Ahmaddey Sh Mukhtaar - Wareysi #1/3 - Wixi aan ka wariyay aabahay

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 130

  • @asadabdulahi1257
    @asadabdulahi1257 Жыл бұрын

    Ayaanle you are the only Somali journalist that I listen to. You are a great asset for the Somali nation and we are very proud of you mate. Congratulations for the great mission that have undertaken - uncovering the rich recent history of our nation. You are filling a glaring gap that as a nation we desperately need to know about. You provide unbiased journalism that is relevant, educational and professional. You have this innate quality for the profession- your style is flawless and you just introduce the topic and invite everyone including your audience around the table. You gently ask questions by probing into the subject matter without forcing yourself into the conversation unlike so many others. - a rare quality that is missing in Somali Journalists. BTW, your chuckles are well-timed and engaging as well. You just a witness who allow your interviewees to tell their story. You also have this superb quality of representing the audience as though you are reading their mind and just asking questions on their behalf - you have no opinion in the story and you represent well the audience. Thank you for a job well done! Keep up the great work and you have many followers around world. May Allah bless you and your family. There is one aspect of our history that I have not seen journalist talk about. It is highly needed for our nation v building. It is about recording of the victims of the civil war. I call them the real victims. Those who fought in the civil war for a tribe and died are gone and there is no way of interviewing them BUT there are those who are fought in civil war and earned a lot of praises from their tribes because of killing many innocent Somalis simply because they were in the wrong tribe. The group I’m referring to are the real victims of the civil war they are the ones who got maimed and become disabled. May be lost both legs or arms - can’t work and earn their living. No longer heroes in the eyes of their tribe. Have killed many innocent lives and therefore are in morale turmoil. They are not supported by the very tribe that they fought for. They are used and abused by their tribe. These are the real victims of the war and no one has told their story yet. It is important to hear from them because they will educate us about the real results of fighting for a tribe at the cost of our nation. I believe you have the right qualifications and professional and personal inclinations to start this genre for us - these guys may teach us a lot of the ugly face of tribalism.

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 Жыл бұрын

    Axmadeey Sh Mukhtaar waa nin funny ah oo hadana wax badan og waxaa kaloo aan ka arkaa Asluub waqti waalidiintiisi soo geliyeen Maashaa Allaah

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 Жыл бұрын

    Ilaahey naxariistii Janno haka waraabiyo Awoowe Sheikh Mukhtaar , adeer Ahmed adiguna waad mahadsantahay.

  • @naazirgarabey7712
    @naazirgarabey7712 Жыл бұрын

    Masha Alalh wareysiyada nucaan ah noo soo badi ayaanle Hussein

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 Жыл бұрын

    Hanoolaato tagtay oo taabaqaadsy oo tanaaday oo tusaalo wanaagsanaaday Guuleyso Abti❤

  • @zeinabhajiyassin9293
    @zeinabhajiyassin9293 Жыл бұрын

    Mashallah waa storia aad u qurux badan allow yaa dib noogu celiyo mahadsanid

  • @galayr
    @galayr Жыл бұрын

    The best educational interview So far. Priceless!!!

  • @sultanodowai

    @sultanodowai

    Жыл бұрын

    oligopoly

  • @ahmedsuldan2498
    @ahmedsuldan2498 Жыл бұрын

    Ilaahey ha naxariisto Waalidiinteen Sheekh mukhtaar Aabahey ayuu martiyey Oo ay rafiiqeen Abaalkiina waa soo celiyey Adiguna jigjiga kusoo dhawow

  • @shamsamuktar2228

    @shamsamuktar2228

    Жыл бұрын

    Aamiin yaa Allaah.

  • @abdirahmanhusien6174

    @abdirahmanhusien6174

    Жыл бұрын

    @@shamsamuktar2228 Ilhey naxriisto adeer shiiq mukhtaar qaf u dhgma maanta heer kgs ma heystan

  • @easky363
    @easky363 Жыл бұрын

    Ayaanle.....details are extremely important. You're #1. ❤️

  • @mustafeali8315
    @mustafeali8315 Жыл бұрын

    Masha Allah, waa wareysi aad u qiimo badan, oo wadaniyadi ku dheehan tahay mahadsanidiin ayaanle iyo ahmadeyba

  • @shijo2055
    @shijo20553 ай бұрын

    اللهم أصلح بلادنا والبلاد مسلمين ولا ومسليمات 🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🇸🇴🤲🇸🇴🤲🇸🇴🤲🇸🇴🤲🇸🇴🤲🇸🇴🤲

  • @selfieboychannel8338
    @selfieboychannel8338 Жыл бұрын

    Ahmedeey is well learned. Ayan is well informed.. best regards hanolaato

  • @maandaarchannel544
    @maandaarchannel544 Жыл бұрын

    Run ahaanti waan la ilmeeyay maalmahaa quruxda badan

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 Жыл бұрын

    I am learning new lessons!

  • @fay6834
    @fay6834 Жыл бұрын

    Maasha’Allaah Ayaanle Hanolato Iyo Mio fratello Amadeeyo Salaan Sare Caro 👋 from Puntland girl 🇸🇴💙

  • @naharisismail7240
    @naharisismail7240 Жыл бұрын

    Ahmed waa nin waayo arag ah waxbadana wan ka fa'iidnay mahadsanid wariye sare ayaanle

  • @ibrahimbrody2720
    @ibrahimbrody2720 Жыл бұрын

    Allah ha u naxariisto

  • @shuceybjakarta7041
    @shuceybjakarta7041 Жыл бұрын

    Aad iyo aad u mahadsantahay Mr Ayaanle.

  • @abdikadiryussuf-jp9rw
    @abdikadiryussuf-jp9rw Жыл бұрын

    Manshallaah my brother Ayanle

  • @hamsehalane7154
    @hamsehalane7154 Жыл бұрын

    Hanoolaato welcome back😋

  • @harunabdirazaq6796
    @harunabdirazaq6796 Жыл бұрын

    Aallah Aamiin

  • @Ubax24
    @Ubax24 Жыл бұрын

    Mansha allah

  • @ahmedheris6586
    @ahmedheris6586 Жыл бұрын

    Ayaanle Waa kusalamey walaal somaliyed waan aqristey barnaamijkada runtii waan kufarxey waan ku taageraa hanoolaayo Waa barnaamijka fican aniga waxan dhibsadey dadka kacanka ama doladii milatariga su aasheyda waxey tahey Maxa dhacey kacankii kadib Maxa looga shekeyn wayaa waxa taagan hada ama waxa dhacayaa waqtigan taagen ninkastaa waxa uu kaga shekeyaa kacankii Waa in ay la yimadeen fikirkooda iyo wadciga taagen mahasanid ayaanle shukran

  • @samircade9742
    @samircade9742 Жыл бұрын

    Isha waalay Qiso Cajiib Ah Waye

  • @waddanigadhabtaah8581
    @waddanigadhabtaah8581 Жыл бұрын

    Allah u naxariisto Sheekh Mukhtar

  • @waryaawariiri1812

    @waryaawariiri1812

    Жыл бұрын

    Aamiin.

  • @sahruujamktr3987

    @sahruujamktr3987

    Жыл бұрын

    Aamiin yaa Allah

  • @mohamedahmed4511

    @mohamedahmed4511

    Жыл бұрын

    Allaahuma Aamiin

  • @saajidsalad7217
    @saajidsalad7217 Жыл бұрын

    Good reporter Ayanle mashallah ilxun Kuma aragto

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Жыл бұрын

    Mashaallah hanolati noolow

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Жыл бұрын

    Alle mahadii weye ayaale warka nabad galyo

  • @MoMo-vm3rc
    @MoMo-vm3rc Жыл бұрын

    Waa ku mahadsan tahay.

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 Жыл бұрын

    Guul iyo gobanimo Somalia hanolato

  • @dayaxengineeringservice8446
    @dayaxengineeringservice8446 Жыл бұрын

    Hore usoco bro

  • @MoMo-vm3rc
    @MoMo-vm3rc Жыл бұрын

    Ayaanle inaad codisgeena 4.5 noogu dhiga noo maqashay

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 Жыл бұрын

    Walaahi waa bezaaniyallkii xamar

  • @yusufahmed5759
    @yusufahmed5759 Жыл бұрын

    Soomaalida nairobi jeclaa

  • @Xaq_udirir
    @Xaq_udirir Жыл бұрын

    Digil iyo Mirifle waa dad xaqa soora

  • @abdirizakalidaad8508
    @abdirizakalidaad8508 Жыл бұрын

    Hanoolaato waad ku mahad santahay. dadka qiimo galka ah in aad wareesato. taariikhda Soomaaliya wax badan ka Og.

  • @waacusubaduunyadu398
    @waacusubaduunyadu398 Жыл бұрын

    Mahadsani 100%

  • @updyrizaqqarasta8878
    @updyrizaqqarasta8878 Жыл бұрын

    M.a

  • @maandaarchannel544
    @maandaarchannel544 Жыл бұрын

    Alla dadkaayo kale maanta hadaan heli lahayn hormarbaynu gaari lay

  • @user-dp8mt4qs6i
    @user-dp8mt4qs6iАй бұрын

    Ma inkiraadbaa mase waa aqoonla’aan waxa uu garanwaayay gudoomiyihii ugu horeeyay ee somaliya Waxa uu ahaa Cabdi Xasan buuni Oo reer Boorame ah

  • @libanwarsame5428
    @libanwarsame5428 Жыл бұрын

    Wargeyska Muqdisho ka soo bixi jirey ee uu sheegay in ay Iisha akhrisan jirtey malaha waa Corriere della Somalia (1950-1969). Waayo Corriere della Sera wuxuu ka soo baxaa Talyaaniga.

  • @Xaq_udirir
    @Xaq_udirir Жыл бұрын

    Waa lagu yaqaan Digil into Mirifle cadaalada

  • @mohamedomar610
    @mohamedomar610 Жыл бұрын

    Xudur Hadamo

  • @abdikadiryussuf-jp9rw
    @abdikadiryussuf-jp9rw Жыл бұрын

    Hanolato sky is the limit

  • @inaqaladaadsaxaaye7336
    @inaqaladaadsaxaaye7336 Жыл бұрын

    Ayaan_loow ma aadan Weeydiinin Xaafadiii uu ku soo korray, sida Foto Soomaali Galbeed, ag_teeda, oo ey ag_degenaayeen, iyo Gurigii kale ku yaalay inta u dhexeeysa, Suukha Bakaaraha iyo Geed_ka Caanno_Booraha, yacnii Jidd_ka Wadnaha, weliba ey Derris ahaayeen Maxamed Cabdile Xassanoooow, oo loo yiqiinay Sayid_ka.

  • @waryaawariiri1812

    @waryaawariiri1812

    Жыл бұрын

    Reer Sheekh Mukhtaar, Reer Sheekh Macoow, Reer Uunlaaye, Reer Maxamed Sabriye, Reer Xaaji Faarax, masaajidkii Qudus, Footo Soomaali Galbeed, Jalaato Jaangoow, Farmashiye Danwadaag, Baar Raaxo, beerihii iyo jardiinooyinkii Isgoyska Bakaaraha... Waato waayo iga dheh.

  • @inaqaladaadsaxaaye7336

    @inaqaladaadsaxaaye7336

    Жыл бұрын

    @@waryaawariiri1812 Waxaadse hilmaamtay gabdhihii Ciyaal Suukha ahaa, ee loo yiqiinay " Geey_sh_ka Nacala......." iyo Laanta Axmed Gureey, Foornaddii weeyneeyd, ee u dhowweeyd Farmashiyaha Dan_waddaagaha, ee uu Joogay Dr Yuusuf Kannooni.

  • @anigaqudhayda4066
    @anigaqudhayda4066 Жыл бұрын

    Axmadey hadalkiisu wuxu muujiyay weerarkii dhaqan iyo diimeed ee talyaanigu ku qaaday gobolada Koonfureed

  • @Xaq_udirir

    @Xaq_udirir

    Жыл бұрын

    War Diintaad haysato maxay tahay hada. Ma Diinta dadka laysku qarxiyaa, ma tan qabiileyneed ee Maxaakiimtaa, mise tan ka hadasha keliya markuu dhib gaaro ‘Wadaadka’ jufadiisa

  • @abdirahmanhusien6174

    @abdirahmanhusien6174

    Жыл бұрын

    @@Xaq_udirir wadadka jufadiisa kaliya dhibka ma gaarin Heer koonfur dhan sameysy

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 Жыл бұрын

    Xudur hadamo laandheere

  • @bashiirmaxamedcabdisaaqeey7681
    @bashiirmaxamedcabdisaaqeey7681 Жыл бұрын

    ayaanle allahakudhowro taariikhda ayaa waxbadan nagabartay

  • @abdulkadiradam7450
    @abdulkadiradam745011 ай бұрын

    War Ahmed Sheikh Mukhtar zGuddoomiye Parlamaan into ka dhiga. Waa nin Redource ah oo wax Fahamsan.

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Жыл бұрын

    Salan gobeed akhyarta

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 Жыл бұрын

    Xudur iyo habaalmay huraaw

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Жыл бұрын

    AYAANLE HUSSAIN Cabdi MAHADSANID sxb

  • @fatimajibrell7483
    @fatimajibrell7483 Жыл бұрын

    Fadlan ma kula hadli karaa, magacayga waa Fatima Jibrell.Shukran

  • @ahmedweli3120

    @ahmedweli3120

    Жыл бұрын

    Haa abaayo, numberkaaga soo qor anaa kusoo wacaayo.

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 Жыл бұрын

    Axmadeey.waa magac beezinaamida lugu yeero

  • @abdirahmanhusien6174

    @abdirahmanhusien6174

    Жыл бұрын

    Axmedey magcayada wxa lga yaqana Koonfurta heer marka & baxsda

  • @nnpcat625

    @nnpcat625

    Жыл бұрын

    @@abdirahmanhusien6174,, xamar xataa,,,,, , baxsad maxaad ulla jeeda?,,,. beesaani macnaheeda mataqaan? adoo raali ah

  • @abdirahmanhusien6174

    @abdirahmanhusien6174

    Жыл бұрын

    @@nnpcat625 Fataale u naqanaa anga heer koonfur nahay Magcayada wxa u badn Axmedy baxsda & bimaal & barnadiri & Mgaca saxda Ahmed

  • @lutfisaalim8581
    @lutfisaalim8581 Жыл бұрын

    Ahmadey walaalkiis Mohamed Sheikh Muqtar Ayaan halkan ka salaamayaa oo igu soo dhameyey Maraykanka

  • @abdirahmanhusien6174

    @abdirahmanhusien6174

    Жыл бұрын

    Abdiaziiz shiiq muqtaar uk ma joogo

  • @waryaawariiri1812

    @waryaawariiri1812

    Жыл бұрын

    Markuu Maxamed deganaa Washington D.C. miyaa mise waa markuu u wareegay Bay area, California?

  • @waryaawariiri1812

    @waryaawariiri1812

    Жыл бұрын

    @@abdirahmanhusien6174 Hadda Talyaaniga ku noolyahay.

  • @Xaq_udirir
    @Xaq_udirir Жыл бұрын

    Dad Musuqmaasuqa aad uga fog weeyaan

  • @abdirizackamin5799
    @abdirizackamin5799 Жыл бұрын

    Dadkana layaabay kuwii taliyan waqti laso qaatay af taliyani lee kugu dilaayan Kuwa xiligi burburkiina af engris le dhagta ku hayan somali oo dhan qatkuu ka baxay

  • @hassanolad-hn6ml
    @hassanolad-hn6ml Жыл бұрын

    Sheekadaan yaab SAA rag iska Celia waa

  • @abdirahmanhusien6174

    @abdirahmanhusien6174

    Жыл бұрын

    maxa yaab ah wxiin jra la shegaya Dad caydii xayeesinaya wxa yhay la ogyhy

  • @Nurr89
    @Nurr89 Жыл бұрын

    Abti Ayanle please can find the history of Bimal, their leader's, who they defend against the Italian colonies. I feel there's huge history about them. I hope you'll respect my opinion. Waiting for you.

  • @abdirahmanhusien6174

    @abdirahmanhusien6174

    Жыл бұрын

    bimaal maxa galley Ayaanle hadii awood heysan Hg marka ka dhacsada

  • @mowlidmacane7310
    @mowlidmacane731010 ай бұрын

    8888

  • @ahmedsheikhamud5809
    @ahmedsheikhamud5809 Жыл бұрын

    WALLE HADDA MA AHAN OO NIN ORDYA LA DORANAYO

  • @ABDIRAHMAN_1
    @ABDIRAHMAN_1 Жыл бұрын

    inay ahaayeen dad la badaly hadalkiisa ayaad kadhadhaminysaa

  • @Xaq_udirir

    @Xaq_udirir

    Жыл бұрын

    Bedeley maxaad ka wadaa walaal

  • @ahmedheris6586
    @ahmedheris6586 Жыл бұрын

    Ayaanle waxan dhibsadey dadka nooga shekels shartii kacaanka barakeysan oon hada wacdiga jira iyo wixii dhacey iyo dhibka ka jira wadanka somslia waxan qabaa somali iney mawadin aheyn meelkasta ay joogaan never came cetecezen

  • @shaaficimoha4719

    @shaaficimoha4719

    Жыл бұрын

    Yaa alle yaqaan barako aa 🙆 Nio dal dimuqraadiyad ka jirtay oo sidaas la isku dooran jiray oo dadkeedu isku calool furnaayen buu qabsaday ina siyaad Barre 21 sano cid dooratay ma jirin dalkeena xoog buu ku haystay ciduu doono uu dili jiray siduu doono buuna yeeli jiray balse abaalkiiss waa la marsiiyay oo waakii Nigeria ku dhintay asagoo qaxooti ah .

  • @AANOUR1

    @AANOUR1

    Жыл бұрын

    Dhibaatada maanta Taagan sow maaha wixii ka kacaanku dalka u gayatay Raadkoodii, ma xumaan aan iyaga ahayn Ayaa Dalkii Soomaaliya ku dhacday, waa muhiim in laga sheekeeyo, si aanay dib iyagoo kale inoogu soo noqon.

  • @cheyyene
    @cheyyene8 ай бұрын

    In 1967 the first African Elected President (President of Somalia Aden Abdulle Osman become First Elected African President who handed over the power democratically to his follower) is not suceeded to be elected again and therefore elected his follower Abdirashid Ali Sharmarke, the day after that called the West German Ambassador in Mogadishu to Somali Parliamantary Speaker on that time Sheikh Mukhtar Mohamed Hussein on inviting the Parliamantary Speaker and Commissions of the Parliamantary in Dinner Eating in The West German Ambassade in Mogadishu and after the Dinner called the Chancelor of West Germany Kurt Kissinger saying “I have a Compliment from my Government, Parliamantary and our People to the best Democratic and Cleared Elections held by your Parliamantary, it held by an African Country which only exists 7 years and specially on these days the Greece a European land where the Word “Democracy” is started is couped it’s Goverment by 11 Extreme Right Politics. Your election is an example for growing countries in Africa, Asia and South America and therefore We invite You and Members of Parliamantary in our Land”.

  • @yussufhassan3651
    @yussufhassan3651 Жыл бұрын

    Xususo Markus dhihi jirtay jornalada aqrya iyo kulubey wasa

  • @faacilkheyrchannel.5707
    @faacilkheyrchannel.5707 Жыл бұрын

    Nin wayn ayeeydiis abtiriskeeda aqoon,

  • @abdirahmanhusien6174

    @abdirahmanhusien6174

    Жыл бұрын

    Shiiq mukhtaar shali dhashey mooda Abihisa 1908 dhashy intee ku arkey bal isheeg anga Abahey 1930 dhashey hoyadisa ma arag wlgiisa Abtirka lgu shegaayo fualaan & bin fulaan waa intas hoyadsa wa isla beshii meel kle kama iman wana sheegey muhimda wa intaas somaali qabil bartaan diintoda ma bartaa wxa so siyaadey 1991

  • @Xaq_udirir

    @Xaq_udirir

    Жыл бұрын

    Abtirsiga waa kan Somali meeshaas dhigay. Aduunku horumar ayuu higsadaa ee abtirsi ma horumar baa

  • @abdirahmanhusien6174

    @abdirahmanhusien6174

    Жыл бұрын

    @@Xaq_udirir Ninkan wxa la wydiyey Abaha hoyada dhashey magceda sexdas sheg wxa dhahy ma aqan Wayo abihi 1908 dhashey hoyadii dhashey wlgis mu arag qabilkeda wa shegy cida tahy sidee ku ogaan karaa somalida mel xun wx ka fiiris waaye

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 Жыл бұрын

    Laakin seey isku qabanee inuu aabihiis gumeysiga keenay haddana uu ka shaqeeyo xoreynta dalka waa rag baa jiro baadida kula dadayi daalna kaabadane

  • @waryaawariiri1812

    @waryaawariiri1812

    Жыл бұрын

    Aabihiisa kuma dhihin ee Sheekh Mukhtaar awoowgiisa oo la dhihi jiray Awxuseen ayaa Talyaaniga u wacday suu u caawiyo Xabashadii duulaanka ku soo ahaa Bakool. Xabashada oo hub casri heystay inay Bakool qabsato ayee rabtay, sida Soomaali Galbeed. Mar laba daran mido dooro ahayd. Mida la doortay ayaana wacneyd sida hadda muuqato.

  • @weersanmedia4226

    @weersanmedia4226

    Жыл бұрын

    Xabashada oo weerar Ku aheyd dalka ayuu Ka hoos galay talyaaniga oo sidaas buu xudur Ku keenay,waxa laga baqayay qabsashada amxaarada.

  • @abdirahmanhusien6174

    @abdirahmanhusien6174

    Жыл бұрын

    @@weersanmedia4226 shiiq mukhtaar qaf gaalo jecel ma aheen somaalida wa muran jeclyhin

  • @nurahmed6712

    @nurahmed6712

    Жыл бұрын

    labo daran mid dooro!

  • @mnn5983
    @mnn5983 Жыл бұрын

    Ninkaas qiimaha badnaa sheikh mukhtaar maanta waxaa badlay sheikh adan madoobe waa laba qof aan la is barbar dhigi karin

  • @abdirahmanhusien6174

    @abdirahmanhusien6174

    Жыл бұрын

    Adeer shiiq muqtaar dadkii Asga ku hadafka ahaa wa dhamdeen Zoobe Ustaad cusmaan cali caliyow Shiiq cusman bagadi xuseen xuseen Alle raxmado

  • @Fatima-bt5pt

    @Fatima-bt5pt

    Жыл бұрын

    😂😂😂😂

  • @abdirizackamin5799

    @abdirizackamin5799

    Жыл бұрын

    Aduun iyo xaalkee

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 Жыл бұрын

    WAAN YABAY KI OO DAWLADI HORE WANAGEDA SOO GUDBINAYA SOW KACANKI LAGAMA SHEEKETNAYO WANAGI UU DALKA U SOO QABTAY ILEN XUUMANTA KACANKI AYU JECELYAHAY IN UU RADIYO XARWALWALKAN WARIYI MAHAN!!!

  • @Matildaschannel-kx8rz

    @Matildaschannel-kx8rz

    Жыл бұрын

    Kacaankii hadaw wanaagsanaa maxaa dhaxal ah aw kaaga tegay somali isdileeda aan ka ahayn.

  • @abdulmunim2011

    @abdulmunim2011

    Жыл бұрын

    Aafo oo kacaanka ka weeyned Somali kuma dhicin. Mashruuc ruuska wateen oo inqilaab iyo hanti wadaag buu ahaa ee maalinta qiyaamo ayuu war u yaala siyaad Barre iyo wixi kala shaqqeyay ba dhibaatada uu umada Somaliyeed iyo jiilal badan gaarsiiyay

  • @dheemanlula3837

    @dheemanlula3837

    Жыл бұрын

    Waa gartaa inaad caytanto waayo Xatooyo Xoola dadweyne iyo Boolli qaran ayaa lagugu soo koriyey Kacaankii adinka ayuu kacaan idiin ahaa UMADA SOMALIYEED Waxkasta oo soo gaaraynaa Kooxdii kacaanka kuraaxaysanaysay baa soo gaarsiisay bal dhaygayso sida kalsoonida lahayd ee umadu isu dooranaysay iyo 21 sano oo Afduub Kaligiis talis kacaan ah dadka ku qasbaayey in loo heeso xitaa wuxuu xiray ganacsigii dad Waad ahna u tiray Elsiiyo oo ku Qabiil ah waxaase mahadleh intii kashaqaysay inay ku jihaadaan Rajuumkii kacaan ee UMADA ka korqaaday

  • @billeabokor
    @billeabokor Жыл бұрын

    Nio Farax maclin sow iskuma eka

  • @XalaalSomalis

    @XalaalSomalis

    Жыл бұрын

    Aad iyo aad

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment Жыл бұрын

    Alla maxaa cadow somali soo dirsadeed noocan oo miidhan inay xayaysiin usameeyaan taariikh been ah Subhannallah Ileen qofka xaaraanta lagu dhalaa waa kuwan ookale aan waxba isdhaamin 👎🏼🤢🤮🤢👎🏼🤮🤢👎🏼🤮

  • @MubYus
    @MubYus Жыл бұрын

    Demeer xun oo kikooya Gumasato ma dhegaysto.

  • @abdikariimhassan2822
    @abdikariimhassan2822 Жыл бұрын

    Haaye wadadku u ekaa faarax abdiqadir hhhhh

  • @abdirahmanhusien6174

    @abdirahmanhusien6174

    Жыл бұрын

    100 Qaf alle umey isku Eg jrta ninkan wa heer Kgs Shiq mukhtaar maxmed xusen dhalley

  • @abdullahiyousef4192
    @abdullahiyousef4192 Жыл бұрын

    Ayaanle aadaa kugu mahadinaa dadka aad waresato iyo sidaa usoo khufeso taarikhaha hore iyo kuwii danba

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 Жыл бұрын

    IMANKA ALE KA QAAD XUUMAN UUN AYA SHACABKA IYO NACSIIN DAWLADA AYAD SO GUDBIN JIRRAY MANTA YA KU DUCEEYA WAX YAR OO QURUXDI DAWLADI SOMALIYA AYA SOO DAYSAY???? XARWALAWAL XUUMANTA UUN RADIYA TAHAY QUCDADA ALE HA CAFIYO AYAAN LOOW.

  • @governosacad8174

    @governosacad8174

    Жыл бұрын

    Runta maa ku dhibtay 😂😂

  • @Shafeecbashe

    @Shafeecbashe

    Жыл бұрын

    Qoftan qabiil baa gubaya waa mareexaan kacanku muxuu faido noga tagay??

  • @roodadaahir4959

    @roodadaahir4959

    Жыл бұрын

    Walalo waxa loo bahanyahay wixii jira in la ogaado umada qaxa kudhalatay iyo kuwakalana oo warka uhayn taariiqda wadanka soo martay looga shekeyo, teedakale Dunida ilahaa hada waxay kafaaloodan dagaalkii afuunka iyo hogamiya yashi hogaminayey tariiqdooda maxa anaga noodiuday inaan aqbaar ka aruurino xiligakaliya ee dawladii cadadlad tarada ahayn in naloifa faloodo

  • @farhiyosharif8208

    @farhiyosharif8208

    Жыл бұрын

    WALAL MA DIDANI IN TARILHDENA LA SOO GUDBIYO DDKA XISEYA EE U BAHAN AYA KA MID AHAY ARKINA DALKEDA OO DHISA, NABASA AH. LKN NINKA WA BUUKA ADUUNKA WAX WADA NEGATIF AMA WADA POSITIV AH MAJIRAN. MARKA U SOO GUBINAYO TARIKHDA DAWLADI KACANKA WUXU RADIYA KALIYA XUMAAN TEDI OO QARKEED BEEN IYO NACAB KA BUUXO. MARKA HADU RUN SHEEGAYO HASO GUDBIYO WANAGEDINA. TUSALE BAL WAXAD SO DAWATAN WARIYE ABDIXAFID MAMADA U KA DUUBAY WARAYSIGA OO SHEEGAYSA IN AYADA IYO GABDHIHI U DHALAY MAXAMED SIYAD BARE SI ISKU MIDA UGU XARAYSNAYEN XALANE, SAFKA CUNTADA UWADA, GALIJIRE, ISKU JIIF AHAYEN, ISKU TABABAR AHAYEN OO AN LA ODHAN WA GABDHIHI MADAXWAYNEH DHALAY!! AYAANLE DADKA MA ARKO ASGA MIYA QUQDAD ANA FAHMIWAYAY AYA NI KAN KA BUUXDA!!

  • @farhiyosharif8208

    @farhiyosharif8208

    Жыл бұрын

    @@Shafeecbashe WAN JECPAN LAHA INNAANBRERKA AHADO WAYO WAA RERKA KALIYE SOMALI UGU SHARAFTA BADAN, XISHOODKA BADAN 33 SANO DABI AYAN GALIN DUSHA LAGA SARAYAY OO HADANA CABADAYN! TALABAD MAXAMED SIYAD BARE ALE HA UNAXARITE WUXU KA TAGAY WADAN WARSHADO LE, WAXBARASHO IYO CAFIMAD BILASHA SHACABKU HAYSTA, WADOYIN DHOSAN, DIYARADO IYO MARAKIB DAGAL IYO KUWA DAD WAYNAHA, YA BILILIQAYSTA? YA DALKI DUMIYAY GAR AHANBCASIMADI WADANKA AYADO DHISAN AYU SIYAD KA BAXAYE? YA QADKA CAGARAN MUQDISHO DHEX DHIGTAY OO DUMIYAY? YA GABDHAHA GOGARADAHA KALA BIXI JIRAY OO BAYTARI KU GURAY? SHAME ON YOU MOORIYAN!!

  • @abdirizackamin5799
    @abdirizackamin5799 Жыл бұрын

    Madaxweynihii laga tuuray talada wa abdirashid iska sax meshaas Mindha gudoomiya barlimanka ka waday

  • @abdirahmanhusien6174

    @abdirahmanhusien6174

    Жыл бұрын

    marka dhintey abihii xilka hayey asga lga afganbiyey

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment Жыл бұрын

    Oday walboo ajinabi daba dhilif u ahaa hakufaano aabahaybaa talyaaniga futada uleefi jiray 🤢🤮🤮🤮🤮🤮🤮 Wariyahanna taariikh kamuunan wareesan ee waa gaal hala jeclaado micnahiisa oo ajinabigaa soo dirsaday si ay taariikh been ah shicibka uga dhaadhiciyay ay iyaga damacsan’yihiin inay run nooga dhigaan qudhmuunka xaaraanta lagu dhalay garacdan odayaasha is aruursaday akhas cakaykum ilaahay walidkiina uma naxariisto idinkana ilaahay silic ha’idiin dilo yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Sakhraamiin cadowga somaliya u shaqeeyaad wada tihiin aan waxun maahee wax fiicanba keenin meesha nacala👎🏼👎🏼👎🏼🤢🤮🤢🤮🤢🤮👎🏼

  • @abdirahmanhusien6174

    @abdirahmanhusien6174

    Жыл бұрын

    Alle ka baq umada ha u gafin qabyalad iska saar qaf wlba wxa geysto alle ka waraabinaya

Келесі