No video

Adduunka Ma Gaalo Ayaynu U Daynaa?

Tixraaca Xigashada:
sahanka.net/20...
Barteena Instagram-ka:
/ aadan_sahan
Taxanaha Shubahaad Saarka:
• Maxaynu U Soonaa Ramad...
Taxanaha Xaqiiqada Qadhaadh:
• Xaqiiqada 01 | Asalka ...
Taxanaha Soomaalida Weyn:
• Soomaalida Weyn | 01 |...

Пікірлер: 163

  • @dr.gutalealmuqdishawi9575
    @dr.gutalealmuqdishawi95754 жыл бұрын

    Ustaad Soomaaliyeed Sh/Prof~Aadam Sahan Ilaahay Cimrigaaga Hanoo raajiyo Cimri dheer,Camal San, Caafimaad iyo Cawaaqib lamahdiyo Allaha kusiiyo "Adduunyadu nolol iyo naruuro kunaalow,Aakhirana halkii roon" Cilmigaaga Allaha nagu sharfo... "Diinta Meeshay kaajoogto ayuu ilaahay kujoojaa"

  • @amiinhaibe
    @amiinhaibe4 жыл бұрын

    Udayn mayno aduunka gaalada waayo anaga ayaa kaga mudan balse waan daciifnay Alle oo aan ina daciifin😥 Insha allah mar uunbay soo noqon xadaaaradii iyo maamul wanaagii islaamku☝

  • @muniramuuz3529
    @muniramuuz35294 жыл бұрын

    Alhamdulillah 📿📿

  • @ahmedomarmohamud376
    @ahmedomarmohamud3764 жыл бұрын

    Maasha allah walal aad ayaad u mahadsan tahy

  • @KARAAMA1469
    @KARAAMA14694 жыл бұрын

    Waxan ahay qofka ugu hereya Edawada vidioga ad so Dhigto mar walpa waan kugu cidhanahay hOray usoco wl o gulyso mar walpa wanku tageera♥️

  • @mctaatiko5940
    @mctaatiko59404 жыл бұрын

    Illaahey (swt) ummad ma badallo ilaa ay naftooda baddelaan waa waxa umudda islaamka hadda haysta mxaa yeelay naftoodii ayee ka quusteen oo ay leeyihiin gaalaa ayaa heer gaaraysa

  • @ahmadalphathepilot71
    @ahmadalphathepilot714 жыл бұрын

    Waa topic aad iyo aad uwanagsan... Zxp somalia halka lagahaysto iyo doorka dhalinta lagarabo wx nogasoo dyr nh aad bn ugubahaanahe Waa iga codsi zxp hdd awoodo!!

  • @omarshabley7713

    @omarshabley7713

    4 жыл бұрын

    Dhalin yarada dorkodi wey gabeen somaliya odayaal aya ka taliyan side raban aye ka yeshtan anagne hdn dhalin yaradi nahy wan ka amusnay

  • @ismahaanabdurahman3344
    @ismahaanabdurahman33444 жыл бұрын

    masha allah wll alle ha ku siiyo cimri dheer iyo cibaado suban oo umadda islamka aad uku qidmeyso

  • @abdiwelicaska6117
    @abdiwelicaska61174 жыл бұрын

    Maanta dhalinyarta somaliyeed aragtaan xaalada dhaqaale halky inala marayso ardaygii jaamacada dhameeyay ayaa guryaha iska fadhiya siyaasiyiin xayawaanaka aan dhaamin oo cuna mooyee wax kle aqooonin odayaaal culimo sheeganaya oo caama ah Illow umada somaliyeed waad aragtaa sheekh iyo shariiif 🙏🙏 ilahow noo gargaaar

  • @abdiqaniabdirahman7224
    @abdiqaniabdirahman72244 жыл бұрын

    MchlH wllky alle haku naxariisTo Oo rabi garabka hagaLo

  • @xamzexazan5778
    @xamzexazan57784 жыл бұрын

    masha allah jazaka allah wax badan ayaa laga faa'idayaa. waxan leeyahay channel la idhaa "ADOOMAHA ILLAAHAY" oo diini ah ka faa'idayso isna insha allah

  • @cabirahanolosha1115
    @cabirahanolosha11154 жыл бұрын

    Waligaa kalmadaha xaqa kaabaya haka caajisin 🌹

  • @musharafkodah
    @musharafkodah4 жыл бұрын

    Waan kugu raacsanahay sxb Ilaa waqti dheer ayaan sugayay inaad barnaamijkan soo doyaariso

  • @ibraahimbashiir6810
    @ibraahimbashiir68104 жыл бұрын

    masha allah alle haku siyaadiyo cilmiga io cimrigaba hadafkaagana hakuu rumeeyo

  • @adamsomali68
    @adamsomali684 жыл бұрын

    Xaqiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiq WeeYan Islam waa sharaf waa Qurux mashaLLah Alle ayaa mahdLeh waayo igamuu soo saarin umad aan aqoon diinta islaamka

  • @Sheekoshaaxk43
    @Sheekoshaaxk434 жыл бұрын

    Masha Allah Zxp adaan alaha kudayo dadalkaga intaa kasiiwad macalin kayga dhirigaliye, aqoon yaan, cilmi baadhe

  • @Lowk3y19
    @Lowk3y194 жыл бұрын

    Sahanka xogaha waa channelka kali ah aan sugo markuu video soo dhigo♥️♥️♥️♥️

  • @sabiroabdifatah941
    @sabiroabdifatah9414 жыл бұрын

    Ilaaheey dartiis aaku jeclahay masha allah

  • @JACAYLKAABBEJK
    @JACAYLKAABBEJK4 жыл бұрын

    QOF KASTA OO MUSLIM WAA IN U HORUMAR KA GADHA NOLLOSHA DUNIDA LAKIIN HADAF,KAGA HAKA DHIIGAN DUNIDE HADAFKAGU HA NOQDO IN AAD DUNIDA NOLOL FICAN KU NOLATO AKHIRANA AAD U SHAQAYSATA

  • @cawilibrahim3418
    @cawilibrahim34184 жыл бұрын

    Mansha alla ale haku siyaadiyo aqoontaada iyo caqligaa waan ku dycaynayaa

  • @geefaylechannel8900
    @geefaylechannel89004 жыл бұрын

    Aadan sahan Allah ku xafido

  • @xaawoabshir6692
    @xaawoabshir66927 ай бұрын

    Mahadsanid waxaatahay walal fiican shubhaad badan oo aankujiray adiga ayaa igasaaray ooaqoon kufilan ibaray

  • @saleebaanxasan4515
    @saleebaanxasan45154 жыл бұрын

    Mnsha allah Jasaa kallaah walaal

  • @muusequraysh4006
    @muusequraysh40064 жыл бұрын

    Mash Allah aqoon yahan aadan sahan si fiican ayaad lafa gurtay maqaalkan, runtiina aad ayaa loogu baahnaa. Mahadsanid.

  • @iamaworrier3649
    @iamaworrier36494 жыл бұрын

    Masha Allah SWt hakaa abaal siiyo sida quruxoon ee bulshadeeda u baraarujiso . Bulshada Soomaaliyed nftoda Ku maaweeliyaan in aduunka gaalo leedahy markii aan nafteeda ka qarinay xaqiiqda in bulshada Islamka wax walba gacanta Ku dhigi karin sida , Science, technology, Human resources, wax wlba lkn " Bulshada Soomaaliyed waxay nafteeda Ku maaweeliyaan aduunka gaalo ahaa iska leh lkn ummada Islamka aaqiro leeyihiin waana mida aan marar badan faalooyinka badan Ku arkay iyo in bulshada ay ka quusteen dhan dunida iyo in caaalamka mar wlba ka gacan sareeyaan gaalada " maanta bulshada Soomaaliyed badan kood waa faqri waxba mahaystaan waxay noloshooda kusoo koobeen aaqiro. Sugaynaa " waa mida aan is waydiiyay bulshada Soomaaliyed maxa ka qaldan " dunida soo iyaga aaqiro iyo aduunn in hogaamiyaan ma'aha " Badan markaan ka jiifanay in aan dhisano ciidanamo xoogan oo leeyahay caalamu Islam waxaa noqonay in reer galbeed yiraahdeen cunaqabeyn baa saarnay waa keena ugu awoodada badan into kale loo sameeyay kuwa diinteeda suuban suurada ugu dheelay mar walba magac Allah SWt si qaldan ugu dhawaaqa Gaalada oo oog in argagaxiso aysan Islam shuqul Ku lahayn ugu yaarahn Islam waa argagaxiso Islam waa dhibaato" hadii dhacdooyinka dunida ka dhacay dib ugu laabano Majiro meel uu Islam ummada Ku xasuuqay sida ay reer galbeed Ku sameeyeen native American 100 Millon nafta dhaafiayay ee dadkiina aan wiligood dhibaato iyo dulmiga aan samayno hadana sida daran u xasuuqay bulshadii Australia new Zealand dagneen dhulkooda ka dhacay" Africa ay sida bin'aadanimada ka baxsan ula dhaqami jiryan 20 Millon in ka badan Africa Ku xsuuqayn" Marka yaa argagaxiso ah " qof wlba Islam waxaa uu argagaxiso looga dhigay ummada Islamka ee wiligood aan bulshada 100 million xasuuqin dhulkooda aan dhicin , " Ummada soomaaliyed maalin wlba qaraxyo iyo cuduro cancer u badan viruses lagu faafiya aqoontii dagaal lala galay kooda indho garadka ah assassination attempt lagu dilaayo" " Ugu dambayntii waxaa kusoo gabogaynayaa in ummada Islamka midoobaan ay marka ugu qoorta seef ugu jaraan munaafaqiinta iyaga Ku dhacday Jira ee reer galbeed iyo sahnuuniyah mar wlba u dabadhilif " in dhigstaab hubka sida daran wax u gumaado ee nuclear power " " Maraykanka waxaa uu leeyahay kaligiis 22 aircraft's oo qaado hubka nuclear iyo submarine isga qaaado hubka nuclear sidee waxaas oo technology gaalada au samaysanayaan ugu fiirsanan" waxaa ay Ku leeyihiin International Atomic energy agency IAEA bay dhisteen waxaa ay u samaysteen in ummada Islamka uusan helin hub nuclear " xaqiiqdii ", sidee waxaa oo dhacdo u fiirsanaa" Iran maxsa lagu heysataan hubka nuclear ma samaysan karin " gaalo anaga waxaan samaysanayaan waaye ukeeedkoda " 54 Islam hadiii ay midoobaan sanction waxba tarayso lkn hadii walalkaa aad u jabiyo colk Islam waa ayaan darro" Palestinian maxaa lagu hayaan ?East Turkistan maxaa uu China Ku haayaa? Rohinja maxaa ay Buddhist Ku hayaan ? Kashmir maxah India Ku haysaan? Maanta 100% dunida wax uu dhibka heysto waa ummada Islamka kaliyah xaqiiqdii ? F.G waxaa loo bahan yahay in caalamu Islam ay samaystaan hubka nuclear wadan walba ayna technology kaga sareyaan reer galbeed iyo in ay dhqaalahooda mideeyaan " 30 aircraft dbistaan mid wlba nuclear power Ku rakibaan. Ayna 20 submarine dbistaan oo qaadi kartaa qumbulad atomic bomb or hydrogen bomb" Waayo waxaan aaminsanahay in ummada Islamka dhiigooda ka daadin doonin cidna ay sharciyo u samaysan karin in cagta mariyaan sahnuuniyah masaajidka barakaysan heysata Mahahsanid scholar aadan sahan Masuul aan xushmad iyo walalanimo aan u haayo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @Victorkim131
    @Victorkim1314 жыл бұрын

    Alle haku sharfoh lipax somaliYeD ❤❤🤞

  • @maxamedxasanmiicaadkule8066
    @maxamedxasanmiicaadkule80664 жыл бұрын

    Thanks sxp macalin dadaal baan inaga xiga macalin rijaL jira

  • @egxamze6878
    @egxamze68784 жыл бұрын

    Al muhim waxaa laraba aduukana inaad gacal kuhysato aqiradaadana qalbiga xaqiiqdu wataa wax walba imtaxaan ma ahn

  • @dadsanproduction24
    @dadsanproduction244 жыл бұрын

    Mashallah walal waadku mahadsantahay macluumaadkan muhiimka ah e ad nala wadaagto goor iyo ayaanba hore usoco wll

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction60464 жыл бұрын

    Mahadsanid sxb aadan sahan

  • @khaireidea2224
    @khaireidea22244 жыл бұрын

    أنتم أعلم بأمور دنياكم❤

  • @soomalishow7204
    @soomalishow72044 жыл бұрын

    Adan Khadar Sahan Nin Wax badan OoG💕👏

  • @khalidabdi3952
    @khalidabdi39524 жыл бұрын

    Macalin ka miid ah Macaliminteyda Jasakalu Kheir wll Adaam , Maskax bararujiye wlhi Arimo aad Aay bulshada Somaliyed ugu bahned ayad Kaso hadashey . Hadi aan jawabta isku dayo Maya Galoo udaayn mayno Adunka ee Wanaga iyo Ixtirmaka aay Dintena iyo qofka muslimka ahi uu leyahay ayan Tuseyna 🙏♥️🌍

  • @hawraarsanmedia1979
    @hawraarsanmedia19794 жыл бұрын

    شكرا أخي حياكالله وبياك ❤❤❤

  • @djmaamis3167
    @djmaamis31674 жыл бұрын

    Maanshallah Aadan sahan Hore usoco Wllo aad ayaa umahadsanaty Wax wanaagsan ayaad noosoo gudbisaa markasta

  • @shukrixasan1200
    @shukrixasan12004 жыл бұрын

    Wll hore usoco waaanba kuu fanaa

  • @footballevents.2264
    @footballevents.22644 жыл бұрын

    Masha Allah wll sida u fikara aya u fikirta.Hadal qima badan

  • @shukriaabdimohamed4938
    @shukriaabdimohamed49384 жыл бұрын

    Shukran wll, jazakallahu kheyr

  • @ilwaaddeeqsan6106
    @ilwaaddeeqsan61064 жыл бұрын

    Anuu markaad sax ku hadlayso waan ku tageera absolutely axsan xaq iyo cadaalad baad ku hadlaysaa Allaha ku barakeeyo rutaa weeyi

  • @user-yj4qv9gi2k
    @user-yj4qv9gi2k4 жыл бұрын

    Masha allh ilhy hagu barakeeyo wallo Ilahy waqtiga hakuu barakeeyo aad soo kordhisidi videa e

  • @xamsebaashe816
    @xamsebaashe8164 жыл бұрын

    Mansha allah jazaka laahu khayr wll

  • @mohamedyusuf1315
    @mohamedyusuf13154 жыл бұрын

    Waa su'aal muhiim ah waxaadna iga jaahil bixisay Su'aalo bdn oo maskaxdeydu is weydiin jirtay Jwbaheedana qaar bdn wan helay qaar kale na wan ka fikiri doona Mahadsanid walaalka Wanaagsan

  • @safiyosaacid3064
    @safiyosaacid30644 жыл бұрын

    Wax sheeg iyo hadal waan kadaalney. Ameyba kafiicantahay in aan meel furano degmaba ha ahaate. Kadibna kahirgalino waxaan aaminsan nahay

  • @omarshabley7713

    @omarshabley7713

    4 жыл бұрын

    Aniga kugu racsan dhalin yaro hdn nahy waa inaa midownaa oo aan urur dhalin yaro sameysanaa

  • @amiraajama

    @amiraajama

    4 жыл бұрын

    Waa Kugu raaacsanay wll ✋✋✋✋✋

  • @drmubarakismail3292
    @drmubarakismail32924 жыл бұрын

    Maya Ee aynu meesha iskaga kacno! Diinteenuna haynoo ahaato min-qiyaaska aynu wax ku cabirayno iyo tooshka ina hagaya inagana leexinaya wixii ay fogaysay!

  • @leylaahmed4161
    @leylaahmed41614 жыл бұрын

    Wadamo badan oo islaam ah ayaa aduun dhan heysta marka quruxdu gaalee aduunka male ee anaga waan leenahay

  • @user-tw5ej5cj3e
    @user-tw5ej5cj3e4 жыл бұрын

    Haddaan adduunka gaalo u dayno marka dambena aakhiradaan u daynaynaa❗

  • @ahmedtaajir7809
    @ahmedtaajir78096 ай бұрын

    May aduunka anagoo muslimiin ah ayaa leh

  • @aamiinmuxumed4959
    @aamiinmuxumed49594 жыл бұрын

    Wll adun ka galo u dayn mayno lkn waxa jiro qaladyo badan oo noocano kle ah ooy dad ka musliminta ah ka qalad fahmen diinta allah ka ajar siiyo bararujinta adna siinayo saaxib

  • @yasminhassanmohamed5824
    @yasminhassanmohamed58244 жыл бұрын

    Maanshaa Allaah Jasaakumullaah Kheyr wll

  • @cabdishakuursiciid9372
    @cabdishakuursiciid93724 жыл бұрын

    Adan sahanow wll in kasta oo ay vedio gan ka baxsan tahay hadan wxn rabaa inaan ku wydiiyo wll Diinta islaamka iyo diimaha kale oo dood iyo garnaqsi loo qabtay wn aragnay misana maqalnay lknse mynaan maqal manynaan arag laba diimood oo kale oo diinta islaamka aany ku jirin oo wali dood loo qabtay. Waaa maxy sababtu ❓❓

  • @abdiqaniabdirahman7224

    @abdiqaniabdirahman7224

    4 жыл бұрын

    SababTa cadba aH Ina Diintenu waa xaQ DiinTenu waxay ubaaQDa Dadka lunzan wana inta diimaha kle kaga duwanaHay Lakin diimaha baadilka ah waa local waa lagu dhazha Ama siyaabe khiyaano ah ufidiyaan

  • @cabdishakuursiciid9372

    @cabdishakuursiciid9372

    4 жыл бұрын

    @@abdiqaniabdirahman7224 haaye waaxay sababta loo arki waayay laba diimood oo kale ooo fagaare laysugu keenay ooo loo arriminayo szb

  • @sahanka97

    @sahanka97

    4 жыл бұрын

    @@cabdishakuursiciid9372 Walaal nebigeenaa inoo sheegay oo yidhi Gaalnimadu waa diin qudha Magacyadooda kala duwan ha eegan ee waa isla hal uun xoogaa xeerar ah iyo magacyada iyo degaanad aayay ku kala duwan yihiin, diinta qudha ee ka gaarka ahina waa islaam Markaa islaamka waa in ay mid waliba mar la doodaa

  • @abrasaaqcumar1646
    @abrasaaqcumar16464 жыл бұрын

    Alle haka abaal mariyo wllky . Guul iyo gobonima Ku rjynya marwlipa

  • @cali3009
    @cali3009 Жыл бұрын

    Before I even start watching this vedio. This is one of very questions I have been asking myself and I couldn't get the answer I wanted from my mind but now I am looking forward to hear what the answer is .

  • @hamdaabdi4868
    @hamdaabdi48684 жыл бұрын

    masha allah shukran wll

  • @nazirzalah5008
    @nazirzalah50084 жыл бұрын

    Thanks Aadan Sahan

  • @cadnaanmohamed3205
    @cadnaanmohamed32054 жыл бұрын

    Ra ' yi fiican baad nooso jeedisay wll🤝

  • @ahmedabdirahman3419
    @ahmedabdirahman34194 жыл бұрын

    Masha allh Nin aan wax bdn ka faa'iday Mardhow 100k insha allh ♥️♥️

  • @cabdikariinmaxamed7017
    @cabdikariinmaxamed70174 жыл бұрын

    جزاك الله خير

  • @quruxdiidanood2756
    @quruxdiidanood27564 жыл бұрын

    Sahaan xogahaa ❤️❤️youtuberka kaliya marwalba ku xiranhy guleyso walale

  • @hanafarhan4166
    @hanafarhan41664 жыл бұрын

    Mnzha Allah hore uu soco adan sahan🤩

  • @wllbatarofficiall2545
    @wllbatarofficiall25454 жыл бұрын

    Walal waad mahdzan tahy dadalka aad bixisay ee illlahay haku xafido geridan haku himanto

  • @mohamedamiin4277
    @mohamedamiin42774 жыл бұрын

    Xashalillah hadaan jwbta sikale udhaho wa MAYA

  • @nuurafunny5943
    @nuurafunny59434 жыл бұрын

    Wll aad & aad ayaad umahad santahay 👏👏👀👂👂

  • @nazirzalah5008
    @nazirzalah50084 жыл бұрын

    Waxaan jeclaan lahayn in aad Xayawaanada barnaamij nooga soo diyaariso gaar ahaan *Masaska*

  • @clraxmaansiciid3533
    @clraxmaansiciid35334 жыл бұрын

    Ustaad adam ✊✊😍😍

  • @SEERO5
    @SEERO54 жыл бұрын

    Jazaka allh

  • @galadomar2121
    @galadomar21214 жыл бұрын

    Maasha allaah in mudo ah channal kan wan la,aa alx hadan dib u helay

  • @yaroowechannel8134
    @yaroowechannel81344 жыл бұрын

    taariikhda cumar binu khaddab ka soo hadal

  • @ridwacabdi6827
    @ridwacabdi68274 жыл бұрын

    wallo Alle haku xifdiyo Wngaad wadana abaal keda alle hakusiiyo Anagana hanga dhigo kuwo wax kuqaata insha allaah. qofkasta oo muslim ah hadal ayaa uu is waydiiya oo ah Aduunyada masidan ayay ahaanysa oo gaalo ayuunba usarayn ?maya Muslimka isliidaya ee hoos udhigaya hankiisa ayaa horu marinkara fikirkiisa Diined iyo ka cilmi ahaanedba,ugu danbayn iyaga ayaa ina daba fadhiisan. jawaabtaydu waxythy Uma daynayno ee iyagaaino dayn. Oo ina sooraaaci.

  • @shucaybcarab8706
    @shucaybcarab87064 жыл бұрын

    Loo dayn manyoh

  • @Noooowey5
    @Noooowey54 жыл бұрын

    Wll ilahey ha kuxifdiyo

  • @amiinhaibe
    @amiinhaibe4 жыл бұрын

    Aaway wll muuqaalku mahayno wli

  • @bathramustaphe5166
    @bathramustaphe51664 жыл бұрын

    Waa wax gamcaheena kukasbanay😢😢

  • @magandeka.3713
    @magandeka.37134 жыл бұрын

    Masha allaah Ustaad Allaha Ku Barakeeyo. Ustaadka Page Facebook Ciidi haysa Ha ila wadaagto Walalyaal.

  • @abdifitahhassan2712
    @abdifitahhassan27124 жыл бұрын

    Far from home. We all love you❤️😍😍😍😍

  • @rugsanofficialchannel9369
    @rugsanofficialchannel93694 жыл бұрын

    Thanks brother keep it going

  • @suhaybofficail3459
    @suhaybofficail34594 жыл бұрын

    Ilahay aqliga iyo garad haaku daayo

  • @mohamuudcali9115
    @mohamuudcali91154 жыл бұрын

    Mahazaind brother alla ha Ku xfido ZxP💖

  • @amiraajama
    @amiraajama4 жыл бұрын

    Mahadzanid Macalin 💚💚 Alle Haku Xifdiyo ✋✋

  • @Fariin214
    @Fariin2144 жыл бұрын

    سر إلى الأمام أخي

  • @sabriinaali3679
    @sabriinaali36794 жыл бұрын

    ArdaYad So daHdaY😣 shukraN wll 😍

  • @geefaylechannel8900
    @geefaylechannel89004 жыл бұрын

    Maya

  • @jamaaldiiniyo5704
    @jamaaldiiniyo57044 жыл бұрын

    wllka mahadsanid ❤

  • @drsamadoonbashiirsheekh3977
    @drsamadoonbashiirsheekh39774 жыл бұрын

    Maashaa allaah walaal walaahi fikirkaaga waan ladhacay waxaadna kahadashay xaqiiqo dhab ah waana loobaahnaa baraarujiye adoo kale ah waxaanan jeclaa in meelo badan lagu faafiyo video,gaan si dhalin yaro badan udhiirigaliyo

  • @khaireidea2224
    @khaireidea22244 жыл бұрын

    اليد العليا خير من اليد السفلى❤

  • @cumarcali3008

    @cumarcali3008

    4 жыл бұрын

    صدقة وبررة یاخي ✨💖💞

  • @aliikohuzni1517
    @aliikohuzni15174 жыл бұрын

    Walal Aadenow waad mahadsanthy

  • @SEERO5
    @SEERO54 жыл бұрын

    Mya wlhi anga kaga xaqleh

  • @abdifataah4458
    @abdifataah44584 жыл бұрын

    جزك الله خير🖐

  • @daryeelkabulshada9787
    @daryeelkabulshada97874 жыл бұрын

    Alle Ha ina guuleeyo

  • @maxamuudcali3790
    @maxamuudcali37904 жыл бұрын

    Mansha allah

  • @axmedcabdiwali1326
    @axmedcabdiwali13262 жыл бұрын

    لا🥰

  • @salmoo5582
    @salmoo55824 жыл бұрын

    Wll markasta xaqiqda ayad ka hadasha💯💯✅✅

  • @haniabdillahi7874
    @haniabdillahi78743 жыл бұрын

    Maya aadan

  • @koosahmed4809
    @koosahmed48094 жыл бұрын

    الدنيا سجن المؤمن وجنة الكافر muxuu ahaa hadaa xadiiska macnihiisu???

  • @madaromar9660

    @madaromar9660

    4 жыл бұрын

    Macna xadiisku waxa weeyi waa jeelka muminka iyo janada Gaalka oo micnaheedu yahay. Qofka islamka waxay jeel ugu tahay inuna wax walba samayn karin sid wax yabaha xaranta ah ee qofka muslinka laga mamnucay. Balse Gaalka waxay jana ugu tahayna akhiro cadabta ka danbaysa iyo dhibteda addunku jano oo kale u noqonaya

  • @muhidinhaji90
    @muhidinhaji904 жыл бұрын

    thankz

  • @maxamedmukhtaar2118
    @maxamedmukhtaar21184 жыл бұрын

    Maya aduun iyo aakhiraba waxaa iskaleh muslimiinta

  • @ismailabdigeesey1491
    @ismailabdigeesey14914 жыл бұрын

    Baraarujintu waa noo muhim

  • @cabdisamadbotan8570
    @cabdisamadbotan85704 жыл бұрын

    Allow ajar kaasii

  • @shukrixasan1200
    @shukrixasan12004 жыл бұрын

    Wll waxa aan jcllaa in aan sidaa oo kale uhadlo dagal badan waan isku dayey imika inyad uhadli karaa

  • @faizibahim304
    @faizibahim3044 жыл бұрын

    wll mcn waad mahadsantahay aad iyo aad ayaa noodhiira gelays walaahi anaga ayaa dalkaynii ayaa ina sugaya iyo diintayni maanta hadaa u kici weynin cid u kacaysaa jirin waa in aan hada ka gaarno ileen soomaali way tidhi ama afeefi horaa lalahaadaa ama adkeysi dambe

  • @omarshabley7713

    @omarshabley7713

    4 жыл бұрын

    Dhalin yarada dorkodi wey ka gabiyeen dalkena anaga aya xaq u leh ina xukumno lkn kabo qabilestayal iyo dilaal shisheye sodir sady aya xukuman

  • @cabdiraxmaancabdillaahi516
    @cabdiraxmaancabdillaahi5164 жыл бұрын

    MAHADSANID