AFURKEENA MANTA IYO CIIDA OO DIB NOOGA DHACDAY😱

Пікірлер: 46

  • @mamasokoraadan340
    @mamasokoraadan340Ай бұрын

    abyo sas ha dhihin qofki awodo kaliya somi karo umul iyo qof xanunsanbo masumi karan anga umul waxbo ma dhamin lkn wan duceystay alxm illah hanaga aqbalo dhamanten

  • @halimoab1221
    @halimoab1221Ай бұрын

    Sas ha oran abyo wayo wxa jira dumar bdn ay ka jabanthy iney soomaan wana naxariis Alle bixiyey

  • @user-rj1vo9vk6n
    @user-rj1vo9vk6nАй бұрын

    Ciid wanagsan ❤❤

  • @CanabAxmadmaxamad
    @CanabAxmadmaxamadАй бұрын

    Asc ifrah wankusalamy ❤ xpiiti 🎉 aniga malesiya wankuheystaa waayo waqtigiina zaidoo uyaryahy❤❤🎉

  • @user-gv2uf2zz1n
    @user-gv2uf2zz1nАй бұрын

    Cambaaburkii ma sii qastay huno kaa la,aantii xafada ciid noma aha muse waydii ❤

  • @user-zc4ii1lc4l
    @user-zc4ii1lc4lАй бұрын

    Alx inta zoomay❤❤

  • @nasteexoahmedmahamed5803
    @nasteexoahmedmahamed5803Ай бұрын

    Masha alaah ilaahay hani dhaafo my family

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925Ай бұрын

    Masha allha

  • @julietabdi8169
    @julietabdi8169Ай бұрын

    Ciid mubark🎉🎉🎉

  • @Halimayyyyyyyy
    @HalimayyyyyyyyАй бұрын

    allah ha ku barakey rerkaga abayo❤❤❤❤

  • @NastexoMaafiyo
    @NastexoMaafiyoАй бұрын

    Masha allha abayo family quruxa badan ❤

  • @MuniishCaddeey-de5xb
    @MuniishCaddeey-de5xbАй бұрын

    Keep going sister ❤

  • @Adnahasan58
    @Adnahasan58Ай бұрын

    Fartuun iney KZread farto inta jecel❤

  • @hanihassan5954

    @hanihassan5954

    Ай бұрын

    Tuuma somhn

  • @Adnahasan58

    @Adnahasan58

    28 күн бұрын

    @@hanihassan5954 ha

  • @user-rl5fx1mt5p
    @user-rl5fx1mt5pАй бұрын

    M.a

  • @deeqahussein1261
    @deeqahussein1261Ай бұрын

    Waa macaan lakiin caafimaadka umaroona cimri dagdag baa laga qaadaa

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719Ай бұрын

    Waaaaaw very dangerous chicken meel oo u dhowyahay si kasto oo loo dhaqo raashin iyo maacunta waa laga fogeeya adigana ansalaatada aabo meesha ku jar jartay Amaana Allah. ❤❤❤❤

  • @zamitaomarzamita7077
    @zamitaomarzamita7077Ай бұрын

    Anu wn bukay kaninka dhaxanta ayan qata ma somen ducada Allah naga aqbalo iso duceya

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pqАй бұрын

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️

  • @SakariyeCabdi-zl5fz
    @SakariyeCabdi-zl5fzАй бұрын

    Dumaashi

  • @SagalAbdullahi-by1xo
    @SagalAbdullahi-by1xoАй бұрын

    ❤❤❤

  • @lugayar9163
    @lugayar9163Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111Ай бұрын

    Agur wanagsan dumashi❤🌹👍

  • @deeqahussein1261
    @deeqahussein1261Ай бұрын

    Naa ifraaxay wadna xanuun baa laga qadaa sonkarta badan iyo cuntada saliida lagu shiilo,

  • @bilancaday1
    @bilancaday1Ай бұрын

    Inantan naftayda ka raaliya Guulaydo wlo ❤

  • @jowharcalixuseen2571
    @jowharcalixuseen2571Ай бұрын

    Islama ciidin tii ramadaanka mar walbo waa naga dambeysaan dowlada maleesiya islaamka wey qalaaftaa marwalbo

  • @user-mv3oj2os2y
    @user-mv3oj2os2yАй бұрын

    Waaxaa jeclahy ifrax markey dexeso hada juqda lagagilinaa😂😂😂😂

  • @user-vg2wk4ik4l
    @user-vg2wk4ik4lАй бұрын

    Maxaa ciida ina kala danbaysiiyey bishu hal mar bay bilataaye

  • @Farhia_ali
    @Farhia_aliАй бұрын

    ABAYO. CIID WANAHSAN IFRAAX KHALIIF WA INAA KASOO TUURTAA BARI. ISNIN AH CABAABUT CANJEELADIISA KASOOTUUR. ABAAYO

  • @fatimaabdi1874
    @fatimaabdi1874Ай бұрын

    Maxaa somantihin🙄

  • @user-cu3ke8qm8t
    @user-cu3ke8qm8tАй бұрын

    Isku waara ebid

  • @user-li4eu5do1q
    @user-li4eu5do1qАй бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @SabiriincabdiCabdulle
    @SabiriincabdiCabdulleАй бұрын

    Abaayo marga noosoo dubesid Rottenka ilaa aga qubesanesid oislabistid nogey

  • @SafaAli-je5yq
    @SafaAli-je5yqАй бұрын

    Waxy wll qarihi wad cabtee wan somnhyna wad tidhiye😂

  • @ifrahqaliif5819

    @ifrahqaliif5819

    Ай бұрын

    😂😂 mar aan is ilaway bey eheed lkn malaqin oo wan tufay

  • @SafaAli-je5yq

    @SafaAli-je5yq

    Ай бұрын

    @@ifrahqaliif5819 wyhy wan garty dumo

  • @user-gv2uf2zz1n
    @user-gv2uf2zz1nАй бұрын

    Abaayo salaadka inta aad jarjarin baasto miirada ku dhaq ciid dhafxan bahlo yaryar ayan ku arkay adna fiiri

  • @Leylo266
    @Leylo266Ай бұрын

    Ifraax adi iyo muuse marka wax wada cunesaan ka helaa

  • @nafiso7343
    @nafiso7343Ай бұрын

    Sonkab qasab maba aha

  • @Ridwaneyy⁷
    @Ridwaneyy⁷Ай бұрын

    Waa soomanhy Aa dhahoosa lkn biyaha qaraha marka shiiday mxaa ucabtay marka 😂😂😂😂

  • @Saabiriinaa-iv6tc2fb2g

    @Saabiriinaa-iv6tc2fb2g

    Ай бұрын

    😅😅kuqaboheeee😅😅😅😅😅

  • @ifrahqaliif5819

    @ifrahqaliif5819

    Ай бұрын

    😂 wan somanaa lkn wan is ilaway lkn malaqin oo wan tufay

  • @Ridwaneyy⁷

    @Ridwaneyy⁷

    Ай бұрын

    ​@@ifrahqaliif5819 Hy❤😂

  • @nicmocarfaayexasan9806
    @nicmocarfaayexasan9806Ай бұрын

    ❤❤❤

Келесі