AGAASIME CABDINUUR "ENGINEER YARIISOW MAADAAMA UUSAN IS DIFAACI KARIN ANIGAA DIFAACAAYO"

AGAASIME CABDINUUR "ADEERKEY OO XAAFIDUL QURAAN AH AYAAN NAGULA QASBAY IN AANU LAFAHIISA SOO FAAGNO"
©copyrighted material Used.
©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and KZread
Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
Who I am:
~Former Producer at BBC News
~STN TV Head of Programs.
~Horn Cable TV cameraman
BACKGROUND:
~Mult-Skilled Journalist
~Video Editor
~Photographer+Videographer
~Storyteller
~Camera Operator
WHAT I DO:
🌍 Event video and photography
📰 News and Documentaries:
🎬 Entertainment:
🎙️ Interviews:
📺 Subscribe and Join the Community:
By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
Stay connected beyond KZread!
~abdijalilosman@gmail.com
+447368981541
#subscribe
#share
#like
#comments

Пікірлер: 45

  • @user-ic3ht8jx2b
    @user-ic3ht8jx2b11 күн бұрын

    Abdinuur mohamed illaah haku xafido dowladii xasan shiikh waa u dhamaatay ceeb ileen looma dhinto

  • @ismailabdi3654
    @ismailabdi365411 күн бұрын

    Mashallah waa runta cabdinuur

  • @MohamedAli-rd7rn
    @MohamedAli-rd7rn10 күн бұрын

    The best of the best mayor!!! I have never seen!! I have seen Tarsan ,M.dheer,Madaale one ,Cumar finish, Madaale Two He is the best of the best mayor. May Allah bless him amen May Allah have a mercy on him.

  • @RNN1234
    @RNN123411 күн бұрын

    Dowladdii Nabad Iyo Nolal In Ay Ahayd Dowlad Fiicaan, Waxaad Ku Garanaysaa Dhalinyaradda Ay Xulatay Tayadoodda Ayaad Ka Dareemaysaa.😊

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp11 күн бұрын

    Cabdinuur adeerkeey guulayso

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma663511 күн бұрын

    hasbiyaallah Allah Akbar 🙏🙏Inna Lillahi wa inna ilayhi raji'un😢😢😢 Sheedaan cali wajiis waa alshabaab.

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah875211 күн бұрын

    Subxaana laah ilaahay haw naxariisto kooxdan maafiyada ah dalka Soomaaliya halaga difaaco waxaan dawladd ma aha

  • @suadshire6755
    @suadshire675511 күн бұрын

    SUBXAANALAAH 😢😢 QABUURO QODIS IYO MEYTIDA OOLANABSANO MAANTA MAALIN AAN AHEYN BAALA.ARKI INSHALLAAH CUQUBONIGUDHACDEY DEG DEG AH AAMIIN

  • @mahadhassan9757
    @mahadhassan975711 күн бұрын

    Sorry yarisow ilahay ha ku naxaristo

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j9 күн бұрын

    Waagii soomaaliya dawlad adag ay timaado Nimankaas iyo shikadahaas halagala wareego hantidaas ay boobeen. Hada la diiwaangasho shakhsiyaadkaas ina ta laga yaqaano.

  • @muxudiinxuseen1344
    @muxudiinxuseen13449 күн бұрын

    ILLINTA YAXAASKA

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan655511 күн бұрын

    Tuugo ayaa wadankaa qabsarey runtii ilahay haka soo gaaro

  • @RahaNuur
    @RahaNuur11 күн бұрын

    😅😅😅 xax waa xanun

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi83359 күн бұрын

    Cbb meel xun ayee wax karaadinayaan allah u naxaristo engineer yariisow farmaajo iyo qeere ayaa dileyn maanta amaan ayee kala dul dhaceeyn.qabuuraha yaa kuu baneeye dhul aadan laheyn inaa walalkaa iyo waalidkaa aad ku abuurto xaraan cune

  • @abubakarabdullahimohamed6157
    @abubakarabdullahimohamed615711 күн бұрын

    Eng Yariisow isaga oo noola nafta dhaafideene maxaa hadda uga doodeysaan Allah buu ka rabaa difaaca.

  • @ZakAli9904

    @ZakAli9904

    11 күн бұрын

    Markaad Alle hortagto marqaati fur baa lagaa rabaa ileen waad ogtahay cidda dishay.

  • @user-ni8fg8mr5e
    @user-ni8fg8mr5e11 күн бұрын

    Waxan iswaydiiyay adeerka iyo aqoontisa quraanka maxaa meesha keenay. si detail ah inaad ooga hadasho aqoontisa quraanka maxaa kaga damacsantahay abdinuurow....... meshad kuso kortay iyo cida kuso korsatay waan oganahay maxaad beentaan u abuurtay boss....

  • @odayjama1829
    @odayjama182911 күн бұрын

    Qabuuraha waxay rabaan inayn ka dhigaan hotele iyo goobo lagu tuntoh markaa war ilaah ka cabsada oo maydka haloo dhaafo dhulkooda

  • @abobasement346
    @abobasement34611 күн бұрын

    Sorry yarisow ilahay mantah waa malin barakaysan ilahay ha ku naxaristoh kuwih ku dilay bah mantah qodanayah qaburih xasan moryan iyo villa family

  • @Moha.BinuMuhya
    @Moha.BinuMuhya9 күн бұрын

    Dhulkaa hadii ay daowlad jirto in mesha u astameysy goob quburo waa qalad

  • @RahaNuur
    @RahaNuur11 күн бұрын

    Allaha u naxaristo injiner yarisow cabdirahman waxa u aha nin qimo badan mana mudno in qabrigisi reer hassan xarash qaran ina lanabo lafihisina laa gato waa arin masibo ah allow dalka iyo dadka no badbadi

  • @abdikariimmaxamuud1025

    @abdikariimmaxamuud1025

    10 күн бұрын

    Yariisow goormee lugu duugay meesha hadda la qodaayo? Waxan ogaa asiga iyo rag kaloo badan oo Tubeec ku jiro iney ku duuganyihiin bartamaha xarunta Janaraal Kaahiye.

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht8 күн бұрын

    Adunka meel labufiyo labixiyo lafaha laga sameyo macuun kushekeyan saa xaris leh oo buxsamin xirada qaburada mashegi jiren nin dhul marin dhayo maleh

  • @salebanomar76
    @salebanomar7611 күн бұрын

    😂😂😂 TARIINKII XASSAN SHEIKH LAFAHA DAROOD IYO HAWIYE AYAA LAGU BUUXINAA QABYO AYAAN LAGA HARIN TARIINKA 😂😂😂 WAJIIS BASHIR SALAD ROOBOW CALI DHEERE KARATAY IYO UMUL SHIBILE XISBU SHEYDAN WAHABI QAWARIJ ALSHABAB TUUGO TUUGA DHASHAY😊😂

  • @AbddiUhu

    @AbddiUhu

    11 күн бұрын

    Xaqiiq

  • @yanyuur
    @yanyuur11 күн бұрын

    Waxaa tahay kii dilay eng yariisow

  • @ahmadyusuf3360
    @ahmadyusuf3360Күн бұрын

    Dowlad la ma dhihi karo wax somli ka jiro dowlad shacab aya dorte ku wan ayag is dortay dana hoda aye wax u qabsan caqli ha shaqeyo somli hoga miyo ko xedki ay ka wangsn in lo noqdo magc dowlad ay dadka lugu xoga dadk qar na run aye u qaban waxn ine dowlad tahy ma ahn e wa magc kaliya😅😅😅 tusale al shabab lacgta ey dadk ka qadan zako aye dhahan ma la dhi kara😊

  • @RahaNuur
    @RahaNuur11 күн бұрын

    Kuwa culumada isku shegayo oo lafaha ku racay hala gato waa siyasiyin mahan culumo xasan aye laa qarabtan

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta1389 күн бұрын

    Adigingaba maxa faiifo ledihiin wa idinkii idilay qarax ku dilay is ma dhanto iyo dhasheydaaa tihin kuliginba wadanka allaha idinka qabto

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j9 күн бұрын

    Maalintii ay khaarijiyeen ayaa Soomaali il laga riday.

  • @MOHAMMEDV3465
    @MOHAMMEDV346511 күн бұрын

    DADKAAN CIIDANKA BADA IN LADHISO MARABAAN MIYAA?

  • @sucdisiad3316

    @sucdisiad3316

    11 күн бұрын

    Minaraayo ayay ciidanka bada ay lahaayeen ee maxaa Muuse Suudi looga bixin waayay? Reer aakhireed la qaxinaayo Xasan Tuug iyo kooxdiisa maafiyadaah baa u sabab ah

  • @cabdirahmancarab332
    @cabdirahmancarab3329 күн бұрын

    Ma kuwii dilay baa hadan u doodaya waa aduunyo😢

  • @Bashiiraddow6381
    @Bashiiraddow638111 күн бұрын

    Asoo.noolna ma disheen hadana ma difaacee?

  • @hashimosmaanabikar8778
    @hashimosmaanabikar87789 күн бұрын

    Maxamed idriis salafi ma ahee waa ictisaami

  • @ahmedmohamedabdi8702
    @ahmedmohamedabdi870211 күн бұрын

    Qabuuraha waa lala baxayaa sababtoo ah waxaa iska oeh meesha xooga dalka somaliyeed waxaana laga dhisayaa dugsiga Tababarka ciidanka badda waana dhaxal soomaaliyeed oo ay u aayi doonaan.

  • @myasmamysumaya3382

    @myasmamysumaya3382

    11 күн бұрын

    You're Day Dreamer justice for all shut up 🐑🐑🐑🐑🐑🐑🐑

  • @felisabdi3794

    @felisabdi3794

    11 күн бұрын

    Aduunnka oo dhan baa ciidanka ku leh qubuuro lagu maamuuso, xerooyinkooda lkn” tan waa musiibo qaran oo taariiq xun ka tagey, terainkii Xasan wuxuu isku bedeley, lafihii meydka inuu rarto”

  • @mustafahassan2555

    @mustafahassan2555

    11 күн бұрын

    MA DHLKII BANAANAA BAA DHAMAADAY????.MS DHUL KALAA LOO WAAYEY????.

  • @self-love993
    @self-love9937 күн бұрын

    Abdinor-ow adinkaa shirqool dil ah u maleegay haddana adinkaa u doodaayo waa yaab wlhi😢

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale1211 күн бұрын

    reer muqdishoow raali ayaad ka tihiin qabuurahaas, saa maanta hadii nin Daarood ahi uu ahaan lahaa nin Madaxwayne ah runtii xamar waay gilgilmi lahayd oo xitaa meelkasts maleeshioyaad ayaad soo dhoobi laheed, marka waad fashilanteen

  • @JJAbdi
    @JJAbdi11 күн бұрын

    Kkkkk wax lagu qoslo waaye abdinuur inuu ka hadlo musuq maasuq

  • @Jaalejaale12

    @Jaalejaale12

    11 күн бұрын

    halkuu joogaa isagu

Келесі