax48784 жыл бұрын

    Kkkkkkkk

  • @yaxyeibraahim2956
    @yaxyeibraahim29563 жыл бұрын

    Boris wye

  • @jiijomuqtaar6140
    @jiijomuqtaar61404 жыл бұрын

    Asc

  • @sadiaahmed166

    @sadiaahmed166

    4 жыл бұрын

    Wcs

  • @alisuldansheikadam7553

    @alisuldansheikadam7553

    4 жыл бұрын

    Waa sheekoyin aad iiga qosol siiyay wlhi cumar shaam iyo ajakis ilahay ha idin xafido

  • @liolovekim3589
    @liolovekim35894 жыл бұрын

    kkkkkkkkkkk

  • @muldhatatv6762
    @muldhatatv67622 жыл бұрын

    hhhhhhhhkkkkkkk

Келесі