Afqallooc | Taariikh Cajiib ah| 1871 - 1986.

Xaaji Aadan Afqallooc marka laga tago suugaantiisa uu ummadda Soomaaliyeed ku guubaabin jiray, waxa uu ahaa dhul mareen leh taariikh aad u xiiso badan. waxa uu ahaa ganacsade la maacaamilay adduunka, waxa uu ahaa ustaad wax soo baray shucuub kala duwan. Taariikhdaas cajiibka ah ayaan halkan kusoo bandhigay aniga oo xiganaya inta ugu badan buugga uu qoray Maxamed Baashe Xaaji Xasan ee 'Hal aan tabayay - Taariikhda Xaaji Aadan Afqalooc'
Isxaaq Cabdillaahi 2024.
#somalia #wararka #somaliland

Пікірлер: 16

  • @UmalkhayrCabdilaahi-wd4rg
    @UmalkhayrCabdilaahi-wd4rg2 ай бұрын

    Manshalaah alle haku barkeeyo.si wagsan ayad u so diyaarisay walal❤

  • @ridwaanmaxamed8322
    @ridwaanmaxamed83222 ай бұрын

    Masha Allah Isxaaq si fcn baad u diyaarisay wllo

  • @Mohaden_1
    @Mohaden_12 ай бұрын

    Mahadsanid Isxaaq.

  • @fatumohazzan2955
    @fatumohazzan29552 ай бұрын

    Good job Mr Isxaaq👏

  • @musemaxamed8857
    @musemaxamed88572 ай бұрын

    ✅perfect Alle ha u Naxariisto

  • @zakariyezultan3350
    @zakariyezultan33502 ай бұрын

    Mahadsanid saaxiib, kani waa barnaamij dhaaf..

  • @cba-somalitv5390
    @cba-somalitv53902 ай бұрын

    bravo

  • @edilothmaan
    @edilothmaan2 ай бұрын

    👏

  • @abdullahimohammedali929
    @abdullahimohammedali92913 күн бұрын

    ❤❤

  • @user-ze6nn2wm3h
    @user-ze6nn2wm3hАй бұрын

    Wuxuu ku dhintay ceerigaabo 6/5/1986. Da,diisuna waxay ahayd 139 sano.

  • @Cukaashe

    @Cukaashe

    Ай бұрын

    Mahadsanid

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198Ай бұрын

    Afqalooc iyo aabahay isku meel bay ku dhasheen jeedali

  • @user-bm8uy7ut4v
    @user-bm8uy7ut4v13 күн бұрын

    waa qoloma adaan af qaloooc haduu daarood yahay nagala taag taariikhda beenta ah waayo daarood taariikho been ah bay samaystaan

  • @ridwaanmaxamed8322
    @ridwaanmaxamed83222 ай бұрын

    Masha Allah Isxaaq si fcn baad u diyaarisay wllo

Келесі